booqashadii muqdisho

  Рет қаралды 68,082

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@rashidawil3762
@rashidawil3762 8 жыл бұрын
waxan ahay reer gaarissa waad kumahad santahy inaad isoo gudbiso muuqaalka caasimmadda dalkeyga hooyo I love my country
@samiirlove7463
@samiirlove7463 8 жыл бұрын
Waxaan ahay wiil reer Somaliland Ama reer waqooyi ah Walhi wan ku farxay markaan arkay muqdisho alw nabad ka dhig ummada somlaiyeed guul iyo gobanimo lagu yiqiin soo celi😢😢😢
@liilyare8483
@liilyare8483 8 жыл бұрын
love wlh somaliland
@cabdulasiiscabdullahi6472
@cabdulasiiscabdullahi6472 8 жыл бұрын
Masha Allah. wllkiis dadka qaarkood saa u calool furan tahay uma furna. Nin dakiisa somaliyeed jecel baa tahay masha Allah.
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
walaal waa runtaa ilaah umadoo dhan qalbigaaga wanaagsan oo kale hasiiyo ilaahna ha xafido soomaali oodhan iyo muslimiintoo dhan aamiin
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
walaal waa runtaa ilaah umadoo dhan qalbigaaga wanaagsan oo kale hasiiyo ilaahna ha xafido soomaali oodhan iyo muslimiintoo dhan aamiin
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
mahad sanid walaal dhamaan teen walaalaynu nahay 👍👍👍👍
@xabiibabdilah6886
@xabiibabdilah6886 8 жыл бұрын
wxn ahay nin abwaan ah oo reer somaliland ah lkn walhi markaan daawaday muuqaalkaaga runtii waan jidhidhicooday.......ilahay nabad haygu tuso somalia oo nabad ah
@liilyare8483
@liilyare8483 8 жыл бұрын
amiin abwaan love somaliland
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
Xabiib Abdilah qalbigaaga nadiif ah kuligeen walaalaynu nahay soo dhawoow walaal
@banaadirstate4335
@banaadirstate4335 7 жыл бұрын
Amiin abawaan
@ahmedsalmaan919
@ahmedsalmaan919 8 жыл бұрын
masha Allah walal cabdimaalik muuse coldoon guul iyo gobonimo Somaliland and somalia waa walal wa isku AF waa isku diin illaah dhex dena colada haka qaado amiiin
@Dafqboom380
@Dafqboom380 8 жыл бұрын
masha llaah waxatahay muwadan dacadah allaha ku guleeyo dalkenah niyadooda allaha isku furo iyo dadkeena reer somaliland wan idin jecnahay anigu waxan ahay reer muqdisho waxaana jeclahay wada jirkeena iyo midnimo guuuuuuuuuuuuuul all somaliweyn
@kaptansomali2839
@kaptansomali2839 8 жыл бұрын
Thank u ❤️ I am reer hargeisa and I love Mogadishu, I love one Soomaaliya
@Dafqboom380
@Dafqboom380 8 жыл бұрын
kabtan masha llaah somali waa iskumid adna casimada labaad uun bad katimid muqdisho cidikama xigto wll
@idilsalaama3452
@idilsalaama3452 8 жыл бұрын
masha allaah qalbiga saliim kaa wanocas cabdul malik allaah haku xafido dhag uma dhigtid warxuma tashilka meelkaste wuujoga anashidkana wadla heshay wanla ilmeyay sidad ugu cabirtay niyadada safiga inta samaha jecen rabi habadiyo
@saalimbadri8817
@saalimbadri8817 9 жыл бұрын
Masha'Alah Bulshaawi Cabdimalik Muuse Coldoon walal Allaha kusiiyo Cirmidheer iyo Cibaado suuban. aad baan u jeclahay muuqaalada aad soo duubto..
@igalanjeebane391
@igalanjeebane391 8 жыл бұрын
maaaha alaah colddoon geesi soomaliyeed isha alaha kaa ilaalsho bro muqaal qurxoon waaye viiva muqdisho iyo soomaliyoo dhan inta jecel somaliweyn hanoolato
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
سوف نبقي هنا كي يزول الم احلي نشيد
@farhiyahasan8769
@farhiyahasan8769 8 жыл бұрын
masha Allah Allaha ku xafido Adiga iyo intii kula mida oo qabiilkodo somali yahay diintaduna Islam tahay qayaladiiste ha go,o wadanigu ha guuleysto
@munaismaciil3812
@munaismaciil3812 8 жыл бұрын
luuqadii quraanku ku soo degay, jibriilna cs, uu ku hadlay, nabi maxamed csw iyo asxaabtiisuna ku hadli jireen, goormay noqotay wax laysku ceebeeyo,, dadka wax ka sheegaya luuqada carabiga munaafaqnimo iyo diin nacayb ayaa ka soo uraysa, ilaahay ha dhawro, cabdimaalik sheekh muuse coldoon, noociisa oo kalana ilaahay mujtamaca soomaaliyeed ha ku badsho, aamiin,
@caashocali1073
@caashocali1073 8 жыл бұрын
muna ismaciil
@Hassan-tt8tc
@Hassan-tt8tc 8 жыл бұрын
I am reer koonfur galbeed guy specially baidoa and I speak maay maay language but I like all the countries In the world and it's seems to me mugadisho is a peaceful know
@mahadmulla7599
@mahadmulla7599 8 жыл бұрын
masha allah ilaah hakula garabgalo walal shaqada walaltinimada ah ee aad shacapka soomaliyeed uheeyso waqooyi iyo koonfur iyo meel walipa oo ciida soomaliya ka mid ah laguma iloowi doono waligaa insha allh
@cabdirahmaancabdikariim8488
@cabdirahmaancabdikariim8488 9 жыл бұрын
mansha'allah cabdimalik aadbaan ugu faraxsanahay booqashada muqdisho waa magaalo somaliyeed cidkaa xigtana malahan sxb nashiida saran ayaanba laqiiroday wlh nasab nasabdhalay inaa tahay ayaad cadaysay sxb halkaa kawad ilahay ayaan kaga rajaynaynaa wanaga aad umada somaliyeed uhayso inuu ka'abal mariyo
@yywvy7025
@yywvy7025 8 жыл бұрын
mashaallah walal waad mahadsanid reer hargeysa ayaa kasogeedaa hadana muqdisha waan jeclahay because waa my second home city waana kudhashay cuqubo kagalimaayo abid
@ogaan3648
@ogaan3648 8 жыл бұрын
maazhaa allaah kuligeen walaalo ayaa nahay huuno qaali thanks
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
am from ogadenia, waxaana muqdisho u aqoonsahay caasimadaydii, dalkaygii hooyo alaha somali xafido
@amowamineta5834
@amowamineta5834 8 жыл бұрын
hodan. love from me mugadisho. kudayashaad mudantahay. Adiga iyo cabdi Malik
@fatumamohamed5760
@fatumamohamed5760 8 жыл бұрын
mash.allah.dhulken.aallow.nabad.no.gu.baarke.somaliya.dhamn.rer.mombas
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
سوف نبقى هنا كي نزيد العمل سوف نحيا هنا جيشنا هو الامل جبهتى جبهتى جبهتى جبهتى جبهتى ياإبا كم قطعنا من فيافى نبتغى قتل العجم نستمر بالمسير في النهار والظلم إن سألت عن مسافة لا يساويها رقم عيننا فوق الجبال فوق هامت القمم كم دخلنا في الشجر كم حفرنا من حفر نبتغى دفن الرساس لا نبالى بالمطر إن وجدنا نحن نوما أو تعبنا بالسهر إن رؤية الرحمن تستحق لا ضرر سوف نبقى هنا. ................ نحنا في الغابات عشنا مثلنا مثل السبع ندرس الأرض ونبدأ بالشراكة والخدع حربنا حرب كر ثم فر يا يرى و نسوق النصر فخراً في نهاية الصراع لا تظن أننا في العذاب ونكل إن بعدنا عن بيوت أو بعدنا عن أهل كم اكلنا من لحوم و شبعنا من عسل قنصنا بالودود لا نحص بالملل سوف نبقى هنا. ............. لم نقاتل نحن يوما بعداد او عدد إن صدقن الله يرسل من جنوده مدد هل ترانا نستكين نستمر للعبد أي عز لو جعلنا نحن للإسلام سد فالنقم كلنا بالعلوم والسلاح🔫🔫 نملأ الارضا زءيرا ونضج باسياع كبرو الله أكبر كى نواصل الكفاح قد سئمنا نزف فينا فالنعالج الجراح سوف نبقى هنا كي نزيد العمل سوف نحيا هنا جيشنا هو الأمل نسأل الله الثبات في الهموم والمحن ونجات من قعود اوسقوط بالفتن ومضيا في جهاد لا ركون للوهن نسأل الله الثبات حتى آخر الزمن أخلصو للعزيز واسمعو امر القيادة واحظروا من كل غر وتحلو بالارادت وقاتلو الكفر جمعا إلغماسا و فرادا إنها جنات خلد فالنسارع للشهادة تكبيييييييييييير الله أكبر والعزة لله تكبيييييييييييير الله أكبر والعزة لحركة شباب المجاهدين في الصومال والمسلمين
@بنتالباشا-ذ2ت
@بنتالباشا-ذ2ت 8 жыл бұрын
cabdimalik nashidka magaciisa iisheg iyo qofka qaaday
@sayidali1620
@sayidali1620 8 жыл бұрын
abdimalik nashidada magaceda iyo qofka qaday....wan maqlay in lagu xiray...ilhay ayan kubaryaa in dulaystaha ka ilasho
@akaNoobstein
@akaNoobstein 7 жыл бұрын
heesta ayaba mujinay saa inlagu naga nayo soomali cabdimalik muse coldon tagerdhab ayan kuunahay waanku taridonaa insha allah dhib iyo dhefnaa wankul qebsan donaa insh allah cadow gaada allha jabiyo wllo
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 7 жыл бұрын
freeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.....coldooooooooooooooooooooooooooonoooooooooooooon
@mohamedtimacade7666
@mohamedtimacade7666 8 жыл бұрын
msha alah wan ku farxasanahay mr coldoon ilah haku xafido
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
masha allah qiiro soomali illahow isku keen ayagoo nabad ah insha allah yaa rabi # free coldoon
@AbdikarimBurtinle
@AbdikarimBurtinle 8 жыл бұрын
MAANSHAA ALLAAH KULU CAAM WA ANTU BIKHEYR MY BRO WLLKY QAALI AH AAD BAAD UGU MAHADSANTAHAY HOWSHA AAD UHAYSO MUSHTAMACA SOOMAALIYEED MEELKASTOY JOOGAAN. AAD BAANAN UJECLAYSTAY HOWSHA AAD HAYSO IN AAN HOWSHAA SOO KALE QABTO
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 8 жыл бұрын
Markaa Burco ku noqotay amaa lagu xiray?
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 7 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله Somalia hanoolaato
@khalidthomasromanceguy4774
@khalidthomasromanceguy4774 7 жыл бұрын
wlhi wa magalo zhidan aad ayaan u tagera runtii muuse coldon wxn leyahy izha allah wd zoo pixi donta
@qadanqueen3478
@qadanqueen3478 7 жыл бұрын
walahay muqalaskii wan ku jiriricooday ilaahoow somaliya midee oo midhibaan qura kadhig qaluubtadaya I am Somalia separate from puntland lkn waxan happy ku ahay farxada somalida meelkasta coldoon oo kale ayan ilaahay kabarinay siyaasadu muhiim mahan lkn somali nimcadu waa muhiim
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 жыл бұрын
اللهم يا يا رب فك اسر علدون اسد الصومال . يا رب إستجب دعائنا. إلهي عليك باعداء الوظن الهم عليك بظغاه.
@hafsaxubimohamoud8894
@hafsaxubimohamoud8894 8 жыл бұрын
msha alh muqdisho iyo coldoon
@hoooyoaabo4224
@hoooyoaabo4224 9 жыл бұрын
masha alah . jazahumulah qeer
@fadumaabdi9343
@fadumaabdi9343 8 жыл бұрын
istaqfurallah xidig cumaraani Allah ka baq oo afxumada ma wanaagsana qofka walaalka ah hadii uu gafo ama aad qalad ufahantay unasteexee ha Oran eray xun walaal waa dhaqankii nabigeena nnkh walaal isxakamee aflagaadadu waa dambi jasakallaah akhii
@zeinapmohamuud5628
@zeinapmohamuud5628 8 жыл бұрын
Masha allah masha allah
@abdirazakmohamedibrahim2281
@abdirazakmohamedibrahim2281 8 жыл бұрын
Ethopia ayaa Soomaalida dhex dhigtay balaayo, dadka qaarna waxa ay moodayaan in itoobiya aan walaalo nahay. walaalo ma nihin itoobiya xeebtaa quruxda badan ayaa ay inagu haystaan waa landlocked country, ilaahayow soo maali weyn is fahansii, dhalinyarow idinkuna sidaa ufahma. salaamu calaykum
@sayidali1620
@sayidali1620 8 жыл бұрын
abdimalik nashidada magaceda iyo qofka qaday....
@OmarAli-op9kt
@OmarAli-op9kt 8 жыл бұрын
Halkaa kawad Hiigsigada Mar Unbaae Gaaridonta In Sha Allah
@guulside1595
@guulside1595 8 жыл бұрын
a-sayid coldoon halyay hiigsi dheer baad tahay runti baramijyadada aad ban ugu xidhanahay ,fikirkaaga iyo riyada suuban ilahay waxan ka baryaya in ku rumeeyo. hankaagu aadbu u sareeya himiladaadu aadbay u koraysa wxn ku leeyahay halka kaga hay
@kaptansomali2839
@kaptansomali2839 8 жыл бұрын
Maashaallah
@keysealas7394
@keysealas7394 8 жыл бұрын
Masha allaaaah Wadani dhab ah Alloow ku dhowr
@abdiazizabdullahi2057
@abdiazizabdullahi2057 8 жыл бұрын
ماشاالله
@sundusmdeeq8981
@sundusmdeeq8981 7 жыл бұрын
الله يحفظك انشالله
@zeinapmohamuud5628
@zeinapmohamuud5628 8 жыл бұрын
Allah wadankena nabada inoka dhoko
@ibalamiofficial2989
@ibalamiofficial2989 8 жыл бұрын
Abti Masha Allah am proud of u and insha Allah may Allah be with u helping others happiness insha Allah one day we will meet
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 6 жыл бұрын
Abdimaalik ileen dabaal ma yaqaan Meeshuu Ku dabaalanaayo arag hhh
@mohamoudabdi301
@mohamoudabdi301 8 жыл бұрын
muwadin daacad ah oo soomali oo dhan aayeheda ka talinaaya
@yywvy7025
@yywvy7025 8 жыл бұрын
walal adaa mudan kuligeen walalo ayaa nahay melkalategimayno
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 8 жыл бұрын
walahi ad ayey uqurux badantahay xamar! dulka islmaka alle hacizeyo
@claahicabdalla2147
@claahicabdalla2147 8 жыл бұрын
libaax wax garad ah oo indheer garada weeye xaqiiqadii waxan aad ugu jeclaaday sida sida uu u necebyahay itoobiya iyo cagaabka hoos carara somalidana waxan leeyahay cisiga iyo karaamada maahan in uun qabyaalad iyo balaayo lagu jiro cabdi maalikna waxan leyahay muqdisho waa magaaladaada waxeyna kuula midtahay burco iyo magaalooyinka kale ee umadda somalidu degto farxad iyo baashaal ayad isga jiree lkn maalinkii qof somalia uu tago magaalo itoobiyaan ayuu ogaanyaa duliga uu kunoolaanayo ,inta samaha jecel waxan leyahay wadanigaan oo kale hala noqdo cadowgiinana aqoonsada
@ibrahimawais4297
@ibrahimawais4297 8 жыл бұрын
odowqaa Allah jabiye c
@maryanomar4126
@maryanomar4126 8 жыл бұрын
woow Qatar xamar cadey
@abdiazizabdullahi2057
@abdiazizabdullahi2057 8 жыл бұрын
sana qeyr bdn dad muslim ah aya nahay
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
أيا صومال قد نادت علينا جنة الرحمن فهبو من مراقدكم سراعا ندحر الطغيان هلموا نذبح الاوباش ونسحلهم مع الأحباش هلموا نرهب الكفار بتي إن تي والرشاش أيا صومال قد نادت علينا جنة الرحمن فهبو من مراقدكم سراعا ندحر الطغيان تعالوا نرفع الراية ونعلن ربنا الغاية تعالوا نسقط امريكا ونعزف فوقها البيكا أيا صومال قد نادت علينا جنة الرحمن فهبو من مراقدكم سراعا ندحر الطغيان احبتنا من السودان وفي نيروبي والافغان أحبتنا جنود الله في أي زمان وأي مكان أيا صومال قد نادت علينا جنة الرحمن فهبو من مراقدكم سراعا ندحر الطغيان سراعا نفتح القدس ونجمع شمل أمتنا ونعلن أنه الإسلام هو الإسلام دولتنا أيا صومال قد نادت علينا جنة الرحمن فهبو من مراقدكم سراعا ندحر الطغيان
@ahmedmooge9826
@ahmedmooge9826 8 жыл бұрын
🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙🔙waraa boowe MA lacagaa taalaaa lagu dhalay nouh mesha haku dhiman bro waqooyigaaga Lee joog
@thebestchallenges8024
@thebestchallenges8024 8 жыл бұрын
alah
@samiraismaaciil4232
@samiraismaaciil4232 8 жыл бұрын
woooow masha allh
@mouzeraul6401
@mouzeraul6401 8 жыл бұрын
ninkan wa wadani dhap ah
@zeinapmohamuud5628
@zeinapmohamuud5628 8 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@khadraahmed8878
@khadraahmed8878 9 жыл бұрын
halimo dad badan oo sas dhihijiray baan muqdisho tagay
@shahadawes7439
@shahadawes7439 8 жыл бұрын
hi
@halimamo8953
@halimamo8953 9 жыл бұрын
magaranayo anigu dee waxa muqdisho laga booqanayo
@razag911
@razag911 9 жыл бұрын
Why not? Cuqdada iska Saar. Reer moqadshu did nothing to u
@abdulismail9895
@abdulismail9895 9 жыл бұрын
Halimo mo kuwan reer xamarka runtay ka cabaadayaan ee hadhagaysan amisom baa ku dhakhleysee
@shrtamng2294
@shrtamng2294 8 жыл бұрын
hh waayahee ma hargeysaa labooqdaa oo duur ah iyo biyo la'anta kajirto
@shamsoali7867
@shamsoali7867 8 жыл бұрын
Abdul Ismail
@ikracabdulahi4838
@ikracabdulahi4838 7 жыл бұрын
Halima Mo maseeer
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
dadkiiba carabay is moodeen miyaanay muraayada isku eegin inay madawyihiin
@cabdulasiiscabdullahi6472
@cabdulasiiscabdullahi6472 8 жыл бұрын
sxb Ilaahay baa madaw naga dhigay alx ee aday cadaan wax kula tahay.
@hamsekaise2647
@hamsekaise2647 8 жыл бұрын
khiyaamo qaranbaad samaysay c.maalik xadhig yaa kugu yidhi tag muqdisho adigoo slnader ah
@sarardawa1409
@sarardawa1409 8 жыл бұрын
maanta laga bilaabo waan ka noqday subscribed ka aan ku siiyay
@hassanahmed7590
@hassanahmed7590 8 жыл бұрын
ader xamar iyo meelo baas hanoola iman
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 8 жыл бұрын
#Hassan Ahmed caadi iska dhig
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 8 жыл бұрын
carabka qeeylinaayo ma hees somali ah ama gabay afkeena ka turjumaya ayaad u weysay booskaas carabta iska daba qeylineysa
@ajbooska3722
@ajbooska3722 8 жыл бұрын
hees somaliland an ahay aya subisay why aad xamr u tagtay neh
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 8 жыл бұрын
#Aj Booska Somaliland waa dhul xamar waa dhul dadka joogana waa muslim maxa waaye dheb ka jiro
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
dadkani miyeey riyoonayaan somali iskusoo noqonaysaa majirtoo never never somaliland waa somaliland somali waa somaliya haduu cabdimaalik xamar visit ugutegey maaha ineey somaliland soonoqoneysoo anigu majecli reer xamarkaa😒
@tiinaahmed9850
@tiinaahmed9850 8 жыл бұрын
yaa jeclaaw Ku dhahay xamar
@ggtl304
@ggtl304 7 жыл бұрын
Hooda36 Ethiopian ka nh kwrn ayga nh ma necebtahy INA adeerey mise anga umbuu naceybku nagu egyahy ,ethipia nh waa walalaha Somaliland?
@aishakim6312
@aishakim6312 6 жыл бұрын
Hooda36 somalilander dhilo cuqdada ku dhimanee xamar adigo kle afka ee aaga istaagtaye
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 ай бұрын
​@@aishakim6312adaaba lugu wasaa 😂😂😂
@sayidali1620
@sayidali1620 8 жыл бұрын
abdimalik nashidada magaceda iyo qofka qaday....wan maqlay in lagu xiray...ilhay ayan kubaryaa in dulaystaha ka ilasho
@caliaar9569
@caliaar9569 8 жыл бұрын
+Sayid Ali Fadel Shaker - Sof Nbka Hona I فضل شاكر - سوف نبقي هنا waakas sxb
SAME iyo warbixin cusub oo ku saabsan gurigii Xamdi iyo caruurteeda 9ka ah.
5:22
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 1,2 М.
Barashada Solar systemka
31:13
RadioMaqal
Рет қаралды 2,5 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Maxaa ka haleysnaa saacada masjidka
13:08
NuxTek
Рет қаралды 1,4 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 608 М.
Kitaabkii Coldoon loo dhiibay | Xasuusaha Coldoon
4:49
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 2,1 М.
Arooskii saaxiibkay iyo heestii i meermeeri
2:06
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 492 М.
Waa in ay tiisu ahaato.
7:23
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 2,7 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН