Kan waa la hubaa inuu ka tirsan yahay ururrada Argagixisada Puntland ha U sheego Dalka Jarmalka.
@ogaaloge328118 сағат бұрын
Adi naftaada badbaadso jenaraal yacquub siyaad wax aad udhimikarto malahane💪
@AWMUSSE10 сағат бұрын
@@ogaaloge3281 Deutschland waa la yaqaan meeshuu ka degen yahay doqonkaani. Ee adiga maxaa kaa galay ama location kaaga sheeg.
@hantidhowr825223 сағат бұрын
DOQONOW ALLE KUMA NAXARIISTO PUNTLAND WAY GUULAYSAN CADOWGANA WUU JABI ADIGA XAGEE KUU DANBEYN ADOO MEEL XUN FADHIYA WAAN ARKI DOONAA INSHA ALLAH
@AbdulAli-ku9heКүн бұрын
Yacquub Siyaad noolw walaal jira ee runta jecel ❤❤❤❤❤ Alle ha guuleeyo Puntland-Aamiin.
@saybahmed1504Күн бұрын
Allaha u naxariisto inta dhimatay argagisada juf Allaha ka dhigo
@saynabaadam688222 сағат бұрын
Ninkaan washamsi kuqaada reer puntland
@IbraahimTuube11 сағат бұрын
Guul guul guul puntlan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdulahiciiroКүн бұрын
Yacquubow ciidanku waa ciidan puntiand dhmntod Ka daa ha qabiileyne Cidanka guud ahaanba inta ku dhimadtey alle ha u naxariis Kuwa dhawaca ahna alle ha cfiyo dhmntod wxd u dhimadten una dhawacan teen ddd
@SagalMohanedКүн бұрын
Kan waa shaydaan laso adegsaday oxassan shiiq so dirsaday
@cabdulahiciiroКүн бұрын
@SagalMohaned Aad iyo aad Waxba hadalkisu meel gaari mayo Waa 10 wajile dabo dhilif u ah damal jidid iyo cadowga rer Puntiand gadaalo badan baa lagu soo qaadey ilaa 1992 Ilaa mnta dhmntod weynu ka guuleysaney isla kuwa agaxisa Dhmntod weynu ka guuleysan doona I.n Guul iyo gobanimo Rer puntiand dowlad ciidan iyo shcbkaba
@ShbeyrShbeyrКүн бұрын
Yaad ka farxinaysaa sirta cidanka. Waxba kama ogide nagaa aamus qabiil baad ku waalataye
@firdowsmusay-ze9gsКүн бұрын
War jaajus daacish batahay ee wain dowlada puntland kuso qabato
Kan reer puntlanw dila mesha kuaragtaaan naga argagaxisada dhiirigliya😊
@ANasAbdiraxmaan21 сағат бұрын
Garacow kabtan ayuub baa kun jeer kaa fiican wecelow anaa ku wasa car garowe imaw hadaanan kuugu tuman meedkaaga aan jidiwaaye nin rag maahi garac yahow
@OG_3-o5hКүн бұрын
Yacqub Siyad iyo Maxamed Cali video u ka haya candho calasow 😂
@shakrabowy1432Күн бұрын
Shimeen qabyaalad ka koreynaa xitaa hadii aan wax baranay maka kori la'nahay Allow Noo Gargaar Hadaan Soomali nahay
@abdullahiAden-y1uКүн бұрын
Kan Nin Maaha waa Sac Futadi. Sacow Raali-ahow. Waa Nooc Xayaana oo Af sac Futadi u-egleh. Bisiq Sarmaan
@AliMohajim15 сағат бұрын
Hadaa Saas thy muqaalkan ha daawan ku lahaa maxaan na Tustay aan kafuurkaga turunbada ahayn😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahisaman9582Күн бұрын
Waryaa ma hawiyaa ku yiri wixii daarood ka dhintay tiradooda noo soo sheeg misa daacish baad u yeerineysaa ciidanka punland ay ka dileen iyo qabaa iladooda iimaanka Ala kaa qaad bal kana lagu leeyahay waa ciisa ruush
Borobagan ba i fidinaysa ciidamada xogtoda been h ka shegin wadna ushaqaysa qolyahas hadalkagana lagaranaya
@AhmedElmi-db6ybКүн бұрын
Xogtaan xagee ka keentay beenta ah waxaad dhiiri galinaysaa argagaxida daacish runtii waa in jarmalka la inform gareeyaa interpolka waa in ay kusoo qabtaan si maxkamad laguu saaro
@XasanWeli-r2zКүн бұрын
Kan wa bila caqli muxu kala guraya nanab
@faysalahmed448Күн бұрын
Car puntland tag 10 Sano baa ku sugaysa. Qofkaan. WAA WAA DAACISH WAA RUN.
@Tea4ever-o8hКүн бұрын
Harti waa uun harti Diyaaradaha marykanka intay yimaadeen maxaa keenay geerida Xasbunallah wanicmal wakiil
@qaliabdi290Күн бұрын
Abti adi yaa kuyiri cadowga information sii Alle saas raganimo maaha
Yacqub inaadeer Anigu xaasha anigu ku aflagaadeen maayo , laakiin walaal waxaa kugu la talinayaa please jooji tirada Dadka askarta ka dhintey , because it the demoralized soldiers them self aswell the public, so please stop it right know Thanks This a Said your cousin
@mcabdulqadir6264Күн бұрын
oo dadkii ku yaqaanay lawyer kaagii garowe wuxuu yiri waa xanuunsan yahay.. waana lyaqaany garowe ma runbaa
Mahadsanid wl lkn markii aad madaxda wax u dbeegaysid ha caayin si wax kaaga qaataan waayo talo wacan waa muhiim lkn dhaleecayntu qof ay wax tarayso maleh
@mq390523 сағат бұрын
Oo ma waxaad u mahadineysaa nin horgal argagixiso taageerayaa!! His ass is going to be reported to the Germany authority for supporting trrrorists.!! Amaan u qor hadaad doontid, lakiin yaan lagaa dareemin in tarahii saacada kaaga fariisatay sidiisoo kale!!!
@mq390523 сағат бұрын
Oo ma waxaad u mahadineysaa nin horgal argagixiso taageerayaa!! His ass is going to be reported to the Germany authority for supporting trrrorists.!! Amaan u qor hadaad doontid, lakiin yaan lagaa dareemin in tarahii saacada kaaga fariisatay sidiisoo kale!!!
@fartuunisse1045Күн бұрын
Warka yacquub hadduu runyahay,diyaaradihii maraykan ee lalahaa waxbayduqaynayaan ,hub iyo ciidan bay argagaxisada ukeeneen halaynaga hubiyo,inay macdanna qaateen hub iyo ciidanna keeneen u badi ,halaysjiro ,daroon dambe yey noo imaan.
@Tea4ever-o8hКүн бұрын
True story ❤
@bazeera5520Күн бұрын
Maxaad dadka dagaalkan Ka qayb galay oo Ku dhamaayay aad qaar u xaqire