Daawo Dilagii Haashim Oo Maanta Maxkamad La keenay&War La Yaab leh oo kasoo Baxay...

  Рет қаралды 23,852

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@shukrijama5399
@shukrijama5399 10 сағат бұрын
Ninkaan hala dilo subxan allaha waa bahal😢😢😢
@JamalMuse-d2r
@JamalMuse-d2r 12 сағат бұрын
Industrial area waxaan ku jiray 1994 oo soon ah waa meel adag 2 weeks ayaan ku jiray sababu yaa kitambulisha
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 12 сағат бұрын
shaydhaan baa ka Qaalib noqday walyacaadu billaah ‼️😭subxaanallaah‼️⁉️
@SadiaMohamed-rq5mw
@SadiaMohamed-rq5mw 12 сағат бұрын
Qof ku caawiyay dilkii malawaaye cunugta yar xitaa ma.asagaa xoogay
@ahmedadan5393
@ahmedadan5393 11 сағат бұрын
Something is not clear. Who hired hashim to kill Mama waris ?
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 сағат бұрын
I know right???
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 11 сағат бұрын
Ninkaan grupkii la shaqeeyey aawaye ileen beerkii iyo kalyihii dadka.. shirkadihii aaway uu u dilaayey dadka dartood
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 7 сағат бұрын
Kenya cadaaladasi kama jirtee Kenyadan ogeen malaga bedelay midka hadalkaas dhahayo naftiisa ayaa lacag qaadanayo ninkaasne meeshuu rabuu aadayaa That Is True midkale saaaid buu u cayilay rafaad kama muuqdo
@CandimaxamedGeelqure
@CandimaxamedGeelqure 12 сағат бұрын
NINKA HALA DIL DADKA YAAN LA TUSIN HALADILO USH
@suheibaismail7661
@suheibaismail7661 12 сағат бұрын
Aniga ahaan kenyaa markey sidaan qof kisaa u wadwada aya aqnaa ee in lasodaya aya macqul eh 😢😢😢
@seed3966
@seed3966 12 сағат бұрын
Asc 👉👉👉. ninkan maskixiyan mala baadhay iyo sababta ku kaliftey maamadii u horeeysey inuu dillo waa yaabe maxaa kukalifey cajiib yaab ??????
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 7 сағат бұрын
Ilaa hada DCI da dalka waxanka sugeenaa inuu dilay 4 ta dumara shaki noogama jirine 3 da ugu horeeso weliba mama weris sababtuu udilay iyo cida udirsstsy kama heeno ilaa hada wayo deeqa wuu sheegay sasbtuu udilay waxbeyla ogeed aamina iyo nuseybana wexey ogaadeen inuu asi qaaday mama weris oo gaarigiisa raacday hadhowna eey sheegayaan oo asi lagarabo markastaba ayagane ineesan hadlin darteed buu udilay wuu sheegay mama weris oo dhacdooyinkaan oodhsn qofkeyka bilowdeen ah 3 daas dumar ahne darted loodilay ayaan kasugeenaa ilaahada sasbabtii koobaad ee uu ayada udilay marka iyaga naftirkooda shaqada ey qabanayaan daacad kala ahan waa musalsal markey hadba maalimo cusub kudarssnayan Why mala dhoho cadeeya ninku wuxuu udilay mamadas hadii asi uu kaskiisa kamaagay hadii cid ama shaqsi udirssday jiro oo lacag kusiiyey inkastoo halmar ey sheegeen inuu qirtay dilkeeds inuu lacagku qaatay lkn yaakusiiyey waaye waryaa ale yaqaan wlh ani kuwaan waa igasooboodeen
@umumascuud3307
@umumascuud3307 32 минут бұрын
Haduu maskaxda ka jiran yhy asagoo mindidii wato ayuu laamiga so istaagi lahaa iwx walbo su doono u sameyay
@InaAbdirahman-t1m
@InaAbdirahman-t1m 2 сағат бұрын
Dimo deh
@SuadAli-y1j
@SuadAli-y1j 12 сағат бұрын
Sababtuu udilay maxaa loosheegi waayey mise waa sir laqarinaayo
@Hodan-id9tg
@Hodan-id9tg 9 сағат бұрын
Msrka ugu danbsysa la sheegi
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 сағат бұрын
Bismilaahi ninkaan waa bahal dad in lagu dhex daayo ms aha waa in xBsuga ku jiraa
@MaxamedGarad-q9q
@MaxamedGarad-q9q 4 сағат бұрын
Watankan catalat malahan awaay hashim ragi ladilay
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 сағат бұрын
Inkaar qabe walaalihiis dilay waa horor
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 2 сағат бұрын
Ninkan waa cadow EE malinba jirkisa cat halagajaro
@Hodan-id9tg
@Hodan-id9tg 9 сағат бұрын
Ninkan jail halagu dilo dadqalka , horaan u sheegay kaligiis ba dilay gabdhaha..
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 13 сағат бұрын
Hadilee miyaan la wareesan waxaa anguba wan og nee
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 12 сағат бұрын
Bishaan was ninki mxuu u laayey gabdhaha illaa hadda xigtaas ma hayno ina adeer
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 2 сағат бұрын
Waxana irajeynayaa in lagu kufsado xabsiga
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 сағат бұрын
Damiir ma laha waa horor allaha ha cadaabo
@CasuurCumaq
@CasuurCumaq 7 сағат бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل alle ku cadaab kan inta xubnood ee jidhkiisa maalinba mid hala jaro aduunka in lagu cadaabo ayuu mudan yahay
@safiyasalad1693
@safiyasalad1693 11 сағат бұрын
😢
@MohamedIbrahim-ue6px
@MohamedIbrahim-ue6px 3 сағат бұрын
Ninka away dadki wax lalaayay؟ away jaceelki 3keeska ah oo mama wiris loodilay؟
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 12 сағат бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiil
@SMATransport
@SMATransport 9 сағат бұрын
Xabsiga aadka u xun waxa loo dhisay dadka aadka u xun in lagu soo dhaweyo
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 189 М.
Kaftanka Siyaasadda "Xog Culus Damaca Xasan Sheekh iyo warar cusub
42:21
Burcad-badeedkii Soomaaliya miyaa dib u curanaya? | Warbixin
12:21
TOOS: Doodda Jimcaha
1:00:37
BBC Somali
Рет қаралды 19 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН