GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA

  Рет қаралды 148,306

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribers XALIIMO AXMED OO SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | DHIBAATO AAN LASOO KOOBI KARINA AY ''U GAYSTEEN MOORYAAN SHAARKA DOWLADEED XIRAN'' MARKHAATIGA NOOL • GABAR SI-XUN MUQDISHO ...
Yarden Bibas reportedly says Hamas taunted him about Shiri and kids; he’s clinging to hope
Keith Siegel, Ofer Calderon also said mistreated * In 1st message, ex-hostage Steinbrecher recalls being forced to be in ‘terrible’ Hamas clip * Eyal Zamir tapped as next IDF chief.
Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
#LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.

Пікірлер: 1 100
@Knowmad1010
@Knowmad1010 5 күн бұрын
Thanks Abdihafiid for giving this sister a platform. It’s crazy a Somali man can do this to a Somali woman. What kind of dads or husbands are these men? Honestly, it’s unacceptable for these men to neglect young child after they arrested her. It looks something severe happened to this sister.
@bashirqasim7054
@bashirqasim7054 5 күн бұрын
Only thugs kan do that
@MohamedJama-t7s
@MohamedJama-t7s 4 күн бұрын
Corrupted Leaders ku waxay Dhib kuhayaan Rag iyo Dumar. There is no need to criticize only men, let their Mothers stand and criticize their gown boys😂
@PuntlandFirstCreator
@PuntlandFirstCreator 4 күн бұрын
@@MohamedJama-t7s Stop the nonsense. They only target and mistreat women. Somali men are known to be sassy and go down with women.
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 4 күн бұрын
@@MohamedJama-t7s waxas dhan waxa kadaran dhalinyerada soomaaliyeed. Waa tirada ugu badan bulshadeena, waxaa lagu qiyaasaa 75% to 80%. Inta magaalooyinka jooga waa dad aqoon diini & maadi wax kayaqano. Ayaga shaqa la'aan kuhysato magaalada. Inta yer xamaalato si joigta loo canshuuraa waxna loogama qabto. Dilka udheer. Waa iga su'aale, maxay dhalinyerada ukici wayeen? Banaanbax nabadeed udhigi wayeen? Waxaan aaminsanahy hady dhalinyerada banaanbax joogta ah isbuuc laamiyada xirtaan. Boorar qaataan. Madaxtooyada laga soobixi wayo. Airport laga dhoofi waayo. Dakad gaari kaso bixi wayo. Odayaashan wadanka qasayo, qabyaalada nabarary, inan kudhaqano nagu kalifayo waan iska hor leexin laheen. Heshiisyo badan maldahan baa laga laaban lahaa. Walaga baqi lahaa cududda dhalinyerada soomaaliyeed. Lkn masamen karnaa!? Haday jwbt HAA tahy. Aniga diyaar ban ahy. Inta dhalinyera u qoraalkan gaaro ra'yigooda waan ubahanahy. Mahadsanidiin
@aishadarawish3967
@aishadarawish3967 3 күн бұрын
Thank you brother abdihafid for giving our sister an opportunity to express herself what she’s going through and that is not right for her or any other woman to go ::: may Allah protect her and and her children:::
@hassanwarsame1
@hassanwarsame1 4 күн бұрын
Thank you for giving her the opportunity to express herself. May Allah ease her pain 😢
@AliMohamed-id7um
@AliMohamed-id7um 5 күн бұрын
She is the most professional clear-cut figure I’ve ever listen over her serious case. Definitely she is a role star even to lead the entire nation is Somalia . Hope you’ll get a justice immediately.
@habibaali7504
@habibaali7504 4 күн бұрын
She Speaks, She Fights, She Protects She is the voice for the voiceless, the shield for the vulnerable. She stands tall in the face of fear, refusing to be silenced. When criminals prey on the weak, she speaks out. When rapists try to hide in the shadows, she shines a light on their crimes. When robbers take what is not theirs, she demands justice. When gangs spread violence and destruction, she stands firm, unshaken. She is not afraid to challenge power, to confront those who harm others. She carries the weight of many, but it does not break her-it fuels her. She speaks with conviction, fights with courage, and protects with love. She is strength. She is justice. She is the warrior this world needs.
@SurprisedBamboo-vj8eh
@SurprisedBamboo-vj8eh 5 күн бұрын
Ilhoow hadeey xaq ku tagnatay xaqeeda sii oo dhibtaan ka dul qaad alhuma amiin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 күн бұрын
Amiin
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 5 күн бұрын
Aamiin
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 3 күн бұрын
Aamiin
@faadumomuuse1500
@faadumomuuse1500 2 күн бұрын
Aamiin yaa rabbi
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Күн бұрын
Amin ya allah
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 5 күн бұрын
Thank you Abdiaziz for showing this case. This is reality facing Somali woman in Somalia. I hope she get help her rights. All Somali men are not same. I hope some of them may help. You are a very brave women.
@greatspead1363
@greatspead1363 4 күн бұрын
His name is Abdi-Hafid.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 күн бұрын
This isn't Normal .
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 5 күн бұрын
Xaliimo waa inan yar aqoon badan leh , qiimo badan iyo , sharaf iyo xikmad xambaarsan , ilaahay waxaan uga baryayaa in arimaheeda sida ugu fudud ee ugu dhow u fududeeyo . اللهم لا سهلا إلا ماجعلته سهلا فاجعل أمورها سهلا. صبوح قدوس ربّ الملائكة والروح . يا رب افرج همها ويسر أمرها وارزقها من حيث لاتحتسب اللهم آمين.
@casalasal6466
@casalasal6466 5 күн бұрын
Allahuma Aamiin yaa xayu yaa qayuum
@kaafiahmed2013
@kaafiahmed2013 4 күн бұрын
amiin
@sadaaqyusuf550
@sadaaqyusuf550 4 күн бұрын
.Masix addajaal nidaamikisa ayey qaar doorteen aynaa uu shaqeyaan bal ushaqo tagaaan. Nidaam xukumada batiil eh kadhisaan daalka- (konfurta dhulka taliyaniga kadigeen Somalia Italiana oo kahoor haqaa qarannimo iyo cadliga lagu dhisey kanaa fogaa baatil been abuur kuu midobiis(siyaasi qabyalaad iyo diineed), ayeey dacwaa cadalaad radiis baroortan la iimaneysa. Musiibo waa taan, mooryaanta iyo daqankoda ilaa an la burburin maa ahan waax kale haka rajo raadiniin, hortas koow dheh, kadibina daad caadil somaalinimo yaqaan aad kulasontahay baala xariir kuwaa ahayan gaalo raac sidaa cawaanta xaamar ku riyonaaya.
@sadaaqyusuf550
@sadaaqyusuf550 4 күн бұрын
Masix addajaal nidaamikisa ayey qaar doorteen aynaa uu shaqeyaan bal ushaqo tagaan. Nidaam xukumada batiil eh kadhisaan daalka- (konfurta dhulka taliyaniga kadigeen Somalia Italiana oo kahoor haqaa qarannimo iyo cadliga lagu dhisey kanaa fogaa baatil been abuur kuu midobiis(siyaasi qabyalaad iyo diinmeed), ayeey dacwaa cadalaad radiis baroortan la iimaneysa. Musiibo waa taan, mooryaanta iyo daqankoda ilaa an la burburin maa ahan waax kale haka rajo raadiniin, hortas koow dheh, kadibina daad caadil somaalinimo yaqaan aad kulasontahay baala xariir kuwaa ahayan gaalo raac sidaa cawaanta xaamar ku riyonaaya.
@ayaanlelove3975
@ayaanlelove3975 2 күн бұрын
Naagtan waa Feminist shuubada Siilka madow leh waa in la dilaa waliba 🍆😂😂😂😂😂
@SOMALIAUNEARTHED
@SOMALIAUNEARTHED 5 күн бұрын
illaahey agtiisa ayey caddaladu taalaa is ku xidh
@micraaj6621
@micraaj6621 5 күн бұрын
Mansha alah gabar ka Aftahansan ma arag lama garnaqsan karaan mooryaantan gabadha ciqaabtay somali oo dhan baa kula jirta hore u soco
@halimoali7687
@halimoali7687 5 күн бұрын
Mahadsanid A/ Hafid in aad soo gudbisey wareysigeeda Jzk Kheyr
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 4 күн бұрын
Waxa ay sheegti ma ahan wax macquul ah
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 5 күн бұрын
Can’t watch her crying 😭 it’s really heartbreaking 💔
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 4 күн бұрын
Macquul ma ahan waxa y dhahayso
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 4 күн бұрын
​@@toddlerlearningvideos-barc4314 qofkasto udanqado gabadhan, waa adiga ujawabayee, cadeyn miyad haysaa oo arintana wax ka ogthy miyaa wllo!?
@abdulrahimjama3887
@abdulrahimjama3887 3 күн бұрын
Adiga iyo ayagaba kuligiin mafia ayaa tihiin​@@toddlerlearningvideos-barc4314
@SPharaoh
@SPharaoh 11 сағат бұрын
Waligaa Naag ooyeysa ha aaminin ilaa aad 100% iska hubtid mooyee. Haweenku oohinta waxbay ku khiyaamaan ama ku beer laxawsadaan ama isku diraan ama ku baxsadaan. Never trust a hysterical woman as she could be using and deploying many tactics such as presenting herself as a victim, framing, cunning and manipulations.
@r133abdulkarim5
@r133abdulkarim5 2 күн бұрын
Amazing person halima I know her personally. I hope she gets the help she needs😊
@mohamedhajiamiin8164
@mohamedhajiamiin8164 3 күн бұрын
إِنّا لِلَّٰهِ وَ إٌنّا إِلَيهِ راجِعونَ
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 5 күн бұрын
I am from Toronto Canada 🇨🇦 what can I do for you Abaayo walhi is so sad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirashidbaynah6269
@abdirashidbaynah6269 5 күн бұрын
Then what you laughing for ?
@Roblox123-x8q
@Roblox123-x8q 5 күн бұрын
@@abdirashidbaynah6269she's probably one of the people who did her bad
@iwarsame946
@iwarsame946 4 күн бұрын
SSC khaatumo people are warriors mashallah. Why on earth are you laughing for?...
@iwarsame946
@iwarsame946 4 күн бұрын
Nobody needs your help period.😂
@mohammedjama129
@mohammedjama129 4 күн бұрын
Why did you say that? Nobody laughs when she talks about humanity, and she added a crying emoji.
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 күн бұрын
Ereyadeeda ugu danbeyay way iga ilmeysiiyee. Wlhi 😢 that is true wax hambeeya
@mahadgooni
@mahadgooni Күн бұрын
Amiin
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 5 күн бұрын
Xaliimo sister be strong don’t Cary insha Allah ❤❤❤❤
@suubanjabane219
@suubanjabane219 4 күн бұрын
Crying is not a weakness!!!
@cukaashQadar
@cukaashQadar 5 күн бұрын
insha allah wlshey xaqaaga waad helesaa anagoo dhan baa garabkaaga ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 5 күн бұрын
Asc cadi xafid gabadheena alaha caawiyo dadka dulmiyayna alaha soo qabto aamiin
@sunari8818
@sunari8818 5 күн бұрын
Mashaa Allah waa gabar cod gar ah, aqoon leh garaneysa sharciga isla markaasna codgar ah Ilaahey waxaan ka baryeryna in nimanka cadaalada ka shaqaqeeya gaar ahaan kuwa madaxda ah Rabigiin uga cabsada cadaalad xumida aad ummada kula dhaqmeysaan anigo ah gabar somaaliyeed waan ka xumahay wixii làgu gestay Allaha weyn SWT xagiisa hagaa cawimo
@PerspectiveNarrative
@PerspectiveNarrative 5 күн бұрын
Ilahay haku barakeeyo Akhi Abdul Xafid, Ummada La dulmiyey Saas ugu hiili Mar walba!!!
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 5 күн бұрын
Taasi cadaalada ah halkaad karaadinyso mataalo
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 5 күн бұрын
Waa war layaable
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 3 күн бұрын
Allah ha dulleeyo ragga gabadhaa ka oohiyay ee ciilay😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 күн бұрын
Subxaana Allah. Allahayoow daalimiinta naga badbaadi. Xasbuns laah😢😢😢😢
@katraabdi7778
@katraabdi7778 4 күн бұрын
Somaliya niman tuugaa ah baa madaxka ah waa ka xumahay abayo xaqaga allaha ku soo celiyo 😢😢
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 5 күн бұрын
Ilaahey inta la dulmiyey ha u hiiliyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 күн бұрын
Amiin
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 5 күн бұрын
Aamiin
@mmh8047
@mmh8047 4 күн бұрын
AammiiN yaa Allaah
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 5 күн бұрын
Waa in xalima ciyaal xamar u banaan baxa si ay cadaalad u hesho ikraan ku maqan hadana xalima rabaan Allaha ka soo saara cuqubada ay ku hayaan Allaha wadanka ka qabta Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@SPharaoh
@SPharaoh 11 сағат бұрын
Ciyaal Xamar? Musuqa, dhaca, argagixisada, boobka, dilka, duudsiga, rikaattada, dhagarta iwm.
@abdihillow8876
@abdihillow8876 5 күн бұрын
Waa Dulmi Dulmi Wein ah oo Gabar maskin ah oo wadani ah,qarankedi aya kugobanaya.gormaa raag badhan ay kugobteen haal dhumar ah.arin uguub weeyo somaliye.
@SPharaoh
@SPharaoh 11 сағат бұрын
Wein maaha ee waa weyn. Baro luuqadaada sida loo qoro.
@Danjire-
@Danjire- 4 күн бұрын
Mahadsanid Abdihafid, for giving her the opportunity to speak on your TV platform. This sister deserves justice. It’s well known that many in the Mogadishu administration workers have a history of criminal. A strong and well-educated woman like her should return to her SSC region rather than waste time in such a hostile environment.
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 4 күн бұрын
Mashallah Xaalimo guulayso Abaayo. Waad Garnagsatay si wacan waad u hadashay, Bidnillah waad guulaysan xaqaaga waad heli inshallah. Nolow waa Muwaadin hadal yaqaan. Nolow abaayo Xaliimo
@nuradinduqow1826
@nuradinduqow1826 3 күн бұрын
Ilaahey hadaa u bandhigtay, way helayaan waxay kasbadeen insha allah
@sahraahmed9978
@sahraahmed9978 5 күн бұрын
Dulmi badan ayaa Somalia ka socda qabiil qaran ma noqdo ee Allah rahmaanka ah Somalia xal waara u keen
@maxamedbaari5816
@maxamedbaari5816 4 күн бұрын
It is crazy how powerful she is, well educated, patriot, passionate with vision of peaceful somalia and yet she is weakened and a victim for this so called somali government and this corrupted system and all these illiterate politician men it's really heartbreaking that she is not even the only one. thank you cabdixafid for giving her your platform .. Our prayers for you sister hopefully you will find justice stay strong.
@Salugla
@Salugla 5 күн бұрын
War maad aniga i waydiisid wixii aan kasoo maray xamar balo ku dagtay sidaa ay Allah ugu dacwootay ayaan habaar uun ku jiri jiray ilaa uu tuugii sakaaraday oo uu ka cararay hantidayadii Allah u bari walee dacwada Allah waad heli jawaabteeda dhakhso Insha Allah
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 күн бұрын
Zxp sheekadada oo kooban no so qor.
@abdiqadarwarsame7261
@abdiqadarwarsame7261 4 күн бұрын
MOORYAAN BAA HESHAY MAALIN KASTO DADKII WAX NOOSOO BARTAY QAARNA LADILAA SIDA HODAN NAALEYE ALAHA UNAXARIISTO
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 5 күн бұрын
Yaarabi somaali intii dulman u hiili aamiin aamiin yaarabi
@degaghedi1738
@degaghedi1738 4 күн бұрын
Illaahow raxmaanoow inta ladulmiyay xaqooda soo iftiimi Aamiin
@KhadraAli-j4l
@KhadraAli-j4l 4 күн бұрын
ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين .
@abdijabarismail2278
@abdijabarismail2278 5 күн бұрын
Allaha kubarkeyo abdiluxafid wariye saree gabadhana allaha dhibta kasaro
@abdikheir-ak
@abdikheir-ak 3 күн бұрын
I have never been to Somalia and I will not go anytime soon. So Sad! 😭😭😭
@Mohamed-Roble4
@Mohamed-Roble4 4 күн бұрын
MARKAAN EEGAY MUQAALKAAN ANIGA WAXAAN AAMIN SANAHAY ANIGA FIKIRKEYGA AH SHAQSIYAN IN FAMILKAAGA DHAN QALAD KUWADA SAAREYN WIXII JIRO ALLE AYAA OG BALSE AAN ARAGNO DHINACYADA
@SaiidElmi
@SaiidElmi 5 күн бұрын
Khayr allaha ku siiyo wll cabdilxaafid qof kasta oo dulmana allaha dulmiga ka saaro
@amalianasrani894
@amalianasrani894 3 күн бұрын
Walaaley Somaali ilaah ma taqaan Ee naftaada utasho.
@ibrahimtobe7728
@ibrahimtobe7728 5 күн бұрын
Walalo wanka xumahay gabar qiyma badan ayaa yahay ee ilaay ha ku xafido ❤❤❤❤❤
@harunwarsame2443
@harunwarsame2443 4 күн бұрын
Waxbaa qaldan faqashini xmr qof uga awood badan ma jirto
@KhadraOmar-r6g
@KhadraOmar-r6g 5 күн бұрын
She’s very strong woman Mashallah alaha ku xifdiyo waa gabar hadli taqaano oo cadkeeda lacuneyn Mashallah
@greattruccker9833
@greattruccker9833 5 күн бұрын
Thank you brother to give sister chance to speak rising here voice
@kairohassan7448
@kairohassan7448 5 күн бұрын
She need justice waa gabar geesi ah Allow dulmiga kaqabo
@ismaaciildiini6581
@ismaaciildiini6581 3 күн бұрын
Eeddo Mcn allaha kuu sakhiro Xaqaagana allaha ka soo if baxayo kuwa Dulmiga kuu Geystay
@MohamedJama-t7s
@MohamedJama-t7s 4 күн бұрын
Waan ugamahadcelinayaa in Walaasheen ay Codkeeda kor uqaaday Ragga iyo Dumar awoodda Qaranka loo isticmaalo waa inay codkooda kor uqaadaan. Dadka xilalka dowladnimada noohaya intooda badan waa maafiyo boob, kufsi iyo dil kashaqeeya.
@FLuulkaAliBelgium
@FLuulkaAliBelgium 5 күн бұрын
Allahumma amiin Yaa Rabi inashalaah Kheyr abaayo mcn ilaah ku gargaaro amiin amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoali5027
@fadumoali5027 5 күн бұрын
Allah ku xifdiyo..xaliima qaali
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 5 күн бұрын
Bismilaahi wlh meel adag ayee qabsatay qalbigeeda allha u qaboojiyo
@dadircabdulahi3595
@dadircabdulahi3595 4 күн бұрын
Abdi xafid aadbaa u mahadsan tahay
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 5 күн бұрын
Dhulbahante and habargidir leaving together abaayo we are very closely
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 күн бұрын
Dawlada somaliyeed waa inay dumarka somaliyeed ee sharafta leh ka bad baadiyaan dadkan magaca somaliya ka xumaynaya
@io7008
@io7008 5 күн бұрын
Amiiin aamiin aamiin hilaahey u aqbal ducadeeda hadey xaq ku hadashey
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 5 күн бұрын
Xasan iyo xulufadiisa dhibaataynta shacabka ayay usoo dhigteen ee ilaahay hanaga qabto
@casalasal6466
@casalasal6466 5 күн бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 4 күн бұрын
Waa been😂
@HamdiMohammed-q3w
@HamdiMohammed-q3w 5 күн бұрын
AAMIIN ILAHEY HABAARKEEDA HAU AQBALOO QUBO MUUQATO ILAHEY HAKURIDO TUUGTA
@Mohamed-Roble4
@Mohamed-Roble4 4 күн бұрын
SOMAALI MAXAMED HADII QOF HADLO MA SAXAN YAHAY WALAALEY ALLE KA CABSO QOFNA INTAAS OO QOF MAWADA DULMINEYSO WIXII JIRO ALLE AYAA OG HAKU DAMBAABIN
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 күн бұрын
​@@Mohamed-Roble4kuwaas maxaad dhaantaa.
@Maryamo736
@Maryamo736 3 күн бұрын
How much longer do we have to be like this? I’m so sorry sister. 😢😢
@abdikaniosman7480
@abdikaniosman7480 4 күн бұрын
She is stronger women I will hopefully she will get her support all youthful of somali people!😅
@ayaanlelove3975
@ayaanlelove3975 2 күн бұрын
Waa Shuubo feminist ah marka in la waso bee aheed ma Gebeve bee moodaa inee joogtaa Naagaha baa dulman kulahaa shuubada Siilka madow leh 😂😂😂😂😂
@sharmajr7957
@sharmajr7957 4 күн бұрын
Amiiin hacadaabo hana cafin wlly. Allow calaamo deg deg ah haka soo saaro
@FadumoKhayre-p7z
@FadumoKhayre-p7z 4 күн бұрын
C/xafiid waad ku mahad san tahay hadaad codsigeeda aqbashay khayr rabi ha ku siiyo
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 12 сағат бұрын
Waa Gabadh soomaliyed O dhiiban
@Abdikariim-akili3
@Abdikariim-akili3 5 күн бұрын
Rabi ha ku garab siiyo abayo meshaas madaxada joogto intooda badan rabi kama cabsadaano😢😢
@AHLaaMJeYLani
@AHLaaMJeYLani Күн бұрын
Allah haku caawiyo sidaad ucaawisay hoyadas wll iyadana Allah ayaan ubar yeyna dagdag inay uhesho cadaalad insha Allah
@jaamacafrica5678
@jaamacafrica5678 4 күн бұрын
By God, Justice is with him sister that is disaster 😢
@burco688
@burco688 Күн бұрын
Walaal inta aad nooshahay ka caraar😮
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 5 күн бұрын
Gabadhaas La Ciilay Ee Sidaas Loo dhibaateeyay Rw Xamse Gabadhaas Arinkeeda Waa in Aad Si Dag Dag ah Oga Soo Jawaabtaa Walaasheey Xaliimo Be Strong inshalah Cadaalad Waa Helaysaa inshalah
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 5 күн бұрын
Cadaaladeedu waa daldalaad wayo alshabab looma baahna iyo kuwa sirta dowlada si qabyaaladeysan ku bixiya ee alshabab daacish gacan saar la leh😮ok
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 5 күн бұрын
Naagtani waa daacish halkey joogto caalamka waa in laga keenaa waa eedeysane wanted ah😮
@sabirabdirahman5744
@sabirabdirahman5744 4 күн бұрын
Waxaa laga yaaba in ay qaldantahay
@mohammedjama129
@mohammedjama129 4 күн бұрын
@@اممحمد-ج8ط6ظseed ku’ogaatay inay xariir la leedahay, Yaa kuuso sheegay inay lashaqeeso miss waxaad tahay dadka isticmaalo platform. Dhaqankaasi waaa la’idinku igaaa tuug yahay umada Somaliyeed bad rabtaaan in dalka kaceyrisaan lakiin la’idinka yelayee. Kaxishooda hablaha iyo iyo caruurta.
@IbrahimOmerZiyad
@IbrahimOmerZiyad 4 күн бұрын
Sidee ku ogaatay gabadhani , maxaadse ku cadaynaysaa in ay shaqadani faraha kula jirto. Soomaalidu xitaa qoraalka kuma cadaalad samayn karto. Ka soo qaad walaashaa oo la dulmiyay sidee xaqeeda ugu doonan kartaa.
@Mushtaqabdullahi34
@Mushtaqabdullahi34 3 сағат бұрын
Thank you for giving her the chance to speak up illaahay kaliya og siday wax u jiraan lkn it’s obvious Somalia inaysan cadaalad kajirin 😢
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 4 күн бұрын
Allaah swt hakuu hiiliyo Walaasheeen Subhanallah 🥲💔
@hamdigeney6164
@hamdigeney6164 5 күн бұрын
Very sad indeed inshallah you will get ⚖️ my siz.
@shaqlanshaaciye3606
@shaqlanshaaciye3606 4 күн бұрын
Asc Abdi Hafid Allah ha ku xifdiyo waad ku mahadsantahay saad somalida ugu dadaashay somaali cidna uma maqna ceelna uma qodna walaalo waa iga dardaaran ina ragow dal iyo dibadba gabadha ha loo Kaco gun baa hasheye walaalo Allah baa ku hiilindoon oohintaada meel cidla ah ku dhicimayso dhabar adeek gaysiyad iimaan leh baad tahay and mar unbaad dhiman maalintaada dhaafi maysid ee ilaahay Isku xir you will be xaawo taako two .wasalaam
@LoveLover-w7v
@LoveLover-w7v 5 күн бұрын
She’s educated wlh and well spoken
@احمدصلاح-ب7ل
@احمدصلاح-ب7ل 4 күн бұрын
سبحان الله لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 күн бұрын
MAHAD SALAAD ANAA MADAXA KA TOOGANAYA KHAMIISKA FROM WESTERN 🇪🇺
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 5 күн бұрын
Aamiin allow xaqaaga soo if bixi aaaamiiin inti aad kuduceysey aaaaamiiiiin
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 5 күн бұрын
Sida information uga sheekaynayso waa qof well informed ah
@QueenTina-i9u
@QueenTina-i9u 4 күн бұрын
Xamaar dowlad kama jirto ee mooryaan Aya magaci dowlada ka qaraabaneyso ALLAHABAD CAASIMADA IYO QARANKA HANOGASO WAREEJIYO TUUGADA AAN DOWLANIMADA AQOON ALLAH NAA AAN KA XIISHON UMADA NAA AAN AMAN GALINEYNIN ALLAH KA WEEK TUUGTA
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 Күн бұрын
Gun baa KU heshey wll ee samir iyo adkeysi Allah haku siiyo...... Insha'Allah meel laga ciseeyo oo soomaali leedahay waad heli..... Gobonimo ayaa lagu tartami jirey ee waa side ninmanyahow koonfureed Gunimada sameeneysan..... Cidagale Goob Inta kale Gun....... 😅😅😅😅😅😅 Bal Hargeysa na tijaabi inabti
@naajid1
@naajid1 5 күн бұрын
Allloow Madaxdda noo Wannaaji ,, War bal warka soo daa Abdihaafidoow libaax
@cabdifataaxxasan-me6ib
@cabdifataaxxasan-me6ib 3 күн бұрын
Thank you abdihafid
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 5 күн бұрын
Walaasheena allaha kuxifdiyo
@Umuzaahir
@Umuzaahir 2 күн бұрын
Waa runteed wallahi gabadhu
@abdiwahab123
@abdiwahab123 3 күн бұрын
Waa case's ka ugu yar marka loo eego cadaalad darrada ka jirto somalia Wlh waa gabar aftahanad ah oo ka aqoon badan kuwas ey soo shegtay lama garnaqsan karaan moryaantas Masul kasto oo xilka ey hayan moryantas uu dhiibay ha ogaado malinta yowmul qiyamo in lala xisabtami dono inta aan la xisabin kuwii aad fursada uu siisay iney dadka dulmiyan Raisalwasaraha iyo madaxeeynaha dalkow waan ognahay somalia masoo dhawo oo waqti iyo nafhurnimo ayey uu bahan tahay sii aan markale dowlad weyn oo dadka diirsadan aan uu dhisano Hadana waxa gunnimo ah in hawenkii dalka hormuudka uu ahaa in hoostino lagu qalanaayo ceeb beyna idinku tahay taas ee hadii wax yar oo damiir ah idinku dambeyo gabadhas iyo kuwa lamidka ah cadaalad ha helaan Moryasntas shaatiga dowlada ugu awood sheegtayna haa lala xisabtamo Waa la dhibateyay
@miskiabdi2632
@miskiabdi2632 Күн бұрын
Nayaa xaliimo sacdiyo naa yahuu amuus habarka ma fiicno
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 5 күн бұрын
Allaha ugargaaro gabadhan way dhibantahay aamiin
@FalismohamedAdam
@FalismohamedAdam 3 күн бұрын
wlhi she talked the real fact and the dark side of this kind of clan based government
@nadifamohamedosman7679
@nadifamohamedosman7679 5 күн бұрын
I am so sorry abaayo 😭😭😭somalia xaq ma yaqanin ,c/xafid waa mahadsantahay in aad caawiso gabadhaha qeer alaha ku siyo
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 3 күн бұрын
Waa sax gabadha Haloo gurmado
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 5 күн бұрын
Murugo dulum an xad lahyn wa kane hayaaay !!!!!!! Farid aqoonle ilaahy haku xafido !!!!!!
@hodanahmed7341
@hodanahmed7341 4 күн бұрын
Subxanallah Xaliimo abaayo illaahay hakaa qabto cadawga feel sorry for that abaayo😢
@isseali1678
@isseali1678 4 күн бұрын
Gabadha cadow baa helay xaqeeda ha loodhiciyo Masha allah cod kar waaye mooryanta halaga qabto waa tuugo
@kifaaxkeyse8455
@kifaaxkeyse8455 Күн бұрын
Hawiye futomadobe gabdhihiina ha dulmiyine intaad is lee dihiin waa dhulbahante waa Naag dhulbahante lasoo kortaye cod karnimadeda kuwiina aamusan miyaad modeen ee baqaya Naagti Ader waa Naag reer Waqooyi yee iskaga leexda🤣🏃‍♀️
@Ahmed-d4y3f
@Ahmed-d4y3f 5 күн бұрын
Subxana laah khayr insha allah
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 2 күн бұрын
Dulmigii ay umada ka gashay waqtigii farmaajo ayaa iyadana ilaahay ka jarayaa Anagoo 5 ruuxa ayay iska kaayo xidhatay ilaahay ayaa soo Qabtay ayadana maxay dad laysay 😡
@RahmaKulane
@RahmaKulane Күн бұрын
@@somaliland4ever484 walal ma runtaa
@MuadGahiye
@MuadGahiye 5 күн бұрын
Wadan kedii baa lagu ciilay ilahay baa iga waday alxm meeshaan joogo meel khayr qabta rabi ha iiga yeelo
@hananali4200
@hananali4200 4 күн бұрын
Gabarta waa ka xumahey dhibka ku dhacay lkn dowlad intee jogta malinkasta waxan argna dad masakiun eh oo oyayo
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 3 күн бұрын
Illheey aktiisa cadaaldi taaaal yaaa rabi dulmiga bini adamaka naga ilaaali😢😢😢
@hassandaher3563
@hassandaher3563 3 күн бұрын
Dhibta ka socota muqdisho ee dumarka somaliyed loku xoog sheeganayo .dumar badana kuwa xidhibaano sheeganaya ay ku kufaseen ku jiir tileen .iyo dhibaatoyin badan oo qarsoon .waxaaso cidina waxba ka qabaneyn.waa cadaladaro iyo dowlad xumada ka jiirta somaliye waye siiba muqdisho ayay ka jiirta..
@hamdamohamud-ss7gs
@hamdamohamud-ss7gs Күн бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi, Allah kaa Aqbaloo
@qm689
@qm689 5 күн бұрын
What happened to you is sickening abaayo this is why the country never becoming stable. May Allah give you back your rights aameen Aamiin JazakAllah kheyr ya Abdihafiid I hope Somalia leaders will adjust themselves ✌️🇸🇴🇨🇦
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 65 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | BARIGA DHEXE | RUSSIA | UKRAINE
17:25
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 153 М.
TRUMP | NET-ANYAHU OO SI XAD LOO KARBAASHAY | FARXADA REER GAZA
10:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH
31:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 75 М.
Gabar Hadi Lagu Meheriyo Kadibna Ilmo Dhasho Adiga Oo ugalmoonin Maxa Lasameyni Sh Xassaan
22:01
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 15 М.