DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW 2018 HD

  Рет қаралды 1,661,240

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Mursal MUUSE IYO HODAN ABDIRAHMAN
DAREEN MILICSIGA
BOORAMA LIVE SHOW 2018
Hawraar Music

Пікірлер: 1 100
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 6 жыл бұрын
Inta ilahay jecel liketa ii saara
@abdalesiciid5802
@abdalesiciid5802 5 жыл бұрын
hodancabdiraxmaanguusha marin keeda haybso
@hamdamohamedismail2818
@hamdamohamedismail2818 4 жыл бұрын
Intasad like ku raadsata
@zahrahagi1155
@zahrahagi1155 6 жыл бұрын
Comments ka hadaa usoo gashe xanta fresh ka inaa aqriso wakugu fahme isku team anahee like ta haila dhafin🤣🤣👍 #team_xan
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 жыл бұрын
wad igu fahanty😂😂😂😂
@monniehiiz8190
@monniehiiz8190 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 6 жыл бұрын
Zahra Hagi Hhhhh waan kugu dhajiyay
@sucdixasanaxmed104
@sucdixasanaxmed104 6 жыл бұрын
Wwwww wax kale
@inantareerka1103
@inantareerka1103 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wax waalan😂😂😂
@ahmedsakimustafe8054
@ahmedsakimustafe8054 2 жыл бұрын
Heesta gabar aanu ilmaadeer nahay baa iisoo dirtay bilo kahor maanta ayaan KZbin ku arkay waa hees dhaaftay❤
@انزلنورشرط
@انزلنورشرط 4 ай бұрын
18may2024 baan dhagesanya😭😂 lamanahan jecliya allow isku parakeyy 😭♾️💋
@abdirahmanabdiaden
@abdirahmanabdiaden 4 ай бұрын
19/may 2024 00:45 qof kaaga dambeyey maxaad ugu ducayn lahayd?!!!
@انزلنورشرط
@انزلنورشرط 4 ай бұрын
@@abdirahmanabdiaden kuma garanayo but rabi baa og marxlda ku sugan thy wll mcn wax walpah rajenysah rabi hku rumeyo wxana ku rajenaya farxad aan dhamad laheyn io cavimad❤️❤️
@sumayasiman315
@sumayasiman315 6 жыл бұрын
Hodan cadi maha mursal labiiska iyo isteylka ayeyba kadhistaaaay Masha Allah cape going farxad wacan silimo wey beylaheysay xajikedaaa mid ka wanagsan insha Allah hunno
@mouminahassan8660
@mouminahassan8660 2 жыл бұрын
Side galileo
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
amiiin amiiiin illlhy muruuga ma tuso gaabdh kasto oo somaliyeed
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Farxad kuwaara hodan quruxeey lkn saan xanuunwaaye qalbiga alaha noqaboojiyo hadaanahay tiim bahwayn khadra farxad kuwaar mcaanto
@Dhooley..
@Dhooley.. 3 ай бұрын
2020 ayan dhageysan jiray anigo schooley ah maclinka school ka ayan jcl ku bilabay sii xaad dhaaf ayn u jclday wlh Lk wiligey uma shegan asna ima dareemin hadad iga danbeyso like dhac ku sii ..🤍🖐️❤️
@khadarIsmacil-rd4du
@khadarIsmacil-rd4du 7 ай бұрын
Waxna dhageysanyaaa 29/2/2024 malin khamiis qofkii iga danbeya like i love you all❤😢
@A.A.E93
@A.A.E93 5 ай бұрын
Sxb way is fureen Mursal iyo Hodan A.rahman.
@MUSTAFEAADAN-s2o
@MUSTAFEAADAN-s2o 2 күн бұрын
1:15/10/10/2024 caawa khamiisa ka simanahay xasuus
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 6 жыл бұрын
Horta ma waxu dhah gobey gobey mise aniga u maleyay Walahi khadro berka lagu dhuftay yaa ka war qaba naafa iney ku jirto mantay 😂😂
@kbsabna1533
@kbsabna1533 5 жыл бұрын
Sirta Nolasha channel Hahha
@nawaalmohamed6160
@nawaalmohamed6160 6 жыл бұрын
Qatro wlhi wn ula deremayaa xanunka Boqorada cod ka Qatro salimo💋💋👈
@noloshuwaabir6268
@noloshuwaabir6268 6 жыл бұрын
hodan markii ugu horeysey ay somaliland timi ayey tidhi Alaw yaanan dhiman anoo kuu dhixin ❤️❤️🙌🏻 naag nool iga dheh dream come true you know ❤️💯 #teamhodan✌🏻😘 haifo caashaqu ha nuuro❤️
@MohanAbdalla
@MohanAbdalla 3 ай бұрын
Marki igu horeysay aan heestan full ah dhageysto waye 4-july-2024 malin khamis ah sacadu tahay 1:49 daqiqo jooga dalka kenya xeryaha qaxotiga dhadhab ee hagadera wllhi jacayl kaygi hore ban so xusustay😢😢
@layladhalsanaag3060
@layladhalsanaag3060 3 жыл бұрын
Waa markii iigu horaysay een heestan degaysto sadex sano kadib markaysoo baxday 5 March 2021
@haboon1139
@haboon1139 6 жыл бұрын
horta mursal inuu furay khadra yaa og oo hubo haduu furay wlh nin raga mahan mursal naaagtiisa hore ilmahiisa hooyadod buu bahdilaya qalbiga ka jabinaya😭😭😭qaruurad buukaso qada nabiga mohamed scw dumarka dardaarankiisi udanbeeyay war hooy dumarka ilaaliya💖
@hibomuse1703
@hibomuse1703 6 жыл бұрын
Maxakamadey gayso wuu diidey inuu furo dhoofbuu kusugayaa
@najuubea276
@najuubea276 6 жыл бұрын
haboon 11 Lmmqqööm
@haboon1139
@haboon1139 6 жыл бұрын
hibo muse bisinka
@inaomareey9842
@inaomareey9842 6 жыл бұрын
Waa runtaa walhi nin ragaa maahaa mursal Gabadiisi hore inuu sidaa uu galo maaha
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 6 жыл бұрын
haboon 11 Am rasuulka hadalkisu ku dhaqma af binjaha herkisi uso burburiyay dhocishan xun ee ilkaha bdn sda bahalki uf dantiisa ma yaqaani
@ZekimohamudMohamed
@ZekimohamudMohamed Ай бұрын
2017 ayaan dhagaysan jiray anoo scholley ah ayaan jeclaaday macallimad maadada history ga ii dhigi
@ruunshaib280
@ruunshaib280 6 жыл бұрын
Khadra saliimo guul Inshallah Adiqa iyo Carurtada Hayw bixn khadra kuul
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Ай бұрын
Asma saban ale Haku naxaristo heestan daradeed ujecla videoyawga😢
@Binta-s
@Binta-s 6 жыл бұрын
Walaalaheeyoow maseer baa i haayo, hadaba daawadeeyda waa LIKE!! The more like the better I get. Somaalaay daawadeeyda gacaantiida eey ku jirtaa.👈🙏🏽
@DJFaanto2023
@DJFaanto2023 Жыл бұрын
Maxad Samaysayeen Awlaadaydii
@nimcomaxamed9653
@nimcomaxamed9653 3 жыл бұрын
2021 inta daawanysaa
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 жыл бұрын
Naarajiin macalaweeel ee kuubixisay mama MMS qof wax badan og waaye wlhi Tramp woo diiday faarax INK in la keeno Ameerica
@hamdixiis4596
@hamdixiis4596 6 жыл бұрын
Hawaaro jaceylka ❤️❤️❤️❤️🤞🏻🤞🏻 farxada dhankinah yaa lagah weynin yarabi farxad waarta mursal hodan 1love
@axlaamqaali9774
@axlaamqaali9774 Жыл бұрын
1111
@faadumocalicabdi-z7d
@faadumocalicabdi-z7d 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@samiamohamed440
@samiamohamed440 6 жыл бұрын
Hodan ninku iskaga jecldaye oo gurigiisa u dumeya ha ku mashuuqalin 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 habo hore u soc jaciilkina ha waaro
@mustaphemohjibaar6952
@mustaphemohjibaar6952 5 жыл бұрын
Heestan waan jeclahy Waayo waxay kahadlaysa 2qafoo isasugaayey inbadan xQiiq
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
manshaalllh jacaylku hawaro illlhy intiii aan is hururaayna haysku so dhaweeyo amiiin ❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 Жыл бұрын
Aamiin yaa raabi 😍
@makoahmed8294
@makoahmed8294 6 жыл бұрын
Masha Allah hoden is beatifull and younger conguradlation your marrage with Mursal good luck may Allah make your marrage happy ending with Mursal Allahuma aaamiiin 👍😜😇❤
@guuledyousof7826
@guuledyousof7826 6 жыл бұрын
Viva khadra sinimo cadawgaa u noolow waxaad tahy laf dhabarta fanka
@inacabdihaayir2518
@inacabdihaayir2518 6 жыл бұрын
Ilinta ayka tirayso Inta Ila aragtay Isoo booqda please
@chanelkazupaLeo
@chanelkazupaLeo 3 жыл бұрын
Ha
@SjsjsjsjzjjJJjjais
@SjsjsjsjzjjJJjjais 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@mohameddiiriyemohamedahmed5788
@mohameddiiriyemohamedahmed5788 5 күн бұрын
Labadii illhay isku qoray isma waayayaan ❤
@ifkahagi5712
@ifkahagi5712 6 жыл бұрын
Hodan ayadoo gabar ah buu jeclaay mursal wey ka guursatay aalto markuu soofurayna jacelkey dii hore bey u soonoqotay waxaasaa jacelkaa ah mursal waa fariid jclka dhabta ah madhamaado haduu toban nin kusoforo xita waa kuu diyar inta igu racsan lik
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
Sheeko isku toosin ogidaa, jacayl ma jiree mursal ayaa passport iyo lacag yar oo ay soo xamaalatay ka raadinaya
@monnamacow8623
@monnamacow8623 6 жыл бұрын
Alto kadib ninkee canuga udhashay baa aroosay
@ladancdy1218
@ladancdy1218 6 жыл бұрын
Sax H&M waligood bey is jclaayeen Guulesta leeyahy
@asmamohammed8369
@asmamohammed8369 6 жыл бұрын
Mnzhlllh jacal dhaba
@libax7498
@libax7498 6 жыл бұрын
Ifka Hagi hhhhh na bal ii waran
@HannaCraxmaan
@HannaCraxmaan Күн бұрын
10:31 subaxnimo 11/10/2024 october muqdisho 😢 heestan sxpkay uqada Mar walbo hee mcnow hee🥺🫂🫵 l miss you hudeifa daauud waa ku jecelahay waana ku jecelan doona ilaa dhamadka noloshayda 10:32👋😪
@khadragobaad1803
@khadragobaad1803 6 жыл бұрын
Markaan qiimeeyay khadra iyo hodan Hodan ayaan Ku haysta xaga reer magaalnimada iyo romantic ba yaa igu raacsanhay
@maryanxaji8541
@maryanxaji8541 6 жыл бұрын
Rumatic kama aha hadey jcyl taqan laba nin. Soma fureen
@khadragobaad1803
@khadragobaad1803 6 жыл бұрын
Si marka loo eego wxa kastaba waa qadar hadiii aaad si kasta aad jacaylka utaqaanid oo uu calafku kaa xumaado Dee odhan maysid jacaylbaan aqaanee eee wxad odhan warqada itaabsii
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 6 жыл бұрын
labada ninba waxeey uga tagtey jaceelka mursal waxeeyna isku dayday ineey iloowdo weyna u suuroobi weydey hadey heshay kii ey jecleed cadowga iyo xaasidiinta ishooda alha ka ilaaliyo amiiinnnnnnn
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Khadra Gobaad aniga kugu raacsan Hodan wa gabar dagan dabeecad iyo dulqaad iyo xishood Allah siiyay khadra was xoor xoor qayla badan mursal sidu u ekaa iyo sidu maanta yahay eeg😀 tankale wareysiyada khadra daawo wa dagaal faan iyo caro si kasto tahay inu xaq dhowra weeye ilmahiisa hooyadood xaajiyadiisa kowaad xita hadu labeesanaya
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Khadra Gobaad naag qayla badan nin jeclaanaya majirto aniga odaygega markan ku kaco isaga dhan wu murugooda wajigiisa ban ka garanaya markan ok isku nahaynaw nuurkiisa baxa 😀😀😀
@horweyngeel
@horweyngeel 6 жыл бұрын
Khadra salimo anigaa guursanaya numberkeeda iisoo sheega Walee khadra nin helay waa johorada aduunka helay muxuu mursal orgi ka yaqaan dumar hadon waa laga wasayaa wlhi like iisaara dhamaan inta yurub tahariibta ku gashay iyo inta wadankii joogtaba wad salaamantihiin
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 6 жыл бұрын
jaceylku ha waro dad ku mashquula loma bahanee hore ba lo socon
@alishabae1312
@alishabae1312 6 жыл бұрын
AR ninaaa sidaan lee miya 🤔🤔
@canabcabdullah8743
@canabcabdullah8743 6 жыл бұрын
hodan Iyo hoyaded aamino Masha Allah Wadan walbo Hees wey uqaaden Wana jeclhy qofka wadanun udhalan Hees uqado oo iskugu siman yihiin wadamada dhanbo Masha Allah noolow abyo cadowgaga cagta kahos taa waxaa usii dher hadii logafo hodan maahan dadka video in aay iskaso duuban oo dadka kudhaga hadlo howshedaley wadata😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@farhiyoosman6285
@farhiyoosman6285 Жыл бұрын
P😮
@samatarmahamud9048
@samatarmahamud9048 Ай бұрын
Allaha unaxaristo asma saban way dhimatay 😢😢 wxn dawanaya heestan cawo oo ay ku began thy tariikhdo 01:50/29/08/2024 meshan kadawa naayo waa Garmalka gar ahan Offenburg
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 6 жыл бұрын
Inti dhimatay alah u naxristo waxab lagma qaban karo 😂😂
@emmavlogs8710
@emmavlogs8710 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk waa iiga qosliisay Kkkk love cabudwaqo
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 6 жыл бұрын
Qurux waa Gacan hena channel 1 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@bosteyomohammad368
@bosteyomohammad368 6 жыл бұрын
Qurux waa Gacan hena channel 1 kkkkkkkkk sax wey dhacday nagta ninkii af Cade ahhhhhh
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 6 жыл бұрын
Fartun Mohammad Haa Walahi sister subscribe isar madam ka qoslisyay 😂😂KZbin kega 😘❤️
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 6 жыл бұрын
Hoyosalma Adan Hurre dumarka nagta lala gursday waxey dhahan alah u naxristo 😂😂 subscribe isar abayo 😘😘
@nuraali7610
@nuraali7610 6 жыл бұрын
Dadow ma arqeys ninka micrafonka haysta miyu walan yahay mmmm
@brotherking8909
@brotherking8909 6 жыл бұрын
Hodan ilaahay cimrigaaga iyo caafimaadkab Ha kuu daayo Aaamiin Aaamiin
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 6 жыл бұрын
GuuriGa show Gaa Ah Maa Waroo EE Halaa XiishoDo plss
@khadraqalanjo4736
@khadraqalanjo4736 6 жыл бұрын
Muga iney ninka dhaxgasho wax waryara igu dhimane day hee arkìi nin ahaa wa calooshis lacayaar walee qalbigayga nin mahibeeyo
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
kkkkkk naag nool dhididka saa looga tira idishay best love
@ruwaydabarkhad9976
@ruwaydabarkhad9976 6 жыл бұрын
Mar horee aya sidaa dhidhidka loga soo tiray saxib oo waliba dhig Iyo dheecanba loo qubay ha isku xishooto nagta walaan
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
+ruwayda barkhad naag nin naag uga dabtagtay markidi horay lunsanayd waayo nin naag leh iyo caruur maxay buuqisa ku falyso garanba waayey naaga qaar damirka ka dhintay waxa raban iska guursadaan aqak aqal uma duma layidhi
@sharmamoha6502
@sharmamoha6502 4 жыл бұрын
Nabsiga Ilmahaaga Waad Helin Wax Doolar Kuu Sheegi Maayo Khadro Nac Laakiin 3hablood Cidla Hawga Tagin Hodan Way Tagin 2ba Sanay Maqnaan Ogow Adaa Oohin Ku Danbayn Ogow
@abdulkadirhashi6146
@abdulkadirhashi6146 6 жыл бұрын
run ahaantii lamaana isdoortoo kamiradhaliyay jacaylkoodii soo jireenka ahaa ayaa tihiin ee noolaada waligiin inta nolali jirto xaasidkana ishooda allaha idin ka qabto
@wasodoontowaasaayewalashii4060
@wasodoontowaasaayewalashii4060 6 жыл бұрын
inta hodan dhididka ka binayso mursal why malaa 30jeer wan ku ceshaday markan dawanayo why jacaylkan beerka ixanuuuna waayo anigu ninkan jecelaa ee aan guursaday wuu ifuray walina aniga aqligaaga kama bixin❤❤ lkn hadyada qudhee ee aan ku xasuustaa waa inankayga😢😢😢😢😢😓😓
@guledabdiqadir1956
@guledabdiqadir1956 Жыл бұрын
Mxd wax jeclaan magac qudhuna ayaa meeshan kuugu qoran wll waxn iska masax oo magac hagaagsan ku qoro
@faisason4582
@faisason4582 4 жыл бұрын
Qiiradii meeshaa ka dhacday aniga un ba ka maqna ya iga dambeya 7/7/2020
@asmarchannel4428
@asmarchannel4428 6 жыл бұрын
Wooow lamanaha qarniga hadad ka heshay hayla dhaafin like taa
@hamdaapdikarem9138
@hamdaapdikarem9138 6 жыл бұрын
