BIYO XIDHEEN LA DHISAY 1980

  Рет қаралды 4,599

Caalin Abyan

Caalin Abyan

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 20 күн бұрын
Caalin Abyan-Fariid- thanks bro, from Ottawa, Canada
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 21 күн бұрын
Walaahi waa cajiib dalka somalia 🇸🇴 nicmaa fadhida laakin dadkii waa ka baahanyihiin nasiib xumo. 😢 war dhulkiina tacbada kheyraadkiisana kala baxa qabyaalada iyo kala faquuqa ka dheeraada. Guul iyo Gobonimo dhamaan ummadda soomaaliyeed
@caalinAbyan
@caalinAbyan 20 күн бұрын
Mahadsanid
@umcadil5660
@umcadil5660 20 күн бұрын
Maa shaa allaah waa meel aad u qurux badan
@DuniishCumar
@DuniishCumar 21 күн бұрын
Xamar qurux badanaa❤❤❤❤
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 20 күн бұрын
Mashallah
@falisa576
@falisa576 17 күн бұрын
Maasha Allah tabarakallaah wiilkan Caalin abyan ah waxan daawan jiray Waqooyi asago meelo cidlaa iska Lugaynaaya walhi wa geesi shalayna Waxan ku arkayey adigo meel cidla Maraya xamar meel bad ah maantana Balcad baad joogtaa kuwa kale Xamar weyne ma dhaafaan markay Xamar yimaadan bal beeraha Afgooye tag
@caalinAbyan
@caalinAbyan 17 күн бұрын
Insha Allah muuqaalo ayaan ka soo samayn doonaa dhamaan deeganada soomalida.
@falisa576
@falisa576 12 күн бұрын
@@caalinAbyan Walal qalbi wanagsan ba tahay. Dhulka somalidu wa dhulkagi hooyo Allaha ku xafido Mel kasta ad tagto
@falisa576
@falisa576 17 күн бұрын
Goobweyn ad bay u qurux badan Tahay ayadana taga hadi Alle idmo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 17 күн бұрын
@@falisa576 insha Allah
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 19 күн бұрын
Mnsh allah
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 21 күн бұрын
Masha allaah ❤❤❤🇸🇴
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 19 күн бұрын
😂👍💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👍 Waa meel Barakesan 👍😂🇸🇴👍
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu 19 күн бұрын
Rer waqooyi san oo kale dadka usoo dhoweya cunsuriyada iska daya
@zaki799
@zaki799 18 күн бұрын
Walaalo soo dhawoow waanu kusoo dhawaynaynaa wlo muuse ayaad dadka sidaas u galee
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 18 күн бұрын
Mashallah 🇸🇴 ❤
@abdiseed3363
@abdiseed3363 21 күн бұрын
Mashlh
@FaysalAbi-mp4hi
@FaysalAbi-mp4hi 21 күн бұрын
Saaxiib.waxaad.joogta.beerihii.cagaaraa.afgoooye.iyo.janaale.halkii.janada.iyo.dalxiiska
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Күн бұрын
❤❤❤❤❤ 5
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 19 күн бұрын
Hore u soco sxp
@qadarcabdi1772
@qadarcabdi1772 11 күн бұрын
qaroofow waaye
@hooyoxabiibo7058
@hooyoxabiibo7058 20 күн бұрын
Asc kusoodhowoow caalin magaalada muqdisho waxaan ahay midkamida ardaydii jamhuuriyadda koofur iyo waqooyi waankaaweynahay bal cad waxay ahayd meeshii xoolaha magaaladda kuxiran loogakeenijiray balka iyo cawska
@caalinAbyan
@caalinAbyan 19 күн бұрын
Ilaa imaka cawski wa laga guraa. Dhulka cawska ka baxa waan yaabay
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 20 күн бұрын
Dadka Kuuriya weeye, Afsomaligii baad aqrin karayn..
@zaki799
@zaki799 18 күн бұрын
