“Habar-awal waligeed waxa dhisayay Garxajis, Anagu se maalin maanan dhisin, ” Siciid Cilmi Rooble.

  Рет қаралды 42,429

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 317
@abdinoor2194
@abdinoor2194 2 ай бұрын
Siciid Cilmi Rooble aad iyo aad ayaan kuu salamayaa Isma lahayn Nin garashadaa leh ayaa Dalka ku nool mashaa allaah Cimriga iyo Caafimaadka alla hakuu Barakeeyo Hadalkaagu wax la tuuro maleh Waxaan Qudha oo ku odhan lahaa Golayaasha ka Caawi in Dastuurka wax ka bedel lagu sameeyo maadaama aad weli Saamayn ku yeelan karto Khaasatan Qodobka Korosiga Sababtoo ah waxaad tahay ninka keliya ee Taabtay waxa abuuray Qalalaasaha Siyaasadeed iyo is naca Bulsho. Waxaad kale oo Taabatay Dagaalka Barriga ka dhacay oo Mucaaradka iyo Muxaafadku isku eedeeyaan Dagaalkaasu wuxuu Xidhiidh la lahaa arimo Istaraatijiyadeed Biloowgiisa Reer laascaanood Masuul kama ahayn walaa Mucaarid walaa Dawlad Dawlada Somaliland waxay ku khaldanayd siday u wajahday oo muujinaysa in aanay jirin cid ay dawladu la Tashato oo cilmi leh aanay Jirin sida Dad yaqaan military strategy,Historian,economist Waxay is weydiin kari waayeen Dagaalkan yaa wada Mar haday siyaasadii Isku haynta unadeed meesha ka baxaday Ma laga guulaystaa Kacdoon shacab. Arinta Odayaasha waa runtaa Dalka way bad baadiyeen Cirro ninka uu yahay shakhsiyan waad sheegtay Anigu weligay maalin ayaan kula kulmay Nairobi airport isaga oo u sii Jeeda Dubai wuxuu akhriyayey Book Waa nin mutacalin ah waa Nin afgaaban Weligay ma arag Isaga Qabiil afkiisa soo marina Waa halka aad tidhi siyaasada hoose ma yaqaan Waa ninka loo baahan yahay Bal eeg Waxaad arkaysaa maanta Nin weyn oo Dalka mansab u haya oo meel maxfal ah isla soo taagaya anigoo Reer Hebel Waxaan kugu Raacsanahay Doorashada Cirro Faysal waxaa ku Jirta Danta Dalka iyo wadajikiisa Muuse Biixi waxaan ku amaanayaa MOUda waayo meel kale oo u furayd ma Jirin Ilaahay Xaqa Hayna Garansiiyo Dalka waa wada leenahay ma Jiro qof qof kale ka xigaa Waa inaynu Dhamaan umada lawada tuso inay waxa wada leeyihiin khaasatan intaynu Curdinka nahay
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 ай бұрын
Masha allh ilahay haku xiftiyo guulayso dalka allh haynoo bad baadiyo
@LibanmohamudAidid
@LibanmohamudAidid 2 ай бұрын
Wlhi anpa ismaan lahayn nin garashada leh oo hapar-awal ah ayaa wadanka ku nool lknse maantapa waanarkay
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 ай бұрын
ALLAH YACIZAK MUDANE SICIID CILMI AAD IYO AAD AYAAN UGU DIIRSADAY INBADAN RUNTAANU TABAYNAY INAAD SI CAD AFKAAGA UGA SHEEGTAY ILLAHAY HAKU KARAAMEEYO OO HAKU BARAKEEYO ADIGA IYO FAMILKAAGABA ADEER ANIGOO NIN ISXAAQ CARE AH AYAA KU LEH HADALKAA ADEER AAD IYO AAD AYAAN ANIGU U JECLAHAY SUBEER AWAL OO WALAAHI AH WAX AAN AHAYN KARAAMO IYO QADARIN IYO ILBAXNIMO DHEER IYO WALIBA ADUUN IYO CILMI INTABA WAAN KU OGAHAY SE REERKA AAD TOLKA TIHIIN EE SACAD MUUSE AYAANU NINYAW BARYAAHAAA IYO BARYAHAA GARAN LA'AYN SIDAY WAX U WADAAN IYO HUJUUNKA AAN NAXARIISTA IYO TOLNIMADA LAHAYN EY DHAQAN KA DHIGTEEN OONU U SAMAIRNAY IBADAN OO BADAN SE MARKAANU DULQAADKII DEE ADEER SALE CALEE WUU SOO GUDHAYAY DEE SALE CALEE DEE ADEER RUNTU MA FANTAA MARKAA ADEER IN SUBEER AWAL LAGA HELO RAG SIDAADAASOO KALE AH WALAAHI WAA WAX LAGU DIIRSADAA DEE ADEER DADKAN REER SH EE DURIYADU MA KALA MAARMAYAAN ADEER WALIGOOD WAANA DAD IS JECEL RUNTII GUNTA MARKAAD U DHAADHACDO SE SHAYDAANKAA INAGA GALAY TOLKEEN SACAD MUSE AYNU KA SAARNO ADEER SALE CALEE OO DEE HADAYNU SIDAA KUSII EEGANO DEE ADEER WAXUU U BOODAYAA QOLYAHA KALEE ILMA SHEIKH SIDA ANAGOO KALE DEE ADEER SALE CALEE ILEEN BAHALKU WAA BOODBOODAAYE OO KOLBA QOFKUU IIN KA HELUU KA DHEX CABAADAAYE CALE CALEE ADEER MARKAA ADEER ALLAAH YA CISAK ALLAAH YABAARAK ILLAHAY KHAYR ADUUNKA IYO AAKHIRODABA HAKU JANEEYO INCHALLAAHU AAMIIN SALAAN SARAAN KUGU SALAAMAYAA SALE CALEE ALAAHU MASALE CALAA MUXAMAD SCW
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
Caqgliga hawaayin ABTI .wlhy REERKAASI (GARXAJIS) ban wx ku nahay xata HALGANKII Ragii Barjeex jabiyey IYO MADHEERA . Ka jabiyey labeentii Isaaq. Anigoo BARIGA BURCO ah wxn marka siinya CIRRO. MUUSE WUXU NAGU FURAY COLAAD ciidankiina wuu jabiyey.mxn ku doorta
@haajirmooge4216
@haajirmooge4216 2 ай бұрын
kkkk horta Codka Xor ayad u tahay Cidaad Siiso Lakin xaqiiqdu wxy tahay ,markad Hargeisa timaado daanta HABAR AWAL uun haso daagin ileen CIRO GARXAJISOW hala inala dago odhan maayee kk
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Allah kariim Habar Awal nin aanay dhisin waligii kursi ma korin kob cagaar lehna kama soo durdurin salla calee kulmiyuun baad ku soo noqon dulqaad ma lihidoo kolkaad aragto iyagoo kaa faqaya oo kaa xan qarsanaya siciid c.Roble qof xun ma tihid
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq waa munafaqdood baa laa bartay
@u.j7332
@u.j7332 2 ай бұрын
Waa faankii la idinku sheegay Hawo beena hadal aan wax tarin sacsac muusa leh
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 2 ай бұрын
​@@hassan-mp1pk dhidiga isaaqbad ku waalatay adigu wxn intaa ahayn malaha ma sheegikartid adeer 😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@@MmiMmi-ih7hh inkuu baa waxad kuu walateen garxaajis
@abdirazaksuleiman4066
@abdirazaksuleiman4066 2 ай бұрын
​@@hassan-mp1pk Garxajisku waa cadwga koowaad ee isaaq leeyahy ee kolba dadka kale usooo raaca waxay jecelyihiin in isaaq la dhameeyo daarood oo ay isku hayb yihiina noolaado Waxay dhabar jabiyaan isaaqa Waxay gaadaan isaaqa markay arkaan inay nugulyihiin sidii ay 1992kii yadoo qaxooti lagasoo laabtay oo xagaa iyo ramadaan ah ay ciise muuse u gaadeen oo waliba c.raxmaan tuurna madaxweyne kayahy somaliland markaa waa reer cadaawadu biyo dhigtay oo waliba lasheego inaanay ahayn isaaq ee ay yihiin ogaadeen saxa waana halka ay mar walba isaaqa uga shakisanyihiin Cadawga guduhu ha dhaco faqash raa u hadhaco reerkii suldoonka laguursaday ee qoomuluudka ahaa hadhacaan
@guledxarrago419
@guledxarrago419 2 ай бұрын
asaasaq ilaa asaasaq habar awal ilaahay ayaa dejiyay dhulkaad sheegaysid mida kale nini wayn baa tahay oo ay u keed inaad iskaga fadhiisatid siyaasadan aad ku asqowday mida kale wadani waakaad shalay ka sii carararaysay ee aad caayaysay markaa markee ayaad khaldantahay markeese aad saxsan tahay adeer waxaan ku odhn lahaa siyaasada waad ku dhex asqowdaye iskaga fadhiiso oo iska cibaadayso ilaa sagaashankii ayuunbaad kolba meel u carararaysaye iska naso oo waxan ka dhex bax kulmiye hadaad ka tagtid waxba kalamaad tagin wadani hadaad ku biirtana waxba kuma kordhinaysid dadku waa dad caqli iyo cilmiba leh ciise muusana maaha kuwiii lagu soo xero galin jiray hadal iyo siyaasad asaasaqday
@NadaGuuleed
@NadaGuuleed 2 ай бұрын
Masha Allah manta wax muuqta isbeedal soon siidii roon alle hana garsiiyo
@AboudiM
@AboudiM 2 ай бұрын
Ruun sheeg 😊 labada suldaan welcome 🙏
@tayasiirmaxamedmire9267
@tayasiirmaxamedmire9267 2 ай бұрын
Ciise muuse waa muuse biixi cabdi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq waa laa nacay
@NimcoFf
@NimcoFf 2 ай бұрын
​@@hassan-mp1pkyusra niikoow dhulka dhaqaalah somalialnd kasoo galo anaa lwh oo daga ma saylada iyo xero dhiigtaa cashuur kuu noqon
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
Ma alaabti fahimo quuje ayuu cabay maanta sxbkay kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
Waa sax hadalkaagu iyo isusoo dhaweyn quwadaha isaaq
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 ай бұрын
Masha Allah waxa UU Ka hadlay waa badbaadada Somaliland qofka aan garan waxa soo socda waxa joogana ma garto doorashada in la qabto oo si cadalad ah loo qabto waqtigeeda la qabto waa muhiim qofkii dad weynaha Somaliland u codeeyana loo haneeyo waa xalka ay Ku xasilayso kuna sii jirayso somaliland illaahay xaqa hayna tuso dhamaanteen aamiin
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 2 ай бұрын
Maashallah Said Cilmi Rooble abti Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan Alle kaaga baryey, geesi qaran oo xalaal ah ayaad tahay ❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
haa waa geei qaran oo halaala oo hadal cad oo sheegay in hablaha garxajis gaajo u cuneen ayax
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 ай бұрын
Ilaahay ayaa dajiyey ma arsaaqad ilaahay qaybiyey ayaa ka hadli kartaaaaa subxaan alaaa qofkii ala qadaro ayaa madaxweyne noqonaaya ilaahaw muuse caafimaadka iyo cimrigaba u barakeeee siciid naga daa huwanta
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq waxa ilaa soo dayay makhnuudkii ina askar
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
SIRCIID SSALAA ALLAAHU CALEEH WA SALAM
@Nooral265
@Nooral265 2 ай бұрын
Viva geesiga qaranka Muuse Bihi Cabdi viva Kulmiye 💚💛💚💛 All Habar Awal wa kulmiye
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
𝐪𝐚𝐛𝐢𝐋 𝐤𝐚 joji ciyal tiktok😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@art_lto2450 qabiilku waa qranimadeenee kor uqaadaay kor uqaaday
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Waa Afkii Ciro Ciro Ayaa ku shubtay fadlan lacag ku shubo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor
@mesut9478
@mesut9478 2 ай бұрын
Yusraay ilaaheyba na dejiyey barwaqadaas ee hdaa ka xunthiin adinkey idin taal laangabyhyw 😅 30sano u talineyey​@@hassan-mp1pk
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
Habar awal illaahaybaa jecel oo doortay muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile 5 kale ayaanu dooranaynaa codka shacabka
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
odaygani waa odaygii markay garxajis habla hoodu ayaxa ku cuneen oodwayne sheegay inay hablii garxajis ayax u cuneen gaajoo ee laga wada xanaaqay
@bilana289
@bilana289 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p Dirxiga iyo qudhaanjada adiga cuna oo saca afuufa
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3phabar yoonis geelbay cuntaa ayax iyo kaluun toona mataqaan
@abdirahmanahmed9466
@abdirahmanahmed9466 2 ай бұрын
Ilaahayba ka hadalsiyey,
@MuxsinAhmed-jr6yl
@MuxsinAhmed-jr6yl 2 ай бұрын
❤❤❤❤ maasha allaah hadal waayeel
@LibanmohamudAidid
@LibanmohamudAidid 2 ай бұрын
Ninkani reerkaan ka soo jeedo G36 si-Wanagsan ayuu ala-Hadley oo ula-Taliyey. #Garxajis sikazta oo loga gardaran yahay hadana walalnimada iyaga ayaa og oo wadankana dhisa reeraha kalena dhisa. Af-Xumada iyohanjapadaba waan joojinaynaaye idinna G36 oo ah ragga idinka ilaaliya cadowga ha ku soo af-taagina
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Viva kulmiye ha wareerin odayyahow
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 2 ай бұрын
Maasha Allah tolkeen Garxajis waa inaynu si gobanimo leh u dooranaa doorkan.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
adoo ayo ah
@inacarab2353
@inacarab2353 2 ай бұрын
Guul waddani
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf 2 ай бұрын
Macaac Macaac.Khasaare saaqidey.All Ciise Muse for Kulmiye and Muse Biixi Cabdi. Magaca Ciise Muse waxa ku ciyaareya laba siyaasi oo naga saaqidey,wa Ramaax iyo Sale Calee.
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤WADDANI XISBIGA RAJADA SHACABKA JSL
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
ma ciro caanyo oo neefa kkkk
@haadtube2094
@haadtube2094 2 ай бұрын
waan shaqaysane lacagtee orodoo shaqayso asaasaq asaaasaqyahaw
@Sh.AabiXujaale
@Sh.AabiXujaale 2 ай бұрын
Ina Cilmi Rooble ha noolaado waa geesi waana wadani dhaartay.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Muxuu geesi ku noqday adeerkay ma inuu ciro caanyo taageero kkkkkkk kiilahaa hablaa garxajis ayaxay cunaan ee aad ka wada xanaaqdeen weeye adeerkay kkkkkkkkk
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3pXaasid ayaad tahay ina Cilmi Rooble waa runsheeg geesi ah adiga iyo inta kula midka ah Ilaahay ka cabsada oo aakhiro xasuusta acuudu Billaah!!!
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@MariamElmi-b3f dee waarun waa run sheeg sheegay in habli hiinu gaajo ayax u cuneen adeerkay waa run sheeg
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 2 ай бұрын
Geesi run-sheeg ah oo wax badan og, Allah cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo!
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
Ilaahay baa dejiyay wa naxnu ogaaal
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
OGAAAAAL OGAAAL CUDUD UDAA SALI CALEE ROODAA JOOGTA
@geedidhahar466
@geedidhahar466 2 ай бұрын
Waad mahad Santamay ale caqliga hakuu barakeeyo
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 2 ай бұрын
Quraanka haku ciyaarin وأولى الأقوال في ذلك بالصحة، قول من قال: معنى ذلك: ولا يسأل حميم حميما عن شأنه، ولكنهم يبصرونهم فيعرفونهم، ثم يفرّ بعضهم من بعض، كما قال جلّ ثناؤه: Maaha نفس quraanka iska sax ::: Mhdsnid يَوْمَ يَفِرُّ الْمَرْءُ مِنْ أَخِيهِ * وَأُمِّهِ وَأَبِيهِ * وَصَاحِبَتِهِ وَبَنِيهِ * لِكُلِّ امْرِئٍ مِنْهُمْ يَوْمَئِذٍ شَأْنٌ ☆Macnaheeda waa Maalinta uu ka carari qofku walaalkiis * iyo hooyadiis iyo aabbihiis * iyo saaxiibkiis iyo carruurtiisa * hooyo kasta waxay u sugnaatay riyadoodii maalintaas waxay ahaan doontaa arrin.
@hodomoh1225
@hodomoh1225 2 ай бұрын
H awal way shaqaysteen edo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@SomaSooooda-dm7vs faqsheey garxajis waxba ma haystaan
@se1059
@se1059 2 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3pyaa kugu yidhi ma aabahaagii cuqdada qabay😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@se1059 siilkii hooyadaa ee uraayay baa iyidhi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@se1059 siilkii hooyadaa ee malaxda iyo dheecaanku galay baa igu yidhi
@se1059
@se1059 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p kii hooyada uun baad tilmaantay qudhun yahow sinada lagu dhalay
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
Kuwo qoraya kumantiga xanafta leh wxn filya waa OROMO AFSOOMALI QORAYSA .wayo anigoo HABAR AWAL AH -GIBRIIL ABOKOR wxn tageersanay CIRRO.
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 2 ай бұрын
Kkkk adiga ayey kamuqata inad Oromo thy haku xoqon Habar Awal.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Sax mujaahid
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
@@kaltunhrg-zm6wt .qaxbadyey.ka dhex bax raga
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
gibriil Abokor kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mabajiro gibriil
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gibriil abokor
@MohamedIbrahim-xb7ek
@MohamedIbrahim-xb7ek 2 ай бұрын
Good man
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Afkaaga caana-geel lagu qabay, waa waraysi in la dhegaysto mudan oo aad iyo aad ugu qalma in aad wakhtigaaga qaaliga ah siiso. Asc
@SaadoMohamed-gv4mt
@SaadoMohamed-gv4mt 2 ай бұрын
Ala haku barakeeyo
@Madadaal
@Madadaal 2 ай бұрын
Siciid Cilmi Rooble maanta sidii oday reer Somaliland ah ayuu u taliyay. Somaliland ilaahay ha xafido, cadaw badan bay leedahay, midnimo Iyo walaaltinimo ayuun baa lagaga bixikaraan.
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 2 ай бұрын
Waa gar arinkaasi waar aragaa Caloosha Xaadhan Ayaa Loo Baahan yahay Garxajis waa Joojiyay
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Ilahayba nadajiyay qaraxde Ad ciilka ka raysatde dulliyohow
@shadiaali2750
@shadiaali2750 2 ай бұрын
Bal odegan xun dhageysta odey dalka intiisa wanaagsan dee Illaahay baa nagu abuuray oo na dajiyey Alxamdullilaah, kursigana dee waa loo tartamaya oo hadba kii Alle u calfo ayaa ku fadhiisan bogcada wanaagsana Illaahay baa i siiyey ee adana taada iimaanso.
@nkm3449
@nkm3449 2 ай бұрын
Nacnac dhulka inta fiican illaahay baa siiyey Habar Awal oo u dooray adiguse hadii aad waydaaratay nimicadii soo afyeelatay waxaa kula gudboon in aad umada hadlka xaliga leh aad ka dayso
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3poo hjlo xataa haday taajir leedahay ma cunto lacagtoida ee baad ayay habar awal kaga qaadaa take habaryoonis oo afar ilma sheekh isxaaq ah oo hjlo isku bahaystay ayay ka adkaadeen oo habar awal oon xuduudba la lahayn u carareen markaa habaryoonis markasta iyadaa guusha wadata
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3pgarxajis lacagtiisa isagaa cuna oo dhulkiisa ku quruxsada laakiin sidiina lama baado oo hawada lagama kireeyo
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
Hjo dhul aanay ka faaiidaysan iyo lacag aanay ka faaiidaysan ayay sheegataa
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p baqdinta garxajis ayaa u diiday,
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p waxaad tahay dawaco ordaysa
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 ай бұрын
Ma dawladbaa ka jirta soomalida oo dhan waxaa loo waashay lacag boob kursi boob dhiig qubanaya iidoorna waa sii washay qabyaalad cunfi xumaan baa waashay
@NimcoFf
@NimcoFf 2 ай бұрын
Yaa qabxo idoor miyuu ku yaqaan waa rag dhulkisi joogee isku qabo
@fotballontop
@fotballontop 2 ай бұрын
Siciid Cilmi Rooble waa nin hadalkiisu cad yahay wuuna taliyey maanta. Ha la dhegeysto taladiisa.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Haa siciid wuu hadal cadyahay waa ninkii sheegay in hablii garxajis ood wayne ayax ku cuneen gaajo awgeed
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3phhhhhhhhhhhhhhhhhmunaafaqaddu WEY caddahay
@HRU20
@HRU20 2 ай бұрын
ISAAQU WAA RABSHAD WADAYAAL AYAGU HESHIIS MA AHA SOMALINA LAMA HESHIIYAAN...
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 2 ай бұрын
Soon the enemy within will be dealt and these traitors will flee to Mogadishu to be with their mafia bosses
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Siciid sida walaalkii sheegay waa nin leexo saaran oo isbedbel badan. Waa nin fudud oo aan mabd’a lahayn. SAAB TV waxa uu ku hadlaa codka Wadani.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
Waa SAAB TV NEVER MIND G36 TV
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
G36 waa dadkii soo dayay Ina askar
@abdirazaksuleiman4066
@abdirazaksuleiman4066 2 ай бұрын
Kursiga tartan ayaa lagu helaa h.awalna kursiga hadyad lahuma siin ee tartan adag ayay kuheleen
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Garxajis, MDXeyne . Muuse Biixi ayuu mar 2aad dooranaya.
@mohamedfarah1058
@mohamedfarah1058 2 ай бұрын
Siciidoow waxan kuleeyahay dhulka habarawal dagantahay ilaahaybaa dajiyayay xukunkana xoog kumay qabsan ee doorasho ayay ku yimaaden waxan aad ka hadlaysaa muxuu yahay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq berbera 6 months loo siiyay way dhanatay and munafaqdii laa bartay
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 ай бұрын
AAN KU WAYDIIYEE DHULKA UU AWAL DEGAA HADAANU GX DHULKIISA BAAXADA LEH WAX KASOO DAGISAN WAX MA U SOCONAYAAN MIDDA KALE GX WUU KA MAARMI KARAA BERBERA IYO REERA BADDA LEH OO DHANNI GAAR AHAAN GX WAAYO DEE WAY HAYSTAAN BAD IYO DHUL KIINA KA WAYN SIDAA DARTEED TUJAARNA WAY LEEYIHIIN KOW DHEH MARKAA HADDII AAD CAQLIGAAGAA YAR EE SACAD MUUSE KU TUSAY INTII YARAYD EED AWALBA SHEEGSHAAGI JIRTAY DEE KU DARSAN MAYSID WAXAANAD LAHAYN OO AH TALADA DALKA WAAYO DHUL IYO XIL UU AWAL LEEYAHAY MAAAAAAAHA MAANDHAW WARKU MAKUU DHACAY
@NimcoFf
@NimcoFf 2 ай бұрын
​@@hassan-mp1pkdhdig yahow ooyaya markii la arkaba ku wekow buurahaaga berbera anaa ka taliya oo ciise muuse ah yaad u boodboodaysaa ma xero dhigti baad mooday meesha
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@NimcoFf berbera mag baa loo siyay markii buyaha qadhaa laa cabisiyay bada laa saray dofaardaa habar awale and waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar waa dadkii kaa xorayay buule
@NimcoFf
@NimcoFf 2 ай бұрын
@@hassan-mp1pk hhhhhhh miskin ciilan baa tahay wlhi waar aduunka meel hadyad la isku siiyaa ma jirtee ku eekow wxu alle ku siiyay ma tuulo aan taada ahayn baad xoraysay reer dhan oo ay afka kaga hadhay wxbaanu xoraynay yaad xoraysay 2024 baad faqash uniikinaysaa markaas baad rabtaa inaad taariikho ishegato caanyo dhul h awal leedahay wlbi baydaan imanayn xumaan iyo cay baad dadkii iska saarteene
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 2 ай бұрын
Afku kumago ❤❤❤❤❤❤
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 ай бұрын
Cuqada habara awala ayaa idina gashaye Risiqa illaahaya baa bixiya maana Arliga qsyabiyoo oomana ku qayabashaya waa nasiibkiina
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 ай бұрын
0:47 0:49 0:53
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 ай бұрын
Shiikh Isxaaq ayaa ka dhex hadlaya👍✅👌🫰👋👋👋🙏
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 ай бұрын
😂😂😂 JIRJIROOLE YAASHII OO DHAN AYAA WADANI ISUGU TAGAY😂😂😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuul somaliland viiva somalilnd viiva
@aliguled2166
@aliguled2166 2 ай бұрын
Ciise muse waa wadani iyo cirro
@mufakir5340
@mufakir5340 2 ай бұрын
Marka koowaad waxaa muuqata in Siciid Cilmi Roonle Hawl gab qarka u saaran yahay. Waxaan kula talinayaa in isaga siyaasiyiinta kalebä ee la da‘da ahiba inay dhalinyarada kuraasta u baneeyaan.
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 2 ай бұрын
Listen to this fool, warrior of principles. There is no party unless Saeed enters it. This is bad for whom, Saeed, or for how much, O Saeed. You go away and come back disappointed 😅
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 2 ай бұрын
Siciido reerka ilaahaybaa dejiyey reerka dhulkaa aad sheegtay
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 2 ай бұрын
Maamul-xaafadeed, waa uun maamul-xaafadeed!
@muxamadmaxamud4942
@muxamadmaxamud4942 2 ай бұрын
calooshiisa fayow runsheeg danbidhaaf
@makoisse1482
@makoisse1482 2 ай бұрын
Waa runtii😅
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 2 ай бұрын
Odaygan nacaska ah rooda dhanta
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Somaliland gool gool beednilah ❤❤❤
@FawziAhmed-qj3sm
@FawziAhmed-qj3sm 2 ай бұрын
WAAAR REEER HEBAL BAA INTAA AHAA MAANTA MEESHA MATAAAL MAHIIMKU WAA DALKAN CITIRAAF MA HELAYAA WAXA AAAD KU HADLAYSAA WAA ISAAQ HAYSLA MEERAYSTO.
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 2 ай бұрын
SEE you in Berbera UR DOQON
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 ай бұрын
1:47
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
Habar Awal waa lagu yaqaanaa inay dhulka Soomaaliyeed bixiso. Taariikhda ayaa qoraysa. Waxay ku darsadeen qabyaalad foolxun. Waxa ka sii xun maamul xumada iyo colaadda ay ku qaadeen Sool iyo Awdal. Waxa ka sii xun OROOMADA ay soo dhaweysanayaan, ee guryaha iyo beeraha uga shaqeeya, ee ay sharcigii wadanka siinayaan.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Soomaaliyeedna waa maxay somaliya iyo Somaliland gartaye waa baxay eedani eed eed kkkkkkkk
@NimcoFf
@NimcoFf 2 ай бұрын
H wal dhulkeedi bay jooogtaa isreal bay keenaysaa ku eekow tuuladada
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 2 ай бұрын
Iska Hadlow ina Igire
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor
@u.j7332
@u.j7332 2 ай бұрын
Iska hadlow ina muuse juudaan
@xamdakaafiya3423
@xamdakaafiya3423 Ай бұрын
Adeer reerka ciyaarta kadaa waxba walana waxba kagama tagine😂
@siciiddauud
@siciiddauud 2 ай бұрын
dhulkas iyo hantida insha allah dagaalka sokeeye ka dib wan la wareegayna dorashada in burburto ilahay ka sugayna
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 ай бұрын
Yaahuu ilahay inama bado rising xalala doono
@user-horo
@user-horo 2 ай бұрын
Xalku waa faysal cali waraabe hadii garxajis lala doonayo kursiga madaxwaynaha,wadani dalkan laguma aamini karo waa xisbi cambaaraysan
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 ай бұрын
Waa raga wax yaqaana oo ku nool dalka iidoorka waashay waar ka Tala qaata ragaa hada nool iimanka waaya iidoor
@AliMuse-y7y
@AliMuse-y7y 2 ай бұрын
Siciid cilmi rooble xageed kudhalatay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Cirro alle ha barakeeyo meel ina Kaahin iyo Buuni ina biixi Ku xaareen buu imanaya
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 2 ай бұрын
Inand riyoto horta seexo faysalba ka dhow
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
@@hodanibrahim1059 kkk Feysal qalbi caruur ma muuse biixi baa sheegay inaanu musharax aheyn oo waata cidagale Cirro ka kaxeystay maantana Kaah baa soo baxaya xisbi danbe oo lagu sadaqeysto shekadiisi waa dhamaatay, Kulmiye, kaah iyo wadani dorasho adag baa soo socota Cirro dabadii, muuse biixi isagaa og in aan loo codeyneyn, codka reer Awdal iyo habarjeclo baa lagu kala badinayaa, Awdal walaahi 95 waa kulmiye, habarjeclo 75% waa wadani
@bashiirali7254
@bashiirali7254 2 ай бұрын
Lkn Ciro wuxuu imnaya isagoo wato gudaafado kale sida jamac shabelle. xirsi iyo oofwareen 😂😂😂😂😂
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 2 ай бұрын
@@bashiirali7254 tu est malade
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
@@bashiirali7254 oofwareen waa mujaahid Ehlu janno ah waa ninkii 6dhalinyaro ee mudaharaadayay ee RRU toogatay, oofwareen 13RRU intuu dilay buu madaxa kaga istaagay oo ku kaadshay, ama Ooy ama cabaad walaahi Cirro waa next president, oohinta iyo cayda ina Kaahin ka socota marki ina Xaashi iyo xirsi gaab habarjeclo ku dareen kulmiye
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 ай бұрын
Siyaasigu waa tuug
@aliosman9609
@aliosman9609 2 ай бұрын
Isqabooji huuno. Ha dilaacine.CIRRO siinya codka doorkan anigo ah RAGII OLOOLIHI 2017 MUUSE Gabily ka so saary
@nuradinismail7621
@nuradinismail7621 2 ай бұрын
Arlada ma anaa qaybiyoo qoobada ku dejiyay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
MAANAA DHULKII QAYBIYOO QOOBAD IDIN SIIYEY,,,,,,,,,,QOLQOLKIINNA MAANAA KU XIDHAY QAALINKA CADHOOBEY❤😂
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 2 ай бұрын
MAHAD SANID, SICIID ROOBLE WAXAN MOODAYEY INAAD INTAA GARAAD DHAANTO , ILAYN WAANAN KUBA AQOONE. WEEL MADHAN BAAD AHAYD!.
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 2 ай бұрын
😂😂😂😂Adeer ciro waa Faqash 😅😅😅by by Ali baba here we go again 😂😂😂
@se1059
@se1059 2 ай бұрын
Doqoniimadii oo qof ah isla yaab faqash adaa uga dhow cirro
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@se1059 ma ciro caanyo
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝💚
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 ай бұрын
Sawkii feedhka la dhacay baashe s.n.m saw doonaaya in uu masaxo midh siin mayno subeeriya waa xor kulmiye ayaanu nahay.... .. h
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Waar waa run garxajiis waa tol laakiinse sowkan nagu washay hadaanu habarawal nahay oo cay iyo cadho aan laa garanin 7 sanno nagu hayaa
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
Habar awaleey labada madaxweyne eed ku faanaysaan labadaba hooyooninkoodu waa garxajis, waxa halkaa ka cad waydaan fahmineh garxajis markasta waa idinla shaqeeyaa takale waxaad ogaataan guulkasta ood gaadhaan garxajis ayaa idinku hogaamonaya laakiin habar awaleey waxaad ku dayayateen dawacada oo aanu fadhi u diidnay oo baqa carar idin hoos gashay ood iska fahmo waydeen waxay la ordayso inkastood hada fahamteen
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 ай бұрын
Tol ayaynu nahay from h.yoonis
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
​@@saynabSrwaa run hadalkaagaasi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@saynabSr markaa ma wax xun baa anba hooyaday waa garxajise waa lays wada dhalay weliba muuse cabdale ayaa idhalay ciro inaadeer tii
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 2 ай бұрын
@@saynabSrmaxaad diiday kkkkkk😂 alla maxaad iga qoslisay diidiibso
@abdilahimaxmedderai4722
@abdilahimaxmedderai4722 2 ай бұрын
Talo oday mahadsani
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz 2 ай бұрын
dhalinyarada waa iney su'aal iska weydiyaan wixii dhacay iyo waxii kalifay waa sax iney wax xun dhacay lkn maxaa sababay maxaa kenay kadib go'aanka iyo garashada ha hashaqeyo intasa ku gabsanaa ?
