Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭 Nolosha soomaalida Cambodia

  Рет қаралды 75,501

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Muuqaalkan, waxaan idinla wadaagayaa safarkaygii Dalka Cambodia.
Safarkaygu wuxuu ka bilaabmayaa booqashada Xarunta Xasuuqa, halkaas oo aan ku xusuusto taariikh murugo leh oo ku saabsan xukunkii Khmer Rouge iyo waxyaabihii ay dadkani la kulmeen.
Here’s a small description in Somali that includes the information you requested:
Soo Ogaanshaha Cambodia: Safar ku Socda Phnom Penh
Caasimada Cambodia 🇰🇭 Phnom Penh, waxaa ku nool qiyaastii 2.2 milyan oo qof. Wadanka Cambodia guud ahaan waxa ku nool qiyaastii 16 milyan oo qof,
Dadka Muslimiinta ah waxay ka kooban yihiin ku dhawaad 2% ee tirada guud, iyadoo inta badan ay ka kooban yihiin qabiilka Cham,
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 310
@GeediSahan
@GeediSahan Күн бұрын
Fadlan 10kun like iyo Share Fuaad Instagram kiisa: instagram.com/fuad_dhobale?igsh=YXFidml0OXltbXlh Fuaad Snapchat kiisa: snapchat.com/t/RpGkxLcb
@HIGAR387
@HIGAR387 Күн бұрын
Sheer iigU samee Chanel kayga muqaalka kan ku xiga adoo raliya
@Cabdishakuur
@Cabdishakuur Күн бұрын
Fadlan I gaadhsiiya walaal 1000 Subscribe waxyar baa ii dhiman🎉
@abdulmohamed6831
@abdulmohamed6831 Күн бұрын
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali Күн бұрын
Thailand 🇹🇭 oo ah wadan barwaaqo ah kasoo hadal next
@Abdikeynan.0
@Abdikeynan.0 18 сағат бұрын
Geediyoow sxb channelka fb aa iga report garaysay ii soo fasax sxb adoo mahadsan wlhi page ka Halis buu igaga jiraa in layga xidho wixii dhacay way dhaceen ka raali noqo sxb
@drdhobo1334
@drdhobo1334 Күн бұрын
#geedi sahan ku so dhawow mar labaad iyo mar sadexaadba dalka Cambodia 🇰🇭 farxad wayn ayay ii ahayd inan kugu so dhaweeyo dalkan waxad tahay dalmarkeena dunida inteeda kale na kala bara🥰🥰 Respect 🫡 sxb
@GeediSahan
@GeediSahan Күн бұрын
Mahadsanid walaal
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Күн бұрын
Asc walaalaha iigu sheeg in iisooduceeyaan allaah dartiis markasto dukataan ​@@GeediSahan
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 Күн бұрын
Walal intee kala soo xiriiraa karaa
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 Күн бұрын
Diktoor dhobo intee kala soo xiriraa walal
@drdhobo1334
@drdhobo1334 Күн бұрын
@@sahracadanxubey1929 Snapchatkan wll fahadmoha9
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Күн бұрын
Geedi sahan youtuber number 1❤
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls Күн бұрын
Qeys one Geedi two❤
@Kumbaofficial-j9p
@Kumbaofficial-j9p Күн бұрын
Geedi sahan thankyou 🙏 Next trip Laos 🇱🇦 kasoo samee ❤
@MaxamedQawrax-gq3xg
@MaxamedQawrax-gq3xg Күн бұрын
Nabimaxamed kusaliya scw scw scw scw
@GorgorMj2024
@GorgorMj2024 Күн бұрын
Thanks maxamuud brother your the best favourite you tuber Allah save you wherever your are
@AbdiramanWarsame
@AbdiramanWarsame Күн бұрын
Meelkasta dagaal ayaa ka dhacay lknse way heshiyeen oo dhinacana waddada horumarka ayay u jahaysteen Keep going Geedi Sahan ✅
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Күн бұрын
Sida Innagoo kale maahan oo illaa maanta aanan hishiinin ee wali is neceb
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Күн бұрын
xilimaa la heshiiya? waa marka qolo adkaato wali somali makala adkaan marka hasugin heshiis
@KalelaChannel
@KalelaChannel Күн бұрын
Dadkeena kalabar weli ma fahansana muhiimada ay leedahay in la heshiiyo oo dalka lawada dhisto.
@sommmaverick5840
@sommmaverick5840 2 сағат бұрын
Soomaali heshiis looma ogola iyaguna waxay sugayaan ajnebigii qarash ka Billionska dollar ku bixinayey Dowlad Qabiileed kala leh 5 madaxweyne. Waxaa laga joogaa 18 sano maalintii dowlada Fadaraha ee 4.5 Taangiga Amxaaradu ku keentay. Waxay leeyiin waan idin aqoonsanay oo villa Somalia ayaa xakunta Jamhuuriyadii laakiin madaxweynuhu ha sheego hadii uu ka soobaxayo villada si ciidan Africana oo 28000 oo qalabeeysan ah u ilaaliyaan kuwaas oo hoosta ka siiya hubka kuwa qaraxa umada janaan ku galeynaa leh. Labadii dhagax ee badarka lagu shiidi jiray ayaa dad iyo dalba u dhexeeyaan. Dad kiina waaba doorsoomeen oo duli.
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy Күн бұрын
waan daawadaa geedi sahan waa masha allah wada aqoon socoto
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan iyo wiilka keligii ee combodia kunool❤
@SANBUS1
@SANBUS1 Күн бұрын
🇰🇭 Cambodia waa dadka ugu fiican Asia waa dad aad u dagan
@abdirizakomar2031
@abdirizakomar2031 Күн бұрын
Wa dad very humble ah sxb bentaa ma ahn 😊🤝
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Күн бұрын
Nasty dad ah waye aniga I weydiii. Dadkoda badanaaa Waa Qashin.
@rashiid187
@rashiid187 21 сағат бұрын
Respect that honest man
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 5 сағат бұрын
Aad oo weyn brother halyeey somaaliyeed ayaad tahay dadka somaaliyeedoow hala is cafiyo midnimo waa muhiim magaceena ku dhisan hoooooooooy midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴dadka somaaliyeedoow midooba fadlan Somalia 🇸🇴❤
@AliAhmed-d5d6p
@AliAhmed-d5d6p Күн бұрын
Maansha Allah ❤ I loves mosques thank u
@asmaali1271
@asmaali1271 Күн бұрын
Hore u soco geedi sahan
@Najm152.
@Najm152. Күн бұрын
5 sano kadib wxn ahay KZbinr Inshallah Hambalyo isoo dhaha 🥰🎉
@abdiaziizjeego5861
@abdiaziizjeego5861 Күн бұрын
hambalyo abayo ana hada ayaan subescribe kusoo dhahay guuleyso ❤
@ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t
@ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t Күн бұрын
Masha Allah tabarakalaah keep up
@mohaaz_50
@mohaaz_50 Күн бұрын
300k coming soon pro 👏❤
@saidfamily9725
@saidfamily9725 Күн бұрын
My brother my brother my brother keep going keep going I'll support you and I want to share
@World-games2024
@World-games2024 22 сағат бұрын
19:06 the way u acted is wonderful man.
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali Күн бұрын
Geedi sahan Walal 🇹🇭 🇹🇭 🇹🇭 🇹🇭 🇹🇭 Thailand 🇹🇭 ♥️ dalka dhaqaalaha badan kasoo hadal
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Күн бұрын
Magaca dalkan manta ayàa iigu horeeysa xariifna waa ku noolyahay
@ahmedwaliosman9728
@ahmedwaliosman9728 Күн бұрын
Hdaand tagin xtaa wdamda &; xaldahoga & sidey yhiin pro zhp
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa 13 сағат бұрын
Right ​@@ahmedwaliosman9728
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Күн бұрын
Mash allh geediyow mahadsanid Wax badan kafaiday muqaladada runti
@seidabdi751
@seidabdi751 16 сағат бұрын
SOMALIALAND 🇬🇧 🇸🇴
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 Күн бұрын
Always top product well done bro
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa 13 сағат бұрын
Geediyow horumar wcn sxb annaga waxbdn aya kafaidny I.a buuga inaa kaorto safaradaada rajeyna sida usoo duubty ookle😊
@maslahdais1576
@maslahdais1576 Күн бұрын
Best KZbinr
@Khaled-Ashkir
@Khaled-Ashkir Күн бұрын
Horay usoco saaxiib🎉
@kawakawa4726
@kawakawa4726 15 сағат бұрын
Mahahdsanid Geedi Sahan, Sitimaankan ayaa rabay inan ku iraahdo booqo Cambodia.
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 Күн бұрын
Masha Allaah hora usoco Wll
@Qanciye888
@Qanciye888 21 сағат бұрын
Geedi sahan big fun wllhi ❤😊
@bitihanduule2080
@bitihanduule2080 18 сағат бұрын
Shp GUUL ban idin rajaynaya always
@YaasiinDeeq-co8ef
@YaasiinDeeq-co8ef 20 сағат бұрын
Geedi legend hore usoco 1 million ayu uqalmaa
@seidabdi751
@seidabdi751 11 сағат бұрын
C***NÀR
@mAli-pk3bs
@mAli-pk3bs Күн бұрын
Somali god dhurwaa malbaan ahaynba waa joigta allaha nagu xiftiyo melan jognaba
@ishakmohamed96
@ishakmohamed96 Күн бұрын
Waxan kunoolahay magalada ugu danbaysa ee qoraxdu udhacdo dunida ilahay haku amaansado adnna melad joogtaba
@mukhtarahmedmohamed7111
@mukhtarahmedmohamed7111 Күн бұрын
Mashallah safar ficsn geedi sahan
@AhmedAhared
@AhmedAhared Күн бұрын
horey usoco sxb masha'allah
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l Күн бұрын
Nice video Cambodia 🇰🇭 😊❤ thanks
@asiliborle6342
@asiliborle6342 19 сағат бұрын
Fariida geedi sahan wiilka ugu wadnisana yutuba somalida
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa Күн бұрын
Soo badi saabiib muqalad
@Sadaamali-um7tt
@Sadaamali-um7tt Күн бұрын
Geesi sahan sxb safar salaama
@IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ
@IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ 13 сағат бұрын
Horumar wacan Kuu rajayna Wllka Noolow Waliga
@dalmar640
@dalmar640 Күн бұрын
Geedi# sahan socdaalkii oo qofa🎉
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 Күн бұрын
Sxb masha allah waa muuqaal aad uqurxoon
@maxamed9633
@maxamed9633 Күн бұрын
Geedh sahan legend waan kutaageraa wllo
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 18 сағат бұрын
Kooxda yurub ugu fiican waa mancity geediyow
@AhmethNuur-w8h
@AhmethNuur-w8h Күн бұрын
First reply geedi sahan 🎉😊
@hamcumc4549
@hamcumc4549 22 сағат бұрын
Best KZbinr
@Nuusdayr
@Nuusdayr Күн бұрын
Mashaallah tabarakallah,
@Khaalid-u8g
@Khaalid-u8g 14 сағат бұрын
Nice Video
@davidgta9364
@davidgta9364 Күн бұрын
Keep going bro 🎉
@joepatton9016
@joepatton9016 Күн бұрын
Geedi sahan waxan ahay your 1er fan ilaa bilawgi
@abdisalanahmedmohamed9636
@abdisalanahmedmohamed9636 Күн бұрын
geedi saxan wuu xisaabtamaa wlh legend😃😃😃lacaqtisa ciyar ciyar Kuma bexeyso😃
@PipEr_YT
@PipEr_YT Күн бұрын
Keep going pRo ❤
@صوهب
@صوهب Күн бұрын
Nice one brother ❤🎉
@Sandherefefe
@Sandherefefe Күн бұрын
Keep going pro
@Azmarvlogrman
@Azmarvlogrman Күн бұрын
Bast youtuber horu mar wcn sxb
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq Күн бұрын
Than kyou
@Elmimumin-qy6cf
@Elmimumin-qy6cf Күн бұрын
My favourite yutuber
@akhalif579
@akhalif579 7 сағат бұрын
Geedi, waxaan yara saxaya kamerrouge = qoomiyadii gaduudneyd ama qabiilki gaduudna, waa reer kamer iyo rouge oo Francis ah gaduud, komunusty madax martey ee waa majority of Cambodia. Waliba dadka ay aad u laayeen muslimiinta Cambodia iyo waliba Vietnam baa ka mid ahaa, they got nice girls too kk sida soomaalida. Mahadsanid very interesting tourism adventure to be honest.
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Күн бұрын
My first trip to whatever ❤❤❤❤
@bobena84
@bobena84 22 сағат бұрын
Woww
@Fahmowarfaa-yx7mb
@Fahmowarfaa-yx7mb Күн бұрын
barnaamijyo fiican ayaad noosoo gudbisaa wll geedi sahan
@mukhtaarkadiye9307
@mukhtaarkadiye9307 Күн бұрын
That is nice trip.
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 Күн бұрын
Mansh.allah
@MohamedMohamed-km4ww
@MohamedMohamed-km4ww Күн бұрын
Walal wankugu xiranahay,shaqo wacan,.waxa wanagsaned in aad wax abal marin ah siiso ninka lacagta aad qaladey kuso celshay, Guul ban ku rajaynaya insha allah,.
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l Күн бұрын
Next Thailand 🇹🇭 soo duub please 🙏 😊
@nuuxhakar171
@nuuxhakar171 12 сағат бұрын
nio dalka habahdin waaleyahay appka Rakap bajaj fecon iyo Taxi guul somalia😊
@socdaal3428
@socdaal3428 22 сағат бұрын
Video 🔥🔥🔥
@fahadmohamedomar9306
@fahadmohamedomar9306 Күн бұрын
Next the Philippines 🇵🇭
@abdirashiidaxmedsheekh3063
@abdirashiidaxmedsheekh3063 Күн бұрын
Good time geedi sahan
@teamcabdiwaliofficial6781
@teamcabdiwaliofficial6781 Күн бұрын
first comment geedi sahan thank your dalal bdn baa ibarty
@xklihore3613
@xklihore3613 Күн бұрын
Cajiib saaxiib geedi
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Күн бұрын
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
@AizackYussuf
@AizackYussuf Күн бұрын
Rabbi ha ku caafiyo wll
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Күн бұрын
@@AizackYussuf aamiin markasto dukato iisoo duceey allaah dartiis
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 Күн бұрын
Ilaah cafimad taam alaha ku siiyo walal
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Күн бұрын
@@sahracadanxubey1929 aamiin markasto dukato iisoo duceey allaah dartiis
@salahhersi9258
@salahhersi9258 11 сағат бұрын
M a zharaxad qurux badn
@magaan1828
@magaan1828 12 сағат бұрын
BAKAARO wa suua ugu weyn somaliya oo dhan
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Күн бұрын
300k comming soon i.a
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Күн бұрын
GEEDI SAHAN MAHADSANID SAXIIB✅️
@PerfectZizou
@PerfectZizou Күн бұрын
Amazing one bro🔥🔥
@GeediSahan
@GeediSahan Күн бұрын
Thanks 🙏🏾
@BadriMaxamed-m8c
@BadriMaxamed-m8c 14 сағат бұрын
Liverpool 🎉❤
@maxamuudyare1902
@maxamuudyare1902 Күн бұрын
next philippine zxp😊
@AbdirahmanMohamed-n1o
@AbdirahmanMohamed-n1o Күн бұрын
Welcome to Manchester city, the winners 🏆 of the Epl
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 Күн бұрын
Reds
@المحققكونان-ذ1ف
@المحققكونان-ذ1ف Күн бұрын
Xoolo illahay caqli malihid
@MohamedAmiin-g3y
@MohamedAmiin-g3y Күн бұрын
Muno yarisey foodada dhaaf😂😂😂
@kashuusevenk7
@kashuusevenk7 Күн бұрын
Mate❤
@SADAAMNEWS
@SADAAMNEWS Күн бұрын
HORE UU SOCO GEEDI 😊
@ademyussuf5193
@ademyussuf5193 Күн бұрын
maxamuud wllow markii labaad misse sedexaad ee aan arkayo adimoo markaad thank you dhahayso madaxa foorarinaya / hoose u dhigaya , marka waa camalmad kufaar , in Bani adam ( Waliba Naag Gaalo ah aad madaxaaga U foorariso ) marka ka waantoow oo Allana ugu towbad keen dhaqankaasi ma wanaagsana.
@qisotamam
@qisotamam Күн бұрын
Next
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel Күн бұрын
Inay heshiiyan waxy ku gaadhen in dadkii la dhibaateeyey ee wax tirsanyey lo garaabay balse somalidu ma garaabto ,
@WalyHassan
@WalyHassan Күн бұрын
Cambodge 🇰🇭 waxa dafan dad aad uu fiican asxaab badanna waan kuleyahay illa 9 qof oo rag iyo dumar iskugu jira waa kadib markaan aaday dalka chinaha oo aan wax barasho uu joogay muddo 3 sanno waxaan soo laabtay mardhaw Alhamdoulillah (july 2024)
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 Күн бұрын
Walal intee kala soo xiriraa meshaas ban wax aa wareysan lahaa
@worldrecipes8690
@worldrecipes8690 Күн бұрын
Geedi Sahan , Colombia Booqo
@asadlionish
@asadlionish Күн бұрын
Ma jirto ummad isu ah waxa ay Somalidu isu yihiin oo dhanka dhaqanka,diinta,afka iyo isdhalkaba haddana saasoy tahay waa ummadda keliya dhanka ay isku khilaafsanyihiin xoogga saara halka ummadaha kale waxa ay wadaagaan ay buunbuuniyaan oo wixii khilaaf ah hoo udhiga . Khamarooj ku 2 million buu dilay wayna ka gudbeen , Mao Zedong 20 million in kabadan buuu China ku dilay maantana waa founding fatherkooda oo taaladiiisu jaamacad kasta ka taagantahay .
@abdiazizadanhasan1708
@abdiazizadanhasan1708 15 сағат бұрын
@-fy8ff
@-fy8ff Күн бұрын
Aduunka meel aysan soomaali joogin maleh 😢
@cabdinaasirsabraaye3150
@cabdinaasirsabraaye3150 Күн бұрын
Dalkaan muuqaalo ku saabsan dagaalkodii noo soo double walal
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 21 сағат бұрын
Somali Ilaahow dowlad caadil ah u keyn
@ibrahimhussein8347
@ibrahimhussein8347 20 сағат бұрын
Sxbow @Geedi Sahan waxaa tahay will dhalanyara oo dadaalaaya lakin qaabka tabintaada deg deg badan ayaa ku jira. xogaa is deji maclumadka si tartiib ah us oo gudbi mahadsanid.
@ZakiBooy-s9s
@ZakiBooy-s9s Күн бұрын
first😊
@CabdulqaadirIndhabaliil-h3y
@CabdulqaadirIndhabaliil-h3y Күн бұрын
Walaal wuu jiraa ab lagala xiriiro mootooyinka waxaana la dhahaa RIKAAB
@socdaal3428
@socdaal3428 22 сағат бұрын
😊😊😊
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 14 сағат бұрын
Saaxiib Kazakhstan 🇰🇿 kasoo sameey
@mohammadessaady5237
@mohammadessaady5237 Күн бұрын
Fu'ad, jaarkaygii Hargeisa. Farxad ku waar saaxiib.
@mohammadHassan-fr5de
@mohammadHassan-fr5de Күн бұрын
geedi sahan kawaran dhinaca dalxiis halkii qof IMISA AYAA KUKACEEYSO WAR BIXIN AYAA UBAHANAHAX
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 3 сағат бұрын
Waligey mamaqal campodia waa marki iigu horeysay ee aan maqlo
@ahmedismailmahamed5144
@ahmedismailmahamed5144 Күн бұрын
Geedi Sahan dalxiis wacan qudhaydu dalal badan baan isha kaala socdaa, marar badan
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 11.10.2024
Somali Radio
Рет қаралды 571
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 43 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 25 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 1,7 МЛН
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 155 М.
POP THE BALLOON SOMALI EDITION REACTION BUUQIISA WATA
23:52
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 42 М.
DAAWO MUUQAALKA JUGTA IYO QACDA KA YEERTAY CIIDANKA ISRA EE JABALIYA+ XUUTIGA
8:04
Xaafada somalida ee dalka Indonesia 🇮🇩 / kota wisata
10:12
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 270 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17