BOOTADII TRUMP & CAALAMKA OO SI WAYN OGA HOR YIMID. GAZA

  Рет қаралды 27,765

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribers
WAR CULUS : XUBNO KA TIRSAN BAARLAMAANKA INGIRIISKA OO MOWSHIN KA KEENAY HADALKA TRUMP. REER GAZA DHULKA UNUKAA LEH | WAXA SOO SOCDA IYO WABIGA YAA WAYN • BOOTADII TRUMP & CAALA...
Donald Trump announces US aims for Gaza during Netanyahu’s visit
The Israeli prime minister was the first foreign leader to visit US President Trump after his inauguration ceremony on January 20.
United States President Donald Trump has welcomed Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu to the White House, marking the first visit of a foreign leader during his second term.
But Tuesday’s meeting was steeped in controversy as Trump repeatedly weighed in on the future of war-torn Gaza - and whether Palestinians should return to live in the enclav SOURCE: AL JAZEERA.
SHACABKA REER GAZA OO "LOO SOO WADO PUNTLAND SOMALILAND & MOROCCO"
WAAWAREEY! BOOTADII TRUMP OO LAGA DABA TAGAY | DHULKA UNUKAA LEH
Yarden Bibas reportedly says Hamas taunted him about Shiri and kids; he’s clinging to hope
Keith Siegel, Ofer Calderon also said mistreated * In 1st message, ex-hostage Steinbrecher recalls being forced to be in ‘terrible’ Hamas clip * Eyal Zamir tapped as next IDF chief.
Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
#LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.

Пікірлер: 98
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 5 күн бұрын
SUBAX WANAAGSAN AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 5 күн бұрын
WAA YAAB GAZA Alle la Jira🇵🇸😍
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 5 күн бұрын
Masha allah reer falastiin igu soo orod ma ahan guul reer gasa
@halimahersi8454
@halimahersi8454 5 күн бұрын
Allow unaxariiso reer falastiin amiin yaa.allah
@Lifeissimpe
@Lifeissimpe 5 күн бұрын
Hadey rabaan iney ka qaxaan mar hore qaxi lahayeen waa dad ka goan iney dhulkooda difaacdaan goaan kaasna wey ku taaganyihiin reer gaza guul u rajeynaa❤
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 5 күн бұрын
Allaha Jebiyo Wixii Xoog Isticmaalaya 🤲
@xannaan9152
@xannaan9152 5 күн бұрын
Bismilah Buntland iyo Somaliland ma waxay nolol ka raadinayaan walahod oo dhulkoda la qaato wax macquul ah maahan warkaasi
@rnoor9763
@rnoor9763 5 күн бұрын
Allow gumeestaha jibi oo cuuryaami oo cagahooda dhulka kaqaad inshaa'allaah aamiin aamiin jaarabi
@kingsolverpro
@kingsolverpro 5 күн бұрын
Free gaze
@shiinedheere
@shiinedheere 5 күн бұрын
Ilaahay ayaa wehel u ah reer falastiin
@deeqaaden62
@deeqaaden62 5 күн бұрын
Kolay aragtidayda waxaan qabaa hadii cid lagu siinaayo lacag waxaan hadal galinayn xasan sh hadal ma galinaayo lacag uu ku qaato Bara kicinta Reer Qaza so illahay wixii sharaa ay maleegayaan Reer galbeedka io madaxda carabta io yahuuda illahay ha ku celiyo shartooda dadkaa masakiintaa ee la dulmiyay Allah ha u gargaaro 🤲
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 5 күн бұрын
Waa taramee warkiisa fallastiin guul iyo gobanimo yahuuda iyo mareeykanka miriqdooda lawaay inshaa allaah isllaamka guul
@rnoor9763
@rnoor9763 5 күн бұрын
Dhuuniqaatayasha raba iney lacag ku qabtaa cadawga ey lamidyihiine illahow qabo ayagana inshaa'allaah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 5 күн бұрын
Subax wanaagsan weriye A.hafid
@Sahra401
@Sahra401 5 күн бұрын
Subxanalaah illahow gaalo sharkeed naga qabo.
