BEENTA LAGA SHEEGAY HAWADA SOOMAALIYA

  Рет қаралды 42,163

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

Пікірлер: 101
@ilays7278
@ilays7278 7 жыл бұрын
Jazakalah kheyr brother Ayaanle, ilaahay baa kaa abaal maraniya umada soomaaliyeedna baal dahab ah baad kaga jirtaa, ilaahay awlaada iyo ehelka hakuu asturo... Hanoolaato waa hoyga wadaniga soomaaliyeed
@dqrgmeyre6737
@dqrgmeyre6737 7 жыл бұрын
shukran walalkey ayaanle somaliya allah ka soo toosiyo hurdada iyo shesheeye ku tiirsananta
@engabdirahmaanahmed7695
@engabdirahmaanahmed7695 7 жыл бұрын
suxufiga waa midka ka qayb qaato dhisida dalkiisa ayaanle bro hore u soco waxa aaminsanhy in hadalkaaga wax wayn ka badalaayo arimaha hawada
@fadmamukhtar5048
@fadmamukhtar5048 7 жыл бұрын
Shaqa wacan walal ayaaanle rabi yaxfadak insha allah
@issack-vu3mz
@issack-vu3mz 7 жыл бұрын
mansha alla ayaanle waxaa tahay wariye dadkisa iyo dalkiisa jecel allah haku dhoowro Thanks
@abdrahmanfaarah9747
@abdrahmanfaarah9747 6 жыл бұрын
Mashaallh hanolato guul
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 7 жыл бұрын
maashalaah amazing
@cabdisalaancabduqaadirciis6679
@cabdisalaancabduqaadirciis6679 7 жыл бұрын
Soomaaliya waa ay Guuleysan Doonaa Insha.allh
@abdiaziizkoronto6162
@abdiaziizkoronto6162 7 жыл бұрын
tnks ayaaanle mdz sre
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
sxb horay usoco cadowfada hajabo
@ruunciiseciise8436
@ruunciiseciise8436 7 жыл бұрын
hanoolato wan jclahay xigmadeda lkin plz kadaya musiikada dahfurka ah
@soomaliahanolato7291
@soomaliahanolato7291 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢allah ha inoo soo celiyo hawadena
@ابشرةعبدالله
@ابشرةعبدالله 7 жыл бұрын
ayaanle xuseen waa weriye geesi ah allow nooxafid
@masraxa3458
@masraxa3458 7 жыл бұрын
waad mahadsan tahay sxb Ayanle husein abdi
@zizukoshk1161
@zizukoshk1161 7 жыл бұрын
I subscribed
@fyuuujhgffhjufj6353
@fyuuujhgffhjufj6353 7 жыл бұрын
masha allah ku dadaal sxb hada daalin ilaahaan kugu dhaaarshee
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 жыл бұрын
#HANOOLATO
@abdullahiadan6814
@abdullahiadan6814 7 жыл бұрын
first person manshallah
@MohamedIbrahim-lo2gz
@MohamedIbrahim-lo2gz 7 жыл бұрын
Ilama Ahan Inay Dhacayso Arintani
@mohamoudabdiweli7947
@mohamoudabdiweli7947 7 жыл бұрын
Ayaanle Walaal Waad Mahadsan Tahay Xogtaada Muhiimka U Ah Badbaadinta Dalka Iyo Dadkaba.
@halloyeelo6480
@halloyeelo6480 7 жыл бұрын
Ayaanle waxad tahay legend taariikhda aya ku xusi doonto dhamaan wariyasha somalida wa in ay kugu daydaan oo dadkoda iyo dalkodaba ushaqeyaan
@dalnuurshegabadhisa532
@dalnuurshegabadhisa532 7 жыл бұрын
Abdullahi Arab majiro wariye sidaa u geesi san on runta kaganban ayaanlo nolow wllken
@umamedia4985
@umamedia4985 7 жыл бұрын
Waad mahadsantahy lkn heesaha kadaaya markaad furfureysiin wax kale saara plz
@MohamedHassan-ni6un
@MohamedHassan-ni6un 7 жыл бұрын
UMA Media please musikiina ayamahaan wa kadaray. fadlan iska daaya madama muslimiin aa nahay.
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 7 жыл бұрын
UMA Media hhhhhahaha nashidada shabab ka miya rabtaay? page kodi maaha . hesaha waa hidahena waxana iskugu gudbinaa murtida ee hadad neecbtahay page hadawanin,
@farxaanrageh1898
@farxaanrageh1898 7 жыл бұрын
mamadan sheikh cali raage in loo daaro waaye
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 жыл бұрын
Hees ma lagu galoobo.
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 жыл бұрын
UMA Media mahadsanidin wallo hees waxaan qalbi madoobaad iyo cadho Allah ahayn lagama faaiido Allah xaqa hayna waafajiyo
@abdulaziizwarsame6916
@abdulaziizwarsame6916 7 жыл бұрын
Insh Allah waxan rajayna maalin in hawada Somalia dib ay u soo noqoto waxan hubaa in hawada Somalia been been aan lagu qaadan somali waa ay joogtaa
@mahadmhfdqaliifvghh1638
@mahadmhfdqaliifvghh1638 7 жыл бұрын
ayaanle xuseen cabdi saxiibow marwalba murugaa kasheekay saa wallahay lkn away madax dii ama dadkii fahmi lahaa waxaa adiga fahantay mucquul mahan in hawadena 23 Naga maqantahay hadana laleeyahay waa laxirayaa wallahay waa hala iska Kaa lahaado adna iska noolow thanks inbadan
@bukharijesso2171
@bukharijesso2171 7 жыл бұрын
Guulaysi ayaanle
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
usoco
@ابشرةعبدالله
@ابشرةعبدالله 7 жыл бұрын
muusiga kadaa wllo codka o qudh ah soodaa
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 7 жыл бұрын
waaa ayaaan daro
@abdirashiddaahirisse952
@abdirashiddaahirisse952 7 жыл бұрын
Ilahow ada no maqan
@bsbsshgssh3033
@bsbsshgssh3033 7 жыл бұрын
allah kariim
@simanhaji9248
@simanhaji9248 7 жыл бұрын
allow adaa inoo maqan bal farmaajo hala gaarsiiyo plz qofki awoodo
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 6 жыл бұрын
Waa laxidhi doonaa
@gaashaanmedia4520
@gaashaanmedia4520 7 жыл бұрын
Ayaanle . i love you . my mean is not i like you . but love thanks waxaatahay Nin culus sharaf iyo cizi kudhimo
@MohamedIbrahim-lo2gz
@MohamedIbrahim-lo2gz 7 жыл бұрын
Laakin Muwaadin Waad Ku Mahadasantahy Dedaalkaaga Iyo Baraarujinta Aad Samaysay Waxaa Run Ah In Warbaxintaadani Ay Wax Badan Tarayso Mahadasanid Wll
@mustafmohamednor2617
@mustafmohamednor2617 6 жыл бұрын
jir oo joog hanoolaato shacabka ayaad u shaqeeysiin allaha idin dhoro ayaanle xuseen cabdi iyo asaxaabta kale nolaada
@burcoduurray
@burcoduurray 7 жыл бұрын
Very Good news Walaahi Sidaan ugu Farxay Warkaa Ninbaa Waxaa Laga Hayaa ( Ninkii Ku Ladnaa Ha Luufluufe Tan iyo Lixdankaan Laxaamaday 2060 Xataa Haynaga Maqnaato intii Laysku dili Lahaa Heshiiskii Turkeyga July 9 2013 Somalia diiday Meel ka Waraabiya
@soomaliahanolato7291
@soomaliahanolato7291 7 жыл бұрын
ayanle fadlan video yada tariqahoda ku soo qor waa goormo video gan
@nuurulquluub8685
@nuurulquluub8685 7 жыл бұрын
allah noo maqan
@maxameddarwiish9676
@maxameddarwiish9676 7 жыл бұрын
marwalba somalia war laga naxo umbaan maqalnaa
@binyaminahmed689
@binyaminahmed689 7 жыл бұрын
Ayaanle Guuuuuuuleyso Walaal Waxaa tahay wadani dhab ah.
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
sxb horay
@xuseenibraahim3090
@xuseenibraahim3090 7 жыл бұрын
Asc dhamaan shacabka Somaliyed melkasta waa anigo ka mid ah dhalanyarada somaliyed EE kunol wadanka Australia. Horta away madaxdii dalka awayo shacabkii dalka hadi aaysan mamulikaraiin dalka madaxda dhalinta dalaka ayaaga mamulaya EE oo dadka ogamiinaya EE. Halagu warejiiya ruunti gumeystaha dalka haysta war waxa cadawka kaqaday waqdikii xuriiyada SYL maxay madaxda hadi aan dalka udaynaay aay umamuli layahiin
@calicabqaricalicabqari8242
@calicabqaricalicabqari8242 7 жыл бұрын
HANOOLAATO WAA WARBAHINTA QARNIGA EE UADEGA SHACABKA SOMALIYEED
@cadnaanyuusuf8928
@cadnaanyuusuf8928 7 жыл бұрын
heesaha wadaniga ah xitaa maad diidaysan aniga ma jecle heesaha lakinse heestee marke hore lagu furi jiray ee ahayd somaliya hanoolaato fadlan taa kuso celi
@salhalmrese7517
@salhalmrese7517 7 жыл бұрын
haanoolato
@arizakosman403
@arizakosman403 7 жыл бұрын
mansha allaah walaal waxaad tahay wadani dhabi oo wadankiisa Ku difaacaya afkiisa haka daalin walaal halkaa ka sii wad mhadsnid
@umuxafsa3125
@umuxafsa3125 7 жыл бұрын
yaa allah waxaa dhaba hadii adinku aad cadaw iska dhigataan in cadawgaagu asxaan kuu sameyneyn
@xamdifarxan7745
@xamdifarxan7745 7 жыл бұрын
ilohow nagasogar wlh waan ilmeyay xagee usocona hadii 23 kabadan dalalkale nama mulayen hadana xayiradlasarayo intii ookale wlh wa wax ilahay ookaliya naga cawinkaro ilahow Somalia Somali nimadedi kisoceli wlh waan daalnay markan ilahay unba laga quusan aan asaga barino ilohow dalkeniyo dadkeniyo diintena noxafid aamin
@nasiribnuadam2292
@nasiribnuadam2292 7 жыл бұрын
farmajaa abeheeda hawada somaliya wan inta wasiir cusub loo maga caawayo
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 жыл бұрын
hanoolaato wanku jeclahay halkas kasi wad shaqadada wanagsan
@aisharashiid2052
@aisharashiid2052 7 жыл бұрын
please sii share gareya sifo madax waynuhu uarko somaliyey
@iskufilanshigdaahir1153
@iskufilanshigdaahir1153 7 жыл бұрын
alow mashruucnimada nagabixi
@abdicade8483
@abdicade8483 7 жыл бұрын
xaaax mayagaa leh markey sarayaan hawadena xayiraad lkn dowlada hada dhalaty ayaa loga fadhiyaa iney hawa dena ey kacanto ku so dhigto waxa hubal eh hadii hawad somaliya ey kanta ku so dhigto iney ka kaaf tomayan wax walbo ooo lacag eh hanoqoto musharka dowlada iyo kuw kale ☹ rabi hano keno dowlad power leh amin
@abdiraxmanmaxamer1512
@abdiraxmanmaxamer1512 6 жыл бұрын
geeesi geesi dhalay wad ku mahadsantay baraarujinta iyo tusida cadawga soomaliya
@somalilandmyheartsnm1257
@somalilandmyheartsnm1257 7 жыл бұрын
hooyadaayo somalia was faqasha faqasha dhashay
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 7 жыл бұрын
waad mahadsantahay ayaanle lkn dulucda barnaamijka ma aanan fahmin hey adu hawada weey xiree march wixii ka danbeeyo intii hey adu gacanta ku heyday in kabadan ayeey gacmaha somalida kasii maqnaa doontaane waad dhahday xagee arintu usoctaa marka hadii hawadiina la xiro anagane aa nagula soo wareejin???
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
dee dowlada u sheega dhibka jira si ay oga horta to ileen waqti ba maharin alow noo gargaar intan isku maqneen waa nalagu maqnaaa
@mustafebinrashiid2877
@mustafebinrashiid2877 7 жыл бұрын
wlhi aaadbaad umahadsantiin
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 7 жыл бұрын
waxayna kafaa idaysanaayaan kala qeebsanaan teena
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 7 жыл бұрын
ilaahaw nacaawi
@Ryan-roblox-4ever
@Ryan-roblox-4ever 7 жыл бұрын
Ayaanle kheyr Allaha kaa siiyo howsha adag aad kali ku tahay. waxaan rabay inaan kuugu darsado Hey'adda The Civil Aviation Caretaker Authority of Somalia (CACAS) oo ah wakiilka ICAO ee hawada soomaaliya, marka ayadaas inaad magac dhawdid si meel dhaw looga ogaado dhibka ay nagu haayaan maadaama ICAO tahay urur weyne guud oo hoos taga UN ka.
@abdullahi5692
@abdullahi5692 7 жыл бұрын
Eber Eber ilahow na astur
@jebrilabdulazeez
@jebrilabdulazeez 7 жыл бұрын
arintaan waa arin aad u xun waa in soomaalida meel kasto eey joogaan kahadlaan arintaan amo laga badhaan baxo. waxaan kaacod sanayaa in aad baaritaan ku sameeysid kana hadashid arimaha kusaabsan kheeyraatka bada iyo dhulka soomaaliya. madaama hada ladoortay nin u soo shaqeeyey kambaney tuug ah oo ladhaho soma oil and gas.
@aaminakiinraage5647
@aaminakiinraage5647 7 жыл бұрын
hawada miyaa nagula heystaa in la dhaafay bariga iyo baxarka yab waaye
@adannur4755
@adannur4755 6 жыл бұрын
beenta joojiya sxb waayo hawada somaaliyeed waa soo labatey gacanta somaliyee ugu jirta maanta marka qoraafadka haa laa joojiyo plz
@axlamhany8142
@axlamhany8142 7 жыл бұрын
Qaran dumay oo qalfoofa kheyràadkiisi LA dhacay dadka madaxtinimada iibsanayo Wasiirka xilkaas loo magacabayo maxu ka qaban kara ayan is leenahy. Bad bari iyo hawada intaba Somali gacan oguma jirto .
@runsheegmedia470
@runsheegmedia470 7 жыл бұрын
wankii ariga umudnaa away dadkii aan u dooranay
@libanabdi4548
@libanabdi4548 7 жыл бұрын
ismalahan cinwaanka iyo sheega laga hadlaayo
@WACAYS_PRO
@WACAYS_PRO 6 жыл бұрын
Halayna ga qabto dalka ninwalba
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 7 жыл бұрын
kenya iyo ethopia waa cadaw somali
@amiromarali3770
@amiromarali3770 7 жыл бұрын
Cadayn mahaysa in la xirayo bisha dhamadkeda cadayn noken lama rabo bora bogando
@abdinasirnasir6739
@abdinasirnasir6739 7 жыл бұрын
Dulucda barnaamijka Ma anan fahmin hawada waxaa la xirayaa march gacanta somalia inay kusoo laabato waxay qadanaysaa in tii ay ka maqnayd in le eg Ma fahmin
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 жыл бұрын
23 sano ayey ka maqnaan doontaa gacanta soomaalida oo u dhiganta waqtiga hayadaas maamulaysay
@amiromarali3770
@amiromarali3770 7 жыл бұрын
Rayigaas ayan kula qaba mida kale cadeyn malahaya xagese lagu xaqijiyay warkas. Sawtii shalay ay diraysay dawlada somalia inama laso sinayo tobabar wasirkuna malin dhexdasa uu safar arintas qusaysa utagay dibada... Ayanle waa wll qaliya markan waxan le nahay keen cadayn cad
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 жыл бұрын
cabsi ayaa ka jirta ayey war bixintu u dhacaysaa. teeda kale dawladihii soomaaliya soo maray wax walba ooy sheegaan waa in calamad suaal la soo saaro sababtoo ah xaqiiqo loogama baran musuq iyo isdaba marin ayaa looga bartay.
@cabaasgureey5802
@cabaasgureey5802 7 жыл бұрын
nasap kaamila ayaanle
@ahmedisse5888
@ahmedisse5888 7 жыл бұрын
waa arin calool xumo ah lkn waxaa isweediinaa aaway dadka masuul isku sheega ah may ka hadlaan arinkaan runtiisa ama beentiisa. allah ayaa ka rajeenaa inuu warkaan been noqdo oo hawada dib loogu sooceliyo soomalida .
@soomaliahanolato7291
@soomaliahanolato7291 7 жыл бұрын
qalab kii la diiday awgeed eey u sameynayan ficil ka waxii hayad ah dal ka jogan hanagala saro
@shuaybabdullahi8648
@shuaybabdullahi8648 7 жыл бұрын
ciil wayna nikaan aviationka libaaxa maxaa u diiday in uu qabto wasaarada hawsha qaabilsan
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 6 жыл бұрын
Beenbadanaa hawada baani waydabaysaa
@amiromarali3770
@amiromarali3770 7 жыл бұрын
Mohamed anigu maan dhagaysan warkale warkaas mesha kabaxaya ayan dhagaystay marka wax kale ha ifasilin bro waayo warka sida uu uduban yahay wan ujeda marka qalad hadabolin bro ciwaankana waad ujeda hadalka ciwanka waa isle yhn marka anigu markasta waan la socda mesha ay wax marayaan marka qalad ha ifasilin bro sorry waxaba uu kushegaya bisha lagu jiro in la xirayo dhamadkeda marka asaga wax cad hakeno ama meel loga shiray ama cadayn dhab ah markas waan ka aqbali lkn maahan in baranbagando lagu so caanbaxo oo madaxda markasta wax laga shego miyaysan ahayn dorad markii inama somaliyed tobabar dibada logu diray mida kale miyusan wasirka arintan qabilsan sawmahayn malin dhawayd inu safar ugalay arinkas marka hala iskadayo mana awalka xun ee dadka markasta laso tagan wax aan la fahmayn sorry mediayada dadka waa wareriyay
@moussaabdillahi6810
@moussaabdillahi6810 7 жыл бұрын
sax sax sax ilaahay ma hagaajiyo somaaliya ilaa ay dadka dhiigooda iyo maalkooda xalaalsadeen ay xaqooda siiyaan qabiiladaas oo ah 1 gabooye 2 ashraaf iyo inta laga tiro badan yahay oo dhan siiba gabooyaha xoolahooga ayaa qasab lagaga qaataa 😬😬😬 somalia cidna kumasoo duulin ee ilaahay ayaa ka abaalmarinaya waxay faleen ilaa hadana falayaan . ilaahay nabad kama dhaliyo ilaa gabooye dadka la simayaan inteeda kale ilaahay somalia calaacalka kama saaro 😌😌😌👐👐amiin amiin
@amiromarali3770
@amiromarali3770 7 жыл бұрын
Wax dhintay batahay kada dalka habarka
@moussaabdillahi6810
@moussaabdillahi6810 7 жыл бұрын
omar ali ma dhiman ee waa runtay dad ilaahay abuurtay ayaa dulmi lagu hayaa sidee rabtaa markaas 😬😬 waxyahow ma qubeestaha 😷😷😷😷
@amiromarali3770
@amiromarali3770 7 жыл бұрын
Kuma cayayo lkn waxan umalayna waxa tahay ilmaha hada media yaha bartay ader waxan ku shegaya hadaysan somalia hagagin yakaga futaxan mise waxad isdhahday qurbaha cayrta ad ka qadata ledahay halkasna walagu adonsan ee wadanka hanaga habarin ee uducey habar kama midna ee ader wax fican ku hadal ama iska amus wadankena manta habar uma bahna in alle dhibta kasaro ayu ubahan yhy lkn nocogas oo kale oo an waxba kala ogayna iska so habaray ader xishood kola ma fiyobid ee hada wax dhalilayso si sax ah u dhalil lkn mahan inad wadanka habarto
@aminakeyf2807
@aminakeyf2807 7 жыл бұрын
assuom abdillahi xasbunalaahi wa nicmal wakiil waxaad ku hadleyso xisaab ha ku yeshaan allah ka cabso ogoow qof habaartama meel dher kama aadayo adigu kuugu soo laabana
@mashaalaahabdi1084
@mashaalaahabdi1084 7 жыл бұрын
Oussama Abdilaahi:- Sxbow deryaha necbidaaaa Isma dhaamaan qaryadadu Lkn please wadanka u duceee.
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 6 жыл бұрын
Wax laguqoslo xamar aakaliya waxba sheegimayso
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Xaywaan balmaanta ka waran Ethiopia iyo Somalia oo 1 dal noqonayso, stupid maanta hadal
@cadnaanyuusuf8928
@cadnaanyuusuf8928 7 жыл бұрын
heesaha wadaniga ah xitaa maad diidaysan aniga ma jecle heesaha lakinse heestee marke hore lagu furi jiray ee ahayd somaliya hanoolaato fadlan taa kuso celi
@nasiribnuadam2292
@nasiribnuadam2292 7 жыл бұрын
farmajaa abeheeda hawada somaliya wan inta wasiir cusub loo maga caawayo
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН