BOON XIRSI

  Рет қаралды 506,716

macaane007

macaane007

Күн бұрын

the legend of comedy

Пікірлер: 137
@amranbulle399
@amranbulle399 7 жыл бұрын
Allah unaxaristo boon xiirsi qabariga Allah uwasiciyo kitabkisa midgta Allah kasiiyo amiin amiin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Alllaay raxmaa abtigey iyo intii inaga horseyseba inagaan inooga daba naxariiso amiin
@khadraomer4205
@khadraomer4205 4 жыл бұрын
Waxan dawaan jiray 7years ago alla muxu adunki is badalay allaw u.naxariiso😢😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sadiqdjama776
@sadiqdjama776 7 жыл бұрын
fankii soomaliyeed wakhtiguu ugu fiicnaa ilahay ha u naxariisto dhamaantood
@ilhamqalanjo1537
@ilhamqalanjo1537 4 жыл бұрын
yaa ila daawanaya 2020 boon xirsi ilaahay ha u naxariisto aamiin
@Craxman_zitaar
@Craxman_zitaar 3 ай бұрын
Boon xirsi talent buu laha alle haw naxaristo
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 15 күн бұрын
Ilahow u wada naxariiso, anaga nooga daba naxariiso. Allahumma Aameen
@mohamedosmanadan3606
@mohamedosmanadan3606 3 жыл бұрын
hadeeynaan isaseegin oo su aahsa iga yeesho sibaan yeeli laha horta soowjad baan kaa dhigan lahaa sar baan kuu dhisi lahaa saabab baan kuu dhigi laha indhaha saldhigoodiyo sameeys koodo macaan yahay saxarku yaanu ku duuline muraayad tii usareeysaa korkaada saari laha kolkaad suuqa mareeyso aad kaligaa sanka taagtide xariirtii sinsimeeysiyo dharka kii usareeyana korkaadaan saari laha saacad baan kuu gadilahaa layiraahdo sitiisan bal sideedi maliina handar stan milaan waji heema maliina dahab aad sarsar moodo oo kadigee sanqanaayo oo sila ween bixinaayo suxuladaan kuu galin lahaa silis weeyn oo balaaran oo sawirkeena ku yaalo inagoo sidaana qoortaan kuu suri lahaa oo haamadaad saari laheeyd kabihii sinaqsaa suun kusoo xiran laheeyd weeynu soohoyan laheeyn tagaasidaa sunsumeeysa sinjigii u dambeeyay sinjigii ka dambeeyay beeyno nuuca haatan socdaan kusoo saari lahaa waa masterbiish markaaseeynu soo hoyan laheeyn saf dhan oo kusugaayo soodhaweeynta uqaabil san baa ku salaami lahaa kursigaad salka saartana sawir baa xigilahaa sancadii u dambeeysay iyo music baa socon lahaa kolkeey gaadho sagaalkana weeynu sookici laheeyn sacab baa xigilaha malxiiskaa socon lahaa malxiisadaa socon laheeyd weeynu soo hoyan laheeyn nin dagaal ku socdaa siniin yaableh siniin sidiisaan ka dhigne suti baan galilahaa seeftaan soolisan lahaa suweeykaan taban lahaa sariirtaan iman lahaa sankhar baa bixi laheeyd salaax baa xigi laha istiin baa socon lahaa sidii beeynu yeeli laheeyn kolkeey tahay saqbarka ileen waa soomahan sanhee hadaad caano isiiso markaas soonoqon lahaa sariirtaan iman lahaa sanqar baa bixi laheeyd salaax baa xigi lahaa sidii beeynu yeeli laheeyn markaas soo kici lahaa sigaar baan shidan laha sikimaan cabi laha sariirtaan iman lahaa sanqar baa bixi laheeyd salaax baaxigi lahaa sodogii iyo sodohdii baan soo salaami lahaa saaxiibadeey iyo saaxiibadood baan soo salaami lahaa markaas soonoqon lahaa sariirtaan iman lahaa hoowshi halkii uun beey ka bilaameeysa iminkadaa qudheedana aan sifeeyno laabtee soobax dee
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 7 жыл бұрын
ilaahay apwaanka ha u naxariizto apwaaan culuz iyo majaajilo weyn ayuu ahaa
@ibrahimsheikh3250
@ibrahimsheikh3250 7 жыл бұрын
Sidiibaan yelilaheyn side dee walaislagaraneyaa allahu yrxm
@haninasir4795
@haninasir4795 2 жыл бұрын
2022 ayan dawanayaa wakhti uu fanka somaliyed isku badelay maqayadaadan haleynaa wanan habeynaa yaab!
@muntaasahmed2616
@muntaasahmed2616 11 жыл бұрын
i love boonxirsi walee waa nin la jeclaado ku lahaa seeftaan soo lisan lahaa suweyskaan taaban lahaa sariirtaan imanlahaa sanqadhbaa bixi laheed alah salaaxbaa xigi lahaa istiim baa socon lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi kani waa funy sidiibaynu yeeli lahyn loooooooolz caano sii
@bilehassan4607
@bilehassan4607 7 жыл бұрын
muntaas ahmed suugaanyahamad baad tahay adiguna?😀😀
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 6 жыл бұрын
Kkk sanqar baq bixi lahy. Istiin baa xigi lahaaaa.....
@indhocadinamohamed8852
@indhocadinamohamed8852 9 күн бұрын
Waxaan dawanayaa 2024 😂😂
@bishaarlabanin9872
@bishaarlabanin9872 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk very fuuny bon xirsi allaha u naxariisto shamso cumar
@abdifatahaxmed8002
@abdifatahaxmed8002 7 жыл бұрын
Alle ha naxariisto
@jamaccadeloveme5841
@jamaccadeloveme5841 6 жыл бұрын
Aamiin
@sahrajsahraj3068
@sahrajsahraj3068 2 ай бұрын
Hye.allah.ha.u.naxariisto Dhaman.toot
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 4 жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto boon hersi iyo shamso Omar Ahmed hedar
@life_2017
@life_2017 6 жыл бұрын
Hahaha😂😂😂 Boon xirzi allH Yrxm😭
@_wll____
@_wll____ 2 жыл бұрын
alla yarxam boon xirsi & shamso cumar
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 16 жыл бұрын
Silis weyn oo ballaaran Oo sawirkeennu ku yaallo Inagoo ah sidaana Qoortaan kuu surilaayoo Haamaddaad saari lahayd loooooool Boon xirsi,gifted sweet smooth talker
@hamdaismail7834
@hamdaismail7834 2 жыл бұрын
Wnqoslay
@shamsasharif8010
@shamsasharif8010 2 жыл бұрын
Yaa ilaa daawada day 2022 marxuunka
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Alle how nxariisto Boon xirsi wakhtigey riwayaduHu wanaagsanayeen
@AbdiwasacAhmed143
@AbdiwasacAhmed143 Жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2023
@abdifitaahmohamed-kt6zs
@abdifitaahmohamed-kt6zs 5 ай бұрын
Waxan waygihore miyaa
@mohamedabdi-ml8kx
@mohamedabdi-ml8kx 5 жыл бұрын
My beutfull and one of the most dizzling and indeed with a unique smile my wife to be S Omar .......
@sabahibrahim9225
@sabahibrahim9225 5 жыл бұрын
Waaw
@Isaac088
@Isaac088 Жыл бұрын
😬😅😅😅😅 he is the funniest of all time
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mayeeeeee boon baydan khalaf
@M73432
@M73432 2 жыл бұрын
Alla yarxamuh
@TasliimAxmed
@TasliimAxmed 5 ай бұрын
2024 baan dawadey allha unaxriisto
@mustafeahmed7171
@mustafeahmed7171 4 жыл бұрын
2020 wali ma daawanysaa.. ALLE yar xam xirsi
@baarliin527
@baarliin527 2 жыл бұрын
Haa
@AhmedsahalAhmedsahal
@AhmedsahalAhmedsahal 2 жыл бұрын
ilaahay ha unaxaristo boon 2022 ayan daawanaYa
@acmilan0605
@acmilan0605 15 жыл бұрын
Haddii aynan isa seegin ood su'aashaa uun iga yeesho si unbaan yeeli lahaa. RAG WAA RAGII HORE HADALNA WAA INTAY YIDHAAHDEEN. (BOTTOM LINE) BOON WAA NIN CULUS MICNAHA WAA NIN RAGA.
@abdirashidmursal8586
@abdirashidmursal8586 6 жыл бұрын
Boon xirsi edadey shamso wuu ka yaabiyey he is so funny
@cabdicasiismusexusen7222
@cabdicasiismusexusen7222 3 ай бұрын
Yaa iladawanaayo 2024
@baarcaddebaar5845
@baarcaddebaar5845 2 жыл бұрын
Allh hku nacaristo boon xirsi
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto boon xirsi iyo shamso cumar
@sankahaaji9698
@sankahaaji9698 3 жыл бұрын
😁😁😁😴🙏waa abwann.wlh xiliga jiray alah ya raxmah ,dad wa dadki horre hadalne wa Intay yiraheen! . Funny 😴😤siiidii baan yeelihin, 1xabad ,sigaar ban shidan laha,😁
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
allaha haku naxariisto
@omarN
@omarN 16 жыл бұрын
Simply a legend (Boon xirsi)
@AbdiwasacAhmed143
@AbdiwasacAhmed143 Жыл бұрын
2023
@loyal252
@loyal252 9 ай бұрын
​@@AbdiwasacAhmed143 15 sano ka hor comment la soo qorey 😮😂 Qofkan Legend waye hadii waqtigaan comment qori jirey 😂🤝🏿
@MaxamejfjcHdhcnfjgnv
@MaxamejfjcHdhcnfjgnv 7 ай бұрын
Wa jooga abti ciwankaas wu iga lumay hada ka na wataa​@@loyal252
@MaxamejfjcHdhcnfjgnv
@MaxamejfjcHdhcnfjgnv 7 ай бұрын
2024😊
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 2 жыл бұрын
Sariirtan imaan lahaa sidii baan yeeli lahaa🤣🤣🤣
@islamicfilms6559
@islamicfilms6559 6 жыл бұрын
Ilhow haku naxrsto abwan Somaliyed
@husseinwarsame9644
@husseinwarsame9644 2 ай бұрын
2025 yaa dawanaya
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Sanqadhba bixilayd sidiiban yeelila kkkkkk
@marwamohamed3429
@marwamohamed3429 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅jeceliyah boon xirsi ilhy ha ku naxriisto
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
ALlaw ku naxariiso boon xirsi
@hairaadsan716
@hairaadsan716 9 жыл бұрын
allahayooow boon xirsi oo kale manasoo mari
@filsanyusuf7745
@filsanyusuf7745 8 жыл бұрын
😂😂😂
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
Gabadha waa Ayo ma iisheegi kartaan cida ay tahay aawe dakii cimriga dheeera
@aliosman8418
@aliosman8418 5 жыл бұрын
Shamsa Cumar weeye
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Yarta khatraaaaayqaran5min
@mohiadin9355
@mohiadin9355 2 жыл бұрын
2022 24 Aug wenisday Ya iLa daawanaaya 🤛
@cabdisamedrooble6117
@cabdisamedrooble6117 5 ай бұрын
2008 😅😅😅
@siciidadirhmn9317
@siciidadirhmn9317 6 жыл бұрын
Hhhhhhj wallahi yartii matoor wayn bu saaray
@zaakir2884
@zaakir2884 7 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto
@danan3332
@danan3332 2 жыл бұрын
Waan soomal haadsane kulahaa 😅😅🤣 Boon Xirsi alla yaa raxma
@sharmaarkeabdi2915
@sharmaarkeabdi2915 6 жыл бұрын
Wllhi qof sidan cml wax usamey karo majogo bro sxb sare
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto abwaanka
@zakow11
@zakow11 8 жыл бұрын
sidii baynu yeeli lahayn sidee jawaabtu siyey mardanbe maysan su aalin sidee kkkkkkkkkkkkkkkk
@hamzeabdiman3622
@hamzeabdiman3622 7 жыл бұрын
allah yarxam
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 2 жыл бұрын
Sidas gabar ila sameeso raba kk
@hibonuura1375
@hibonuura1375 2 жыл бұрын
Waa meel triple miidhanee allow kuu naxariiao
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Halkasi waa tarabal tuumaaj
@zaahimyonis395
@zaahimyonis395 5 жыл бұрын
boonxirsi naxariisti jano illaahay hakaaawarabiyo
@abdifatahmohamed5013
@abdifatahmohamed5013 8 ай бұрын
2024😊
@harounkamil9122
@harounkamil9122 2 жыл бұрын
Allaha uu naxaristo
@mohafeysal3209
@mohafeysal3209 2 жыл бұрын
Still//2022/
@mohashuqul2017
@mohashuqul2017 7 жыл бұрын
boon xersi abwaan ku dayasho mudan
@xasanjounior3413
@xasanjounior3413 3 жыл бұрын
ilaahay naxariista jano haka waraabiyo
@mariacoca-cola1672
@mariacoca-cola1672 7 жыл бұрын
boon nin wayn alla ha u naxariisto
@abdullahiabdi751
@abdullahiabdi751 6 жыл бұрын
maria Coca-Cola aamiin coca cola maad badsataaa
@mucaadkhadar5104
@mucaadkhadar5104 5 жыл бұрын
Tarabal two mach 🤣😅😅😅😅
@foosimohamed7190
@foosimohamed7190 2 жыл бұрын
Alaah haw naxarisito
@dr.hussienhajiomer6553
@dr.hussienhajiomer6553 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk Gabadha iyo quruxdaba ka qurux badaneey
@roodoillahayhanooxifdiyosh1838
@roodoillahayhanooxifdiyosh1838 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh cadimaha
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 5 жыл бұрын
Faysal cade wan ku salamay
@djkhaled2492
@djkhaled2492 6 жыл бұрын
2018 yaa daawanaya
@Citymally036
@Citymally036 13 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk immmmmmmmmmmmmmm ahhhhhhhhhhhhhhhh kkkkkkkk caadimahan kan wale nin culus weeye
@ramadaankariim7221
@ramadaankariim7221 4 жыл бұрын
alle hawnaxariisto boon xirsi
@Ahmed-wk8tt
@Ahmed-wk8tt 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Alle ha uu naxariisto Boon xirsi
@GaladCilmi-m1i
@GaladCilmi-m1i Күн бұрын
😅😅😅😅
@yusufabdi2870
@yusufabdi2870 4 жыл бұрын
too much trouble. sheeko waalan
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
Alle Haku NaxarisTo
@BusuriCabdi-vn6xh
@BusuriCabdi-vn6xh 10 ай бұрын
❤❤❤❤kkkķ
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 5 жыл бұрын
Boota badanaa boon xirsi
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Allow idin naxariiso
@burcawi
@burcawi 16 жыл бұрын
wara maaneye some more la
@maxamedbakeyle4329
@maxamedbakeyle4329 3 жыл бұрын
Allaw ku naxariso
@EguehGayeh
@EguehGayeh 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@craxmankoronto7710
@craxmankoronto7710 5 жыл бұрын
Allow u naxriise
@caqli_same8270
@caqli_same8270 7 жыл бұрын
alaaH yarxamak
@faisakiin2012
@faisakiin2012 6 жыл бұрын
alle haku naxristo
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Hhhhu
@sharmaarkeabdi2915
@sharmaarkeabdi2915 6 жыл бұрын
Alla yaraxma boon xirsi
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 4 жыл бұрын
Riwaayadaan magaceedii iyo iyadoo dhamaystiran ha ii sheego fadlan😭😭
@alifarah1127
@alifarah1127 10 жыл бұрын
sidii ban yeeli kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@fahadbird5715
@fahadbird5715 8 жыл бұрын
hhhhhhh so funy
@ahmedibrahim-oz6ij
@ahmedibrahim-oz6ij 11 жыл бұрын
caadi mahanee
@taluutduale1463
@taluutduale1463 10 жыл бұрын
damn this is so amazing
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 9 жыл бұрын
si baan wax yeeli lahaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
DUMAR IYO Rag.
@M73432
@M73432 2 жыл бұрын
Kkkk wixii dhexmara
@inusadiiqsadiiq3437
@inusadiiqsadiiq3437 9 жыл бұрын
aha ahaa boon xirsi
@maxamedaadan7357
@maxamedaadan7357 2 жыл бұрын
1
@Cadeey87
@Cadeey87 15 жыл бұрын
Lool, that's funny. That's how you talk to gurls, yaadi maa aha.
@yarkariiraash
@yarkariiraash 12 жыл бұрын
baad baxay
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Abdi Haybe - Hawshii Jacaylka maakhir
6:10
Zaki Ali🦋
Рет қаралды 431 М.
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
MADADAALO TV
Рет қаралды 1 МЛН
majaajilo #2
7:03
Jabuuti TV
Рет қаралды 737 М.
Boon xirsi iyo murqaanka magaalo joog xumo
25:40
Kaise Bashir Haji
Рет қаралды 41 М.
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
PrinceJuba
Рет қаралды 170 М.
Majaajilo Dhaylo jacay
6:11
SO__P_Pilot
Рет қаралды 912 М.
Micaad Migganeh Baylotka Qaranka.m4v
10:54
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 444 М.
Знакомьтесь, дядя Вова Жириновский
0:54
ТВ ШОУ
Рет қаралды 2,9 МЛН