Boqor Buurmadow Raali Galintii Uu Bulshada Baydho U Waday Qaabkee U Gudoomeen

  Рет қаралды 16,408

Bulsho News

Bulsho News

2 жыл бұрын

Boqor Buurmadow Raali Galintii Uu Bulshada Baydho U Waday Qaabkee U Gudoomeen
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 32
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 жыл бұрын
Buurmadow madaxwayne u doorta somaliland ha soo xiro geliye
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Xadhig suge weeye
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 2 жыл бұрын
Somaliland Uma qalmo dabadhilifku idinku doorta kolba carabaha Haydiin kasoo baryo googo a e italkin wakase kuwii dharanayey kolkuu waxoga tusey Dib uqosle yahuu lindhananba sugaysa balayo
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 2 жыл бұрын
Maansha'Allah boqor Buurmadow waa Tiir adag oo isu soo jiida Quluubta dadka Walaalaha ah. Mahadsanid Boqor.
@cabdiqaniaxmed6837
@cabdiqaniaxmed6837 2 жыл бұрын
Waala xidhayaa markuu sonaqdo
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Kan boqornimo ka dheer waa kaba leef u baryo tegay Xaarmaajo iyo qudhunka walaweyn boqorka bulaacadaha iyo baranbarada.
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Show walaweyntu waxay u baahantahay in sanadwalba loo diro mid ruwaayada la jila oo ka soo deebiya
@crashiidmaxamed4834
@crashiidmaxamed4834 2 жыл бұрын
Kkkkwaa afkii qadaadwaynta gobolada waqooyi ama somaliland.waxa uu galaxy wax aan dadkisu rali kahayn oo uu kadhintay
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Qaldaamiinta wareersan meeshaan ka calaacalaayo jaad la'aan heyso afxumaa oo qaabdaranaa.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 жыл бұрын
Waa yaab? Ayaa dirsadey boqor ku sheegan? Ayuu se metelaaya? War dadka beenta ka daa. Subxaana Allah.
@abdallehassan5626
@abdallehassan5626 2 жыл бұрын
🦁🦁👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Odaygan Somaliland WANTED-KA ka ahi waxba so kordhinmayo ee isagii ayaaba xadhig iyo liintu u diyaar tahay
@amdualeh5802
@amdualeh5802 2 жыл бұрын
Dewersigii ma wuxuu la galay kuwii dunida dewersigoodii lagu nacay cid uu metelo baqsi madow ma jirto,waxba kama bedelu karo go'aankii SOMALILAND.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Ilaahay ka baq hadalkaa gefkaa aakhiro waa lagu waydiinayaa
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 2 жыл бұрын
Hadalada qalifsan oo doqonimada ka muuqato kal hortag umada xoolo nool baa tahaye maxad ku maageysa umada wanaag beey ka hadlaayane doqonku wuxu ku fiican yahay in uu iska amuso hadii kale sidii dameeraha ayaad u soo yeeridonta
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jaangoo7290
@jaangoo7290 2 жыл бұрын
THIS MAN DON'T REPRESENT NO ONE HE IS UNSATEABLE AND DOSE NOT SPEAK FOR SOMALILAND AND THEIR PEOPLE I hope in the future bulsho tv will bring us a proper news not unsateable people on tv🤣🤣🤣🤣🤣🤣👀👈 he can't even go to somaliland he is wanted
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Bisinka
@ahmedofficial1565
@ahmedofficial1565 2 жыл бұрын
Waar hala qalo ninka
@nimcoomuusa3202
@nimcoomuusa3202 2 жыл бұрын
JINI. BOQOR HALA. DILO
@ahmedofficial1565
@ahmedofficial1565 2 жыл бұрын
Hade buurta waxa oow caba qamriga ee usooqaada
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 жыл бұрын
Yaab magaci somaliland waabu iska dhiibay gobolad waqooyi kkkkkkkk waxaan raadinya cida umatalo ee u xaalka kabixinaayo funny man .cidna mamatalo ee sodhaweeya beentad jecshiin
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Walaahi waxa uu cadeeyey dadka aynu la yaabanayn inay yihiin mahaya moog kolba waxa lagu yidhaa sacabka u tuma oo aan waxba qiimayn karin kolba wax ha u sheego shaw wuu sahansaday waxan odhan lahaa adeer boqortooyada ka samayso waanu kugu buuqbadanee xagaa iska deg oo qasri ii dhisa dheh oo iska daa intan yar ee aad qandaraaska kaga soo qaadatay uae
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Boqor buurmadow waa ku saxan yahay inuu raali galin ka siiyo umada reer koonfur galbeed ee uu muuse ku gartarooday
@amuse5695
@amuse5695 2 жыл бұрын
Liinta baat jeelka ku cabaysa marku laku soo qabto, ku laha gobalata waqooyi!!. Reer Somalia ma caruur ba, ninkan maxay lataba yaacayaan. Somaliland tarxiil ba kaka sucta, ninkana sorry ina leeyahay😂😂😂
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 2 жыл бұрын
Buurta Madawi w2axay cadaysatay in Qaranimada iyo gooni isutaaga Somaliland ay cadawga dafirsan ee Maafiyada Xarmaajo ee gacanta AMISOM ku hayso u gacansiiyo buur madawga ku sifoobay nacaybka gooni Isutaaga dawlada Somaliland ee 30 jirsatay iyo Midnimada umada Soamaliland ,Khainkan Somaliland Qaranimadeda iyo Umada reer Somaliland Midnimadeda ee dawlada Somaliland ama xukumada Somaliland ugu jira Liiska ugu horeya ee Somaliland Magacedii iyo umadedii u adeegsanaya Calool u shaqaystinimo lidi ku ah Gooni isutaaga Dawladnimada Somaliland e dawladnimo ee ah Dabadhilfta Cuqdada ku salaysan Maxa lalushkii Xaranta ay wakhtigii xukumadaii Axmed maxamed Siiraanyo ee Xirsi khaain u Madaxtoyada ku joogay tolaay beesha bariga Burco iyo sanaagta galbeed .Hadaba waxa cad inay iska ciyeen Mafiyoyinka muqdisho iyo gabaladeeda kaga ciyaya Gobalada waqooyi ban matalna in aanay xataa naftooda furan karin hadii daldalaad xarmaajo iyo mafiyada alshabab la damacsan yihiin.Somaliland guul markay doorteen Mudane Madaxweyne Muuse Cabdi geesi geesi dhalay.
@johncarter8842
@johncarter8842 2 жыл бұрын
Hadu somaliland diidana ah miyo gaaloobay 🤔🤔
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 2 жыл бұрын
Uma xumid xoolo iska hadla ah
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 жыл бұрын
talaw xagu boqor ka yahay kkkkkkkkkk war nimanyaw aduunkii maxaa ka dhacay cismaan maala jinka gobalada waqooyi ayuu boqor u yahaymalla eleen boqor waaka wax xukumee war bal kaalaya
2-WIIL | OO TOOREEY LAGALA DAALAY | CABSI CABSI | UK RIOTS
16:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Muxuu Ahaa Hadalkuu Xirsi Ka Xanaaqay Ee Uu Habane Sheegay
4:41
Bulsho News
Рет қаралды 4,7 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН