majaajilo #2

  Рет қаралды 730,502

Jabuuti TV

Jabuuti TV

16 жыл бұрын

riwaayadii ninba tima xamar oo hadana xiir
somali riwaayad
Djibouti
ANNUITY , DONATE, CREDIT, LAW insurance

Пікірлер: 109
@osmansufi4066
@osmansufi4066 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto miicaad iyo boon huryana waa ka horeeyey alle ha u wada naxariisto ragaa Basbaas baa ka nool
@deeqomcnbdn3070
@deeqomcnbdn3070 4 жыл бұрын
Deeqomacn
@saidhassan3576
@saidhassan3576 4 жыл бұрын
Bari Samaad. Golaha Saliimka Jabuuti & Tiyaatarka Hargeysa. Waayo waayo.
@daahirsahal1233
@daahirsahal1233 8 жыл бұрын
meecaad miigane ala ha u naxaariisto say amiiiin amiin
@aliyare9784
@aliyare9784 5 жыл бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Dhamantood alle haw naxaristo sxb
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
Allah ha uu naxaristo Micaad Migaane iyo Fatuma Ahmed
@mahamedbukhari949
@mahamedbukhari949 4 жыл бұрын
sanad kee geriyoday zxb micaad migane
@sakarieheemaal5396
@sakarieheemaal5396 Жыл бұрын
Meecaad Miigane Muu Dhiman Wll
@mubaarikfahmiibnufiin3292
@mubaarikfahmiibnufiin3292 3 жыл бұрын
10/3/2020/ waan iska jeclahay boon xirsi😁
@saidhassan3576
@saidhassan3576 4 жыл бұрын
Meecaad miigane iyo Boon Hirsi alaa yaraxma. Waa aabayaashii majaajilada ee Golaha Saliimka Jabuuti & Tiyaatarka Hargeysa. Waayo waayo.
@anwarcumar
@anwarcumar Жыл бұрын
Alle ha. Unaxaristo meecad
@MAbdi14
@MAbdi14 5 жыл бұрын
Galaasha madaxedana meel u gaaskuciyaariyo garoonkiibaadha lamoodo cajiib like sar cidi dawanaysa 29march 2019
@rhubesh
@rhubesh 16 жыл бұрын
alaha u naxariisto meecad miigane.
@abwaanmurtimaalpuntlander7227
@abwaanmurtimaalpuntlander7227 6 жыл бұрын
Allw kuu naxriso Adigu waad ku jiidi lahyd kulahaaaaa
@abwaanmurtimaalpuntlander7227
@abwaanmurtimaalpuntlander7227 6 жыл бұрын
Koobkan maraqa oo sariirta la hoos galinyo kkkkkkkkk funny
@channelburcowelcomemypeopl7875
@channelburcowelcomemypeopl7875 3 жыл бұрын
Ya dawanya sannadkii 2021
@axmedshishile3659
@axmedshishile3659 5 жыл бұрын
2019 yada wanayo Frta tag😂😂😂
@osmanali610
@osmanali610 5 жыл бұрын
Reer Jubuuti Waa Madsan tihiin Ruwaayado Taarikhda Gaalay yad noo dhigteen Burburkii Somali meshii uu Faanku ku Badbaaday waa Jubuuti
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Ruwaayada hore loo dhigay waxa wada sameeyay AHUN meecaad iyo boon waxana aktar iyo aktarad ka ahaa aamina cabdialhi iyo AHUN maxamed axmed kuluc
@MohamedHassan-oc3lu
@MohamedHassan-oc3lu 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2020
@malakoslo
@malakoslo 4 жыл бұрын
2008 ila hada mu video gan yaala 😂waagaas youtub majirayna hada le mooday inu so baxay youtube😂😂😂😂
@Sadekofficial0
@Sadekofficial0 4 жыл бұрын
Hahah adiga hada baraty e Wu jiray
@somalipure8835
@somalipure8835 6 жыл бұрын
Barigii iigu horaysay mobile lada waxyaaban ka daawan jiray tanaa ka mid ahayd
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 5 жыл бұрын
Boon xirsi ilaahay ha kuu naxaristo
@qodaxyare6205
@qodaxyare6205 6 жыл бұрын
22 marCh 2018 QosoLki AdunKa Izlaaan weYn oo GadhKa JiLpaHa SaarTaY 😂
@abdifatahaxmed8002
@abdifatahaxmed8002 7 жыл бұрын
Kkkkk laba jaceyl dhaxdoodbaan kunool nahy
@safiyaluul9802
@safiyaluul9802 7 жыл бұрын
Boon xirsi iyo meecad miigane waan garte wiilka kale magaci oo dheer
@mokhtarahmedissa861
@mokhtarahmedissa861 6 жыл бұрын
Waa rooraye malaa walal
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 6 жыл бұрын
mukhtar ahmed maya Rooraaye maaha
@sharxabiillsharxabiill3440
@sharxabiillsharxabiill3440 5 жыл бұрын
J
@barkhadcabdi8916
@barkhadcabdi8916 2 жыл бұрын
Ninka dheeri waa cabdiraxman sidci obsiiye kuna magac dheeraa sheekh badde sidci. Gobolka gabilay ayuu kasoo jeedaa gaar ahaan magaalada arabsiyo adeerkay ayuu ahaa aabahay ladhashay 18/03/2012 ayuu dhintay dhamaantood ilaahay haw naxariisto aamiiiin
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2020 farta taag
@Aliyah7367
@Aliyah7367 8 ай бұрын
2023❤😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Riwaayad xusid mudan alle yarxama intii dhimatay dhamaantood
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Dad Waa Waqooyi Faylasuufyada Afkasomaliga
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kabiihii ciidii dhaweed iyo gurdadiii waa kaaga Dareen kulahaa allow nacafi waa dambi qosoleey
@abdirahmansaeedartan5918
@abdirahmansaeedartan5918 3 жыл бұрын
Woof caleek waxaasaa jacaylaa
@xassandiidaad4310
@xassandiidaad4310 5 жыл бұрын
Caaadi maahan somalidii hore Lkn kuwa damba iskadaaye iney sidan uhadlaane afkiibay garaneyn
@hassanibrahiim6904
@hassanibrahiim6904 5 жыл бұрын
Aaaaaammiiiiim
@AbdiAbdirahman-rv3iv
@AbdiAbdirahman-rv3iv 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk kulahaa kaftan waayeel hhhhhhhhhh
@a-b9206
@a-b9206 4 жыл бұрын
13 toban jir maba qaangaarin loool😂
@laasgeel2992
@laasgeel2992 6 жыл бұрын
good
@saidhassan3576
@saidhassan3576 4 жыл бұрын
Laakiin masraxani waa Silimoo Pari de Djibouti.
@ismah5122
@ismah5122 2 жыл бұрын
Ha wa Djibouti salinka uu maleyn lakin mahubo
@ahmedbarre2627
@ahmedbarre2627 5 жыл бұрын
Kan fiiqanba garty ku lahaa. Warkasa maraya 😜😜
@mohamedosmanadan3606
@mohamedosmanadan3606 6 жыл бұрын
ILAAHEEY DAA INSANAAYO OO DAD ABUUR BADANAAYO DUMAR WAALI CASAA DACWADII SOCODKEEDA INTEEY DIIDAY JECLAATAY TII RASUULKEE LA DOORTAY DUSHA CEEBTA KU QAADAY DOCKASTA RUUX KA CADAADIYO DOOQ JACEYL KU ABUURMAY CEEBTA WAA UDAN WADAAGE BAL NIMAN YOHOOW DAASADAAN EEGA
@Abufaas
@Abufaas 15 жыл бұрын
war bal niman yaw daasadan eega... kkkk funny
@aminabdirahman6731
@aminabdirahman6731 4 жыл бұрын
2009 ayad daawatay
@siciiddaud5989
@siciiddaud5989 Жыл бұрын
