Bob Marley | Sidii ay Maasooniyaddu u dishay fanaankan!

  Рет қаралды 296,665

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/...
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 521
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ahmethmoson9190
@ahmethmoson9190 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@zaddamsalad4113
@zaddamsalad4113 2 жыл бұрын
Scw🩸🩸💉🥰
@deeqzuperka1295
@deeqzuperka1295 2 жыл бұрын
Scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 Ай бұрын
Wax badan aya ii baxay sxp wad mahadsantahay inta markii oomar wax ku dhecen so radisay like me
@ceeblamaxamed2896
@ceeblamaxamed2896 3 жыл бұрын
Gaalada iyo shayaadiinta ay caabudaan "dab kasta oo ay huriyaan ilaah baa bakhtiijin" inshaa'allaah.
@daahirfamous6643
@daahirfamous6643 3 жыл бұрын
Mashallah walalo wan kuu mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad waqtigaaga noogu horto waxan kaa codsan lahaa in aad noo soo gudbiso taariikhdii madaxweynihii dalkii la oran jiray zaiir ee congo mabuuto saseeko
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta ku xidhan chanelkan like isaar✌
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 3 жыл бұрын
Mel wlpa ma iga horeesa
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
wa maxy sababta ay ethiopian ku u sheegtan bob marley
@apo4417
@apo4417 3 жыл бұрын
Niyhow wareeg bdanidaa
@Abbasgolden9
@Abbasgolden9 3 жыл бұрын
MUUQAAL MUHIIM U AH NOLOSHAADA 2021 DA ** ( 7 XAQIIQO OOD NOLOSHA KA OGAYN MUHIIMNA AY TAHAY INAAD BARATO ) WAXAN KUGU CAWINAYA LINK EE DAAWO : kzbin.info/www/bejne/mpexc5aFYrOGn68 UNA SUBSCRIBE GAREE WALALKA DADLKISA AWGI
@leyloaadan8152
@leyloaadan8152 3 жыл бұрын
Meek walba yalow 😆😆
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
wll Aadan nala wadaab waxa dhexmaray fanaankii soomaaliyeed ee K'naan & maasooniyadda
@somswed.5014
@somswed.5014 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u qiimo badan LEGEND Bob Marley. Thanks a lot bro...
@zlatan8569
@zlatan8569 3 жыл бұрын
Bob Marley’s best songs 1- is this love 2-no women no cry 3-buffalo soldier
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 3 жыл бұрын
Hhhh wuu iga qosliyay kulahaa dadku wey ka daaleen badhaaciskooda iyo nacnacdooda kkkkkkkk 😂😂 legend wa kuwataa hore usoco
@apdullaahimuhamed7295
@apdullaahimuhamed7295 3 жыл бұрын
nio zhp wa malinti ugu horeysey ee an commenti ka bixiyo hadana anigo muqal kasta oo ad so dhigtid dawan jirey zhp codkagu xabeb ta ayuuba ku wanagsanyahay hhh wa iga kaftan zhp Keep going ❤
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Aadan sahan nin aan dhagaysto oo aan waxbadan ka faaiiday hore usoco zxp
@basheirhaji2984
@basheirhaji2984 3 жыл бұрын
Ma sha Allah Adan wll illahey haga ajirsiiyo sida fcn aad dadkaaga ugu Fa'iideyseesid 🙏🙏🙏
@ifraaxcabda1361
@ifraaxcabda1361 3 жыл бұрын
Alle haku dhowro wll aadan ma jiraan fanaaniinta soomaliyed oo maasoonidaydu Soo faragashty ama ku kadsoomy noo so tabi haday jiraan I.n
@fadxaarab6314
@fadxaarab6314 3 жыл бұрын
Mn sha alah wllo ilahay ha ku barakeeyo caqliga iyo cilmiga wanaka helaa barnaamika aga
@cawilciise425
@cawilciise425 3 жыл бұрын
