Erey aad u qurrux badan❤dowlad deegan soomali galbeed mahadsanid
@omarapdallah773 ай бұрын
Dowlad deeganna somali galbeed mashallah❤ WADANI
@MaryanBashiir-q7t3 ай бұрын
Waxan ku faraxsanahay abowe inaa tetalka ku soo qortay dowlad deganka somali galbeed waxana jeclahay in qofwalba oo halka wax ka soo tabinaya oo somaliya inuu adegsado kalmadan Dowlad deganka somali galbeed ❤❤❤❤❤ hanoolato somali malkasta ay ku noshahay
@SagalMaxamed-fm9em3 ай бұрын
Dhakhtarow marka danbe nacnac Si qaado Si aad caruurta ugu farxiso mhsanid
@mamadoujama56273 ай бұрын
Niyadan ku hayey iyo buskud
@NasroNasro-c9j3 ай бұрын
Waa talo wanagsan
@Mohann_113 ай бұрын
Allah caqli haku barakeyo waa fikrad wanagsan runtii
@abdurrahmanHarbi-cy8hy3 ай бұрын
Ad ad baad umahadsan tahay yacniii magaca Somaligalbed ayan kufaraxsanay ❤❤❤❤❤❤
Aan ku wada salino xabiibkeena muxamed scw. Scw. Scw. 🎉❤🎉🎉
@nasiibaamino93793 ай бұрын
Dhakhtar waa respectful person ❤ Masha allh
@Moonzz-x4k3 ай бұрын
Somali from America here, love your channel and you showed a lot about our country which I love to see. I’ve never seen or heard about that place but its so beautiful especially the people. Keep up the great work abowe!
@@NewsFusion24 kkk thanks, somali oo dhan wey joogan xagan maraykanka cid ku faaneysana ma jirto.
@Moonzz-x4k3 ай бұрын
@@MunaJmc Im just mentioning abayo. Im not showing off that im from America thats weird if you think that… there are thousands of us here and I enjoy his content despite me growing up here. Stop looking for dagal macanto✌🏾
@HamseMohamed-o3c3 ай бұрын
Wcz Mr black American we are Somali hhere
@ShaimaSicid3 ай бұрын
Wn jeclhy somali meelkasta oo ay joogto illahy nabad ha ka dhigo from somliland❤
@suadjibril70213 ай бұрын
Asc Dhakhtarow maashaa Allahu illaahay ha ku xifdiyo dhamaan Dowladeegaanka Soomaali Galbeed soo wada mar gaar ahaan Gobalka hada aad jooto ee Siti Jazaakalaahu khayran Dhakhtar ❤❤❤
@BashirSiyad-qt9cv2 ай бұрын
M alH ciwaankaga wa mid uukamuqdo ixtiraam badan, Dadka deganku magacay jeclayen ayad ogu wacday! DDS/ Somali galbeed, Mahadsanid dhakhtar🙏
dr salama safarka danbe caruurta nacnac sii meel walba aad booqato waa u farxad jaalle
@elmishirdon39893 ай бұрын
Masha Allah waa dhul wangsan Lkn dhaktar jilibka wixii Ka sareeyaa waa cawro
@abeleli26513 ай бұрын
MashaAllah dhul aad uqurux badan iyo dadka aad uwanagsan
@MaxamedFaarax-e9c3 ай бұрын
Manshalh wa dhul barwaaqo ah iyo dad qalbi wanaagsan
@shukriosman91963 ай бұрын
Dalkii hoyo. 😢😢😢. Waaa idin xisay ❤😊😊
@ahmedismailmahamed51443 ай бұрын
Caruurta aad is arki doontaan, ugu tallo gal macmacaan sida Nacnac ama buskut. Way kugu farxayaan wayna kugu xasuusan doonaan. Mahadsanid
@SakariyeMohamed-ly6ou3 ай бұрын
Wow❤muqalkan 1m.bu uqalma😊
@zamirahassan53883 ай бұрын
M alah dhakhtar qof wada galgacala oo muxtarima Alle ha ku sharfo wll
@bashircabdi34313 ай бұрын
Ala sxp dhakhtarow madtimid kuso dhawow dawlad deganka somali galbed run ahanti wxan ahay your big fan wana iska jeclan laha inan mar uun si live ah ku arko❤🎉
@zakaria_abdi3 ай бұрын
Soomaali galbeed wlh aad baan ujeclahay inaan mar booqdo ilaahay ha iisahlo