Balcad ma muqdisho ayay u dhawdahay waxaan moodi jiray gobolada dhexe meesha la dhahee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 14 күн бұрын
30 ama 40 daqiiqo ayaan u kala soconay.
@ayubansari5379
@ayubansari5379 21 күн бұрын
people's republic of korea waa kuuriyada waqooyi waana jamhuuriyada dadka kuuriya. adigaa qaldan qoraalku waa saxanyahay.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 20 күн бұрын
Ma hubta
@ayubansari5379
@ayubansari5379 20 күн бұрын
@@caalinAbyan adiga waxma qortid waxna ma aqridid miyaa maa googleka ka baartid. dowladaha shuuciga ah sida shiinaha iyo waqooyiga kuuriya ayaa magacaas qaatay bartamihii qarnigii tagay. tusaale people's republic of china, jamhuuriyada dadka shiinaha. yacni shuuciyiin waaye sidaas ayey dadka u isticmaaleen.
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 20 күн бұрын
Dharka loo xiran jiray iskuulka waxaan u aqaanay dugsiga sare dharcad hoose dhexe waxaa la odhan jiray dharjaale qofkii wax ka badalan haya ha sheego
@caalinAbyan
@caalinAbyan 19 күн бұрын
Anaka xaganaga waxa la dhaha balcad dugsi hoose iyo dhexe
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 21 күн бұрын
That’s interesting, dadka koriya makes sense because laba koriya jira. Wonder why ey sas uu dheheyn
@caalinAbyan
@caalinAbyan 20 күн бұрын
Dalka kuuriya mise dadka kuuriya ? Arinka labaad labada kuuriya markaa mid ayay ahayeen.
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 20 күн бұрын
@@caalinAbyan maybe political issue iney ka dhigan bay isga ilalenayeen. I am sure dawlada sida uu dhigtey qoralka. North and south beri hore bey kala bexeyn lakin colaada hada is new, maybe.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 20 күн бұрын
Channel ka like sara laydindhufaye
@hakashakin3306
@hakashakin3306 19 күн бұрын
Kuria dowladda dimuquraadigaa ee dadka baa ladhahaa, waa sida China oo kale Jamhuuriuadda daka china baa layiraa ayana.
@IsmailKahin
@IsmailKahin 20 күн бұрын
Waar adeer bal is ilaaliye meeshu waa halisi hayaay khar isha allaa haybe
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 20 күн бұрын
😂😂😂
@ilyasali6766
@ilyasali6766 20 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣
@abdiseed3363
@abdiseed3363 21 күн бұрын
Kooobka waxa qatay galmudug maha jubaland
@caalinAbyan
@caalinAbyan 20 күн бұрын
Muxu yidhi ?
SO DHAWAYNTAYDI MUQDISHO
36:40
Caalin Abyan
Рет қаралды 862
XEEBTAN WAA MARKII IIGU HORAYSAY
40:06
Caalin Abyan
Рет қаралды 2,3 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 4 МЛН
KALAMUUDI MARKI IGU HORAYSAY AAN CUNO
18:54
Caalin Abyan
Рет қаралды 3,6 М.
Maxaa Carmo loogu bixiyey Khaliijka Soomaaliya?
18:45
Abdirahman Shire
Рет қаралды 10 М.
Geel Dhalay || Waa Side Nolosha Baadiyaha || BIRRO
13:19
CABDIFATAAX BIRRO
Рет қаралды 1,3 М.
ROOBKII U WAYNAA AYA NAGU HELAY DHULKA BARWAAQADA AH
52:09
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
RENDILLE | SOMAALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 3 | Ep 18
21:01
SAFAR IGU QAATAY 8 SAACADOOD BUURALAYDA GOLIS #2024
39:28
Caalin Abyan
Рет қаралды 15 М.
STREET FOOD XAMAR WAYNE MUQDISHO SOMALIA 🇸🇴
31:22
Caalin Abyan
Рет қаралды 7 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15