BOORAMA | iyo Daray Macaane

  Рет қаралды 149,374

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 672
@farihaali6620
@farihaali6620 3 жыл бұрын
Reer borama inta qays qaysar ku xidhm gcnta taga hnayaal Keep going pro
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Huuno igu cawi subscribe
@apdiwazabashir3935
@apdiwazabashir3935 3 жыл бұрын
Me qays iyo darimacane meel aan aad ujecla tagideda
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 3 жыл бұрын
☝️
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 жыл бұрын
Ninka kaliya ee soo bandhiga quruxda wadanka ✋💌
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Igu cswi subscribe huno
@khaalidaxmad9072
@khaalidaxmad9072 3 жыл бұрын
War ninkan yutubarada kale waxu kaga Dugan yahy waxu bandhigay dalka quruxdisa muxu inaga mudanyahy reboramaw
@ridwanhakim1176
@ridwanhakim1176 3 жыл бұрын
Salaan sarre
@kayseoday6332
@kayseoday6332 3 жыл бұрын
Dee inaad gabadh sisaan
@saraibrahem9715
@saraibrahem9715 3 жыл бұрын
@@kayseoday6332 hhhhh😂
@sagalharysa6131
@sagalharysa6131 3 жыл бұрын
Mashalah wadanka uu jecelsiiyey qurube anoo imbadan kaga maqan iyo gobolda oon araga berbera maalin transet ku ahaa mooyee
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 3 жыл бұрын
Kaaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Fatia
@Fatia 3 жыл бұрын
*mashallh I'm from borma but I've never seen it before thanks for this volg*
@hamoudibinsomali5800
@hamoudibinsomali5800 3 жыл бұрын
Laandheere qays qaysr Dhashii boorama way ku jecelyihiin wlaahi. Long live bro
@rahhasan4535
@rahhasan4535 3 жыл бұрын
😭😭 homesick igu riday manta 😩 my hometown Borama Caday 🔥🔥✨❤️❤️❤️
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Amazing "daray macaane"we greet the people of Borama🖐🙏
@yussufmohamed3522
@yussufmohamed3522 3 жыл бұрын
Thank you sxb, walaahi waan qiiroodey, xaaskeygaa i ag fadhidey ayaan tusey videoga. Waxaan go’aansadey in aan dalkayga dib ugu soo noqdo inshallah sannadka Qeys awgii. Soo duceeya asaxaabta in Allah swt i waafajiyo. Thank you again sxb. You Made my day.
@najmanaju2117
@najmanaju2117 3 жыл бұрын
Borama kusoo dhwoow❤️❤️❤️
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
Woow💯 🔥 Dhulkaygii💚🤍❤ soo badi vlogska qeys waa nad mahadsan tahay sidaad muuqaalada qurxoon noogusoo ban dhigtid🙏🥰
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 3 жыл бұрын
5:58 mansha'allah waa ban indho daraandaray quruxda aniguna maalin baan tagi doona insha'allah thanks qays qayser
@awiyehelp4003
@awiyehelp4003 3 жыл бұрын
MACHA ALLAH. Wan kugu soo dhawaynayna .
@axmedcabdillahiaadan185
@axmedcabdillahiaadan185 3 жыл бұрын
zhp erigavo kugu sugaynaa incha allah waxay leedahay goobo bdn oo dalxiis ah sida DAALO iyo buurta ugu dheer somaliland iyo cariga somalida surud
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walalo igu cawi subscribe
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Daalo waalaga dheeryahay waxana kadheer surad
@teambuubechanel7369
@teambuubechanel7369 3 жыл бұрын
aniga io asxaap taada keep going
@shortvideos7006
@shortvideos7006 3 жыл бұрын
daraymacane maxan marar badan kudabashay caruurnimadaydi 😥😥💟💟💟💟
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
Daray macaane maalinkii igu horeyzay 11/2/2021 meel jawi macaan wlh❤❤❤
@Moo2807
@Moo2807 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulkeena waa wada nimco Mahadsanid qeys waxan kaso salamaya caasimada ummadda soomaaliyeed ee muqdisho.
@yaasirmohamed6334
@yaasirmohamed6334 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulkeena Allaha noo nimceeyo somaliwayn
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
Mashaalah waxaan aad uga helay odeyga Yiri 90 Baan ahay wuxuu yiri meel alaale & meeshi gabalku kuugu ayaad ku hoyanaysaa ilaahay swt nabadda aad haysataan ha idin Walaalaheen Ree Boorama weligeey maan tagin Balse waa meel aan dadkeeda jeclahay hadaan noolahayna waan Tagi doonaa inshaallah
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Waa magaalo aad uqurux badan Boorama waan jeclahay maruun waan tegi insha Alllah. Dhaxan baraf leh iyo laguma oga dhamac kuleylkeede Rabi baa isugu dheeli tiray cimilo dheefteedoo dhaayihii jaleecaa mar qudha kama dhergaayaan.💯💯
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
Qeys next vlog waxaad ka dhigtaa jasiirada sacaadadiin maadaamoo aad tagtay gobolka awdal oo ay ku taalo Adoo mahadsan🙏💯🥰 Nex vlog jasiirada sacaadadiin 💚🤍❤insha allah
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 3 жыл бұрын
Mada siiyey awdal hhh
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
@@dekismail4438waan ogahay wllo gobolka salal wuxuu hoos imaadaa gobolka awdal wllo somaliland waxay ka kooban tahay 6 gobol mid kastana wuxuu usii kala baxaa dhawr gobol hoosaad oo kale
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
@@sultan_guleid1489 anuu maan siin zxp ee way tahay ee si fiican usoo baro intaabad hadlin gobolka salal wuxuu hoos imaadaa gobola awdal oo wali waa B
@dekismail4438
@dekismail4438 3 жыл бұрын
Salel walal mamul bay ledahay badhasaab ayay ledahay Borama lagama xukuma saylac ba laga xukuma koobkana gaarkoda ayay u ciyaran salel iyago ah wax is hoos imada ma jiro dib ugu nqo
@mucaadaxmed7034
@mucaadaxmed7034 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Muscabeid1
@Muscabeid1 3 жыл бұрын
Waxaa soo xasuustey yaraanteydii aniga iyo asxaabteyda baa soo aadi jirney dari macaane intaa xaafadaha waxooga cunto aan bisleyn kasoo qaadano , qof walbana waxbaa loo dirijirey waxii uu awoodo ka bacdina waa u legeyn jirney dhowrkaa km Meeshaasa qado kusoo sameysan jirney hadhown beeraha meeaha ku yaal baa saytuun kasoo qaadan jirney hadii naloo diidana waa soo xadi jirney 😂 Thnks sxb videogaa aadka u quruxda badan oo aad kasoo duubtey
@abdallahadan9991
@abdallahadan9991 3 жыл бұрын
Boorama inshaa allah waan imanayaa next year
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 жыл бұрын
Viva borama the city of my mother a beautiful city and beautiful people viva Somaliland nabada ilaahay ina siiyey
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 3 жыл бұрын
Asc,I haven't seen Somaliland but my.grandfather came from borama ,wow one day I will visit there
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
@@yasminhamud8104 ayeeyo adigu xaged ku nooshahay soomaaliya mise cadlamka intiisa kale insha alaah marbaad iman doontaa soomaalilaan gaar ahaan reer ayeeydaa gobolka awdal
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 жыл бұрын
@@nadiamohamed1282 *CUNSURIYADII NADIYA HALKAN QOF FIICAN AYAY ISKA DHIGAYSAA!!! DUF KU BAX!!!*
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
@@ninkaogg8785 duf u bax oo daari kugu duntay kolba qofka youtuublaha siduu u dhaqmaa loola dhaqmaa ninkan aniga qabiilkeeyga maaha lakiin waa nin aan taageero lana socdo hadba meeshuu dalxiis u tago ee meeshaan doonaan ka hadliyee ma aabahaabaa leh maxaa kaa galay adigu gun yahow gunku dhay ee moodaya inuu xukumi karo aragtideeyda afka xidh idinkaa labo wajiilayaal ahee munaafaqyahow
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 жыл бұрын
@@nadiamohamed1282 *Habaar xumidaa ma CAJUUSAD ayaad tahay?? Mise NINKII ayaa kula guursaday?? Ama CIDDIBA/QOFNA waa imisa ku odhan waayay oo ku danayn waayay!!!!??*
@zakariejames6898
@zakariejames6898 3 жыл бұрын
Qays qeysar nin ay gacantiisu fadhido♥️💯 magaalada bilicdeeda ayad zoo bandhigtay alle haku barakeeyo🥰
@luulcraxmaan5451
@luulcraxmaan5451 3 жыл бұрын
Mashallah quruxda dalka hooyo 😍 from Norway
@abdirahmankr7039
@abdirahmankr7039 3 жыл бұрын
Mashaa allah quruxda dalka soo bandhig wll qays inshaa allah
@iiddeeq7399
@iiddeeq7399 3 жыл бұрын
Clipka saxiib nooyara badi ilaa iyo 18: 20 : minutes 🙏 Inta ugu raacsan farta taaga
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Isar huno subscribe
@MahdiSupportsParty
@MahdiSupportsParty 3 жыл бұрын
اللهم وفق المسلمين العالم التوبة النصوحة، والف بين قلوبهم وأصلح ذات بينهم ولا تأ خذهم بما فعل السفهاء منهم، ياحي يا قيوم برحمتك أستغيث اجعل المسلمين مستعدين لنصرة المهدي المنتظر و لرفع راية الإسلام
@hamdabarkat1974
@hamdabarkat1974 3 жыл бұрын
Magaladaydi boroma jano wan uxiisay xaqiqdi jawigii macana iyo saxansaxadii roobka thanks wall
@choukriechuchaz5750
@choukriechuchaz5750 3 жыл бұрын
Wey qays qayser ma noo imidey alh nokadayo hno 🥀🖤kusoo dhawoow borama dad goba dhex timi
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Igu cawi subscribe huno
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Igu cawi sunsctibe huuno
@nimonimcomohamet1639
@nimonimcomohamet1639 3 жыл бұрын
Mar hadad borama timid inaaderted gabilaynah soo mar😂😂😂😂
@israalbatross1048
@israalbatross1048 3 жыл бұрын
Awwww m.a borama baradii cilmiga iyo dalxiiska😍😍
@kingmario6866
@kingmario6866 3 жыл бұрын
JiiLal bad timiye mad timad xilyada guga Iman lahyd zxp Qli💫👑
@wm9669
@wm9669 3 жыл бұрын
Thanks for showing us our country. ❤️
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashaallah borame haygi aqonta ilbaxnimada somaliland love you guys somaliland
@nasraabdirahman3411
@nasraabdirahman3411 3 жыл бұрын
Omg 😱i really miss borama😭❤️
@mudhaanmahamed1277
@mudhaanmahamed1277 3 жыл бұрын
Borama jano my home
@kooshdul
@kooshdul 3 жыл бұрын
Gowraca Curudka Magaalada || Qaybta 9 kzbin.info/www/bejne/g5rFkKeHgZeSmNU Gowraca Curudka Magaalada || Qaybta 9 kzbin.info/www/bejne/g5rFkKeHgZeSmNU
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 3 жыл бұрын
Hore usoco wlaL wlahie ku dayashad mudanatahe #From Burao ismuujia🟢🤍🔴
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walalo subscaribe isar
@munakahin3750
@munakahin3750 3 жыл бұрын
Nabada daddow machaalahh no dhaaha plz borama one love
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias 3 жыл бұрын
Borama magaalada aqoonta💓
@xafsaabdirashiid3274
@xafsaabdirashiid3274 3 жыл бұрын
Wall qays qayser marka hore horomarkaaga waankahelay waxatahay qof kudayasho mudan plz maruun borama kaalayooqabo inyar ookulan ah wankufaraxasanahay horumarkaaga wall qli
@cabdiqadirmuxumed6403
@cabdiqadirmuxumed6403 3 жыл бұрын
Masha allah pro keep going pro From #Borama 👍❤️🙏💯🤲✅💪 Indhihi basasoow Borama ma aragteen Wan ku tagera pro so wad bilicda wadanka
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
salan sare reer borama from burco
@arjantiinmedia8689
@arjantiinmedia8689 3 жыл бұрын
Masha allh borame bilic wanaag Mar uun waan so booqan haddu Alle igu Zimo time qeys kor halo Qaado walken qeys yare wa nin Adag oo Aad u qiimo badan
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 3 жыл бұрын
Masha allah well done . Lakiin ninka odeyda ah ee 95 sano jiray ee intaa magaalada ku noolaa inaad si fiican u warayso yay ahayd.
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 3 жыл бұрын
walow aan rer gabiley ahay hadana meeshan waa meel qayb caruurnimadaydii ka mida aan ku qaatay #DARAYMACAANE 😍 GERMANY Baan idinka soo salaamayaaa huuno yäaal
@abdillahijama7871
@abdillahijama7871 3 жыл бұрын
Omg darayle garowe ban soo xasuusty iyo durduradii nugaaled msha allh boroma illh soomali meelkastoy joogto ha amaansado wan rajenaya inad darayle garowena vlog noga soduubto
@layladheman6534
@layladheman6534 3 жыл бұрын
Wiilka keliyee nasoo bandhigay quruxda wadanka from hargeisa caday❤❤❤
@kingvlogs.
