Walee heestan way iga Gadan tahay Hodan apdirahman dheere Mukhtaar beerof Heesti qarniga Intii comment kyga aragta Plz like ha ila dhaafina Haduu dhiig soonalinimo kgu jiro Like ha ila dhaafin 🙏☝️👍
@hasanhusein16736 жыл бұрын
👌IntiiH aan qapyaalllad aqoon 😀 🙊SidayDa like igu deeQaH wll ✌ 😀😁😂😃😄😅😆
@somalilyrics40276 жыл бұрын
HODAN iYo khadra Wa labo dumara weye mursala wa ninkodi inti ku mazhqusha maxakaMad hala saro inTa iLa tagersan like
Waa sidaaas dadbaa camal la'aan haysoo ku mshquuulay
@somalilyrics40276 жыл бұрын
hada dadkiba waxay noqden dad u badan inay qalbiga ka noqdan maan gaab oo wax dani igu jirin inta kala wad wada hodan iyo khadrana shekadodu Wa sheko dumar iyo arin FAMILY-ga mursal marka inay dantoda gartan u fcne wax ugu jirana ma jirto #faiza mohamet
@somalilyrics40276 жыл бұрын
نورة عبدالرحمن haa zhp qali wlhy inay wax uga fcne ku mashqulan ayey ahayd
Bayroof gobaad tahaye si fiican ugu tun gacalka is caashaqey. Alla xidigaha geeska jecliyaa.👂👂👂👂👌👌👌👌👌💗💜🍓💜💗
@mohamedgacal78096 жыл бұрын
Hodan abdirahman waxay tiri ha ciyo maan laa wuhuye Caruur iska hadashiyo Ka soo qaad meel cidla ah ❤❤❤❤
@araksanmeraneh71184 жыл бұрын
long life my sister hodan i love you habti
@SiraadJaamac-p1v Жыл бұрын
❤❤❤❤hodan ac/raxmaan iyo beeroof
@naimaahmed21856 жыл бұрын
Inta xasuusato 14 October qaraxii ila murugesan like 😭😭😭😭
@ahmadabdi28406 жыл бұрын
Anagoo reer awdal ka ah soomaali ilaahay ha u naxariisto
@لاتحزناناللهمعنا-ق6ق6 жыл бұрын
Illaahay mintii dhimaty hawnaxariisdo
@asmachanel57446 жыл бұрын
Naima Ahmed ax aleh hajaneeyo intii dhamatay wll
@najmamahamoud63105 жыл бұрын
Ahmad Abdi sas ha uhadlin nin wayn batahaye rer awdal dhaxal lomasin amniga rer xamarna dagalka dhaxal umaysan heline illahay umusan wayin amni buxa anagu nagu egaya marka wax iskulahar nimcada Allah ugu shukri wad iska caqli gaban tihin hadad tihin shacabka rer awdale from boorame I come from dhul udug🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@nawalita8416 жыл бұрын
14 October is black day 😭
@mehmednazri86076 жыл бұрын
adaa ka udgoon maaankiyo ubaxa hodan mursal iskuwaara gacalayaal🔥🔥
@yaristagalangal22075 ай бұрын
Illahy ha unaxariisto Asma saban
@marwansamadoon87645 жыл бұрын
Magaca ashqaraar halked ka keenten meheradayada ayaa la yidhaahdaaye
Isku waara andid mnsha allah waad isku qurux badantiin wana isku soo samirteen runti jcly midho dhalay ayaa tihin cadawgiin ha jabo khadrana ha u joojinin
@oo-cw9pj6 жыл бұрын
Waaw Beeroof iyo Hodan🌷🌷🌷🌷🌷😍😍😍
@لاتحزناناللهمعنا-ق6ق6 жыл бұрын
Woooooow best song
@aliabdi62245 жыл бұрын
hodan aragagu waa abshiro indhii ku arka ax ax libaax yare weyi wlhi dhasha maxamed cas guul 💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎
@hanasaed20206 жыл бұрын
Hodaney aragagu wa abshiro indhihii ku arka ayaan badan🌷⚘❤
"Xishood uguba" miyu yidhi kkkk ma gabadh ba isgu.
@loveisakiller77116 жыл бұрын
afsomaliga inyarbad ka taqana mala xishood uguba nin aan waxba sheegan karin oo xishonaya wxna ku cusubyihin weye kor isu soo qaad wll 😂😂😂
@sarahussein58726 жыл бұрын
@@loveisakiller7711 😁😁😁miyaa adiga ku leh. Fahmay
@ahmedisse39716 жыл бұрын
"Xishood ugub baa afkayga xiroo"😂 Abwaanka inanka erayadaas u dhiibay miyuusan fahamsanaynba micnaha Af Soomaaliga iyo sida erayada loo kala leeyahay! Aad baan ooga xumahay sida ay u liicday murtidii maanta oo ay xikmaddii u yaraatay.😅