Beesha Axmed Faarax Ee habarjeclo oo Baqdin Awgeed Dhulbahante Geel Ugu Wareejiyay

  Рет қаралды 2,299

Kalcas TV

Kalcas TV

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 4 ай бұрын
Mansha allaah absolutely waa gobanimo waa talaabo geesinimo leh runtii ku dayasho mudan oo muslinimo iyo dhalayto iyo xididnimo iyo dhaqanka wanaagsan ku aroorta kuna salaysan maskaxda fayow ee cafimaadka qabta waa guul iyo geesinimo ee maha baqdin iyo wax la mid ah axmed farax rag geed labka habar jeclo weeye waa rag yaqaan waa alle yaqaan abtiyashay waxaan leeyahay if iyo akhriba liibana guul iyo gobanimo axmed farax cabdilale geesiyada habar jeclo ✊💯✊👌🎖️👌
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 ай бұрын
Ma Reer hagar oo dhalfo la dhacan ayay ka baqeen.
@husseinosman7912
@husseinosman7912 4 ай бұрын
Wa runta way baqeen o Alaah by kabaqeen
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 4 ай бұрын
Ilaahayba kama baqaan ictisaame darood bay ka baqanoo adoomo uyihiin
@yuusufmj2931
@yuusufmj2931 4 ай бұрын
Axmed faarax way baqeen
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 4 ай бұрын
Waa ku saxsan yihiin inay iska celiyaan xoolaha dad kale leeyihiin. Adigu waxaad doonto ku sheeg laakiin waa wanaag ay muujiyeen beeshaasi.
@goojacade4325
@goojacade4325 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 4 ай бұрын
Maxaa biqis keenay waa dad ilaahay deriska dhigay xasarada muuse juudaan socon wayday
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
ILAAHAY KA YAAB OO UMADDA ISKU SOO DHOWAATEY OO AHALKA AH HAKALA IRDHAYN IBLIISNA MAKARAFOON HA U NOQON HADDEY UMADDAANLA KALA IRDHEEYEY HESHIIYAAN OO DANAHOODA KA TASHADAAN MAXAA KU JABAN ADIGUSE DIRA DIRAHA IYO CUNFIGA MAXAAD KA FAA'IIDEYSAA ?WAXBA CADOWGOODA INEY UMADDAA DHULKA ALLAAH KU WADA ABUURAY INEY GARTAAN OO AY DANAHOODA KA HESHIIYAAN IGEY DANTOODA TAHAY!!!!❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@XARRAGO
@XARRAGO 4 ай бұрын
Maysan biqin lkn waa islaam nimada, dadnimada, dhaqanka iyo wada dhalashada, ilaa Ilma Nabi Adam waa lays dilayey lkn marna maaha in laga tago dadnimada
@ubax3018
@ubax3018 4 ай бұрын
Gobonimada xaqa dadow lagu celiyo baqdin maa utaqaan hadaa awood leedahay sidee lagaaga qaadey
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 4 ай бұрын
Dadku waa dad muslim ah ,wada dhashay nabad iyo colaad midna ku kala tagayn ficil tusaale mudan baad samayseen. Kollay dhulbahante sidaad ugu listeen idinkuma hambaynayo. Waxan sugi doonaa waxay kaga soo falceliyaan. Cidda wanaagga bilowda ayaa khayr badan.
@alijaamac2952
@alijaamac2952 4 ай бұрын
Gobonimo weeye baqdin maaha
@farahismail9445
@farahismail9445 4 ай бұрын
Geela goormaa lasoo qaaday, mudo intee le,eg ayuu gacanteena ku jiray.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 4 ай бұрын
Waa talaabo fiican dhaqanka fiican idinkuu dan idiin yahay ....in booli dad laga soo furfuro macnuhu waa in ay idinku jiraan budhcad colaad raba
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 4 ай бұрын
Qoladan axmed cabdilee in ictisaam noqday fulaynimo ayay waxaasi ka tahay
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 4 ай бұрын
gob iyo gonanimo
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 33 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3 МЛН
Gabooye ma Dallad baa, mise waa Qabiil?. Muran cusub
23:34
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 18 М.
Beesha Axmed Faarax
5:31
beesha Surre
Рет қаралды 499
CILMI YARAANTA COLDOON HAKU DAGMIN
22:04
Suna Media
Рет қаралды 3,1 М.
Daawo Caleema saarka Boqorka Beesha Axmed  Faarax biciide
8:06
Weriye farax buurburte
Рет қаралды 734
Taarikhda  habarjaclo iyo dhulbahante iyo dagaalkii qaara wayne
26:25
Weriye Guuleed
Рет қаралды 59 М.
1/2 Karti iyo hufnaan | R/W Cabdirisaaq Xaaji Xuseen | Wareysi Jangeli
40:09
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 3,2 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН