caloow ar qabtaa tuuga baa ka dhacday yaa waa sigatay hhhh waaa qoslay wlhi
@SacdiyosheikhAbdullahi17 сағат бұрын
😊Mg
@abdirizakfarah312618 сағат бұрын
Cali ceergaabo miyaad ka xishootaaa
@gediwillow19 сағат бұрын
Waa runtis haben dhaxdas anigo hotel usocdo ayuu mid tug ah horteyda alwaxas nafta lowga qadi kampala
@abukarahmed521721 сағат бұрын
😂😂😂 Fanni waaye Yaaisn wallahi, kulahaa laba rakcadood qaabkii uu wax u xadi lahaa ayuu ka fikiraa!!😂😂
@xidigajabarti77221 сағат бұрын
Qoladii ku dhimatey... cairo. Waxay ku dhinteen mashiinka musqusha ku xiran ee kulaylka ah.. isla gurigaas horey waxaa ugu dhintey 5 qof somali kasii hore waxaa ku dhintey gabdho maysia ah oo grup u daganaa oo arday ahaa. Waa hal guri allaa kareem
Axmed madoobe ha ka faa iideysto reer gedo madama xasan diideen wax horana ka tabanaayeen ha ku dhawaaqo in uu dhisaayo buundada u dhisaayo lacagta imaarad iyo jaliyada daarood ha ka guro
@AbdillahMohamed-o6yКүн бұрын
Qabiileeste
@BaasheCabdi-p7iКүн бұрын
Caliyoow ma maantaad garan wayday qofka wax xada sharciga kayaala adigoo da daasa oo muslim sheegananaya magacaabe markaan kulahaa nacas iyo badaw midkaatay ayaan garan waayay goormay ahayd
@siciidwarsame4574Күн бұрын
Cali xaxaare waa munafaq dad jajusin Ethiopian ah iyo kenyan ah dalka gumaysi galiyay ayuu ku buun buniya munafaq wanu ka horyana
Yamanidu waa dadka muslimiinta adduunka uugu liita waa dadka iyagoo daqaallo qabiilka ku burburay haddana isku doontay isreal iyo Maraykan oo quwadda milatary iyo dhaqaale ee adduunka laga dambeeyo
@farahcarlos3669Күн бұрын
🗣📝💻Ali harare Run sheeg 👉🕌umadaa masaajidka sida badan sedex Qayb bay Noqdaan ✍️Calaashan Sedex bay u kala Baxaan 🤦Cajiib 🧏♂️tuugaa bay isku Qabsadaan 🔴🟡🟣🌎🟣🟡🔴