@hodanismail2520
@hodanismail2520 2 ай бұрын
Gaas cab. Iyo saliid
@hodanismail2520
@hodanismail2520 2 ай бұрын
Sac sac wuu waashay
@saeemohamed2874
@saeemohamed2874 2 ай бұрын
Saciid Cilmi Roobloow : Xabashidu waa cadawga koowaad ee qayska Soomaaliyeed waxaanay kuusoo dhawaysay sababahan: (1) waxay kuusoo dhawaysay inay isku burburiso dawladdii Soomaaliyeed. (2) Dhulka aynu ku qaxnay waa dhulkeennii (3) Saciidoow waykaa hoostay dawladuu way isqabsadaan herar ilaa hawaas &Jigjiga dhammaan dhulka Soomaaliyeed xoog iyo gumaysi ayay ku haysataa ilaa NFD KENYA xoog ayayku haysataa ninkasta Iyo gabadh kasta oo Soomaaliyeed waa inuu maanka kuhayyaa in dhulkaa Soomaaliyeed maruun inuu xoroobo oo calan kaliya oo Soomaaliyeed looga taago.
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 2 ай бұрын
Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh
@hajii2033
@hajii2033 2 ай бұрын
saab tv bad t v
@MadoobeCabdi-o3h
@MadoobeCabdi-o3h 2 ай бұрын
Snm.awr.bay.cano.kalisyaa
@MukhtarMohmoud
@MukhtarMohmoud 2 ай бұрын
Waxaa mesha kamuuqda qabyalada qaranka lagadhigayo Waana nusqanta inahaysata
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 2 ай бұрын
Sixid sala calee hadaad maqasho ku saliya rasuulka scw nabiyana mohamed waar adna kalmadii wax kale iska caadiya baad ka dhigtee markaad tidhaa eraygaa laftaadu ku Sali anagana aan fahano erayga salicaleedee ku sali aan fahano kugula salinee
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Isaaq haduu midoobo dhulbahante iyo samaroon iyana waa inala midoobayaan sababtoo ah Isaaq haduu midoobo illaa muqdisho waa qabsan karaa haduu dagaal ku qaado lkn marka tafaraaruq isaaq yimaado cidkastaa isaaqa waa ku soo dhiiran kartaa, sanadkan wadani hala saaro kursiga
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
oo maxaa iska galay Samaroon iyo dhulba hante isaaq wa walaalo sida daarood walalo u yahaye kkkkkkkkkkkkkkk Alle ku doori waxyahaw aan waxba garanay nini kkkkkkkkk
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Maad fahmin waxaan ka wado, aan kuugu celiyo isaaq midaysan soomaali oo dhan baa ka baqda😂​@@TogdheerBurco-x3p
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk 2 ай бұрын
MARKAAD LEE dahay GOBOLKA SOOLNA NIYOHOW. RUN MAAD SHEEGIN. BEENBAANAD SHEEGTAY. GOBOLKA SOOL HABA GO EE. HABAR YOONISBAA. YOÒÑS. BAA DAGTÈ QAYBÞ UGU. BADANE. .MAYGOOSTEEN HAdAYGOOSTEEN DEE MAANAAN GARAN. ADIGUNA GOBOLKII DHANAA BAAD SHEEGAYSAA. WAAR. WAXAAD NATIRAA. LAAS CAANOOD WAYGOOSATAY LAAKIIN HANA ODHAN. OOG IYO CEERIGAABO WAY GOOSTEEN
@MohamedAhmed-yd5cw
@MohamedAhmed-yd5cw 2 ай бұрын
Itoobiya wax abaal ah inooma ay gelin. Soo dhoweynta SNM waxay ugu jawaabaysay jabhadihii Itoobiyaanka ahaa ee dawladdii militeriga ay soo dhoweysey. Ta labaad, Itoobiya dhul aad u ballaadhan ayay inaga haysataa badna loogu dari maayo
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
Bal ka afxumo garxajis ku maagaaya eega😂😂😂isagoo xildhibaan ah buu lahaa habalaha garxajis wa ayax cuneen😂adigunxishood siciidow
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
Baqahu waa inay itoobiya iyo imaadku aakhirka saldhigaa deked ganacsi ka furtaan ay ilaa afrika kaga baayac mushtareeyaan dekedeena BERBERAnana is xidho ama aakhirka itoobiya ina qabsato
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 2 ай бұрын
Nin ragi waa ogyahay Dqon iyo qofliitana looshegimayo
@aliabdi8873
@aliabdi8873 2 ай бұрын
Waxa isleedshay fan iyadoo habarawal basaasiin u ahaayeen faqash marki raga dagaalamayay
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 41 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 86 МЛН
Muse Biixi oo miciin biday Buurmadow inuu u hiiliyo doorashada
20:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 75 М.
Xisbiga Wadani Oo Soo Dhaweeyay Siyaasiin Miisaan Culus Ku Leh Gobolka Awdal
12:34
Wararka Boramanews (Boramanews,com)
Рет қаралды 370
WARIYE SI-XUN U KARBAASHAY NETANYAHU | WAR-BAAHINTA ISRAEL
16:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.