Daawo:- Gabadha calooleyda ku iibisa TikTok.

  Рет қаралды 205,502

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 296
@faizam523
@faizam523 11 ай бұрын
Social media faa'iidada lowgu talo galey in looga faa'iideysey waa sida gabadhan gaarida ah uga faa'iideysatey oo kale, maahan tan qabiilada laga caynayo ama qof kale lagu dhibaateynayo iyo anshaxmida kuwa dabada ayagoo warwareejinaya oo hees beena qaadaya isa soo dhiga. Good job girl! 👏
@user-sc7ft3oc1p
@user-sc7ft3oc1p 11 ай бұрын
Maasha Allah i love her confidence and coolness in her dialog and more the hard work ❤
@sahraosman6818
@sahraosman6818 11 ай бұрын
Masha Allah. Waa tiktok oo dhinac wanaagsan loogu isticmalay
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 11 ай бұрын
Shaqa sharaf guuleyso hooyo soomaliyed❤
@aayo_0
@aayo_0 11 ай бұрын
❤ Masha'Allah. Love her confidence. May Allah bless you sister and your family. 😊
@mohamedamiin1251
@mohamedamiin1251 11 ай бұрын
I support that mom mashaallah tabarakalah God bless her business inshallah wishing you more success mom Respect you too much one love from garissa cadey county
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla 11 ай бұрын
Mansha allah ilaahay hakuu barakeeyo waad ka fiican tahay inta tuugsata iyo inta xaaraanta cunta good job 👏🏻 🎉sharafey ❤❤❤❤
@fmg63772
@fmg63772 11 ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah ❤allaah ha kuu barakeeyo xoogaaga xalaasha ah adna allaah kushukri
@bongasasa3895
@bongasasa3895 11 ай бұрын
Calooleey iyo muufo takeaway that’s music to my ears! Delivered on your doorstep even better! This hooyo needs to link up with man dem in Moqdisho so they add two joints in that bag to hippyfy Moqdisho all the rubsho will stop! Moqdisho needs to simmer down
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 11 ай бұрын
Masha Allah. Gabadh fariida. Allah hakuu barakeeyo ganacsigaaga ❤❤❤
@rahmamawlid9743
@rahmamawlid9743 11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉😊❤❤😂😂😂😂😢😢😢
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada adiga iyo carurtada Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah macanto
@saciidliibaancismaan6148
@saciidliibaancismaan6148 11 ай бұрын
Maashaa allaah Shaqaa sharaf leh shaxaadaa ceeb ah alle hakuu barakeyo shaqadada inta tiktok xumanta lajogta kudayda gabadhan waa gabar kudayasho mudan❤
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 11 ай бұрын
Shaqaa sharaf leh tuugsigaa xun ilaahay hakuu barakeeyo
@naylieee6736
@naylieee6736 11 ай бұрын
Illehey hooyow ha ku cadaabiyn hooyo somali intey rafaadka ku guriso aya wiileyshey somali micno daro ku dhimanayeen qabiil u dhimanaye qabiil miya nala guriye waa maye 😢
@safiyohadad79
@safiyohadad79 11 ай бұрын
Walee aduunka wa la ilbaxay iya masha alahu sasa laraba alaha kuu barakeyo lkn lefka markad kujirto ha iloobin salada iyi wardiga saliga dakirada ilahey
@koossharif7550
@koossharif7550 11 ай бұрын
Allaha kuu barakeeyo ganacsigaaga. Hadaad helayso pressure-cooker ayaa hawsha kuu dhib yarayn lahaa.
@guuleedabdi9565
@guuleedabdi9565 11 ай бұрын
Hala cawiyo walashena Allaha barakeyo ❤
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 11 ай бұрын
Kirishow mirish weeye ee calooleyda kadaa😂😂😂 Masha'Allah Allaha kuubarakeeyo shaqada wacan ee aad haysid dadkana aad u anfaceyso AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
@user-hx5dj5vp5e
@user-hx5dj5vp5e 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah ❤❤🎉
@CaliCismaan-gp9cy
@CaliCismaan-gp9cy 11 ай бұрын
Maanshalah walaal allaha kuu barakeeyo waan dareemi karaa hooyo ilmo korinaysa Waayo noloshan oo kale baa hooyadayo nagu soo korisay Cimriga allaha ubarakeeyee Barakoow walaashay
@usa571
@usa571 11 ай бұрын
Ya Allah ubarakee gabadha ganacsiga
@Qalanjo99
@Qalanjo99 11 ай бұрын
warbal maamada cooker halo iibsho si howsha ugu fududato keep going mamo karti badan masha Allah qofka shaqeysaa wnba jeclahay❤
@Hyeena87
@Hyeena87 11 ай бұрын
Abaa kandhaaf marabnee gaaska waxba mamaceeyo wllh dhuxusha fcn😢
@whome4851
@whome4851 11 ай бұрын
Illahay hakuu barakeeyo huuno macaan
@leymo3943
@leymo3943 11 ай бұрын
Maasha allaah allaha nuurka kuu saaro wallaashey insha allaah hadaan wadanka imaado waa ku soo booqahaa hore u soco wallaasheey qaali
@abdijama1984
@abdijama1984 9 ай бұрын
Maashaa allaah allaah ha kuu barakeeyo aamiin❤❤❤❤❤
@abdijama1984
@abdijama1984 11 ай бұрын
Maashaa allaah nuur calaa nuur xab I ibti guuleeso akhiro iyo adduun❤❤❤❤
@khadijaadenabdi2462
@khadijaadenabdi2462 11 ай бұрын
MANSHAALAAH WALASHEY ALAHA KUU BARAKEYO SHAQO WACAN AYAAD HEYSATAA.❤❤❤
@user-eo1qx4fp1r
@user-eo1qx4fp1r 11 ай бұрын
Masha Allah, Allah Barakeeyo walaasheena waa qof shaqeysato oo ku haboon in la dhiiri geliyo.
@Diidii22665
@Diidii22665 11 ай бұрын
❤❤ mashalaah muqdisho hadaan imaado waan ku soo booqanayaa Inshalaah
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 11 ай бұрын
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY hakuu barakeeyo walaashay qaali .
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 11 ай бұрын
MANSHALAAH ABAAYO ALLAHA KUU BARAKEEY XOOGAAGA IYO XOOLAHAAGA IYO AWLAADAADA SHAQAA SHARAF LEH XALAASHANA KU DADAAL MANSHALAAH WAA WAX FIICAN INSHAALAAH XAMAR HADAAN UMAADO WAAN KU SOO RAADINAA I LOVE CALOOL SHIILAN
@bashman345
@bashman345 11 ай бұрын
Very smart lady, maasha Allahu tacaalaa
@quruxay
@quruxay 11 ай бұрын
Masha allah ilaahay ha u barakeeyo shaqadeeda
@joemat4922
@joemat4922 11 ай бұрын
whatever you doing is good keep doing what you doing...
@ahmedmumin3061
@ahmedmumin3061 11 ай бұрын
Maqayadweyn bayba ku noqon karta ala haku barakeyo walshay
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 11 ай бұрын
masha Allaaah❤❤❤❤ Allaha kuu Barakeeyo
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 11 ай бұрын
She is so inteligente and brave. A head walalo.from Djibouti
@OmarOmar-sf7ju
@OmarOmar-sf7ju 11 ай бұрын
Maasha Allah. Allaha kuu barakeeyo shaqadaada
@Codka143
@Codka143 11 ай бұрын
Masha Allah shaqaa sharaf leh Illah haku barakeeyo 🙏
@afarhguure141
@afarhguure141 11 ай бұрын
Mashallallahu allaha ha ku barakayo
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 11 ай бұрын
Masha allah alle umada hakusakhiro qali xoog xalala iyo dhulkaagi ado ubadkaaga dhexjooga wa nimco alle ha kubarakeeyo. Dadka qaar shaqaysta lagakarilayay .qaarna yurubay rabaan iyo america waxa hadhow laqabanayaana wa dhulxadhis iyo iyo wax lamida ado famulkaagi kadheer o boholyow qaba iyo gumaysi . maxa faaiday inta dhulkaaga kaqabso . Somalay dhulkeena aankashaqaysano dhaqaalaha gelino inta dhul shisheeyo ushaqaynayno cashuurbixinayso dhulkeena qaniya o ino bahan.❤❤❤❤❤
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas 11 ай бұрын
Maasha allah gabdho fara badan ayay kafiicantajay jirkooda halkan so badhigo allah ubarakeeyo
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 11 ай бұрын
Masha alh wlshey allaha ku barakeyo wlh aad ban ugu farxay shaqada wadid intad dad bini adan ah baryi laheyd ina shaqesato ayaa kaga fiican
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 10 ай бұрын
Hore u doco walaall shaqayso was si fiican garabkaaga allah galo❤❤❤❤❤❤
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 11 ай бұрын
Maash aallaah Allaha kuu barakeeyo
@khadhijaabdullahi
@khadhijaabdullahi 11 ай бұрын
Mash Allah abyo alle hku barakeyo
@shukrisharaf
@shukrisharaf 11 ай бұрын
Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo wax ku dhibo alle kuma tuso hormar wacan qaali ❤❤❤
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 11 ай бұрын
MAANSHA ALLAAH GABADHAAN WAA GAARI DUMAR EE SOMALIA CAAWIYA
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 11 ай бұрын
Masha Allah allahuma baarik
@cabdilaahiballacke6718
@cabdilaahiballacke6718 11 ай бұрын
Masha allaha waan soo dhawaynanaa gabdhaa shaqo abuirka samaysay
@maryamabuukar2706
@maryamabuukar2706 11 ай бұрын
😮j
@safiyoabukar785
@safiyoabukar785 11 ай бұрын
Maashaa Allaah tabaarakallaah Allaahuma baarik
@user-kx7tv4ry2p
@user-kx7tv4ry2p 11 ай бұрын
Mashallah, hooyadaan Allaha barakeeyo. Ciidan bey u baahantahay caruurta iyo odayguba waa in ay caawiyaan shaqada la fududeeyaan wixii karaankood ah, kaligeed waxaas oo dhan in ay qabato maahan. Soomaalida dhaqan xumada, qabyaaladda iyo cayda dadka camal ka dhigatay ka barta gabadhaan sida toosan ee loo isticmaalo baraha bulshada ams social media.
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 11 ай бұрын
MashaAllaah Allah ha kuu barakeeyo walaal xoogaaga
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 11 ай бұрын
Mansha Allah Tabarakallah Allah hakuu barakeeyo ❤❤❤❤❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 11 ай бұрын
Illahey ha kuubarakeeyo mansha allah waa fikrad fiican hadaan joogi lahaa waa kadhargi lahaa
@jineyxasanxasan8059
@jineyxasanxasan8059 11 ай бұрын
Mansha Allah horay u soco abayo shaqo sharaf leh
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 11 ай бұрын
BarakaAllah fi my sister 😊
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 11 ай бұрын
Ma shaa Alaah, barakalaah.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Masha Allah xifdulah online ku ibsan wan jeclahay calol gel
@deeqa1745
@deeqa1745 11 ай бұрын
Mansh Alaah beautiful ilaahay hakuubara keeyo Abaayo ❤❤❤❤
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 11 ай бұрын
Msha allah allow xfdi hooyadaan allow shaqadeeda u barakeee shaqa sharaf leh❤❤
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 11 ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakulaah alxamdulilaah rabilcaalamiin ilaaheey hakuu barakeyo mama love ❤
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 11 ай бұрын
Mashaa alaah. Abaayo. Qofaan. Shaqeeysan. Sharaf. Malaha. Ii. Shaqeeyso. Ishaa alaah anigana. Markaan. Somaliya. Imaado. Waa. Ku. Soo. Raadinayaa. Canada 🇨🇦. Guuleeyso. Abaayo
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 11 ай бұрын
MashaAllah Allaha kubarakeeeyo abaaayo
@odayjama1829
@odayjama1829 11 ай бұрын
Hadaad sidaa kuwadoh waxaad la tartami doontaa shirkada waawayn burgerking iyo McDonald's iyo dhamaa cunooyinka degdega ah markaa xirfadaada wax kusiidar oo fursada ka faa idayso
@khalif-w
@khalif-w 11 ай бұрын
Masha Allah. BaarakaAllah.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 11 ай бұрын
Masha allah keep going dear ❤️
@fadumoabdi6541
@fadumoabdi6541 11 ай бұрын
ALLAH ha ku barakeyo walachey ❤❤❤❤
@abddirashidahmed5191
@abddirashidahmed5191 11 ай бұрын
Masha Allah shaqa mahayo is sharaf leh
@foossahardid4895
@foossahardid4895 11 ай бұрын
Masha’Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@degan4
@degan4 11 ай бұрын
MaashAllah Abaayo ku soco gabdha
@Faisal-qg5uz
@Faisal-qg5uz 11 ай бұрын
Allow kuu barakee walaasheey 🤲🏾
@zakihussein9147
@zakihussein9147 11 ай бұрын
Allxamduli laah Alle hakuu barakeeyo
@fertunali1007
@fertunali1007 11 ай бұрын
Masha alaah ineey macantauhay waaba loo jeedaa alaha kuu saaro bisniskada nuurka 😋😋
@munayusuf9938
@munayusuf9938 11 ай бұрын
Great job 👏
@karinaali63
@karinaali63 11 ай бұрын
Mashallaha iam happy for you sister horey u soco
@nimcosabriye6938
@nimcosabriye6938 10 ай бұрын
Mashaalaah ilaahayow xooga ku barkeeyo xabiibti 💚💜❤️💕Allaahuma Aamiin
@Marian-jp1oe
@Marian-jp1oe 11 ай бұрын
Allaha xoogaaga ha kuu barakeeyo
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 11 ай бұрын
Masha allaha kuu barakeeyo shaqdaada wll
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s 10 ай бұрын
Maasha alaah❤❤❤❤❤❤ilaaheey kaku😂barakeeyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 11 ай бұрын
Calooley waa magacii soomaaliyed ee hore haka bedelin. Magaca tiribi waa talyani maxaa naga galay soomaaliyey waxa aad ledihin jeclada waa sharaf.
@ubahadow7662
@ubahadow7662 11 ай бұрын
Mash alah form UK ❤🎉❤
@hindamoha8357
@hindamoha8357 11 ай бұрын
M .a
@namiup0274
@namiup0274 11 ай бұрын
Maashaa allaah ilaahay ha kuu barakeeyo
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 11 ай бұрын
MashAllah.. niman shaqaysan shah wa ka xaaran
@ashaibrahim8215
@ashaibrahim8215 11 ай бұрын
Masha allaha tabarakallah allaha ku barkeyo amin allaha ku xafido kuligeen amin ya Rabbi ♥️
@saidaali412
@saidaali412 11 ай бұрын
Masha Allaha guuleyso
@fatuh4811
@fatuh4811 11 ай бұрын
Masha Allah ilahay business kaga haku barakeeyo.
@sunduscarabgwal
@sunduscarabgwal 10 ай бұрын
Mashallah God bless you dear sister I wish you success in your business lets support her in her bussnes 🎉🎉❤❤
@yusuryusur7264
@yusuryusur7264 11 ай бұрын
Maashaa allaah allaha kuu barakeeyo
@khadrayurub6866
@khadrayurub6866 11 ай бұрын
mMaasha Allaah hore usoco wallaal boorama kaasoo salaamaa
@user-gu5ts5nx8r
@user-gu5ts5nx8r 11 ай бұрын
Maashaa Allaah, waa qof ku dayasho mudan. Allaha u barakeyo.
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 11 ай бұрын
Keep going sister 🙂🙂🙂🙂
@beautiful1423
@beautiful1423 11 ай бұрын
Naag nool shageyso abayo😊
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 11 ай бұрын
Mashaallah allaha kubarakeeyo 🎉
@user-ii4mz9zm9o
@user-ii4mz9zm9o 10 ай бұрын
MAnsh allah allah ku xifdiyo wll qaali
@aminabare1323
@aminabare1323 11 ай бұрын
Maashaa ALLAAH tabaaraka LAAH
@foosbaddi6753
@foosbaddi6753 9 ай бұрын
Asc wishes England baan joogaa waana kuusaaray life iyo share ba sababtoo ah waxaan ku farxay in aad shaqaysanayso Allah hakuu barakeeyo aamiin yaa rabbii
@abdullahihussein3034
@abdullahihussein3034 11 ай бұрын
Asc masha allah walal ilaahay ha kuu badiyo waxaad tahay qof geysiyad ah masha allah walal waxaad tahay qof wax qabsatay
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 11 ай бұрын
Wow Masha Allah
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 849 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
Eating Somalia!! Africa’s MYSTERY Cuisine!!
21:50
Best Ever Food Review Show
Рет қаралды 3,8 МЛН
جو شو | الموسم التاسع | الحلقة 19 | خرق المعاهدات
47:27
NORMAL Life  IN SOMALIA || NOLOSHA CAADIGA EE SOMALIA||
10:07
Ismahan Dahir
Рет қаралды 586 М.
World's Poorest Country 'Burundi' (I can’t forget the things I saw)
33:53
Fartun Balbalaarka Calooley Ku Qadeesay👍👍
12:26
BALBALARKA OFFICIAL
Рет қаралды 99 М.
MAXAAD FILEYSAA
10:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 244 М.