Don’t let them fool ya Or even try to school ya Don’t let them change ya Or even re-arrange ya Bob Marley
@dragonwarrior4047
@dragonwarrior4047 3 жыл бұрын
Aadan Khadar Ali Rooble Wll Waxanu Ka Codsaneyna In Marka Aad Shaqsiyaad Noso Gudbinayso Aad Sidii Barigii Hore Noso Raaciso Xikmadahooga Iyo Odhaahaha Laga Hayo . WASSALAMU CALAYKUM ❤
@zakiizmailhayd5796
@zakiizmailhayd5796 3 жыл бұрын
Ustaad Aadan Khadar Cali Alle Haku Sharfo Keep going pro
@abdifatah5450
@abdifatah5450 3 жыл бұрын
Aadanaw zxp xaqiiq marka laga hadlayo ma jiro youtuber aan kula mid dhigo had iyo jeer xaqiiqooyin laynaga qariyey ayaad qarxisaa aniga ahaan abaal weyn baan ku hayaa
@ibnugeilla
@ibnugeilla 3 жыл бұрын
Gaalkan mxn hesihiisa dhagaysty ila hada wa favourite singer kayga wxn aad u jeclhy hestisa IS THIS LOVE
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
Waligay ma dhagaysan Hees Uu leyahay lkn sawiradiisa Ayan Arkay kuwaa Oo lagu soo sawiray dharka qaar 😏
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 3 жыл бұрын
Zxp kaynan kazoo hdal fananka somaliyed
@abdallaroble836
@abdallaroble836 3 жыл бұрын
One Love One heart Ninkii Qaaday 🙏🏾morley iyo tupac alaha u naxariisto RIP 🪦
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
Yep Tupac the real souljer...
@maxamedabukarmaxamed342
@maxamedabukarmaxamed342 3 жыл бұрын
Hoyada was galo wa wen ma allah unaxaristo dhahe
@hindaismail8701
@hindaismail8701 3 жыл бұрын
Mansha allaah ustaad aadam macalin aan waxbadan kabartay ale cimriga hakuu dheereeyo
@mahamedbashir8617
@mahamedbashir8617 3 жыл бұрын
maHadsanid wLL QaLi aLLaH ku xifdiYoH wll barNamij Noga so diyari Gabayada somaLida 👍
@mahamedbashir8617
@mahamedbashir8617 3 жыл бұрын
ok Lpx iga Haysa
@Fatuush1156
@Fatuush1156 2 жыл бұрын
Bob Marley the Legendary man
@abditvshow
@abditvshow 3 жыл бұрын
BOB OF REGGAE MUSIC WALAHI XASUUS AYUU KAGA TAGAY ADUUNKA I LIVE IT
@dhakarologyboy1937
@dhakarologyboy1937 3 жыл бұрын
Wll aadan wxad noso diyarisaa fanaanka reer france ee GIMZ kaasoo ka baxay masoniyada iskuna dayeen in ay dilaan lkn ka badbaaday 👌👍
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Bob marley 🎸❤ legend of Rastafarian
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 3 жыл бұрын
Yaaa adigu wll ma ina huu haa ayad tahay
@maalikibnunas2177
@maalikibnunas2177 3 жыл бұрын
Ma gaal gaal dhalay ayAA lleedahay legend waad qaldantay ee dib isugu laabo
@zakayootaraa6965
@zakayootaraa6965 3 жыл бұрын
Legend never die
@deero103
@deero103 3 жыл бұрын
@@c.raxmaanmaxamed4280 adigan kasii shakiye ma ina huu haa bad thy neo😆
@romankayarebaxarooz
@romankayarebaxarooz 3 жыл бұрын
Who
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll
@ahmedassad4406
@ahmedassad4406 3 жыл бұрын
Bob Marley maxaan hesihiisa dhagaystay Allah hayga dhafo danbigodii 😭
@derwerkzeuge2930
@derwerkzeuge2930 3 жыл бұрын
Adoo Madaxa furanaya bafalaw sawjaa
@zakiali473
@zakiali473 3 жыл бұрын
Imikaaba iigu horraysa meelahaas ayaan ku arkaa sawiradiisa
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
@@zakiali473 Hadaa wax badan ma ogid! Ee wax raadi oo akhri si aad waxbadan u ogaato!!
