Beesha gaaljecel oo ah qabiilkii ugu horeeyey ee bilaabay Macawiisleyda ogow sababta

  Рет қаралды 13,806

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Жыл бұрын

Beesha gaaljecel oo ah qabiilkii ugu horeeyey ee bilaabay Macawiisleyda ogow sababta

Пікірлер: 38
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 Жыл бұрын
Waxan kaaga mahadcelina Cali xaraare si dhabta ee ad ugu hadashay mida dhaqanka iyo tan qabiilba inaa xog ogaaltahay dadka qaar ma oga lkn sidaa arinkaa uga hadashay wlh wa wasax 2bada ugasna wayjirtaa mahadsanid
@Hafsoosman4545
@Hafsoosman4545 Жыл бұрын
taarikh sax haya ninkan legend wye
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 Жыл бұрын
1992 waxaa balidoogle airport heystey gaaljecel, waxay ahaayeen dad fiican, Alshabaab iyo eeleey baa utashteen, somalia 2 dowlad baa kajirtaa,wariyahan Cali xaraare wa wariye la aamini karo
@nuur5536
@nuur5536 4 ай бұрын
Taariikhyahn ❤
@lulhaji5553
@lulhaji5553 Жыл бұрын
Maasha Allah
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
CALI HARARE 🎤 IYO BADRI MUSE FARAX 🎤 SALAN SARE 👋🎤 BARNAMIJKA SOMALI AMERICAN TV KA HADLIDA ARIMAHA DULMIGA DADKA DANYARTA IYO GARAB ISTAGA BULSHADA SOMALIYED 🇸🇴 🎤✔️👍
@moqaasim
@moqaasim 6 ай бұрын
War ninka xog ogaaaal Sanaa waxaaa iga gadan xaqiiqda dhabta ahi mesha taalo siduuu u haleeyay mahadsanid Cali haraare
@aminayusuf8794
@aminayusuf8794 Жыл бұрын
Waxaa u dawlad alshabab ilaahey ha dul qaado waan ka xumahey dad somalia ahi ay wllahod sidas u gumeystan ilaahey umada ha kawabto
@BURCO123
@BURCO123 Жыл бұрын
Cali badri yasiñ w salamaya
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv Ай бұрын
Wadku mahadsan tihiin tariikhda ad sojedisen
@xamdushqurux
@xamdushqurux 4 ай бұрын
Ala aderkey ugas cabdulahi mad shegte
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Жыл бұрын
Wuxu yidhi:- Shaki ma leh in ay laba shabaab wada shaqeeyaan.
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv Ай бұрын
Aniga ayaa kudhashy yakhbariweyne
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 Жыл бұрын
Cali qurunle waa kula socdaan inta caqliga leh
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
NUUR SAQAJAAN CAWAANYAHAY XAGEE CAQLIGA IDIIN YAALAA MA RUNTAAD HIR ISTAAGI KARTAA DULIYAHOW EDEB YEELO
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 11 ай бұрын
wlhi xaqiiqda ayu ka hadlay ali abdi xarare
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
KGS MA LAHAN MADAXWEYNE KU XIGEEN TAN IYO MALINTI LA AAS AASAY KGS Maxaa Sababey Arinta......?
@Moabdi35
@Moabdi35 Ай бұрын
Sababta waxaa waaye madaxwayne ku x/geen waxaa u qalma digil in ay qaataan balse uma ogola
@caroedegcryptotrading6206
@caroedegcryptotrading6206 Жыл бұрын
War ninkii bidaarta lahaa miyaa mise anaa qaldan lol
@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed
@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed 11 ай бұрын
alshabab waa u dulmiyay gaaljecel lkn waa waa uu ka argudan doona gaaljecel masahlana shababow malinkaga ku qaban doona
@mohamedabukar9561
@mohamedabukar9561 Жыл бұрын