@muktarige9966
@muktarige9966 5 күн бұрын
Ilaahayoow,TRUMP, IYO NATAYANUHU. DHULKA LAGO
@ahmedmahamuud5464
@ahmedmahamuud5464 5 күн бұрын
Subax wngsan... Allow Truam ka qabo reer gaza
@ajanmohamed8524
@ajanmohamed8524 5 күн бұрын
Ma hooyadiis baa leh somali nin waalan warkiis waaye
@axmedhassan6963
@axmedhassan6963 5 күн бұрын
War qabiilistahan meesha ha keenin, bad aan loo joogin buu nala galay.
@HalimoMagan-b9v
@HalimoMagan-b9v 5 күн бұрын
Sx wakaa warku u jeedadu waa sidaa lkn uma rumoobayso isha allaah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 күн бұрын
Dhaqalaha Carapta waa in eey Masar Jordhan lebonon Suriya yemen libya oo ah dal hodan ah balse Qowleysta eey sida Somaliya kheirat uu dalkas lahaa Mamul mideysan loogu sameyo, Immaradka oo bur burinayo Dalkii sudaan iyadoo loo igmaday in malgalinta Horumarka Sudaan China uu kawado dhulka lagu simo.
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 5 күн бұрын
Caalamko dhan wa ka so horjesteen
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 5 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@ifraaxsaciid9132
@ifraaxsaciid9132 5 күн бұрын
Waa dhaqanka gaalada in qaar ku dilaan qaarna kuu doodaan ayagoo hoosta iskalasoda
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 5 күн бұрын
Waabeen taasxb
@FatimaYusuf-z9b
@FatimaYusuf-z9b 5 күн бұрын
Asc subax wanaagsan Abdixafid iyo maxamed waruntii maxamad waabooto carabta kusocota
@MahamudKhalif-t5z
@MahamudKhalif-t5z 5 күн бұрын
Subax wanaagsan c/xaafid idinsalaamy Taraam hajabo insha allaah
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 5 күн бұрын
South afrika malagu dayo somali in hasan sheek bab,ayahay ayay ogyihin asan dawlad kajirin
@halimahersi8454
@halimahersi8454 5 күн бұрын
Xasan sheikh hadii xooga u isaga dhiciyo sheikh sharf iyo ina c/shakuur waxba kamagalin wixii lakeeno
@cqaadiraxmed1634
@cqaadiraxmed1634 5 күн бұрын
Qudus baan daglalhaaye mataasuukeenay taraamna
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 4 күн бұрын
What we we know is less than what we don't know. Meaning the very old dirty scheme which use to scrambled is ranning faster.
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 5 күн бұрын
WALLAHI RIYO AYEY KU JIRAAN REER GALBEEDKA IYO AMERICA DHULKAS WALIGOOD HILI MAYAN WAXKSTO HADEY DHACAN GEERI BAA GAXIGO PALESTINE IYO XMS TAASI HANA LA OGAADO UMADA CAALAMKA OODHAN GUUL GUUL PALESTINE AND XMS 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@XamseBadawi
@XamseBadawi 5 күн бұрын
Waxa no samaysa chanan ka sheekeeya muwaadinimada
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 5 күн бұрын
Haddii Falastiin la keeno Somalia 🇸🇴 macnaheedu waa ha la xoojiyo Khawaarijta (ALSHABAAB iyo DAACISH)
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 5 күн бұрын
MAREYKAN IYO YUHUUD af wax lagayiri kuma joogsadaan UK ama YURUB kale midna ujoojimaayaan GACAN beey u baahanyihiin ee af. Uma baahna
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 5 күн бұрын
I'm sorry abdulxafid you failed to bring on show someone who is knowledgeable however he is simple man who does not know what he talking about
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 5 күн бұрын
Asc wadanku waa baylah ragow hadii faraha ayna kala bixin Mareykan iyo xoolaha uu siinayo xurma noqoneysaan ee isku tashada Soomaliyeey
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Yaa isu dilaya, oo maalin walba is qaxinaya is agoomayna
@SudiJeylani-pr6vd
@SudiJeylani-pr6vd 5 күн бұрын
Dhukayaga kheyraad baa ka buuxa maxaan uga baahan nahay maraykan
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 5 күн бұрын
Sheeko rer gaza xabad aya mesha ka saari karto
@NuuraIsmail-z4f
@NuuraIsmail-z4f 5 күн бұрын
Kkkk wlaahay waxaan xasuustay ruwaayadii Waa maadays aduunyadu dadkuna way matalayaan kkkk
@abdullahimohamedyaroow9763
@abdullahimohamedyaroow9763 5 күн бұрын
Mucaaradnimo ayaa jiidatay suaashii la waydiiyayba wuu daba maray
@abuukarmahamudyusuf9399
@abuukarmahamudyusuf9399 5 күн бұрын
@@abdullahimohamedyaroow9763 waa dadka eey ka degi weysay soomalia waa dadkii noo horseeday burburka wadankeena cudur eey qabaan
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 5 күн бұрын
IMAAN LAAWE MR. LACAG JECEL XASAN MUNAAFAQ SHAKI LA'AAN INUU LA HADLI DOONO DONALD TRUMP IYO NETANYAHU OO UU DHIHI DOONO FALASTIIN SOMALIA HALA KEENO EE XAA LA ISIIHAA?
@Fowzia69
@Fowzia69 5 күн бұрын
HSM XAABSADE AYAA SOO SAXIIXAY ARINKAAN IGA QORO WUXUU AADAY ISRAEL BISHOI HORE ISAGOO DUBAI AADAY OO LA QARIYAY
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 5 күн бұрын
DOLARKA WAA IN AANU JOOJINAA BAAHO BA'ANA NOOMA HAYSO MANA OGOLIN EE TOLOOW MA XASAN SHEEKH BAA LACAG QAATAYOO OGOLAADAY??
@abdisharif8315
@abdisharif8315 5 күн бұрын
WAABA ARKEEN DALDALOOLADA KA JIRA GUDAHA DAWLADA FEDARAALKA IYO PUNTLAND WAXAADNA KA AQRISAN KARTAA QORAALADII BARTA X EE PUNTLAND IYO DAWLADA EE IS DIIDMADA AHAA
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 5 күн бұрын
Imaraadka ka danbeey
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 5 күн бұрын
Hayaay warbaa jira in uusan naga maqanaaneey dhibka reer qaza ku dhacaaya. Ninkaani daanta galbeed ayuu rabaa in uu kaqaato urdun masar suuriya Lubnaan ayuu rabaa in uu yahuuda siiyo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 күн бұрын
Pl iyo sl maxaa laga wadaa somali wa kala yacaysaa sida muuqata ha iska kala yaacdo haday waxba isku biirinayn
@siaragali1439
@siaragali1439 5 күн бұрын
Somali waxba isuguma jiraan
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 5 күн бұрын
SOMALILAND IYO PUNTLAND WAA IN YUHUDDA LA SO DEJIYA SI DADKA BUUQODA KU DHAMAADO 😂😂😂😂😂😂😂
@siaragali1439
@siaragali1439 5 күн бұрын
Maxaad kawada?
@Fowzia69
@Fowzia69 5 күн бұрын
YAHUUDA SOMALILAND NAFTEEDA AYAA AH OO DEGAN
@A3Asom
@A3Asom 5 күн бұрын
@@Fowzia696 million qof o islam hal mar inad gaalo kuwa ilaata aad ka dhigto wa arin khatar ah indr ka wrn 6 million ka haday malinta qiyaame kaladhka kugu dhagan o dhahan rabiyow waydii wixi uu diintada nooga saarayo maxa jawab ah Alle halaga cabsado oo diinta halaga saaro ishaynta siyaasada iyo reeraha halka somali dhigay manta
@Fowzia69
@Fowzia69 5 күн бұрын
@@A3Asom war Anigu Kama dhigin iyagaa sheegta oo dhaha yahuud baan nahay meel walba ayay ku jirtaaa kaan ahayn muxuu u dhagaha Israel baan nahay ileen media ayay ku jirta aye mida kale qofka naca qofka somaliga ah ee dhaha nafti nagaa ayaan nahay ayaad dooni in aad islaam iiga dhigto?mida kale waa la ogaaday Ethiopia Muslimka saxda ah ee jooga waa somalida degan gobolka OGADEN REGION la dhaho inta kale maaha muslim sax ah waxaa lagu ogaaday Somalia sababtoo ah maba tukadaan ma yaqaanaan xataa ku dhaqanka islaamka waa dad cuduro faafiya oo AIDS ku wada riday ummada SOMALI marka iska ilow waxaad sheegi
@Fowzia69
@Fowzia69 5 күн бұрын
@@MRGABOWAbdi adigu deji dhulkaaga iyo guriga hooyadaaa
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 5 күн бұрын
Asc cabdixafid wax macquul eh noo sheeg odeygaan dhamaaday warkiisa wax kajira mallaha wallaakeey
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 5 күн бұрын
Wanaagsan oo Wacan Abdihafid
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 5 күн бұрын
Trump. Macaash raadis weeye. Sucuudi buu yiri 400 oo bilyan waa inaad mareeykanka ku maal-gashataan. Sucuudi wuxuu yiri 600 oo bilyan buu uga dhigay. Markuu arkay ineey sucuudigu nugulyihiin. Ayuu hadana uga dhigay tirilyan kolka taraam wuxuu doonayaa qaab uu markasta ka faaiidi karo iyadoon aheeyn wax siismo ah
@abdullahimadka5686
@abdullahimadka5686 5 күн бұрын
Malaga yaabaa in falastiin aanan ujeedo laga laheyn oo Trump rabyo in uu helo qarashka lagu dhisi lahaa losangelos. Maxaa faa ido ah ayaa ugu jiro Trump in dib loo dhiso Gaza?
@liimochannel8738
@liimochannel8738 5 күн бұрын
Waan soo dhaweynaynaa waa dad mzslin gaalo ciishay
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 5 күн бұрын
Soomaali ayaaba falastiin ka liidata because falastiin dhul barakeeysan ayeey udhimaneeysaa oo eey difaacaneeysaa waxeeyna adagaalameeysaa israaaiil iyo xulufadeeda oo uu mareekan ugu weeynyahay. Laakiin soomaali imaaraat xun iyo itoobiya uraya iyo kiinyaan nijaas ah ayeey dabasaqleeyneeysaa oo eey diin iyo dadnimaba ka doorteen
@Fowzia69
@Fowzia69 5 күн бұрын
Maxaa kaaga jiro oo aad u soo dhawayn carabtii la dhalatay wataan dan ka lahayne
@khadra27day12
@khadra27day12 5 күн бұрын
Trump riyo ayuu ku jiraa Somaliland in. Falastiin la keeno waxa ka dhow in reer Somaliland loo raro maraykanka
@xasancali294
@xasancali294 5 күн бұрын
Somalida ayadaaba dhulkeedii hada Dowlado shisheeye gudha ugu jiraaan Dowlad awood leh aan lahayn ooo difaacda flstin keena marhaday Somlidu waxnoqonweyday
@AAden-m3c
@AAden-m3c 5 күн бұрын
Wadaadku wax and mui sheegin
@YusufArtan-b2f
@YusufArtan-b2f 5 күн бұрын
Ku qabso ku qadimayside
@CmaxamedMaxamed
@CmaxamedMaxamed 5 күн бұрын
Waxaasu waa riyo hhhjhh
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 5 күн бұрын
Yaa yaa Oday waalan weeyeh hadaanuba ajaanibtii carabta iyo Itoobiyaan kii la dagaala maynaa oo iska saaraynaa xagee noogu soo wadaa qaarkale??
@Reaperfreddy
@Reaperfreddy 5 күн бұрын
ASCW DALALKA LARABO IN LAGEYO WAXA KAMID AH, WA SOMALIA INA ADEROW WAXAAN KU DARSANAYA CIMARATKA OO MADAX WAYNE XASAN SHEIKH MADAXA U GALIYEY AI DEVICE, SI LOGU CONTROLO MASKAXDISA. WAXAD ARKI DONTIIN XASAN SHEIKH OO SAXEXI DONA, FALASTINYINTA IN LASO DAJITO SOMALIA. SABABTUNA XASAN SHEIKH ISAGII MA AHAN. WAX WALBA UU SAXEXAYO, KU HADLAYO, QABANAYO ,SAFRAYO ISAGII MA AHAN. WANA LACADAYN KARA
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 5 күн бұрын
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk. Kkkkkkk aaaaaah aaaaaaaah
@dhegnaas
@dhegnaas 5 күн бұрын
Ninkan doodiisu ma cadda
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 5 күн бұрын
Wuxuu ku hadlay trump aqligal maaha waxaase ka dhoweyd inuu yidhaahdo Israel ayaan soo rari dib u dejina mareykanka uga sameyn maadaama Israel umadii loo geeyey dhib ku qabaan uuna ku badalo malaayiinta uu tarxiilayo mareykankuna ka reysto kharashka badan ee Israel ugaga baxa lacagta deynka ee mareykanka lagu leeyahay waxay u badan tahay lacag Israel la siiyey
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 5 күн бұрын
Somaliland iyo putland dhihidiisa waa erey aad u muujinaya in somaliya lala maagan yahay . Soomaaliyeey wax fahma oo kakaca 3wadan.
@siaragali1439
@siaragali1439 5 күн бұрын
3 wadan in la noqdo waa wax fiican
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 5 күн бұрын
Wixiisu waa ku qabso ku qadi mayside.
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 5 күн бұрын
butlan balayey nooso wacayan geeylan ayaa iyaantan waday yugreen xitaa wacda kkkkk
@abdiomar489
@abdiomar489 5 күн бұрын
Hhhhh - CAQLI DAAROOD , waa kaas Wuxuu ku raftay , Arinta PUNTLAND Isaga oo laga dareemaayo CAADIFAD iyo QABYAALAD
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Darood caqligiisa yaa abuurey? Hadii aan baabuur iibsado oo kuwaalitigiisu xumaado Waxaan dhihi baabuur Cabdi n baan ii basadey Ogow baabuurku ceeb ma laha cidii samaysan baa ceebaysan Markaa intaad Walaalo darood cay is leedahay Allah ha caayin Darood mid wax ka gashay ma ahi
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Wallo Ma isleedahay cid aan wax kaa rabin ayaa wax ku siiso
@safahussen8381
@safahussen8381 5 күн бұрын
Runwaye cawa israil ayaa shegen warkaca somaliyey
@siaragali1439
@siaragali1439 5 күн бұрын
Xagee loo kaca
@shukrisharaf9771
@shukrisharaf9771 5 күн бұрын
hadii nala ciraafayo maxaan ku diideynaa walalaha falastiin ?????
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 5 күн бұрын
DOQON WALAALADAA OO DHULKOODA LAGA QAADANAYO HORAYNA LOOGA QAATAY SIDEE ICTIRAAF UGU BEDELATAA??XAARAAM
@siaragali1439
@siaragali1439 5 күн бұрын
​@SafiaJama-s4fsc carab waxba nagama galin
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 5 күн бұрын
@siaragali1439 Ictiraaf diinta inaad uga baxayso waa xaqiiqa Carab isma saaree dadkan waa dad ay dulmiyeen Aduunkii oo dhan oo bili aadan nimadii xitaa ay iloobeen adna miyaad sii dul miyaysaa?? Xaaraam
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 5 күн бұрын
Ilaahy baa ku citiraafy marku awawyaashaa kubeeray dhulkaaga maxaad gaal aqoonsigiisa ugafadhidaa….
@siaragali1439
@siaragali1439 5 күн бұрын
@@SafiaJama-s4c ma ilaahay baa tahay adigu maxa ka galay daka diimahooda dantaada raac Ina amisom
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 5 күн бұрын
Please stop this video
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 күн бұрын
Why? Ma waxaad is leedahay cid baa wax ku siin oon waxba kaa rabin
DEG DEG: NUXURKA QODOBADA KASOO BAXAY KULANKA TRUMP & BOQORKA JORDEN
21:54
пришла на ДР без подарка // EVA mash
01:25
EVA mash
Рет қаралды 3,3 МЛН
I didn’t expect that #kindness #help #respect #heroic #leohoangviet
00:19
Провальная Акция в Seven Eleven
00:51
Тимур Сидельников
Рет қаралды 2,7 МЛН
WARAYSI KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN | SSC | DFS | SANAAG | PL
41:44
Mohammad Marandi reacts to TRUMP'S DANGEROUS PLAN TO OCCUPY GAZA
29:55
India & Global Left
Рет қаралды 131 М.
GO'AANKA KHARAAR EE XAMA4S  EE CAALAMKA QABSADAY | XIISADDA CUSUB
15:01
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 72 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY MARAYKANKA | DAGAALKA ILHAN | MUSK KALA BAX
24:34
пришла на ДР без подарка // EVA mash
01:25
EVA mash
Рет қаралды 3,3 МЛН