MA SHAA ALLAH guul super power isku duubnada mlinta xigtana waa inoo burco
@mudanhussien50032 жыл бұрын
Masha allah madaxweyne bariyoodhan soomar ilaa tukaraq insha allah
@niamaalijama24852 жыл бұрын
Masha Allaha dad fahansan waxy tahy qaranimadu iyo dimuqradiyada in an lokla hadhin so dhaweynta mdxwynh qaran mudane mbc💚🤍💓
@aminahassan11732 жыл бұрын
Illaahay haydiin nabad keeno madaxwaynaha muuse biixi nabad qab caafimaad iyo khayr dhamaantiin isugu taga guul iyo gobanimo somaliland
@kinggoldsolomoncslm89542 жыл бұрын
Wow reer Barbara guul waxaa umada somaliland usheegayaa seylac ilaa laas qorey gacanta is qabsada somaliland nabada haku caano maasho qabiil hala iska daayo hore haloo socda hormarka citiraafka gaalo uma baah nin ee ilahay ayaa na citiraafay taa hala amino gacmo wada jir ayey hormarka ku yimaadaa guul ayaa nii rajaynayaa
Waa dhaqan xun walahi waxaas kharash ku baxaysa isdabayaaca waar maskaxda halaga koro muse waa adeerkay lkn anigu rali kama ihi madaxweynuhu waa shaqaalaheena inuinoo shaqeeyo ayaanku dirsanaye ma waxaanku nidhiye islawaapa
@saeedabdi75912 жыл бұрын
Ha I xiijinay
@mohamedebrahim49082 жыл бұрын
Yaa iga horeeya gudoomiye ilig igu salaama
@somalishow59222 жыл бұрын
Waxaas hadaye arkan mucariidka
@mosalamuni44562 жыл бұрын
Madaxweynaha qaranka si sharaf iyo xushmad leh ayan ugu soo dhawaynaynaa gobolka diyaar ayanan unahay soo dhawayntiisa balse kuwan caawa magalada ka dhex qaylinayaa waa dhawr qof oo ah intii danta gaarka ah ku qabtay xukuumada hadaanay sidaa samayna waxay ogyihiin in xadhkaha loo jaraayo Balse anagu wax dan ah oo gaar ah kuma qabno xukuumada balse hiil iyo hooba wan la garab joognaa wanan tageersanahay madaxweynHa KUSO DHAWOW MADAXWEYNE SAXIL
@horijoogmedia2 жыл бұрын
Ololaha unba lays arkaya berbera caqligu ha shaqeeyo han yeesha maalin walba sacab un ha tumina umadii kale ee somaliland oo dhanba qof walba maxa dan nagu ka jira leeyihiin berbera muuse wax muu gashan ee umada tartamaysa dhiniciina ka muuqda kaba qaadka iska dhaafa