Wallal.hargaysa
@cartawiil
@cartawiil 15 жыл бұрын
Alaa yaxma,, miicaad miigane
@hamdamohamedhappy464
@hamdamohamedhappy464 6 жыл бұрын
cartawiil hellow
@aadanfarax
@aadanfarax 14 жыл бұрын
3Bilood baad Fasaxtahay
@cabdisalanadan7273
@cabdisalanadan7273 5 жыл бұрын
2019
@mohamouthbadel2725
@mohamouthbadel2725 Жыл бұрын
2023 yaa ila Daawanaya
@user-cw1us8mx7d
@user-cw1us8mx7d 5 жыл бұрын
Kkk
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Waad kharaajin lahayd habarta aduu hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh boonxirsi
@khaliildayib1962
@khaliildayib1962 4 жыл бұрын
Nio riwaayada magaceeda noo sheega ilaahay gartoo
@fuadahmadaxmadhasan5824
@fuadahmadaxmadhasan5824 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@muhyadinmohmed2407
@muhyadinmohmed2407 10 жыл бұрын
Abdirisaak Shabcaan annaguna adigaan kaa yaabnay lol
@hassanibrahiim6904
@hassanibrahiim6904 5 жыл бұрын
Kkkkkk hhhhhh
@CSCShow
@CSCShow 5 жыл бұрын
Act 2018 still 🔥
@osmansufi4066
@osmansufi4066 4 жыл бұрын
Dadkani waa dadkii afsomaliga xikmadiisa lahaa min gobolada dhexe ilaa jabuuti iyo kilinka shanaad inta kale waa bakar bakar gaadhiga ii jooji
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Raga wax matalayaa waxay u badan yihiin isaaq. Maxaad gobolada dhexe ka doonaysaa hadaan hal qofna kaga jirin. Huuryo waa isaaq Boon xirsi waa isaaq Sheekeeye waa isaaq Rooraaye waa isaaq.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Xasan Magafe Wallo Huryo Waxan Maqlay Inuu Yahay Hawiye Ma Runbaa
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Huuryo waa nin ciidagale ah oo reer Hargeysa ah. Waar saldanadii isaaq buu kasoo jeedaa. Hawiye raga sidaa u xikmada badan kamaba dhashaan.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Xasan Magafe Waan Ogay Wallo Lkn Anigoo Lahjadiisa Arka Oo Afsoomaaligiisa Arka Ayay Hadana Ibadaleen Oo Waxay Igu Yidhaaa Deen Waa Nin Habargidir Ah Ana Waan Yaabay Waxan Is Idhi Oo Kani Hadaa Xaguu Afsoomaliga Noocan Ah Kusoo Bartay
@maxamedyariisow6483
@maxamedyariisow6483 11 ай бұрын
2023
@elmiali6710
@elmiali6710 6 жыл бұрын
Jacaylka Iyo muraadka makalataqaan allaw unaxariiso dhamaantood
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Xafadaha inlagudhelidono xarumahod xiritid qaraslihi kugalay galinta kowad
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 6 жыл бұрын
Boon xirsi micaad miigane kkkkk allaw naxariisto
@aishaabubakr6727
@aishaabubakr6727 4 жыл бұрын
2020
@janogale1987
@janogale1987 6 жыл бұрын
kiin jaamac
@yacquubfaarax4370
@yacquubfaarax4370 5 жыл бұрын
31/12/2018
@guluc2005
@guluc2005 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shabbeall
@shabbeall 14 жыл бұрын
kakakkaka,,,," Yaa usheegay !!!! Kan fiiqan baa gartay, OMG....kakkakaka waa too funny, caadi ma aha riwaayada......
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Huryow cadimaha kan fiiqan baa garanay kulaha
@abdildifhassan948
@abdildifhassan948 5 жыл бұрын
ABDILADIIF HASSAN LIIBAAN
@Yonis5
@Yonis5 4 жыл бұрын
Jigjigaawi, meecaad, boon Alle haw naxiirto ninka kale ma hubo inuu noolyahay
@mahmudpato7629
@mahmudpato7629 4 жыл бұрын
Sxb AHUN snd ka horbu ku geriyoday magalada hargeisa boon xirsi
@kadarpaasgang535
@kadarpaasgang535 5 жыл бұрын
Fiidka soo hoyo kulahaa 🤣
@abdishukuredan3938
@abdishukuredan3938 4 жыл бұрын
kadarpaas Gang
@xiismuqtaar5605
@xiismuqtaar5605 6 жыл бұрын
By
@xaajimooyaaale1527
@xaajimooyaaale1527 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk galbeed waa laxoreeyay
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Maha wa niiba tima xamar
@muusedinimuuse720
@muusedinimuuse720 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@abdilaahimuuse5276
@abdilaahimuuse5276 6 жыл бұрын
Add public comment
@kabtancabdi8219
@kabtancabdi8219 5 жыл бұрын
Fi
@kingmoses6135
@kingmoses6135 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hanadmoha3435
@hanadmoha3435 6 жыл бұрын
godob jacayl
@calakasomalia
@calakasomalia 13 жыл бұрын
kkkkkkkk qosolkiibaa iga dhamaadey wale af somaligu hadii la qurxiyo waa uu qosol badan yahay.. kan gaaban waxaadma moodaa in uu afsomaliga asiga sameystey suu iskugub aadiyey ereyada macquulka ah ee qosolka kaa keeni kara.. viiva afsomali....
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 6 жыл бұрын
Qabobshe Cade boon xirsi ilaahay ha u naxariisto wuu dhintaye
@idilomaridil5811
@idilomaridil5811 6 жыл бұрын
Qabobshe Cade hhhhhhh
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Qabobshe Cade Yaad Ku Leedahay Ka Gaaban 🤣🤣🤣
@husseinmataan8275
@husseinmataan8275 8 жыл бұрын
kkkk saw qufulkiiyo furuhiiyo hadaabkiiiibaan ka xixishooneyaaaakkkkkkkk jacayl kala da'a waynoo hawluhu way badan yahiin kkkkkk
@seedsee45d27
@seedsee45d27 4 жыл бұрын
Waa
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
Who's watching?
@medicozone9784
@medicozone9784 10 ай бұрын
2023❤
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 жыл бұрын
Kkkkkkk alayarxamaa
@ayzarahmet1873
@ayzarahmet1873 6 жыл бұрын
Kadaraa dibi dhal kkkkkkk ggggggghhhhhh
@yacinboulboulahmed767
@yacinboulboulahmed767 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@siciidxaaji1799
@siciidxaaji1799 2 жыл бұрын
Divorces siciidxaaji019
@fathiyahussain410
@fathiyahussain410 4 жыл бұрын
Subscribe dhac ku sii wll🌹🌹🌹
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Fanka isaaq maxay shideen. Raggan waxaa kamida. Huuryo waa isaaq Basbaas waa isaaq Boon xirsi waa isaaq Sheekeeye waa isaaq Rooraaye waa isaaq.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Xasan Magafe aadyo Aad Wallo
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 4 жыл бұрын
Huryo iyo Basbaas beenbaad ku sheegtay oo kuma jiraan. Rooraye isna sawirka uu ka maqan yahay. Ragga ma magacdooda uunbaad haysaa iyo qabiilkood ee muuqaalkood garan maysid ?
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 4 жыл бұрын
Issaaq intooda ugu naqan ayaa ugu faan badan.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Charkodeq Salampeace Haka Maqnadaan bal Se Waaa Runtiisa Qabiilkoodu Waa Sidaaa Qabiilku Ceeb Maaha Waa Laysku Gartaa Balse Qabyaalada Ayaa Ceeb Ah
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Charkodeq Salampeace -‘Adigu Xagad Ka gubanaysaa Ma In Dadkan La Sheego Ayaad Ka Cadhoonaysaa a
majaajilo #3
4:29
Jabuuti TV
Рет қаралды 678 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 705 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Majaajilo | Daankaas Baan Kugu Dhufan | Caawa Aynu Wada Duulno
11:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 162 М.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 201 М.
Majaajilo Godob-Jacayl Part 1[Riwaayad somali ah]
7:38
cakaara
Рет қаралды 391 М.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii 2aad
32:01
Tixraac
Рет қаралды 313 М.
SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE
50:49
aashaano
Рет қаралды 1,7 МЛН
Riwaayad Reer Jabuuti (5aad)
11:17
MJ Duran
Рет қаралды 60 М.
Qaybta Lixaad ee masiibada ok 01
20:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 335 М.
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 15 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 13 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,3 МЛН