Behind The Scenes || Traditional WAY off Cooking in Somalia | Nasra Abtidoon

  Рет қаралды 20,050

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 123
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
😅😅😅😅 Rafaadka Ka marnay iyo sida Dadka Raaxo ugu daawanayaan Like iyo share ta noogu abaal guda😅 Thanks my queen ismahan❤️
@mohamedisman8272
@mohamedisman8272 3 жыл бұрын
Muqdisho dhankee uga baxdeen waaa meel qurux bdn halkan walaalayal????
@nasrosiciid4915
@nasrosiciid4915 3 жыл бұрын
beenta mahan sis lkn aanaka xita waqti ku bixina so mahan marar Ka qar aado mashqul aah dawana sis
@maskiinkaalle5187
@maskiinkaalle5187 3 жыл бұрын
Adiga Rafaaadka maba aadan marineh. Gabdha Video ga kaa Duubtay sida ay u Fadhsio Waqtiga Badan iyo Video si uu kusoo Baxay ayaaban Caadi aheyn oon la aamini karineh. Inanta Abaal mari oo waligaa u Hambalyeey.
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
My lovely 🩸❤️
@malikdahir3058
@malikdahir3058 3 жыл бұрын
Adi waa dhipkaa lkn Anaga farxadeena wye. Thankd. Nasro. i.o ismahan. Dahir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏.
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 3 жыл бұрын
Gacmo dahab inanta quree qalbiyadeena bogsiisa ee indha heena uraaxeysa salaama huuno kun iyo kow jeee✌❣
@hassanomar3428
@hassanomar3428 3 жыл бұрын
Ismahaan caday
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 3 жыл бұрын
Keep going miss you my continent Africa one day i will be there 🤲🤲🤲🤲
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 3 жыл бұрын
Mashalaah my queen Ismahan dahiir And her friend nasra abtidon the big cheif From Mogadishu
@cazkahero3840
@cazkahero3840 3 жыл бұрын
Muuqaalkii nasra ee soo galisay qofkii duubay adi miyaa masha allaH profisional aa tahay walahi guuleyzo alp🥀🥰✌
@jafarally55
@jafarally55 3 жыл бұрын
MashaAllah! Home is where the heart is.
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 3 жыл бұрын
Mash allha allha niidasto abayayaal muqalba muqaal kasii qurxoon mash all gactada allha ku barakey 😘😘
@abdubille2538
@abdubille2538 3 жыл бұрын
Wankuhesta muqalada runti ismahan dahir masha'allah ❣
@adenosman5768
@adenosman5768 3 жыл бұрын
Gobsanaa hablaheenaa waa idin jeclahay Nasro iyo Ismahan
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 3 жыл бұрын
Mahadsanid abayo sida noosoo garsiisay muqalkaan qurxoon Mashaaalah
@apdisalanofficial1789
@apdisalanofficial1789 3 жыл бұрын
Dadka raxee kudawanayaan dhibka laga somaro video ga ma oga waa hadal weyn oo kudhexjira video ga sigaara anaga noquseeya sxbyalow inta comment geyga arkeyso ha ushere gareyso wllsheen iyada inaga aye ino maqantahy sidii wax indhaha kuraxestaan inogu sogudbiso anagana yanu noqon dad abaal gudi wayay Anu ushere gareeno🙏❤️
@ibraahimdholacase236
@ibraahimdholacase236 3 жыл бұрын
Ilaahay gacanta hakuubarakeeyo ismahaan saad uduubtay muqaalka
@ابومحمد-ف2ب7ذ
@ابومحمد-ف2ب7ذ 3 жыл бұрын
ماشاء الله عليك يا اسمهان انت فنانه فى التصوير وفى اختيار المواقع الجميله والراءعه استمرى الله يوفقك ويسعدك 👍💐🙂😍
@alibarakow6078
@alibarakow6078 3 жыл бұрын
Maasha Allaha Ismahan iyo koxdeeda Wad shiidantiihin mar Laabad Maasha Allaha. Alhayow Somaliya Nabada u Siiyaadi Gabdhaheynan Quurux u Siiyaadi Maasha Allaha Ismahan Dahir🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍💝💝💜💜💜💙💙💗💗💜💜💙💗💗❤❤💜💜💙💗💙💙💜💜💗💗🙏🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💝💝💝💝😍😍😍🙏🙏🙏🎈🎈🎈🎈🎈🎈🙏🙏🙏🙏🙏
@Marwadahir23
@Marwadahir23 3 жыл бұрын
Wlhi hestaan jclhy ismahaan adna mar wlba oo wax dhaqanka ama miyiga ah so galiso inta bdn waad so glisaa hestan Maasha allaah byo ilaah ku xfdyo ismhny💋❤❤❤
@zamzamsimanofficial8297
@zamzamsimanofficial8297 3 жыл бұрын
Masha allah qali hore usoco
@sucaadsamaara4315
@sucaadsamaara4315 3 жыл бұрын
M.a gacmaha dahabka ilaah ku barakeeyo qaali 😘
@alisharif6396
@alisharif6396 3 жыл бұрын
Ya Rabbi🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦 isii Amiin.
@eliasdezzyboy1371
@eliasdezzyboy1371 3 жыл бұрын
Masha allah gacmo dahab wlashey ismahan dahir hore usoco ❤🙏💪
@daganedaacad7828
@daganedaacad7828 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@cabdimaclow3495
@cabdimaclow3495 3 жыл бұрын
Ado firsan hada commet bixinosit like
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 3 жыл бұрын
M.a hormar wacan abayo ismahan iyo nasro ❤️👏
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 3 жыл бұрын
Muuqaalka xaqiisa halasiiyo heeee ismahan Dahir wd mqlysnheee 😹🙏🙏❤️🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️
@lagendarygamer349
@lagendarygamer349 3 жыл бұрын
Masha Allah meel qurux badan
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
masha allah ismahan hore u soco in aad dhib ka martay waan dareemoona🔥✊
@nastexohaji922
@nastexohaji922 3 жыл бұрын
Inteewaa meeshaan dooga badan mashaalaah
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
masha allah
@zeynabmaxamed5319
@zeynabmaxamed5319 3 жыл бұрын
Maasha allah abaayo
@munomohamed4591
@munomohamed4591 3 жыл бұрын
Www masha allh alh ha ni xifdiyo qali
@nafisaali2627
@nafisaali2627 3 жыл бұрын
Wlle wx walbo qurxan waqti ba galay sister keep going dadka libintoda walo qira👌👌
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
Masha Allah so Beautiful, horumar Wngsan dhamantin mahadsanidiin🙏🙏🙏
@biletimejilec8954
@biletimejilec8954 3 жыл бұрын
Waa hawo qaadasho iyo bashaal qurux badan aad ayaan uga helay
@NeverGiveup-zl9mn
@NeverGiveup-zl9mn 3 жыл бұрын
Msha allah gacan dahab allha ku xafido abyo muuqaladada waba iska jeclahay ilahay amarkiis
@abraarhassan7880
@abraarhassan7880 3 жыл бұрын
Ismahaan gacan dahab waku salaamay🥰
@mudicade8633
@mudicade8633 3 жыл бұрын
keep going beautiful sisters youtube idinkaa lee ayaan inkadawadaa
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah 😍😍😍😍
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 3 жыл бұрын
Mansha Allah gabdhahaygii
@odaybiiqay12
@odaybiiqay12 3 жыл бұрын
Ismahan camerada mic soof eh ku xiro dabeysha ka celinaa. Anyway good good video
@ukhtuahmed8978
@ukhtuahmed8978 3 жыл бұрын
Thanks sis it's best 💕
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 3 жыл бұрын
Mahad sanidin gabdhahena 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@wardiofficiall
@wardiofficiall 3 жыл бұрын
Hard work muuqal qurux badan
@adamabdullahiali2054
@adamabdullahiali2054 3 жыл бұрын
Maashaa Allah. Caga Dahab iyo sxbteed. Waa idiin salaamay
@mosalad876
@mosalad876 3 жыл бұрын
Nice work gabdho.
@fatimamohamuud7066
@fatimamohamuud7066 3 жыл бұрын
Aabyo mcn walahi wan ku takeera wan ku jecelahaya sister miss you ismahaan
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga
@asadabdiwali6846
@asadabdiwali6846 3 жыл бұрын
Kacma dahabey wankusalamy first person kufaraxsanahy
@shankaroonabdikadirali4866
@shankaroonabdikadirali4866 3 жыл бұрын
M.a ismahan gacn dahab ❤
@fazulfankay1236
@fazulfankay1236 3 жыл бұрын
satisfying Quality
@jeegaantaroobka7396
@jeegaantaroobka7396 3 жыл бұрын
Horey usoco awoowe
@noora2470
@noora2470 3 жыл бұрын
Masha Allah horiusoco abayo
@jumhiibrahim9205
@jumhiibrahim9205 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdiismail9251
@abdiismail9251 3 жыл бұрын
Ismahaanta cashaqa adi kaligalee dalxisayaa miyaa? Alle dalkeenu qurxoonaa masha allaah
@aaminoupdi4726
@aaminoupdi4726 3 жыл бұрын
M.a hormar wcn ❤👏
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 3 жыл бұрын
Ismahaney fafadhiisi kudile wlh m.a
@hanifahamud4698
@hanifahamud4698 3 жыл бұрын
Msha allh xbbt keep going
@AhmedHussein-vp2hy
@AhmedHussein-vp2hy 3 жыл бұрын
Masha alah
@aryanibrahim1646
@aryanibrahim1646 3 жыл бұрын
Am first person 🥰
@baxwalaxmed6633
@baxwalaxmed6633 3 жыл бұрын
Hawl.adag ❤
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 😙🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedkhaliifgeedi9667
@mohamedkhaliifgeedi9667 3 жыл бұрын
Ismahaan ina Adeer waxaan kaa rabay wathasappkaga isoo dir
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 3 жыл бұрын
WAXAAN JECLAHAY ISMAHAAN YOUTUBKAGA WAXAAD NA XASUUSISAA QURUXDA DHULKEENA. ALLAHA NA SIIYI NABADD BUUXDO AMIIN WAAD MAHADSANTAHAY ISMAHAAN CADEEY🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@Masum__vlogs
@Masum__vlogs 3 жыл бұрын
মাসাললাহ
@aishahared6445
@aishahared6445 3 жыл бұрын
Mozambique meelaa maalindhaweed dalxiis u aaday 3saacaa usii socday meeshay halmar caro igamey hor imaan dooldeena allah daacadnoogadhigo wadadan guruxdabadan laami masaarikariweene😭
@warsameosman9495
@warsameosman9495 3 жыл бұрын
Masha allah lkn walashey marwalbo waxaad hor marisaa luqadaada fadlan qoralka somali noga dhig horay u soco walashey
@cibadocumar5739
@cibadocumar5739 3 жыл бұрын
M.a ismahan daahir iyo nasra abtidon wlhi wan idinjeclhy farxadiina wa farxadeena teenana wa tiina farxad kunolaada
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 3 жыл бұрын
Howl adg allh idn lagarab galo dhmntn tnks
@maxamuudxasan6017
@maxamuudxasan6017 3 жыл бұрын
M.a horay usoco gar iyo gardaro wan kuwadta
@ubaxabdirizak3905
@ubaxabdirizak3905 3 жыл бұрын
Wllhi howl baad ka marteen allah hydinka ajarsiiyo😓👍❣❣
@fadumiinainasheekhadam5986
@fadumiinainasheekhadam5986 3 жыл бұрын
Ismahaaney alaabti Baadiyaha meesha kuma heysaan dhalo iyo miis iyo alaab magaalaa meesha ka muuqatee see camal ma keysku dheelaa kkkkk all in all keep going
@bilancadey222
@bilancadey222 3 жыл бұрын
Camera woman ismahan ♡♡♡♡♡♡♡
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 3 жыл бұрын
My sister peace ✌️
@fredellallen4337
@fredellallen4337 3 жыл бұрын
Hi 👋 do you call this bush cook out
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah 😍😍😗
@maryamaabdi2197
@maryamaabdi2197 3 жыл бұрын
Kiip going sistaris
@munaahmed1121
@munaahmed1121 3 жыл бұрын
Masha alllah boqorada loga haray muqaal duubista gacan dahab
@sabariinxafay8236
@sabariinxafay8236 3 жыл бұрын
Nasra igu salan wan iska hclhy wlhi apoyh
@zeinabmohamed8757
@zeinabmohamed8757 3 жыл бұрын
abaayo macaaneey horay usoco
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 3 жыл бұрын
Rafaadka raaxa kadan beso ✌️💲
@mohamedisman8272
@mohamedisman8272 3 жыл бұрын
Inteee lagu duubay muuqalkan?????
@agedow
@agedow 3 жыл бұрын
Meshaan xafadeyda u ekaa
@laylohassan8241
@laylohassan8241 3 жыл бұрын
Asc walal meesha xagee waaye
@cabdinoor1026
@cabdinoor1026 3 жыл бұрын
Miss wax yar dheer isticmaal matka hilibka jarjareeysid
@barawaani
@barawaani 3 жыл бұрын
Shombiriha codkooda
@khaalidkeyofficail8957
@khaalidkeyofficail8957 3 жыл бұрын
saar
@الشقاووووووووي
@الشقاووووووووي 3 жыл бұрын
👍👁️👁️👍
@cabdiqaadir6459
@cabdiqaadir6459 3 жыл бұрын
Wlhi chiinezka nagawabiya duurka wax lagu karsanaya asaga noga walay inkasto diibtahay
@zakichannel4051
@zakichannel4051 3 жыл бұрын
Thaks ismahaan waxaad no heysaa howl adag waxan ku leynahay wan ognahay inaa si aad nuuga farxiso o aad waxan quruxdabadan noogu so duubtay abaayo guul ayan ku rajeynaa asxbtana waxan leyahy gabadhaan subscribe halo saaro waxan waqti adag eyey galisay like shere u sameya
@Diamond-ur6cx
@Diamond-ur6cx 3 жыл бұрын
🥰❤❤
@deeqocali7112
@deeqocali7112 3 жыл бұрын
Ani waba xanqsnaany commentiga ugu hirw ia dhahay waba la iga horeua 😣
@ilhaanabdi9934
@ilhaanabdi9934 3 жыл бұрын
Meshan waa intee
@maskiinkaalle5187
@maskiinkaalle5187 3 жыл бұрын
Wallee wax Ciyaar Ciyaar lagu Helay ineeysan Jirin
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Isla jookiina waa jeclay n i
@fitahkariye585
@fitahkariye585 3 жыл бұрын
Tagero number one
@islamic5620
@islamic5620 3 жыл бұрын
m.a tageero ku ahay ismahaan gacmo dahab
@usamahosh1321
@usamahosh1321 3 жыл бұрын
hn aadban kutagera hory usoco ado dintadana ilashanayo runti hablahakle wad kadwanthay adiga iyo nasroba
@ayanlexc
@ayanlexc 3 жыл бұрын
Muuqaal loo hagarbaxay waleee
@Diamond-ur6cx
@Diamond-ur6cx 3 жыл бұрын
انا الاولل
@yaxyemire4246
@yaxyemire4246 3 жыл бұрын
sheekadaii indida oo kle
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Ax dibka lomaraayo :’( hada dawayaasha nahmay kuma awaal gudin waayo waan kuraxesana marka dawano “like” kuguma shubno srry abaayo Ani waan gotay wajibka boonta iska dhaafa ee gawadha dhiira galiya : )
@masturaabukarmaxamed8724
@masturaabukarmaxamed8724 3 жыл бұрын
Mahad sanidiin kuligiin
Calooleyda Nasra Abtidoon Ayaan Ku Walacay😋😋
11:21
Ismahan Dahir
Рет қаралды 103 М.
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 74 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 1,5 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 132 МЛН
NASRO ABTIDOON IYO ABUUKAR OO ISKAAGA DHIGEY QOF SUUXDE 😱
12:29
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 268 М.
SOMALI VLOG: MY VISIT TO BEAUTIFUL QARDHO  🇸🇴  SOMALIA # 4k
5:35
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 28 М.
HOW WE COLLECT ENOUGH RAIN WATER FOR 1 year in drought region Hargeisa Somaliland 2021
8:01
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 36 М.
NORMAL LIFE IN SOMALIA || NOLOSHA CAADIGA EE SOMALIA IYO SUBAXDI🇸🇴
10:11
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 1,5 МЛН