Cali qamriga miyaad iska badisay 2016 guulane ayeey ka dagalama yen nin kii bilabay xitaa umada oo dhan ayaa yaqaan manta wuu naga hoseyaa ale ha'u naxariisto Xaqiraada iska daa umad wax og ayaa ku dhagey sanayo
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Aad aya umahad santahay cali hareri
@abdirazaknur293
@abdirazaknur293 Жыл бұрын
War Xagay Iska Qaban La' Dahay? Shan sano oo dhalatay dhamaatay & Hogaankii FARMAAJO, Caliyow Waligaa Kama Hadal howlahan & wax u show ayadoo laysku haystay Muqdisho & nawaaxigeeda; maanta oo ilaa & xarardheere ay ciidankii qaranka ay marayaana waxaad Leedahay dowlad ma Jirto,Marka waxaan is waydiiyay dowladnimada ma Sida adiga aad jeceshahay & ninka ama kooxda aad la rabtaa mise, nidaam asaasi dowladnimo oo aad wax Ku cabirto waliba aad raacayso hadii astaamaheeda la Helo Ayaa jira? Bal Caliyoow inoo faah-faahi adigoo raali Naga ah.🤔
@Samiya9367
@Samiya9367 Жыл бұрын
Marna shabaab baa wadanka ka buuxaad leedahay, marna nin baa shabaab buun buunhaya ayaad leedahay,keen qaadanaa saaxiib,maxaadse u cambaaraynaysay Kampala adigana kuu xalaal dadka kalana ka xaaraan muyaa!
@mohamedabukar9561
@mohamedabukar9561 Жыл бұрын
Doqon nimo darood ayaad u tahay Mar kii danta dalka iyo xoreentiisa loo jeesto kuligiin Waxaad ka hadashaan tastuur iyo dib udhac wax keenaya faroole gaas dani iyo adiga cali Xaraare ah logoyo somali ayaad ka shaqeey saan ale Hana kiin dhaafiyo
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw 11 ай бұрын
Wax badan ma ogid tartiib gaaljecel ayagaa ah shabaab beena waa sheegtey beenaale dadka beenta kala hortag
@ahmedabdi6842
@ahmedabdi6842 6 ай бұрын
Taariilh soo baro wxii Beshesha io galjacel kala qabsaday yaaqbiriweyne
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 Жыл бұрын
Beesha gal jecel dagaalka all shabaab ayey geli diideen adna waa ku farax santahay waan kaa horeynaa aagaha cbbbbbbb halkaas ayaad warsageli ka ilaalidaa kaftan beena nagu gadi meysid qurunle
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
WARYAA SAQAJAAN BACAWYAHOW CUURKA LEH MA ADIGEY KUU DAGAALAMI LAHAAYEEN IS DIFAAC NOO WAXMATARAYAL BAAD TIHIINE AYAGABA KUUMA BAAHANINE MAAD IS DIFAACDID LAGARONE
@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed
@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed 11 ай бұрын
gaaljecel markuu kula dagalamayay ceel celi shabab mudo isbuuc ah dowlada 1 baalooto miyey ku caawisay galjcl marka yaaqbari weyne shacabka gaaljecel laga barakicinayay oo shabab uu xoolahooda dhacayay dowlada waxey jogtay balidogle 2km bey u jirta yaqbariweyne dowladu maxey heysay mida kale rajiimka hada jira waxan ku tuhmena in gabadhena ikraan tahlil ay dileen
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 11 ай бұрын
@@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed hadaad ku farax san tahay all shabaab welcome hana cabaadin
@lulhaji5553
@lulhaji5553 Жыл бұрын
Maasha Allah
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 46 М.
A Glimpse Into A Harvard Business School Case Study Class
37:55
Poets & Quants
Рет қаралды 556 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 265 М.
AX WIIL IS JECLEN QUDBI SIRO IGU GURSADAY LAKIN CAFIMADKISA
17:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 283 М.