Ree burco wxy 2da isguursada ugu duceeyaan ilaahoow hodan a/rahman ha idinku salidin 😂😂😂😂 ilka boqolay
@munitamunita5845
@munitamunita5845 6 жыл бұрын
Mursal Qatar ayuuuu nqdy Yaaa ila arky. Miskiinti yareed e hodan wuu qoray hhhhhh wr ninku cadi mha
@MursalBille
@MursalBille 9 ай бұрын
Aniga magacaygu waa mursal xaaskaygana waxaa la dhahaa hodan xaqiiqdii heestani inay aniga iyo hodan tayda ka hadaly baad moodaa
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 6 жыл бұрын
Team hodan 1 team khadra 1ciyartu wa baraajo inta labada dhinac Kala wadata liketa ha ila dhaafine
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 6 жыл бұрын
Belo #team idiin noqotay bal aduunku inuu halaabay waxaad arkaysaa nin wayno leh #Team-ka hebla bn ahay
@ayaannuurka9396
@ayaannuurka9396 6 жыл бұрын
Hawaaro jaceylku Mursal Iyo Hodan 😍😍😍😍
@nasriennour2042
@nasriennour2042 6 жыл бұрын
Masha allag alle isha cadawga haydinka qabto qurux miidhan bad tihiiin 😍😘😍😘😍
@tayasiircaydiid803
@tayasiircaydiid803 6 жыл бұрын
Guur maaha kani waa qabyaalad cad Sorry khadraay samir qaado bakhtiga iyo fuudkaba waa la qubaaye
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 6 жыл бұрын
dee mid tokeeda uun ku fadhiisi waa esy maxaad niicniiicccda uun la heysaan
@farhiyajama8470
@farhiyajama8470 6 жыл бұрын
Hurey u socda waxaasa jeceella
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 6 жыл бұрын
dhibaato ma jirto aroos ha loo sameeyo inaadeerkeed ha loo dhiso waa esy
@hothanapdirahman1535
@hothanapdirahman1535 4 жыл бұрын
QabiiL ma Yaqaano dookhu edo hodanba hore hore kuguh zheegty
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
@@hothanapdirahman1535 kkkkk🐷🐷🐷
@nashaadsaxane0222
@nashaadsaxane0222 6 жыл бұрын
Team masayrleey away ilahy ninkii labo gabdhood isu maraa shatii laekada suqa laga waaayo.....aaamin ya rabii
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 6 жыл бұрын
Ilaahow naag sida hodan dhididka iga masaxda ii sahal 🤣🙏🏼
@bushrobarqdle4476
@bushrobarqdle4476 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh waaa iga qosal sii say wlhi
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 жыл бұрын
Aaamiin amiin Boorama u doono halkaasay gabdho jacaylka wax ka yaqaan joogaan
@dekadegan2551
@dekadegan2551 6 жыл бұрын
kayse said hhhhhhh taaada waydii bal hamay wax ka daran kuso wadaaa 😂😂😂
@amalitamondela8912
@amalitamondela8912 6 жыл бұрын
Wad helysaa insha Allah wllo usamir lee😂
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 6 жыл бұрын
faiza Boorama saasay tagaysa inan boorame tago
@nickmic3728
@nickmic3728 5 жыл бұрын
Mursal iyo Hodan samaroon jacaylkooda Waa daacad jacaylka ha waaro, Waa isku soo baxaayan weligoodna isjeclaayayeen jacaylka dhabta ah ha waaro
@ahmedlivrpool39
@ahmedlivrpool39 6 жыл бұрын
mansha allah waxs jeceyla anigu waligii ba wan la raby inay nolosha wad qatan
@maryamaabdirahman1802
@maryamaabdirahman1802 6 жыл бұрын
Aad iyo aad waxaan jeclay in ay noloshaa wada qatan waligeyba waxaaan isla jeclaaaa hodan iyo mursal alle haduu isku kiiin calfay allow isku kiina day aami aamin Nolosha quruxda badan eed wada gasheen ( leysma gaaree maxaa leysla godahayaaa) geenyadii dumar weeyaan quruxda rabi siiyey miyaad u quuri weyseen maseyr ha idin dilo Nolosheyda waxaaan jeclay hodan waana tageraaa sidookale mursal Sheeko layaaab leh Anigoo yar oo ciyaal ah masane dhigta dugsi quraaan ayaaan waxaan arkay kow markii aysoo baxayeeen musral muuse iyo asma markaas baaan arkay khadra oo agfadhida mana lala garaney walashey ayaa ii kala sheegtay markaaas bey idhahday nagtan mursal baa qaba Waxaan dhahay matan agah Asmaa laqaatay hhh markaasbey idhahday ahmed wali ayaa qaba markaasbaan dhahay yaaa ukala badala anigooo yar bey halkaaa iga mareysay meeel islama galaaaan iidorka maseyrku dilay meeel fariista dee
@suhurkadar460
@suhurkadar460 4 жыл бұрын
Waaaa samaron iyo intii UU nacmalsay 😱😱😱😱😱😱😱😱
@zakiwabijacayl544
@zakiwabijacayl544 6 жыл бұрын
Alla kudiloo ku dooori khadara silimobaad ka eryatay
@asmitaahmed241
@asmitaahmed241 Жыл бұрын
Msha Allah beulatif family my dhiigagii samaron Sacida faraxada igunolow
@sakariyesaed7183
@sakariyesaed7183 4 жыл бұрын
commka hadad usoo gashay inaad eegto xanta fresh ka ah 😂😂 wan ka fahmee liketa ha ila dhaafin
@maxmdbarsigo9218
@maxmdbarsigo9218 6 жыл бұрын
Yaaa slam borame wleeee hablo qalanjoooyin ah baaa ku noool Mnsha allah
@MohamedAhmed-ui7cg
@MohamedAhmed-ui7cg 6 жыл бұрын
haa usoo doono lgu hyaaa
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Khadray gobad tahe mar kale &nolol qurux badan ku rajayna nasib wacan hno idina labadina safar dher bad bilawden bal hormar wacan yuuska un iska daya khadra mid wacano ilmaha aba kugu noqda adna ku dhawra rabi kaga barinaya labada rer halo kala duceyo un war un lama wadaye
@abdirahmanabdi2016
@abdirahmanabdi2016 6 жыл бұрын
ما شاء الله اللهم بارك ❤️️.....Viva khadr sinimo long life inshallah indr .......😘😘😘😘😘😘😘
@abdirahmanabdi2016
@abdirahmanabdi2016 6 жыл бұрын
ما شاء الله اللهم بارك ❤️️.........what makes everyone angers is the litte Angeles he left with khadra and the way he baise he's cousin and in the mean time this lady alwayse discredits with khadar sinimo ever since she meet mursal
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 6 жыл бұрын
Ala ciil badana yaa dhagax ku dilaaa naagtan walhi uuf ilahayoow i tus hodan oo laga tagay caloosha iga xanuunsyaa dumaroow rag isku halayn malaha dumarkuna waxba iskuma ogala
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 6 жыл бұрын
Aad iyo aad wlh qof garasha dheer leh baa tahay 👌👌👌👍👍👍👍👏👏👏
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan wa sidaaa hpptiii warkiiba adigaa soo xidhay
@zakiyahassanmaxamed-wf3vd
@zakiyahassanmaxamed-wf3vd Жыл бұрын
Imtixan jeceyl klsoni io samir dadkan ba soomaray😢❤❤❤
@amiindigitalistudios7419
@amiindigitalistudios7419 6 жыл бұрын
Lamaanha qarniga mnch allH ilhy ha idndaayoH Cadowgn ha japo
@aishacali607
@aishacali607 Жыл бұрын
Reer masha alah jacaylkooda sharia ookle
@rahmahappyabdinoorrahmahap2424
@rahmahappyabdinoorrahmahap2424 6 жыл бұрын
Jecliyaa naag ninkeeda sidaas u tirtirata sidaas ku wad waligaa ku nici maayo khadro yeelkadeed hodaney wan ku aminsanahy ❤️❤️❤️❤️
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 6 жыл бұрын
Af uryaal dacay biijo iyo hodon ilko boqoley nabsigu wu ku heya wle gabadha walasha nabsigeda mar un wukugu so maqan yahay ogow ha dherado mise ha dhawado Maya #jaceel_furin dhala muji awged inta taagerta khadra qalbi qurux like hala modina
@DeNazzir
@DeNazzir 6 жыл бұрын
Wow say dhididka uga tirayso isoo jidatayba ilhow waxna jecel hNo wayin 😭
@ibrahimmohamud756
@ibrahimmohamud756 6 жыл бұрын
Amiin ya rbi
@suoudinur8833
@suoudinur8833 6 жыл бұрын
Waxaa la dhahaa acting wllo, aflaanta ma daawatid miyaa haha
@abdirizackosman6403
@abdirizackosman6403 6 жыл бұрын
Ameen
@monnamacow8623
@monnamacow8623 6 жыл бұрын
Saa uraadaye dhididka tireso mba arkee aaway
@naruuroclaahi1270
@naruuroclaahi1270 6 жыл бұрын
Ameen alle inooma waayo
@amaalasad4063
@amaalasad4063 6 жыл бұрын
Ilakaha mey iska xirto
@لاتحزناناللهمعنا-ق6ق
@لاتحزناناللهمعنا-ق6ق 6 жыл бұрын
Hodon yar hodontayda caashaqa ❤❤❤❤ waxatahay qof jacylka waxkayaqaan clyk yaaqi
@wardacabdi9333
@wardacabdi9333 4 жыл бұрын
M.all wllo ilaahy ha isku kiin daayo
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
Reer Borama are so Romantic
@mrd4205
@mrd4205 2 жыл бұрын
😂😂😂
@asmaa.rahman4327
@asmaa.rahman4327 5 жыл бұрын
Oh khadra sabir abaayo dhaxda dhuuqso wlhi anaa kula masersan shiid hadaan jogi lahaa waaba kuu qaniini lahaa naagtaan
@shaimamohamed4540
@shaimamohamed4540 6 жыл бұрын
Isha bini adamka ilahay ha idinka haayo love you hodan❤❤
@shukriyamohamed453
@shukriyamohamed453 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ axsan yaaa jacaylooow alow iidhowr jecliyaaa jacaylka ay isu qabaaan
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 6 жыл бұрын
.mncha Allah wada nold intii dawaneysaa 2024 like igu qabo and the other
@ducaysanahmed1612
@ducaysanahmed1612 6 жыл бұрын
ilko dheer wligeef dalka kuma soo noqon iyado khayr wada
@fAbz-bn3ls
@fAbz-bn3ls 6 жыл бұрын
Reer boorama waa reer magaal isnacy ilbax iga dheh naago waalwaaln oo dharka dhigta bal kafiiriya ku dayashaa mudantihiin love from xamar cadeey boorama the land of ilbaxnimo iyo daganaan wlhi reer hargeisa waligiinba garbasaar tuura wakaas mursal lahysto almuhiim waxba iskuma hysaane kudayda reer boorama team hodan abdirahman naagtii ninkeda hysan wayso waloo hynaa 😂
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
Dhilo hargeisa iyo borama waxba kaama saara, xalane orod ku xoqo qabxad sanweynta koonfureed
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
Maadaa asturaan iyo dhar yaqaan amisom ayaaba xalane idinka buuxsatee
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 6 жыл бұрын
horta waa mahdsan tahay mida kale waxaad tahay qof fiira dheer hargeysa waxaa yaalo wax faan ladhaho dadkaan ka fiicanahay ,,, dadkaan dilnaa ,,, anagaa ugu aqli badan angaa ugu qurux badan anagaa ugu waxaagsan anagaa,,,anagaa,,,, anagaaa;;;; calaa kuli xaal qof is faanshey waa ri isnuugtey cidi kuma heysato hadeey fanaan iyo hadii kalaba waalaga aamusaa hal heesna waa lagu karbashaa markaasey cabadka ka dhamaadaa
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 6 жыл бұрын
Hargaysa way qAlbi fiican tahay ee iska dhaafa heesta khadra waa hees wanaag uun ka hadlaysa marna kumaan ahayn mursalna isagaa hees uu uuridiisa shisheeye ku tilmaamay soo heesay laakiin khadra waxay kaga baxday sharaf Intii ilaahay isu qoray uun baa wada joogi inkasta oon raacsanahay Khadra iyo wanaageeda aanu iga maqnayn jacaylka waa haduu daacad yahay hadal wuxuu ku dhan yahay qadarkasta ilaahay ayaa iska leh
@honeylove4100
@honeylove4100 6 жыл бұрын
Zuzu Absz waxaad iloowdey in ay ka qurux badan yihiin rag iyo dumarba masha allaah am team Hodan & Mursal jacylku hawaaro waa saas nagtii faraxeeda haysan wayda waalo haya😃🤣
@ShaaficiYare-nz8wq
@ShaaficiYare-nz8wq Жыл бұрын
Abwan kii heestan sameeyay wa uu sirkhan sanaa
@habonrashid3849
@habonrashid3849 Жыл бұрын
Xasusu gara ayay itahay hestani z maar❤
@nimanmaabdillahi2888
@nimanmaabdillahi2888 Жыл бұрын
Merci cousine et cousin
@muslimamuaminah3945
@muslimamuaminah3945 6 жыл бұрын
Axmed Cali cigaalka 2 halaga dhamaado soomaali mar yoolay
@alimdooh8539
@alimdooh8539 6 жыл бұрын
Waxba ka dhacay jacaylku Haa waro..Somalidu badana waa dad nacayb la ku soo gorshay...adeer la qabso nolosha hore uu socod ka
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 6 жыл бұрын
*#Hothan** Abdirahmaan Ayaan Wataa Anigu* *Hawaaro **#Jacaylka** Ilmaadeeray Sani* 😂😂😂❤💙💋💪👀
@SaluumHashi
@SaluumHashi 4 жыл бұрын
Xaasid baad tahay 😂😂
@israsagal
@israsagal Жыл бұрын
Hodan hoyaded manta ayay dhimatay amina c lahi alaha unxaristo
@zhaaficitalazam3215
@zhaaficitalazam3215 6 жыл бұрын
I'm Booramawi
@chanelkazupaLeo
@chanelkazupaLeo 3 жыл бұрын
Dhaaro
@munaqalimunaqali362
@munaqalimunaqali362 6 жыл бұрын
jaariyadii khadra xayd bal daawada caawa maxay leeyiin
@amaljokar8338
@amaljokar8338 6 жыл бұрын
Team hodan hdaa thy like ii saaro
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 6 жыл бұрын
Daawadayasha #teams-ka bn ahay kkk
@MustafeOsmar
@MustafeOsmar 6 жыл бұрын
Bhjjihbnbm nkkiikmoļujjjkk Bhhjjkkkh oinnnkjkj pvbl o g,/```《¡¿♥.( ^juuuJjjnnmñ jjjjjpppkm.y
@hanicadeysomalia7003
@hanicadeysomalia7003 6 жыл бұрын
Labadaaan ayagaaba leyskugu tela galey heestaan 3 sano ka horey warkooda soo afjereen halaga dhamaado 4 aa u banaan ninka raga ah
@xabiibunajaar1894
@xabiibunajaar1894 5 жыл бұрын
I am not a real family but my gabooye people insha allaah you will free future
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
TOLOW HODAN MAXAY USOO FEEDHAN WEYDAY TIMIHII QURUXDA BADNAA, IYADAABAD MOODAA INAY HINAASTAY
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 6 жыл бұрын
Hawaaro jacaylka samaroonku ICH KOMME OUS NORWEY OSLO
@hodancali304
@hodancali304 6 жыл бұрын
Waxaasaa jacayl ah
@luulkasim702
@luulkasim702 6 жыл бұрын
Hodan ma xamilaaa ya igu racsan
@asmaladan4535
@asmaladan4535 6 жыл бұрын
Ha
@rabiicdiaby9167
@rabiicdiaby9167 6 жыл бұрын
Xaamilo xaa ladhahaa wll hduupa guursadaye xamilo noqon ogaa na hdey upadato waa walac kkkkkk
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 жыл бұрын
luul kismayo kasim haaa uur bay leedahay waad il dheertahay uur la arkayo ma leh waa bilow uurkeedu ilaa 5bilood
@zulthankhadar520
@zulthankhadar520 6 жыл бұрын
luul kismayo kasim indheer garad. The way she dancing ban ka gartay iyo siday kolpa diraca uga ilalinayso. Ahahahahahahahah
@mursalmuusecabdullaahi9344
@mursalmuusecabdullaahi9344 6 жыл бұрын
Mursal ayaa xanuun bdn haayey iyaantaan ayuu naag LA aan ahaay wuu ubuuxi caloosha
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 5 жыл бұрын
Naagaha qaaar maseer nin la ana ayaa haya haday arkan dad is jcl horay ka maseerayan🤣sidiii khadra silimo ayad wada fulxuntihin🤣balayo idin aragtaye hanaga cayuumina lamanahan❤💑
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
naa abuurta raabii waxba hakaaa shiigiiin sharmuto yaahay qabyaalad ayaa ku rixaaysa lakiiin illlhy wuu ku waydiiinay maliinta qiyaaame dhiilo uraysa oo bilaa caqliyaa ayaad tahay oo jahiilaad ah waliiba uf edeeb maliihiiide xisho
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 Жыл бұрын
3years kadib waan qoslay. Beynallah
@daadiramiin8383
@daadiramiin8383 6 жыл бұрын
#Mursal Abti halkii alle kuguma celiyo ☝😂 Bartaada kagahaay hawsha hasocoto🔊☝😂😂 Hodan Xabadkeeda waxa kalulmaa hadaa fahantay Like Iisaar👈😂😂😂😂
@wisilchannel7914
@wisilchannel7914 6 жыл бұрын
Nin rag ah iga dheh mursal Nin nimadiisa iyo kartidiisuu kuhantay jacaylkisa qadro inuu furayna lama hubee war yuuna idinka tagin' inta igu raacsan like
JACEYL QASAB KUMA HAGAAGO HODAN ABDIRAXMAN  LIVE SHOW BOORAMA 2018
7:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 142 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 35 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
YURUB GEENYO IYO CABDIFATAAX BURCAAWI AXDI DHIGASHO NEW VIDEO 2018 HD
12:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 257 М.
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo | LAHASHO | Official Video HD
7:20
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ubax - Hees Cusub : Mursal Muuse Cumar - 2016
9:11
FANSOOR MUSIC HD
Рет қаралды 98 М.
MURSAL IYO HODAN | QALBI AAD MULKIDAY | OFFICIAL VIDEO 2018
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,8 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 342 М.
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Maanka 2015 Hamda Queen & Mursal Musa, Directed by Ibrahim Eagle
4:53
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 1,3 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН