abwaankan ilaahay ha utowbad keeno oo shaydan yuu uhoogaansamin wayo qof muslima sisaas uma fekero umana hadlo ee wa dhaqan gaalada an ilaahay aqoon
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
qof dhulbahante laso korey meel kale malaqabsado wayo dhulbahante wa dad xuquuda qofka ilaaliya naxariis badan
@WaliNuur-w8cСағат бұрын
Gidigi mareexaan anoon gees ukala gayniin gacan siiya geesigan hadu gooman yahay Eega gun Baan garan gargaar ki Ali yo go ee xigaal keede reer galmudug Ila gado gayiga gudub sinkaa dheerleh godob weeye ruux goomano gacal ka 🇸🇴 Somala gar ahaan Mareexan Sade ahoo garab ku somooday anoo gabayga soo gabin oo so gunanadaya Gola fuulka gobaygan tirshe Sadoow kusoo gaadhay FACAYIIYO MAREEXAAN GAAR U KALA QAADIN gobay geesigiina gocde Gabi kalaadlaada u gargaara yaydaan gunimo galabsan maandhoow ee 2025 nigu ma ihi Mareexan waxn ahay Ogadeen ha dii Tolki u Gurman waayo wxn diyaar u ahay in Aan garab siiyo Abwaan Jafaan
Allaahu akbar allaah hau saqiro wiil kuso dhex koray reer abti wacan wuu u bohol yoobay ax ax ax😢 Reer kofur wey gacan adag yihiin qiimeyn sidaa usii weyn masiiyan qofka allaahu akbar waar daarroodoow wiilkaa hala bad baadiyo Yaa allaah alloow bad baadi Aaaaaamiin Aaway daarood Waar wiilka wax halo qabto dhulbahante okaliya haku eeganinee 😢😢😢
@Shin-wu4mi3 сағат бұрын
subxaanalllaah Allow ku soo hadee
@MaleykaGabane3 сағат бұрын
War ku labo lascanood markad marexan radsatey baad khaldaned. Horta dhaqale inu isu dilo wuu ku khaldanyahy adun wala helaa.malaga yabaa in rerkisu dhaqale heysan muu shaqesto muxu xoolo u weydin.
@saidamohamed14242 сағат бұрын
Maxaa ka khalden wiilka subxanalah
@barlin16223 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭👁️👁️🪓
@haweyamohamud48033 сағат бұрын
Jacfaanoow habaryar iska Soo noqo degaankaakii iyo reer abtigaa oo ku jecel. Walaahi waan ka naxay qalbiga ayaa I xanuunay. Waligay ma arak laakiin sheekadiisa ayaan mediyaha kala socday. Habo ilaahay ka cabso oo naftaada ha dilin 😢😢
@SagalMohaned2 сағат бұрын
Waa sax abaayo Wan kanaxay sidado kale media kadawaday Abaayo reer kofur ixtiram sa using weyn maleh gacantana weyba ku liitan ewaxa wacan in wilka waxla taro harti ahaan logu kaco walhy waa murugo Nin rer abt wacan kuso koray dhul wacan Anigaa kala aqaan somaali waqooyi ku dhashay HARGEYSA O AY HOYO KASO JEEDO kofur kuso koray hadana degan PUNTLAND 😢
@JamilaFarah-l1t3 сағат бұрын
Somali baa tidhi hadi meel lagjecelyahay ka tagto meel laga necebyahay baad tagtaa ku soo noqo abtiyaasha waa ku jecelyihiine yaan lagu khaakhayirine shaydana iska naar
@MaleykaGabane3 сағат бұрын
Bil ka badan inuu la joogo ma aheyn. Hadu so arko rerka muxu kaa qaban bardhere. Dantisa inu racdo aheyd.
@oromtichaoromia12654 сағат бұрын
Odigi waa nin,waa ina jaat lo qado habar kale lo dhiso ilma kale ini ka dhali😮
@ahmedmose5466Сағат бұрын
Asc (40)jir Rabo in uu ku noolado dhalanted jacfaan waa nin cafimad qabo oo aan lixad ka la ayn maxuu isku ciilayaa muu shaqaysto.saxiib kabax dhalan teedka oo cidna hada masuul kama ahan adigaa masuul ah oo waxtarmo karabtan rerkada iyo waalidiin taadabo marka iskadaa jiljileca. Ninkan jifadiisa iyo cidii dhashay ayaaba jogee jojiya tororogta fadlan
@firdowsmusay-ze9gs4 сағат бұрын
ninkan kulaabo dheh dhulbahante wa dad fiican oo reer abtigiise oo soo korsadaye
@umomar27433 сағат бұрын
war jacfaanoow war shaydaan haraacin waa lagu cadaabayaaye hadaa isdisho habaryar ale isku xidh isagaa kugu filan
@Nusayba-s1j2 сағат бұрын
Jacfaan dadkan uu waa ka dhashay laleeyahay shalay ayuu arkay haduu fahmi waayo muu isaga soo tago maxaa sababi kara inuu ka quusto noloshiisa iyo mustaqbalkiisa waa wiil dhalinyaro ah noloshiisa ha sii wato waa maxay jiljileeca waxuuba ahaa ninkarmeed adadage
markuu dhahayo Nolosheyda inta badan dhibaataan ku noolaa ma reer abtigiis baa ciilay??? 😢😢😢😢 maxaa dhacay????
@SagalMohaned2 сағат бұрын
Maya maya Wuxu u boholyo bayba waa reer abtgii Dhulki ula qabsaday Laga yaabe inu uga jeedo dhibaato aabe kalintaydii wu dayacay Sidaa donto ha ufasiran wa la rog rogaa fekerka