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
@@derwerkzeuge2930 Xageed jarmalka kajoogtaa bro?
@suhaybsaabuni945
@suhaybsaabuni945 3 жыл бұрын
Hhhh
@armyshelpy3231
@armyshelpy3231 3 жыл бұрын
Bob Marley 🦁 legendary 🎩
@AhmedMohamed-sn1be
@AhmedMohamed-sn1be 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo Waxan kaa codanayaa inaad ka soo diyaariso fanaantii qaatay Maansooniya
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
Sxb aadan manta codkaga xabeb baa kamuuqda e mahergab baa kuhaya Alle haku caafiye
@maxedamiincumar2069
@maxedamiincumar2069 3 жыл бұрын
Masha allah wllo go forward bro
@maaherahmett1732
@maaherahmett1732 3 жыл бұрын
kazo hadal fanaanki K,naan ee soomaliyed sidee2 ayey ugalen mansoniyadu
@claahicraxmaan5045
@claahicraxmaan5045 3 жыл бұрын
Aadan legend baa thy pro Hore uzoco
@wllkaiztag1725
@wllkaiztag1725 3 жыл бұрын
Ustaad Aden sahn allah haku xifdiyo aqonteyda taariikhdeyda ah oo ku zaabzan maansooniyah adaa kaa bartey xuzhmad igu leedahay. waxan ka codsan lahaa inaad boqotid 2 channel oo sameeya decumentary carabi ah 1:Midan 2:zayi kitaab maa biyaquul !Channeladan zaan u dhigey wa si fahmeyzid . Waxbadan ka faaiidi doonta .👀
@abdikadirmukhtar5617
@abdikadirmukhtar5617 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaale wxa jiro fanaan la dhaho,Post malone oo xaladiisa an wanagsaneyn marka kaso waran ninkaas wxa helay maskaxiyan ayaa loo heystaa
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 3 жыл бұрын
Hada channel ku xiran thy like iisar😍
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 3 жыл бұрын
King is back kuxiisanay bro ✔️ Lkn cidkaaga Maanta Uma bogin Hargab miyaaaa jira ✅👌✔️🔙🙏
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Ай бұрын
Barak Allah
@Madadaaliye.
@Madadaaliye. 3 жыл бұрын
14$billion (Sxb waxadka sohadasha Mathieu flamini xidigi hore Arsenal iyo sida uuku helay 14$billion)
@kevintrass5747
@kevintrass5747 3 жыл бұрын
Wax macno leh baa loo baahan yahay madaxa ku xanuunaye
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 жыл бұрын
Ma nacas baa thy wllo
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 3 жыл бұрын
Waxa jira fanaan caan ah oo somali ah oo mansoniyadda gacanta u galay oo la yidHaHdo knaan adoo raliya hdaad wax ka ogtaHy nala soo wadaag
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Gacanta uma galine wuu diiday inuu ufuliyo waxay rabaan
@user-lv2xf2pd6u
@user-lv2xf2pd6u Ай бұрын
Hada Omar ma og thy
@HassenAbdiOsan
@HassenAbdiOsan 7 ай бұрын
JASAKALAH SXB QAALI
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 3 жыл бұрын
Aadanoow ,chanelkan dabadii oo ah imika ayay chanelada soomaalidu fahmeen maansooniyadau inay jirto imikay kahadlaan ,laakiin antikhristos qof wadada daawaday waxba uma arko hal fiidyo
@Allamagane
@Allamagane 3 жыл бұрын
Thank you 👏
@abdala7882
@abdala7882 3 жыл бұрын
Wax kaston u banahay janaalka aya iga jaahil bixiya🤩
@saidsms8488
@saidsms8488 3 жыл бұрын
He was a real Legend😓
@videobeautiful3170
@videobeautiful3170 3 жыл бұрын
No
@mubarigaxmed1521
@mubarigaxmed1521 3 жыл бұрын
Legend waxa la dhahaa qof masoniga ah ee xumaanta marka uu in badan ku jiro ee uu caan noqdo Oo uu lacagtiina Helo uu arko in ay waxba u tareyn lacag iyo caanimo markaas ayay damcaan in ay masoniyadu baxaan markaaas iyaguna way dilaan dadka ayay markaasna u galiyaan wuxu ahaa legend lakin qof la taageero ma aha markii hore ayaaga khaladka lahaayo galay hore ayaa loo yidhi intaanad falin ka fiirso
@abdikzimpi615
@abdikzimpi615 2 жыл бұрын
RR t uh oh@@videobeautiful3170
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 Жыл бұрын
Istaqfurlh 😵
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 3 жыл бұрын
War wa sheydan weyn Heesihiisa sa u qabatimay waxa iska daarta marka Qubeysana lool No woman no cry....💯
@funnytime8098
@funnytime8098 3 жыл бұрын
Wllo waxaan kaa codsanayaa maasooniyada iyo kubada cagta ama pleyarada xiriir mee leeyihiin Thanks.
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 3 жыл бұрын
Asc wllo aadan maasooniyadu hadda ma iyada ka danbaysa in la sameeyo shariixada yar🤔
@aliqiyamahaliqiyamah8965
@aliqiyamahaliqiyamah8965 3 жыл бұрын
Adan sahanka xogaha nio waxaad nosoo gudbisaa kaftanka ropert mugabe qeybtii 3aaad🙏🏻
@MohaMed-ot4pc
@MohaMed-ot4pc 3 жыл бұрын
Zhp aadan maanta hargab miyaa jira waxban dareemayaaye alle ha Ku caafiyo hadaad culeys xanuun daremeyso
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
One Love💖 if you are Still 👂Listening 2020...heesihiisa ruuxiga ah waxaa kamida .1 no women no cry 2 one love 3. Get up stand up 4. Tree birds 5. Everything's gonna be alright 6. In this love 7. Bafullo Soldier.......
@sherifdahir1667
@sherifdahir1667 2 жыл бұрын
Yes bro one jah peapol sxb waxaa thy qofka kliya ee simliga ee bob marley hesihiisa dhowr xabo kaybn Aniga waxaan ahy somali rasta ah xariif 14sano madhagysan heeskle oo wlhi aan aheyn reggae music rasta music hataa hees kle madhagysan wala hesha afkayga hoyo walaa heeskle american hindi ayuu hees dhan 14sano madhagaysan timahygana rasta somali badan say ubadan yihiin waliba magaca bob marley kaliya ayey yaqanan ama halhes kamida hesihisa one love rasta famly
@maxamedmahadcabdi1490
@maxamedmahadcabdi1490 3 жыл бұрын
aadan sahan Mansha alaah Sxp qli Wlhi waan ku Taageera
@daahirwacaysciisedaahirwac3913
@daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 жыл бұрын
Waa barnaamijyo wangasan👍🙏💪sahanka xogaha♥️
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 жыл бұрын
Nin aqoon badan Laga fa'iday Aadam khadar❤ jazaka Laahu khayran jazaa❤🐪
@maliifigure7616
@maliifigure7616 3 жыл бұрын
Thanks bro Muuqaalkaan waa sugaye 😄 qalbigeyga wxa kujira miyaa ogeed bal 🤣
@captainayup3929
@captainayup3929 3 жыл бұрын
Legend bob marley
@raaqiyaxamze2592
@raaqiyaxamze2592 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Maansooniyada allaha naga badbaadiyo
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
So much thanks SX.