@kingvlogs. 3 жыл бұрын
Wellcome to borama #qays_qayser
@omarnasser5730
@omarnasser5730 3 жыл бұрын
Tellement des souvenirs ma ville natale 🥰
@rahmayousuf
@rahmayousuf 3 жыл бұрын
Mzha allh wllky welcome to borama markasta waan ku soo dhwynyaa❤❤❤
@maxamedfaarax2272
@maxamedfaarax2272 3 жыл бұрын
Welcome to Borama Qays Qayser Am Reer Borama
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
Thanks a lot brother waanu kula dalxiisnay muuqaal qurux badan Viva Somaliland
@todayculturemedia9258
@todayculturemedia9258 3 жыл бұрын
Wow wow wow maasha allaah wallahi bilaahi waa daray macaane waa halkii aan ku dhashay xusuus gaar ah bay ii leedahay aniga thanks bro 😂😂🙏🙏🙏🙏💯💯
@jmzii9082
@jmzii9082 3 жыл бұрын
DHIIRI GALIN BAD MUDAN TAHAY ZHP HORE USOCO👊🙏🔥
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Huno igu cawi subscribe
@mcctlb7485
@mcctlb7485 3 жыл бұрын
Masha Allah My home borama Thanks Qeys yare
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 3 жыл бұрын
Ooooo msha allh bro Qays Qayser LEGEND TALLENT LEHPATHY RUNTII WXNA KULEEHAY HORAY USOCO BRO WXN AHAY NIN MARWALIPA KUXIDHAN CHANELKAAGA LKN NASIIPXUMO ISMAANU ARAG BORAMA DAGDAGLE ULAAPATAY ABTI (GO FORWARD EVERY THING)
@cawoyasin1037
@cawoyasin1037 3 жыл бұрын
Mshallha WAxa ka heley sas DAd respect u sinayo u dhgeysano bro keep going❤️❤️🥰
@maddaraxmed6858
@maddaraxmed6858 3 жыл бұрын
Mansha allaaaah qays qaysar youtuber ka kaliya ee dalka quruxdisa iyo barnamijyo tayo leh aan ka dawado
@zual7457
@zual7457 3 жыл бұрын
Mashaallah ilaahay ha idin xafido adiga iyo inamada kale ee Asxaabtaada ah
@abdifatahmnadiif1950
@abdifatahmnadiif1950 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal maadama aad muuqaal quruxbadan ka soo gudbisay caasimadii labaad ee somaliland
@hamseeabdi3532
@hamseeabdi3532 3 жыл бұрын
Masha Allah. Illahay dhulka ha barakeeyo. Meel cusub mahin waligeedba rixlo Ayan ugu bixi jirnay Intan Saylac ka imado
@Nabadoon1000
@Nabadoon1000 3 жыл бұрын
Mashallah thanks guys more videos from borama
@aliyusuf8246
@aliyusuf8246 3 жыл бұрын
Beautiful Borame. Somaliland
@ummnora4665
@ummnora4665 3 жыл бұрын
Indhihii basaasoow ma aragteen Boorama❤❤❤❤⚘⚘
@ahmedabdisalat770
@ahmedabdisalat770 3 жыл бұрын
Wwwwww wallhi wan ku faana dalkayga. Allow ku xifdi brow. Ho d eork. Keeo going. Love from Norway❤️❤️❤️❤️❤️😎
@mohamedtoni438
@mohamedtoni438 3 жыл бұрын
Gobolka sanaag baa dalxiis lgu Tala Galway 1 dallo ❤ 2 gudmo biyo case❤ 3 maydh ❤ 4 xiis❤ 5 midhisho ❤ 6 kulmiyo ❤ 7 badhan❤ 8 buq ❤ Iyo Kuwo aan ilowsanhy
@saha9136
@saha9136 3 жыл бұрын
Mohamed Toni taasaa run ah
@nimcaanali3374
@nimcaanali3374 3 жыл бұрын
mnsha allah gobalkii aqonta mesha ragba iga muuqda qays iyo abdi samad mawel
@fathiamumindahir6898
@fathiamumindahir6898 3 жыл бұрын
Masha allah tabarak
@fathiamumindahir6898
@fathiamumindahir6898 3 жыл бұрын
😘😘🌹🌹💐💐🤲
@khadrabile1037
@khadrabile1037 3 жыл бұрын
Ww Masha allh xaafa daydii ayaan Hal kaa ka arka yaa wllhi
@nimcabarkat2384
@nimcabarkat2384 3 жыл бұрын
Wey adeerky aan bajaajtiisa raaci jirey 😍
@fatimaquruxwanag6223
@fatimaquruxwanag6223 3 жыл бұрын
Maash allaah wn kugu soo dhawaynaynaa maagaaladd boorama ❤❤
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walalo igu cawi subscribe
@kofianoyare6032
@kofianoyare6032 3 жыл бұрын
Masha Allah Somali everywhere you go there is sea
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
Dalmar weyaan ninkani wllhi nolow waayo padan zhp🥳🇮🇹
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Walalo igu cawi subscribe
@capiirmaxud9692
@capiirmaxud9692 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan dadki vlog ga aya thy bro wx badanna ddka waadka jahil saarty inta wxa dheer maclumaadka aad bulshada ka qaadayso oo qayb muhiima o an kugu tagerayo keep going 👏👏👏👏
@jama253
@jama253 3 жыл бұрын
odaygaa 95 jir uma eka!! mashallah waa oday qiimo iyo naxaris ka muuqato!!
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 3 жыл бұрын
Alleh haku barakeeyo wllo aad baan kui taageeraa hargaysa ayaan kaasoo salaamayaa💚💬❤🥰😇💪
@bintuyoussouf1435
@bintuyoussouf1435 3 жыл бұрын
Masha Allah may ALLAH bless our country
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Huno igu cawi subscribe
@sainabomar6815
@sainabomar6815 3 жыл бұрын
Mansh Allah qaysi hore u soco wll 💚🤍❤👍👍👍💐💐💐💐💐
@peerlula5818
@peerlula5818 3 жыл бұрын
Beautiful borama And your are so cute 😍 my pro Keep going I like ❤ you
@ayaanmahadobziye3102
@ayaanmahadobziye3102 3 жыл бұрын
Masha allaha borama bilan mi home ❤🏡✨
@wllzakiofficial1
@wllzakiofficial1 3 жыл бұрын
Legend wa ku wataa
@istaahilmahdi3687
@istaahilmahdi3687 3 жыл бұрын
Wooooow maazh allah💚🤍❤ Qeys qayzar alleh gacmaha haku barakeeyo pro🙋‍♂️🥀
@saidaabdirashid5939
@saidaabdirashid5939 3 жыл бұрын
Daray macaane waxa weeyaan barde macaane
@oumaloumal4694
@oumaloumal4694 3 жыл бұрын
Masha allah borama iyo darey macaane
@ishwaaqjamac6559
@ishwaaqjamac6559 3 жыл бұрын
qays qayser walahi wanku tageera wll maskaxda kuguh jirta heestahad so qadanayso nio hore usoco wll❤🙏💯
@06k-malikk44
@06k-malikk44 3 жыл бұрын
Woow!! Alxamdulilah dlkena wx talo barwaqo💖masha Allah 🥰
@ikhlazmohamedjamc9117
@ikhlazmohamedjamc9117 3 жыл бұрын
Thank you so much my brother I'm respect for you🤴😍
@umalkhayrhibaaq3690
@umalkhayrhibaaq3690 3 жыл бұрын
magaaladaydii xadaarada iyo dalxiiska iyo video qurux badan oo is helay waliba meelo badan baa kuu dhinaa qays qaysar 😊😊
@aminamusse2307
@aminamusse2307 3 жыл бұрын
Maanshaa allah tabaaraka llah allow dalka iyo wiilashaba noo xifdi
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 3 жыл бұрын
Masha allah wa malinki igu horeysa een channel ad so baqdo wanan ka helay sad wx u duubayso hormarwacn 👏
@shacrawiofficial1447
@shacrawiofficial1447 3 жыл бұрын
Qays qaysar zxp wlhi hadan halbari kuwayo fidiyowyashadi hore ban isaga ceshta quruxdoda zxp horey usoco
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
welcome To Borama pro qays qaYzar❤😍
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Soomaali dhulkaas quruxda badan bay haysataa waana ka baahan yihiin.. waxaan odhan karaa dalkan dadkiisii ma helin walow uu Rabi udooray dhulkan Soomaali.
@amaalaxmed6231
@amaalaxmed6231 3 жыл бұрын
I will miss my city borama
@khadrabile1037
@khadrabile1037 3 жыл бұрын
💓💓💓💓Masha allh wadan keenu aad Buu uqur xon yahay
@amira__moha
@amira__moha Жыл бұрын
Anigoo reer Puntland ah ayan kujoga Borama wna magaalo Aan jclhyyyy 😘🔥❤️
@aminabdurahman9482
@aminabdurahman9482 3 жыл бұрын
Bustaadanii darey macaane inaad soo duubtey ahey lkin thanks magaalo sanado badan kahor iigu danbeysey ayaan meelo badan iga tustey waanan kula socdaa somaliland magaalo kastoo tagto wn soo daawadey xataa Bangladesh horey u soco Legend
@saynabjamac2945
@saynabjamac2945 3 жыл бұрын
Mashllaha
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Huno subscribe isar
@maestromedia1198
@maestromedia1198 3 жыл бұрын
Bro very good quality video and also amazing place
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Mashallah ilahay ha idin siyadiyo nabada iyo horu marka reer boramow from burco 3:06 odayga yari rude sana lakin nin kii bajajlaha aha sawka ku kala gooyay sheekadii😅
@saha9136
@saha9136 3 жыл бұрын
Hamdi mohamed odayga yar cunsuri buu ahaa isagaa is bidayay in uu ka hadlo magaalada.
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
@@saha9136 cundsuri haduu yahay ninka wareeysanayo kumuu dalxiiseene adhulkiise umana ogolaaden inuu nabad ku dhex maro meeluu rabo ee idinkeey idin dhibaysaa su,aal la weey diiyey jawaabteeda ...macnaha idinkaa xaasidiin ah sida digoo kale ok sida u hadlaya
@saha9136
@saha9136 3 жыл бұрын
@@nadiamohamed1282 maxaa tidhi? Ninka waraysanaya kumuu dalxiiseen haduu cunsuri yahay, sidaas matidhi. Oo ninka waraysanaya waaba somalilander sidee buu u cusuriyaynkaraa? Naa dee adigaaba odayga ka daran oo cunsuriyad ah😳 wiilkan waraysanaya waa nin nadiif ah oo dhulkiisa jooga cidna ma cunsuriyadayn karto.
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 жыл бұрын
@@nadiamohamed1282 *Adiga ayaa cunsuri ah sidii DONALD TRUMP uu ahaan jiray madaxwynihii MARAYKANKA ee 2 cisho ka hor ka degay xilka oo xilkii ka dhamaaday!!! SIDA AAD U HADLAYSANA REER BORAMA IYO REER AWDAL MIDNA MA tahid ee waxaad tahay qof is dhexgalka iyo is dhex marka dadka kuwada nool mandaqadda iyo gobolka GEESKA AFRIKA iyo SOMALIALAND BA dadkeeda wada noolashaheeda iyo is dhex markeeda iyo isu gudub keeda iyo WALAALNIMADOODA AAN JECLEYN!!! Nadia Muhammed qof cunsuriyad ah ayaad tahay!! REER BORAMA sidaa aad u hadashay uma hadlaan NADIA MOHAMED eey: UF, uf, uf, uuuuf ayaad tahay Nadia mohamed eey!!!!*
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 жыл бұрын
@@saha9136 *EEYAD MAAN ODHAN waxaan idhi NADIYA MOHAMED EEY....TUSAALE markaan ku siiyo: SOMALI MOHAMED EEY, Ama Somali MOHAMEDEEY!!! MA fahantay??, cay reeban!! Uf, uf, uuuf mooye cay kale ma odhan!*
Caping at the mountains
15:31
Qays Qeyser
Рет қаралды 214 М.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 78 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 122 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,5 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
TUULADAN | Biyaha iyo Laydhkuba Waa Bilaash...
11:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 229 М.
Maxaan kusoo arkay berbera ?
11:52
MR ALI 84
Рет қаралды 1,4 М.
Safarkaygi ugu horeeyay Borama | my first trip to Borama 2024
11:39
Balan Bute Solan Fi Abe Sorety Irraati Wal Fixe Live Irraati Solan Sin Ajesa Jadhe Abe
15:23
𝗞𝗔𝗟𝗜𝗗 𝗧𝗨𝗕𝗘
Рет қаралды 11 М.
Booqashada Sacaadadiin waa safka hore.
12:55
Hereri Media
Рет қаралды 73 М.
Nin Somali ah oo 500, oo Geel ah ku haysta Tanzania 🇹🇿
18:58
MARKII IIGU HORAYSAY EEN BORAMA TAGO
8:33
Dirisle Abdi
Рет қаралды 134 М.
Socdaalkaygii Ceerigaabo | my journey to Erigavo
18:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 743 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 122 МЛН