Booqashadii Jigjiga waa 'dhabar jabin' - The Jigjiga visit is 'a blow'

  Рет қаралды 34,870

Dalsoor

Dalsoor

Күн бұрын

Booqashdii Madaxwayne Xasan Sheekh ee Jigjiga waa 'gaf cad... iyo dhabar jabin la dhabar jabinayo midnimadii iyo qaranimadii Soomaaliyeed.' - Cumar Suleemaan.
President Xasan Sheekh's visit to Jigjiga is 'an act of betrayal... and a blow to the unity of the Somali nation.' - Cumar Suleemaan.

Пікірлер: 74
@umamedia4985
@umamedia4985 8 жыл бұрын
Ilaheey aqligaa iyo cimrigaa kubarakeeyo
@thebeast09876
@thebeast09876 8 жыл бұрын
Surah Al-Baqara, Verse 120: وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَىٰ وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُم بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ And the Jews will not be pleased with you, nor the Christians until you follow their religion. Say: Surely Allah's guidance, that is the (true) guidance. And if you follow their desires after the knowledge that has come to you, you shall have no guardian from Allah, nor any helper. (English - Shakir) via iQuran
@fiindarajiin8058
@fiindarajiin8058 8 жыл бұрын
Masha Allah, illaahay haku xifdiyo Mudane
@ahmedomar2529
@ahmedomar2529 7 жыл бұрын
Wllhi runta ayuu kahadley 🇸🇴🙌🏼
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 7 жыл бұрын
Well said Adeer, We need people like you to educate our Somali youth.
@SOMALI2490
@SOMALI2490 8 жыл бұрын
Tageero weyn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@umamedia4985
@umamedia4985 8 жыл бұрын
Mshllh wlhi waan sukenay qof kahdla runtaaas oo kale
@abdiwalimohammed2137
@abdiwalimohammed2137 6 жыл бұрын
ala maxaan sameyaa hadeenu nahay dhalinta somaliyeed ala ciil padanaa 😢😢😢😢
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@adamgarad8392
@adamgarad8392 8 жыл бұрын
Col. Omar arintan uu kahdlyo waa arin muhim ah madaxwayne Xassan Shiikh safaro bdn oo uusan u safrin gobaladaa dalka ayuu ethiopia u safray lkn safarkan u kutagay degeenka somalida oo ah dhul murn dhiig bdn ku daatay wakhti dheerna sojiray in uu madaxwynuhu booqdo isagoo dhanka dawlada Ethiopia rabitaankeda ku tagay waxaan u arkaa wa meelkaga dhac uu madaxwynuhu meel ugaa dhacay qaranimada iyo umada somaliyeed ba ethiopia dhulkan waynu ku dagaalnay walina heshiis kama aynaan gaarin maalin maalmaha kamida dawlada madaxwyne xasan shiikh uu madaxwynha u yahay iyo dawladihii ka horeeyey ba waynu kula xisaabtimi donaaa qaladaadka iyo dhibaatoyinka ay u gaysteen umada somaliyeed hadii ale idmo
@osub
@osub 8 жыл бұрын
One down vote from a Ethiopian jaajuus.
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 6 жыл бұрын
geesi somaliyeed
@ssstripples2237
@ssstripples2237 6 жыл бұрын
Waxan donaya in an ku so biiro bahda Dalsoor runti waxan qibrad uleeyahay kahadalka mowducyo kala duban lkn magaranayo mesha an ka heli karo ama an kala so xiriiri karo
@Rashiiddaljir
@Rashiiddaljir 6 жыл бұрын
Good idia
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
qosolay dhul soomaaliyeed saxeximayo dhulkaasi siyaad baa ka seexanWàyay waà dhul soomaaliyeed cidika ceelimeyso waxayay wadaan siyààsidiinta soomaaliyee
@trs-treatmentplc9016
@trs-treatmentplc9016 8 жыл бұрын
Correction 1894 There was No Ethopia, Absynia it was called . changed name and still has no closed borders, As they still say Red Sea 2 Indian Ocean is Ethopia. .. #UniteSomalis or Die #UniteCushites Oromo, Somali, Sidamo, Afar ONLF 4 EVER
@anasxasan7169
@anasxasan7169 8 жыл бұрын
mudane waan kusalaamay uku horeyn asc. mida xigta maahmaah aya dhaheesa Hal Booliya Dhirig xalaal ah madhasho jagadaan uu hada madaxweynaha soomaaliya mudane xasan sheikh uu hayo xalaal kuma imaan waayo shacabka somaliyed oo aan anika kamid ahay madooran waxaa doortay xildhibaano xildhibaanadane waxaa sii doortay odoyaal dhaqameed odoykaas oo lacag badan ka qaaday xildhibanada. waa sidaa doorashada soomaliya hal nin oo shacabka doorteeen laku argo midakale madaxweynaha wayaanaha dhulka ogaadeeniya ayaaba cadeeyay in xasan sheeq usoodiray dhulkaas ra'iisul wasaaraha itoopiya marka maalintii aay dhacdo doorasho xalaal ah oo lala xisaabtami karo madaxda dalka ayaa lala xisaabtamidoonaa kuwa hada itoopiyaanka unul warkooda maalin uun weey dhicidoontaa in la'isla xisaabtamo
@thebeast09876
@thebeast09876 8 жыл бұрын
The only solution for Somalia to unite is through our Dean, democracy and man made systems will not work in our country. Surah Al-Maeda, Verse 47: وَلْيَحْكُمْ أَهْلُ الْإِنجِيلِ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فِيهِ وَمَن لَّمْ يَحْكُم بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ And the followers of the Injeel should have judged by what Allah revealed in it; and whoever did not judge by what Allah revealed, those are they that are the transgressors. (English - Shakir) via iQuran
@mohadalmaryare285
@mohadalmaryare285 4 жыл бұрын
We are umatu muxamed and our kitaab is ALQuraan do tou undrstand wa maxay daliilkaan kutubkeena wa qur.aan warii
@IbrahimKhalil-rm4li
@IbrahimKhalil-rm4li 8 жыл бұрын
Xassan sheik waa in la dila
@SOMALI2490
@SOMALI2490 8 жыл бұрын
😢
@nasirhaji6054
@nasirhaji6054 8 жыл бұрын
Somali West Waax La dhahaa Ma Jiro Gobol Kayaaga Ogaden Ayaa La Dhaaha Somali Nimo Idiinkama Ahaane Xasiidnimo Ayaay Idiinka Tahaay Hadii Aad Rabta Somalinimo ONLF Miyaad Gargaartan DDSI Uma Baahan Somali
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Ogaadeen kuyeeh war hal qabiilaa daga somali galbeed
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Xasan sheekh waa first madaxweyne somaliyeed oo jigjiga booqda taasina waxay cadaynaysaa in somalia ay ka hDhay xuduud beenaadkii ay sheegi jirtay,inkastoo siyaad Barre uu 1988kii heshiiskii Ethiopia iyo somalia galeen ee jabuuti ka dhacay in siyaad Barre ka tanaasulay dhulkii somali galbeed isagoo ku bedelanaya in snm Ethiopia taakuleynta ka Jarto,snm waxay samaysay hawlgal is qarxina oo ay hargaysa iyo burco ka dhextoostay arintii heshiiskuna KY dhamaato xayd ma la illaabay iyo burburkii dawladIi siyaad barre from snm somaliland republic
@Mohamed-ok2ic
@Mohamed-ok2ic 7 жыл бұрын
Sxb OGADEN ayaga ayaa XABASHI kaa jecel ee is daji.
@addeolow2945
@addeolow2945 8 жыл бұрын
Ninankaan Hadalkiisa Qalad ayan u Arkaaa waayo Dadk Kilinka 5aad iyaga Yaa Ethiopian iga doortay dhahayna Waxaan anahay Ethiopian.
@lilmanic8719
@lilmanic8719 8 жыл бұрын
masha Allah noolo ader
@sportschannel6987
@sportschannel6987 5 жыл бұрын
Ethiopia facking I am Somali lives
@makiamein8359
@makiamein8359 6 жыл бұрын
I'm western Somalia Ogaden when he visit President of Somalis zone 5 firstly he made big mistake to visit because Ethiopia still colony western Somalia and he's President of Somalia is that really President no no no one day we be free
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 7 жыл бұрын
isagi ayaa leh kililka shanaad qof booqdayna wax ayuu kasheegayaa magaca kililka shanaad yaa ubixiyay ma is waydiisayna
@abdullahiahmed7359
@abdullahiahmed7359 7 жыл бұрын
xasan sh maxamuud isku xishoo hadii somalida necebtahayne madaxtinimada oga dag
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 7 жыл бұрын
They divided N make us hate each other,they created problems between somali clans,forexsample etheopia supported every warlord in somalia that means go N kill each other,if this warlord goes today the other one will go next week n he will get the same support,the sad part is when two somali regions fight we always choose a side,be smart my ppl,they divide to rule thats the imperialist ideology.we will stand up soon iinsha allah.
@abdullahiahmed7359
@abdullahiahmed7359 7 жыл бұрын
awood iyo magac adii aad dooneysid ethiopiya lama hoos tago ee illah aya laweydiist umadabsomaliyeed aya madaxooda tahay waana qalad inaad cadawgooda la xiriirtid
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 жыл бұрын
Xasan sheeq malamud waxaa geeyay islip keenya oo safarad soomali looraray sacudigo ogaday xajka iney soomali kamaarmin side keenya loodugsadaa itoobiyana loodiidaa
@khayreosccor6244
@khayreosccor6244 4 жыл бұрын
Meeh caqli cil badna wllhy wa oya marka wax maqlo kiilka magacu dhulkeenu waa gobolka waaqooyi bu ka mid yahy
@farahhussein1297
@farahhussein1297 5 жыл бұрын
Alle miyay soomaalidu noocaas oo kale wada noqdaan maanhta halkaan maanan joognayn
@jamaljabukar7730
@jamaljabukar7730 2 жыл бұрын
Jamal Osman waa ognahay wada shaqeynta ka timaado Qatar lana soo dhex marsiiyay al jazeera, haddana aad u furatay dalsoor, bal kawaran Nabad & Nolol oo Onlf argigixiso ku tilmaamtay? Itoobiyana walaal ku tilmaamtay?
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
Xasan sheek waa kaainulwadan dhalashadiisana waa inla hubiyaa inuu soomaali saxa yahay hadii kale cuqdad daarood nacayba buu sidaa uyeelay
@ayaanlebiite8435
@ayaanlebiite8435 7 жыл бұрын
xasan Somali oo dhan buu gumeeyay sharaf tii dalka ayuu Ku ciyaaray lkn maalin buu farta dhexda ka qaniini
@sacdiyofooljawe4592
@sacdiyofooljawe4592 5 жыл бұрын
Halgan maashey kaas ogaadeen onlf iyo halgan maxaa iska galey ruwaayad badanaa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Somali iyo itobiyan itobiyan sodhawayso somali kafogow ismafhmaysan qofkaad isku afka tihin ama wada dhalasho idinka dhaxayso😎😋😊😙😂
@mohadalmaryare285
@mohadalmaryare285 4 жыл бұрын
Hadaa tahay somali galbeed majeceshahay in lagu dhaho itoobiyaan se itoobiya ma ogtahay in ay rabto in ay ayaga le ugu jiraan afrika si tas ay usurta gashana lacag nagu fongareeso
@sportschannel6987
@sportschannel6987 5 жыл бұрын
Somali military go to Ethiopia deel
@kingk7428
@kingk7428 6 жыл бұрын
ogaden maxa lagu sameyaa dhulkii waxey dhahen agaden cid wax uma ogola nfd waa ogaden cid wax uma ogala jubaland waa iyga wax dadka uma ogla dowlada ddf waa booxan jaajuusintii itoiyada u odega waa iyga siomali waxa dumiyey waa iyaga waa quran iyaga isdila is jajusa
@mohammedaa1679
@mohammedaa1679 6 жыл бұрын
King K aptow qbiil mezha hakenin dadkas somalidi aya intay qbto cdow gacanta ugalinaysa mxa diidyaa iny ayagana cadwaga xgisa kaso jeydsadn anigaa ah ogaden dhulkas ad sheegtyna anaa leh oo somaliada kle wA dhul badnnhy mxa yeelay wan ka fara badnahy mana aminsani inaan wx dhib ah ku hayo somalia wyn oo idil anigana kaa jcl adi sida an aaminsahy
@mamemadawalabuoromia7102
@mamemadawalabuoromia7102 6 жыл бұрын
waa ruunta wly sah
@sacdiyofooljawe4592
@sacdiyofooljawe4592 5 жыл бұрын
Xasan jaajuus damacbadan ayuu ahaa laakiin onlf halgamayal maahan waa reer iimaan la aan heyso
@makamohamed7407
@makamohamed7407 8 жыл бұрын
odey shaqo yeelo, dadka somali aad shegeyso weey tashten dantodana weey garten, Adigu dantada garo, ha igu owur kacsan, maanta waan tosey hadan ahey somalida itoobiya
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 8 жыл бұрын
na odeyga asaga ka quman e kasoco meesha waxad ogtaha iska yar somali etoopia ana warkeed ku haya hada inda daboolantahey dadka wax garadka wax weydii e xikmada ka buuxda odeygana na kow kaga ah.
@mohammedibrahim3790
@mohammedibrahim3790 8 жыл бұрын
Kuwada adiga cml inaa qorta laga guuya waaye mrka hore mrgaasa kadib somali galbeeed xorey nayena.....Shanta Somali Wa Muqadis Huno amxar hakufule
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+maka mohamed ceeb waaye sxb adaan ahay somali dheh ama Ethiopia dheh lkn hadan ahay somali&Ethiopia waxas majiraan halmeel iska raac anaga waxa horay noo gumeysty Italia mana dhaho somali&Italia wanba necbahay
@soolmediainc49
@soolmediainc49 6 жыл бұрын
maka mohamed ogaadeen awalba doqomo nacas ah bay ahaayeen 1977 idinkaa laydin dagaalamay intaaso sano dowldii indinkaa dartiin bay idiin burburtay
@MohamedMohamed-in9oz
@MohamedMohamed-in9oz 8 жыл бұрын
War anagaa wax àragnay. ..goormee kilinka qaranka soomaaliyeed ka mid noqdeen. intii somalia la isku dhihi jiray Ayaan gacan lagu hayn. so called col. hold your horses
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Mohamed Mohamed adiga waxba ma ogid iska aamus plz
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 7 жыл бұрын
waar bal yaabkan eega muqdisho ayaa farahiina kasii baxaysa bilaa caqli ayaad tihiine ka baxa riyo maalmeedka way tashadeene tashada, soomaali shan ah oo soo socotaa ma jirtee fikradaana reer somaliland ayaa lahaa taasina waa ay dhimataye muqdisho car yaanay kenya idinka qaadan caqlilaaweyaal ayaad tihiine.
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
ZEYD KHALIIFA Kenya Adigu Ma Sirdoon Baa utahay Hahahah Kenya Alshabab MeeL Ha Iska Saarto Wlhi Blhi Waan ka Adkahay
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Isxaaq Maryacade soo kuwan idinku haaysto badda Mrkeey doonaan ka fuliyaan wxy rabaan jubbaland
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Apdifatah nour adan abuu-mascuud Kenya Dumarkeena Ka Awod badan
@soyaansoy746
@soyaansoy746 7 жыл бұрын
bla bla bla bla bla
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 106 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 46 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,7 МЛН
STREET FOOD IN JIGJIGA ETHIOPIA 🇪🇹
17:19
DEEQSI MAN
Рет қаралды 24 М.
JIGJIGA xaafadaha ugu quruxda badan waa .....
9:53
MO OPERA
Рет қаралды 13 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 106 МЛН