@imanyare5776
@imanyare5776 3 жыл бұрын
Wcs Allah ya barik ustad ad bad u mhdsn thy
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Ай бұрын
Mashallah wll
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Alxmdulilallah ilha Islam naga dhigay
@mukhtarshafici8871
@mukhtarshafici8871 3 жыл бұрын
Ustad adan waxaan rabaa inaad mowduuc nooga soo diyaarisid forex iyo sirta ku qarsoon zhp
@munafaysal
@munafaysal 3 жыл бұрын
Wllo kaynaan iyo mansooniyada nooga wrn fadlan
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 3 жыл бұрын
K'naan waa fanan aan taagero oo inta badan ka heesi jiray heeso nuxur leh sidan maqlay inu helay fursado shirkado waa wayn oo caan ah( masooniyadu) uu ku noqon karo global star lkn uu iska diiday kana doorbiday inu Marley Family caruurta Bob Marley la shaqeeyo waxay ka heesen heeso fariimo waa wayn baarurujina wata sida isaga Domain Marley iyo Nas lkn kadib khadka wuka baxay ma aqaano sababta inu isagu iska dhaafay iyo in maasoniyadu
@iqraileysgurs1874
@iqraileysgurs1874 3 жыл бұрын
Masha allah wll qali
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
Waxan faaiday wax badan mahadsanid walal aadan
@munestervlog4500
@munestervlog4500 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal qaaliya Walaal abwaanadii iyo gabayadii iyo tariikhdoodii noo soo diyaari hadad jaanis hesho adoo mahadsan
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
Ninkan sawirkiisa waxn ku arki jirey wagan dlka so galy wiil gambiyan ah oo uu qolkisa kudhegsanaa swirka ninka allow alle zxp mhdsanid kaape allow alle Nnnnnnnnnnnnnnnnnnn
@abokorshire3880
@abokorshire3880 3 жыл бұрын
Sxp dave Chappell noo soo diyaari sbabata uu i diiday la shqeynta maasooniyada pleasse
@apdikarinfaysal6513
@apdikarinfaysal6513 3 жыл бұрын
Ustaad waxad ku xejisa kanan laftigiisa masoniyadaa lagu xamn jiree 🙏
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
First one like igu qata
@updenacerbiglia3402
@updenacerbiglia3402 3 жыл бұрын
African unite coze a movinG right of tob bobylon when a brouviNg to our fathers lanD , heeztaz ku jcladey BOB MARLEY
@roodaxabiib3802
@roodaxabiib3802 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@liban4042
@liban4042 3 жыл бұрын
Bob marley ayaga ayaa dilay waa sax lkn kansar uma dhiman sidaan maqlay sababto ah ninkaas wuxuu aad u isticmaali jiray WEED "waa nooc kamida maandooriyaha xashiishka", weed kana waxaa kujirta sida la sheegay maado disha kansarka, iskuso wada duub qoladaan rag badano caan ah ayaa gacantooda kubaxay.
@caliaxmed9996
@caliaxmed9996 2 жыл бұрын
ﷺ 🤍
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
No woman no cry 🥺😂
@user-vk3ev3rz5o
@user-vk3ev3rz5o 3 жыл бұрын
You are his fun
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 3 жыл бұрын
*_MAANSHA ALLAH HOWSHA AAD UMADA U HEYSO ALLE HA KAA ABAAL MARIYO FADLAN BARNAAMIJYO KA HADLAYA WADANINIMADA IYO QOF IN UU DHULKIISA JACLAADO SIIBA AHAANBA DHALINYARAD NOO SOO GUDBI HADAAD AWOODO TNKS_*
@ansixintawararka2881
@ansixintawararka2881 3 жыл бұрын
Keep going wllll qalih
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 3 жыл бұрын
wcs wllo aadan khadar cali aad ayan kaga mahad celinaya barnaajimyadada qiimaha badan alle caqliga iyo garashada haku barakeeyo wllo lkn codkaga waxan ka dareemaya inuu hargab ku hayo alle haku sahlo wllo caafimaad ayan kuso rajayanayaaa
@khaalidmaxamed8245
@khaalidmaxamed8245 3 жыл бұрын
Zxp aadanow waxaan kaacodsanya inaad kasoohadasho ciyaarta ouija kasoohadal zxp
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 жыл бұрын
War nio waa khuraafaat bug iyo beena waa mingiska oo kale
@nimaanomgn4353
@nimaanomgn4353 3 жыл бұрын
Ma jiraan waxaa mansooniyad la yidhaha do waxaa see jira dad Bunbuniya waxaa an jiirin sida adigo kale fadlaan waxaa aan ka dhagaysano soo gali mesh adigu raliyaa
@mmghzhh3330
@mmghzhh3330 2 жыл бұрын
Sxb heestaas magaceeda ii sheeg please
@villamuxiyadiin4395
@villamuxiyadiin4395 3 жыл бұрын
Taageerayaasha soomaalida Waa Var miiran 😂😂😂🤘
@jemal-7abdirahman-108
@jemal-7abdirahman-108 3 жыл бұрын
usheeg usheeg KKKKKK
@war-maaxmediacompany6016
@war-maaxmediacompany6016 3 жыл бұрын
sidaaay sharaf ku leeyihiin ileen dameeri dhaanraacday maahee
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 3 жыл бұрын
Emoji ga isticmaashay ma fahansantahay wuxu yahay 🤟
@mudathircali5927
@mudathircali5927 3 жыл бұрын
@@aslanalinoor3522 nocyada mansoniyada sameyan mano
@sharmahassanrajaste322
@sharmahassanrajaste322 3 жыл бұрын
Kal iyo laab sxb
@zadiikcali4406
@zadiikcali4406 3 жыл бұрын
Maitre gims kazo hadaL capdow🖤
@sadaksiso6535
@sadaksiso6535 3 жыл бұрын
Asc zxp waxaad ka hadashaa fanaanka xxxtention sababta loo dilay Ma masooniyada lug ku lahay thanks
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Thank you Adan sahan
@abdalasiciidabdala7455
@abdalasiciidabdala7455 3 жыл бұрын
Ustad adan sahan mashlh macalin wax badan nabaray
@aphumaninoh448
@aphumaninoh448 3 жыл бұрын
NiN CiLmi BADaN LaGa FaiDaYo💕💯
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Keep going
@apthurahman_thahir4994
@apthurahman_thahir4994 3 жыл бұрын
Wallal aadan inoga zoo hadal ceelka barhuut thnkz
@sukiiahmed5079
@sukiiahmed5079 3 жыл бұрын
Basaasks hdii uu dily mxay thy sabbta intas sano kadib uu uqiranayo🤨🤔
@haliimoapdilaahi9279
@haliimoapdilaahi9279 3 жыл бұрын
Mansha allah wll😘😘😍
@farhanabdi7
@farhanabdi7 3 жыл бұрын
2pac tiisana kaso hdal ustad🙏🏽
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 3 жыл бұрын
Wlal ma hargab baa kugu dhacaY aadan alle ha ku shaafiYe
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 3 жыл бұрын
Bob marley
@mohamedabdihussein4314
@mohamedabdihussein4314 3 жыл бұрын
Wcs Adam wll Codkagii waxpa iska badalay!..!?
IP Man | Ustaadkii Kung Fu iyo Macallinkii Bruce Lee.
10:54
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Bruce Lee | Jilaagii Kung Fu ugu caansanaa.
11:07
Sahanka
Рет қаралды 51 М.
القصة الحقيقية كيف تم تدمير نوكيا؟
18:35
Mohammad Yousef
Рет қаралды 60 М.
Micheal Jackson | Hoobalkii Dahsoonida Badnaa.
7:02
Sahanka
Рет қаралды 205 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН