beeney waa run.3gp

  Рет қаралды 703,569

aamiinhassan

aamiinhassan

14 жыл бұрын

riwaayad MAcaan

Пікірлер: 242
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 3 жыл бұрын
Sahra: Haddaad geed beer ka beerto Garaac iyo godin u diiddo Gu’yaal badan aad sugayso Hadduu goonni isu taago Hadduu guudka miro ku yeesho Adoo gurashada u baahan Laamaha gacantaadu gaadho Haddii aad goosan waydo Malabka guudkiisa saaran Indhaha gacaltooyadoodii Naftii gocoshada ku raagtay Galladdaa ma ku sabi kartaa. 😂 Cabdiqaaddir-Jubba: Ma garan sheekada guntane Ha ii soo guud marine Maahmaah waa laga gudbee Haddaad geeddi meel u tahay Haddaad u gol leeday xaajo Intaan gaarigu dhaqaaqin Meel baan yara gaari laa Ha soo gaangaabinine Ka saar galka seefta oo🗡️ Goobjoogba ha loo noqdee U sheeg guurtida kalana Gorfaynta ha la wada maqlee.😂😂 Aamina Cabdillaahi: Hadalku gees kama rarree Warkuba waa gaabanyee Xisaabta u gee ka goo Ayaa dib u gurasho lee Tilmaan daaqsin geel u mari Nin garasho leh baa la yiri Su’aashii hore ka gudub😁 Gurgurka qaansada ku noqo Gashaantimo waannu nahay Gayaankayo waad tihiin🙈 Rabbaa isu keen galladay Guudkaannu idiin fidhaynnay Guur iyo ballan baan lahayn🤝 Jacaylkii baa godladay Waqtigu waa galab-carrow Geeriyo geeddaa jiree Gees uun baa loo dhacaa Galbiska idinkaa hayee Goormaan wada aqalgalnaa?🤔😏😁 Mooge: Gabdhow waa yeelkadiin!😂😂 Garaad dumar baad siddaan 🙆‍♀️ Gu’yaal sheekadii jirtee😏 Dunidu waa galabba cayn Harka labadiisa gelin Ilbuxuu u gaarayee😊 Markaad geel dhaqatid baa Gaawaha loo soo cushaaa Gacmaha yaa idinku jira?🤷‍♀️ Goormaa laga tagay warkaa☝️ Cishqigu wuu gaaggaxoo💔 Guurkii waa laga noqdee!❌ Ka gooya caloosha taa👍 Gayaanku waa badan yahee Geyiga rag u doonta oo😂😂 Ha goconina wacad horee Go’aankaan dambuun ka raac🤠 Ma qasab baa goobta yaal?😎 Guudbaay jaaw gacallayaal👋👋👋👋 Geestaad doontaan u qaata oo↕️😇 Gammuuran! Gam oo gayaxan!🙉🙉
@anab2309
@anab2309 2 жыл бұрын
Timeless song ❤️❤️ my mom used to listen to this song when I was very little but now I listen to this song
@crahmaanaadan4450
@crahmaanaadan4450 5 жыл бұрын
19/09/2018 inta jacaylka la dariska ah liketa hala mogan gobaad tihiin hrgysa
@Hooda36
@Hooda36 11 жыл бұрын
old time music was the best always and for ever.
@abdiqani1996
@abdiqani1996 6 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2018 😂😂😂😂kama daalo heestan 💯💯💯💯💯💯✔✔✔✔
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
Yaakale dee Aniga kkk subscribe sxb thanks
@ayaankhalifmohamed8374
@ayaankhalifmohamed8374 5 жыл бұрын
Aniga 2019 kamadaalo Walhi heestan Borther
@himilotv1258
@himilotv1258 3 жыл бұрын
Yaa daawana 2021 please liketa ha ila dhaafina dadkeyga soomaaliyeedoow
@wiilwaal155
@wiilwaal155 14 жыл бұрын
wah wah waxaan ayaa layidhaadaa fananiin waa ubixii dalka waa murtida dalka aad ayaan ugu madcelinayaa abwaanadi iyo fananiin kawada qeeb qaatay
@hashidhorre1736
@hashidhorre1736 5 жыл бұрын
I love it this is how I kept my afsoomaali I wish I grew up in Somalia wallaahi
@ccaziizck1431
@ccaziizck1431 5 жыл бұрын
inta daawanaysa 2019 like ha.ila dhafin plze
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 жыл бұрын
Axmed mooge iyo sahra allehaidinaxristo Juba iyo amina cabdilihi iskanolada 😍😘 2019😂👆
@munafuture8487
@munafuture8487 5 жыл бұрын
Way nool yin malaha horta jubo wa huba😂😂
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 6 жыл бұрын
Who is still watching 2018?
@khadroisse7440
@khadroisse7440 5 жыл бұрын
Me mms salan qaliya mamo
@abdulahiabdirahman7053
@abdulahiabdirahman7053 5 жыл бұрын
OLD IS GOLD
@abdullahishube5076
@abdullahishube5076 3 жыл бұрын
26 june 2021 Boosaaso Waa habeenkii xoriyada Iyo habeenkii jacaylka Alloow go'aanka qaatay Alloow guushuna xagaaaga
@madiinointernet1199
@madiinointernet1199 8 жыл бұрын
walahi lamaba daala heesahaan waxaan ka dukaashadaa dadkii hore illaahoow wadankeena sidiisii hore noogu soo celi
@abdibaziduk4195
@abdibaziduk4195 6 жыл бұрын
Wow old school it's really fab song
@Shortsyahye
@Shortsyahye 5 жыл бұрын
2019 whaching👍🇸🇴🤔
@nashaadosman4740
@nashaadosman4740 5 жыл бұрын
Wixii an la hurayn horaa lo dhameeya🙄 Watching2019🤗
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 6 жыл бұрын
wax uu hibanaayo hadanu sheegan ka doonay yaa uuur ku bale ah heeedhe ....... well done juppa
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
Aniga daawa naayo 2018 wax Ka dhaha hee
@nimco84
@nimco84 7 жыл бұрын
one of my fav riwaayad and song
@mubaarigajey8087
@mubaarigajey8087 3 жыл бұрын
Axmed mooge liiban maayirka Aabihi ka qunyar hablaha
@shiddedhabar-jillicalice4646
@shiddedhabar-jillicalice4646 6 жыл бұрын
good bye jaw gacalayaal gestaad doontaad uqaatooo yesss yess
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 жыл бұрын
Hadaad geedi meel u tahay Hadaad u goo ledahay xaajo Intaan u gaarigu dhaqaqiin Meel ban ya gaari laha inaba caadi maha heesta heeso wa heesi hore Fanaaniin wa kuwi Muurtina wa muutidi hoore
@DAAHIROAPDALA-hg1sk
@DAAHIROAPDALA-hg1sk 7 ай бұрын
2023 ❤
@abdibasidosman6405
@abdibasidosman6405 10 жыл бұрын
riwaayadan waxa laha abwaanka weyn ee reer somaliland dacar ,axmed mooge ilaahay haw naxariisto intan noolna cimrigooda ale ha dheereeyo
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
@cumarxaashicaliiinangumeed6262 6 жыл бұрын
Abdibasid Osman . Tiyaatarkii xamar weydin sugayaa kaalaya
@nafisafaarax9202
@nafisafaarax9202 2 жыл бұрын
Jcylkii baa God laday waqtiga waa galab caraaw 7 Nov 2021
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Kama daalo daawashada iyo dhageysiga heesahan Viva faniintii hore Qaranka somaliyeed Waberi, AUN Ahmed moghe,juba,Amina Abdilahi,iyo AUN sahra Ahmed
@abdihamiddanti4661
@abdihamiddanti4661 7 жыл бұрын
yaa dawanaya 7/6/2017 i cnt stop watching this 😂😂😉😉😉😉
@S.Osman1
@S.Osman1 7 жыл бұрын
Abdihamid Danti aniga ayaa daawanaya
@NadiirXaajiNadiirXaaji
@NadiirXaajiNadiirXaaji 8 жыл бұрын
woow wlhi cadi mahan nice song
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Daawanaya Feb 5, 2019 bal hade adna?
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
Waa Waagii fankeena somaliyeed uu dheemanka ahaa Alla yacizak qofkii October 2018 kadib daawada Subscribe ha ila dhaafin.
@yusufahmed1636
@yusufahmed1636 6 жыл бұрын
💰💰💰💰heestaan qiimaheeda waa millions of Dolars,waxaan dhagaysanayaa. Jan 2018 wali kama xiiso dhigin
@nimosalan6360
@nimosalan6360 7 жыл бұрын
jacaaylkiiba godladay waqtigu waa galab carrow gar iyo geeddaa jiree gees unbaa loo dhaca galbiska idinkaa hayee goorman wada aqal galnaa woow
@shacuurshacur1954
@shacuurshacur1954 6 жыл бұрын
Nimo Salan jb
@araksanchristophe3703
@araksanchristophe3703 5 жыл бұрын
Me I love old school music
@hashidhorre1736
@hashidhorre1736 5 жыл бұрын
Hadda January 1, 2019
@arsenal20able
@arsenal20able 11 жыл бұрын
wwww wa ereyadii abwaan maxamed adan dacar
@shucaybdualleh9950
@shucaybdualleh9950 5 жыл бұрын
Somali ma qasaba goobta yaal miidnimo wa laga nooqde good by jaaw gacalayaal g.dontan u qaata oo gamuran gam o gayaxan
@daudhussein6779
@daudhussein6779 4 жыл бұрын
27/8/2019 Qofkii dawnooy Like me kama dalo dawehada heesaha hore
@maxamed7258
@maxamed7258 6 жыл бұрын
Markaad geel dhaqatid baa gaawaha loo soo xushaa..
@hoodougbaad1958
@hoodougbaad1958 3 жыл бұрын
2020 inta dawa naysa ☝️ kama dalo😍
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 жыл бұрын
AUN mamo sahro axmed iyo Axmed mooge mamo Amino iyo juba cimriga Allah how barakeeyo
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 жыл бұрын
The literary community in Kenya should be able to identify the poets who live in the country with the songs that they have given to them in order to reduce the injustice and falsehoods and give them priority in every society they live in while the claims of nothing increase. without it. get support from a piece of art and false writings by people who want nothing to be considered for his or her own work skills so that they are less likely to be killed by the artist or the artist. The things that have been destroyed in Somalia are the slaughter and the slaughter of poets and members of the arts and their children, in addition to the insults and abuse of the people of their homes. In Somalia, the number of poets and artists who have been killed or abused by men and women who open their offices to kill or spend their lives every day wants to bring a new poem to one another. books written in a non-tribal way. again we are requesting the artists to identify the artist who gave the song or his place of residence so that the art and poetry can be a tribal and a community of folklore from ccd Nairobi Nairobi 1 / 55pm date 10/31/2019 Send feedback History Saved Community
@anab2309
@anab2309 2 жыл бұрын
There was a time when Somalia had true abwaan and great poets but now the country has been reduced to Total ignorance.
@deeqoluul7600
@deeqoluul7600 5 жыл бұрын
Yaa daawanaayo 2019🇸🇴💙👈👏
@ilhanabdi7495
@ilhanabdi7495 6 жыл бұрын
Mamo sahra axmed jamca alle ha iika cafiyo wan ku jeclhye
@mubarigabdi8633
@mubarigabdi8633 5 жыл бұрын
2019👂👂
@hipoabdi5680
@hipoabdi5680 8 жыл бұрын
waaaw best riwaayado iyo heezo besttttt ah
@idrismahamed2915
@idrismahamed2915 5 жыл бұрын
waa ruwaayadi Beeney waakun waxaan alifay abwaanki sangub
@asaldhalad9371
@asaldhalad9371 6 жыл бұрын
Still 2018❤💝💞💟💎
@zaakir2884
@zaakir2884 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Sahra axmed jaamac fanaanad qaran
@ibraamindacar7738
@ibraamindacar7738 6 жыл бұрын
Abdikarim Yusuf ilaahay how naxriisto maam sahra
@hiddotv3351
@hiddotv3351 5 жыл бұрын
6-2-2019 last 15 year, heestan kama dhargo dhageesigeeda.
