Boobe taariikh badan ayuu hayaa waxan is lahaa ama dadbadaniba ay u haystaan inay shamis abokor ka weyneyd baxsan
@AbdlazezMBouni4 жыл бұрын
Ruuxwalba xidhiidhki allah u lalahaa ayunbu dheefsadaa aakhiro. Alla ha u naxariisto ayay ku dhantahy
@ahmedabusaad47054 жыл бұрын
Allaha unaxariisto mamo zaynab Inkatoy manta xijaabatay waxa wanaagsayd in lagu duugo maydkeeda hargaysa halkas waxaa jooga dadkeedi dhabta aha oy degaan ahaan iyo darisba Isku dhawaayeen
@hawamohamed55024 жыл бұрын
asc, Aakhiro markii la tago ummaddi nabi Muhammad baan nahay,ee inaga daa snm iyo kuwiii umadda kala jarey. Allhana u naxariisto intii inaga dhimatey.wbt
@shankaroonland74804 жыл бұрын
Isu sheeg kacaankii kitaabdiidba dhagahaad u raaricisaaye bal goortay makhruuqnimo xasuustaa day
@deeqaali27393 жыл бұрын
SNM iyo Tacsida maxaa iska galay
@xuseenabuukar58774 жыл бұрын
Allah unaxariisto Mama Seynab Xaji Cali Baxsan
@mahadmaxamedcumar85734 жыл бұрын
Waxaad moodaa inaad tacsida sheeko kale dhex galisay kaliya taariihkda marxuumada ka hadal snm waqti kale ka dhigo mudane boobe mahadsnid
@faysalhahi26944 жыл бұрын
Ma is heyn karo kalsoni daradaa keneyso dhoor jeer bu kusoceliyey qaranimada somaliland. Waxaa jirtay nin shukaansan jirey gabar baa waxey wiidisay meesha u kuyaal gurigiisa. Markasuu kuyiri wadadan markad marto guriga Albaabka weyn o rerka nasabka ah daganyin ban daganahay waa tiyoo kale SNM iyo Somaliland qaranimadeeda maxaa keenay
@mahadmaxamedcumar85734 жыл бұрын
@@faysalhahi2694 aaad iyo aad masuul hhh
@sssdddf85083 жыл бұрын
Snm goor walba waa laga hadli hadaanad raali ka ahayn cirka qabo
@aminaali68924 жыл бұрын
Waxaan ka yabaay reer Somaliya tariikhda mayaqaan miyaa marag qof caana oo ku dhinta wadan kooda oo aay sidaa reer Somaliland waga shekeeyan iyaago uga shekaaynaya reerku miaanaay lahaayn daad tariikhda uu uruuriya waan ka yabaay baal gabadchi ku dhimataay wadan kooda qof so hadal qadaay malaha
Waxaan la yaabay doqonomada boobe aaway aariikhdeedii dhabyta ahayd aaway billadihi la gudoonsiiyey ee dowladi isaga danbeeyay soomaalia ay siiyey Taariikhdi ay laheed waxaba kama sheegin Waxaana kaa muuqda xanuunka soomaali naceybka
@adenhussein64974 жыл бұрын
Tariikhda halgamaa saynab meel ayad meel uga dhacday
@yahyajama83194 жыл бұрын
alle ha unaxriisto saynab baxasan
@alihanash99864 жыл бұрын
SNM maha maanta ee waa Baxsan tacsideedii
@sahraabdi15894 жыл бұрын
War naga daa maalaa yacniga qof wayn baa tahee xishood SNM iyo maalaayacni ha ku sheekayn aayar tacsi dir qiimaheediina sheeg baxsan allahow naxariistee nac nacda kale jooji da’daada u qalan