Рет қаралды 805
Berbera berber balbala iyo Babylon ama dadkii barbarian lagu sheegey ma isku wada mid baa?
Romainku griigu ku marmarsiyooda oo idha isaga sidaa ku sheegey balse griigu afka wu ka yiqiin romainka oo akhrin kareyey waxa la qorey.
Markii ugu horeysey maaha inu romainku qoomam isku diro ama R iyo L kala rogo.
Coolaad hoos aya keeneysa in weli runta laga sheegin ereygan ilaa hindiya galay.Asaaskiisa halkan idinla wadagaya.
Ereyga baabad sida loo qoro weeyo babylon dhul biyo leh aya lagu sheegi kara hadi ereyga guntiisa loo galo ama la eego uun sida loo qoro marka wax kasta ama fikrado laga reebo.
Baale waa tabta loo qoro baadka.
Fikirkaaga ina la wadaag ama hadaad suaalo qabtid commentiga ku soo qor.
👍Like ayaad ku dhirigalin karta ugana faideen karta dadiyow kale sooyaalka. Mahad
Videos kale
Somalidu maxay faraaciinta uu baadha
• Somalida maxay faraaci...
Barashada faraaciinta part1
• Barashada faraaciinta ...
Tumaalkii faraaciinta
• Tumaalka faraaciinta! ...
Somalida iyo faraaciinta kaga hadla bartan.Waxaan soo dhigaa farteeni hore iyo sooyaal fog.Afka somaligu wa syllabique dhawaaq walba wax bu ka dhigan yahay in kasto hada qaar badan leenahay ereyo dhawaaqii ugu horeye nuxurki ama macnihii naga lumay ayaan raadiya. Dadkana raba iney bartaan farteeni hore ama sumadaha waxaan uga faideeya barashada farteeni hore iyo sooyaalka ama ereyo aynu so ceshan karno.
Waxay dadiyowgeenii hore qoreen 5kun ilaa 10kun oo erey...Waynu soo jirney!
Hadaad xiiseysid sooyaalkaas iyo faraaciinta ama nuxurka ereyada nagu soo biir, hadaad wax nagu kordhin kartid nala wadaag.
🔔Barteyda tiktok waad igala socon karta halkaasna waxaan soo dhiga ereyo kale!
Mahad
#somali #soomaali #gebisamaale #faraaciinta #sooyaal #dhaqan #somalis #somalida #faraciinta #berbera #suugaan #suugaanta