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 5 жыл бұрын
Waa aniga ooo ah saadiq qabyaaaladayste. Heestan waxa shidaya sahra iyo axmed oo ree hargaysa ah garxajis abuurayaasha fanka soomaaliyeed
@ducaysanahmed1612
@ducaysanahmed1612 5 жыл бұрын
mShaLaH WllaHi DadNa WAA DADKII hore hadaLa Waaa inTuu Yiri
@fanaanmaxamed1615
@fanaanmaxamed1615 2 жыл бұрын
asxan hees
@sajokal20
@sajokal20 12 жыл бұрын
Waa Heesihii Hore ee murtidu iyo hasaawuhu ka buuxdo ! ilaahow adaa mahadle ,,af soomaaliga noo daa oo noo kobci !
@sayidnuur7992
@sayidnuur7992 7 жыл бұрын
yaa dawanaya february 2017😂😂😂😂😂kama daalo heesahan ookale 👌👌👌👌👌
@ramzikmohamed1727
@ramzikmohamed1727 7 жыл бұрын
Sayid Nuur 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 Libaax me too 💯💯💯
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 7 жыл бұрын
Sayid Nuur waxaad ka hadleysa 2017 aniga fiirsanayay habeenke soo baxaysay , waxaad ku soo gaarday aduunyo dhimatay
@sayidnuur7992
@sayidnuur7992 7 жыл бұрын
geele jaamac sxb waad iga nasiib fiican tahay cimriga allaha kuu barakeeyo.
@muslimahhassan8210
@muslimahhassan8210 6 жыл бұрын
Sayid Nuur 23 10 2017 😂😂😂😂😂
@noloshacusubsodhawee1338
@noloshacusubsodhawee1338 6 жыл бұрын
Ana manta 29 10 2017 ayan dawanaya wan jeclhy walhi heesta
@maxamed7258
@maxamed7258 6 жыл бұрын
Listening November 2017 classics
@ilwaadqurux4758
@ilwaadqurux4758 8 жыл бұрын
aaax yaa faniintii hore
@aswanmohamed5549
@aswanmohamed5549 5 жыл бұрын
1/12/2018 baan dawanaya anigo dareemaya jacayl ilhow inabad keen jacaylkayga
@aliahmedaaden4161
@aliahmedaaden4161 5 жыл бұрын
alla haunaxariisto inta dhimatay aamiin
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
Ereyadi maxamed aadan dacar oo reer hargeysaa
@nimceeyayare7821
@nimceeyayare7821 6 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed kk
@khalidismail6424
@khalidismail6424 6 жыл бұрын
Waa Habar-Yonis Abwaanku
@munafuture8487
@munafuture8487 5 жыл бұрын
Ya dawanya 2019😚😚 ka hela jubo
@abdibaziduk4195
@abdibaziduk4195 6 жыл бұрын
My favourite singer is Mohamed mooge but no video for him I'm very jealous AUN
@madinajamac9320
@madinajamac9320 8 жыл бұрын
mash allahA hees oo hore iga dheh
@abdirihiinmaygag6091
@abdirihiinmaygag6091 8 жыл бұрын
kkkkkk best fanaano waa juba iyo axmed mooge iyo sahra ahmed aamina cabdilaahi
@salmadahir3917
@salmadahir3917 6 жыл бұрын
dad waa dad kii hore hadalan waa intay yirahden noma kala dhacan fananintii hore
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 6 жыл бұрын
Still 2018♡
@khalidismail6424
@khalidismail6424 6 жыл бұрын
Me too
@hashidhorre1736
@hashidhorre1736 5 жыл бұрын
Yaa salaam mamo Aamina Alla yaa raxma mamo Sarah I love them
@yasirsaid1243
@yasirsaid1243 6 жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno ha kaa waraabiyo maamo Sahra axmed jaamac. Wax Badan baan heesahaaga dhagaystay laakiin imika waan iska dayn . 21-05-2018 Monday 21:39
@tumaayetumaaye2272
@tumaayetumaaye2272 6 жыл бұрын
Ruwaayadan markaan daawadey waxaan ahaaa School ka Class 7. 2004 kii😂😂, Caawa ayaan daawanayaa 2018 oo aan ahay Double Master, walaahi aduun xasuus baa ka soo hadha, 28-02-2018.
@maryamamaxamed4272
@maryamamaxamed4272 6 жыл бұрын
Khadar Ali Maasha allaah
@farhanbulale5548
@farhanbulale5548 5 жыл бұрын
Yaa Daawanyaa 2019✌
@abdisalahsheikhdaar1939
@abdisalahsheikhdaar1939 2 жыл бұрын
Wixii aan la hureyn
@abdieidbatalale7627
@abdieidbatalale7627 6 жыл бұрын
16/9/2017 Ayaan dhagaysanayaa waaa heesahan ugu jeclahay
@retwanhussein5736
@retwanhussein5736 7 жыл бұрын
igadaa fanaani waa kii hore
@maxameddahir8000
@maxameddahir8000 7 жыл бұрын
Afar fanaanoo qaaliya
@dekamohamed831
@dekamohamed831 8 жыл бұрын
Juba Mar kuuyara kobre ayuu luquntisa lahaa axmed kadaran habluhuna sharaf Bay lahayen qurux dhamaan iyo cod dhamaystiran
@abuhasan5100
@abuhasan5100 5 жыл бұрын
Jumbo
@abuhasan5100
@abuhasan5100 5 жыл бұрын
Jukbo makuyaraa
@hashidhorre1736
@hashidhorre1736 5 жыл бұрын
Aniga ayaa daawanayo January 1, 2019
@dalmar199
@dalmar199 3 жыл бұрын
2021
@rahmonuur3027
@rahmonuur3027 5 жыл бұрын
7/2/2019 yaa dawanaya sxbyal
@abdinasiralihassan3216
@abdinasiralihassan3216 6 жыл бұрын
Watching 03/2/2018
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Amino Abdulahi cod macana mucjiso
@noonenawaalhassan1197
@noonenawaalhassan1197 8 жыл бұрын
walee fanaani ig dheh
@arbemuhani8842
@arbemuhani8842 5 жыл бұрын
1991 kii Ayaan dawaday aniga iyo abahay juba Axmed mooge sahra Axmed aamina cabdilahi
@guuleedmohamed7759
@guuleedmohamed7759 6 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2019 heeso iyo badh dheh
@abdibaziduk4195
@abdibaziduk4195 6 жыл бұрын
Axmed mooge alle yarham inta kalana cimridhereer
@hashidhorre1736
@hashidhorre1736 5 жыл бұрын
Yaa salaam aniba Kama daalo mar KASTA aan dhageysto Xiiso waaxid
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Wow Esh Cala murti dheh
@ibnuhussein8880
@ibnuhussein8880 7 ай бұрын
Laba shay ka horeeya hadaan la hagaajin miyay hawli dhamaan. Waxa uu hibanayo hadaanu sheegan kan doonay yaa uurku baala
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 жыл бұрын
bahda suugaanta ku nool dadka Kenya soomaaliyeed waa in aay cadeeyaan abwaanada dalka kula nool ee heesaha u dhiibay ama siiyay si loo yareeyo xaqriaada iyo been abuurka lugu hayo loona siiyo mudnaanta aay ku leeyihiin bulsho kasta oo aay ku dhex noolyihiin iyadoo aay Soo badatay sheegashada wax uusan lahayn iyadoo aay. tageero ka helayaan qeyb fanaaniinta ka mid ah iyo qoraalo been ah oo aay qoraan dadka raba wax aaysan lahayn qaata si qof walba loogu tixgaliyo xirfada shaqo ee uu leeyahay si aay u yaraato in la dilo ama la qaato waxa uu leeyahay abwaanku ama fanaanku iyadoo tusaaluhu yahay waxyaalihii lugu soo burburiyay soomaaliya aay tahay laynta iyo xasuuqa abwaanada iyo bahda fanka iyo dhashooda iyadoo aay intaas dheertahay cayda iyo tacadiyada aay ku hayaan dadka guriyaha qeyb aay u kiraysanyihiin waana wax aanan qarsooneyn wadamada dariska la ah soomaaliya oo aay ku noolyihiin ilamaa wixii ka danbeeyay burburkii soomaaliya marka la tiro koobo abwaanada iyo fanaaniinta la laayey ama loo gaystay tacadiyada taas oo aay wadaan rag iyo dumar xafiisyo u furtay inaay ku dilaan ama waxooda ku qaataan iyagoo maalin walba raba inaay abwaan cusub keenaan midna dilaan oo aay xafiisyada ka sheegaan taas oo sababtay in buugaagta loo qoro si aan nidaam ahayn oo nidaam qabiil ah . mar labaad waxaanu fanaaniinta ka codsanaynaa inaay cadeeyaan abwaanka heesta u dhiibay ama siiyay meesha uu ku noolyahay si fanka iyo abwaanimadu u noqon qabiil iyo xarumo danbiyo lugu baaro ee aay u noqoto dadka iska leh dhaqanka bulsho faneed ama suugaaneed from ccd nairobi kenya 1/55pm date 10/31/2019
@waziiradiomond7504
@waziiradiomond7504 6 жыл бұрын
hhhh gashaantimmo waanu nahay
@naznooona7459
@naznooona7459 6 жыл бұрын
28/12/2017 Xazuuz 😊😊
@heyheyheyhey5605
@heyheyheyhey5605 6 жыл бұрын
cishqigi wuu gagaxow guurkii waa laganoqdee
@guyotyga
@guyotyga 9 жыл бұрын
Magaran sheekadan guntane maahan maah walagagudbee kasaaar gal seefto oo goomjoogba haloonoqdee u sheeg guurtida Kalana korfaynta halawada maqlee Hhhh gorfaynta halawada maqlee viva kuba
@guyotyga
@guyotyga 9 жыл бұрын
Aaaaa
@luckyxaaji5958
@luckyxaaji5958 7 жыл бұрын
Yaaa dawanayo august 1 qaraami markaad geel dhaqatit baa gawaha loso cugtaa gacmo yaa idinku jiraa
@duuliyexxx9105
@duuliyexxx9105 5 жыл бұрын
23/10/2018 😍😍🙋
@maxamed7258
@maxamed7258 6 жыл бұрын
Ha gocanine wacada hore goankan danbuu ka raacaa
@cigeoch23
@cigeoch23 6 жыл бұрын
Still on the way 30/09/2017
@roukiaidrissosman1910
@roukiaidrissosman1910 5 жыл бұрын
2019??? Like
@Haibe9
@Haibe9 Жыл бұрын
Waxan dawanayaa 3/10/2022 😂
@mahadshariifjilacoow2064
@mahadshariifjilacoow2064 7 жыл бұрын
beeney waa run Axsan Ruwaayad
@asturshariff1474
@asturshariff1474 6 жыл бұрын
Mahad Shariif Jilacoow
@nicimaxasan7655
@nicimaxasan7655 7 жыл бұрын
nic song
@malikahmed3601
@malikahmed3601 6 жыл бұрын
heees waaa taaa
@alimdahir
@alimdahir 10 жыл бұрын
Viva dadkii hore
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 7aad
22:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 676 М.
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 353 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 43 МЛН
balanteenu waa shaqo-Somali nationalist song
8:46
Taariikhi
Рет қаралды 803 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 6aad
13:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 383 М.
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 910 М.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 407 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 865 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Amina, Sahra, Axmed & Jubba
10:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 458 М.
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 329 М.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 989 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН