SHIDAALKA SOOMAALIYA IYO XOG XASAASI AH (SPC)

  Рет қаралды 50,392

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#britsomalitv
GOBOLKEE SOOMAALIA UGU SHIDAAL BADAN?
Mahad celin gaar ah, Prof; Cabdulahi Maxamed Xaydar.
Oil hits lowest in more than a year as banking fears mount
LONDON, March 15 (Reuters) - Oil extended its slide on Wednesday, falling 4% and hitting its lowest in more than a year as unease over Credit Suisse spooked world markets and offset hopes of a Chinese oil demand recovery.
Early signs of a return to calm and stability faded after Credit Suisse's largest investor said it could not provide the Swiss bank with more financial assistance, sending its shares and other European equities sliding.
"Fears of contagion are clearly gaining traction," Tamas Varga of oil broker PVM told Reuters. "As a result, the dollar is stronger and equities are weakening - bad omens for oil."
Brent crude fell $3.20, or 4.1%, to $74.25 a barrel by 1333 GMT after touching $74.01 for its lowest since December 2021. U.S. West Texas Intermediate crude (WTI) was down $2.86, or 4%, at $68.47, having also hit its lowest since December 2021.
www.reuters.co...
Andrew Tate
GOD SAVE THE KING CHARLES III
KING CHARLES III
THE QUEEN
Brit Somali TV
Bitcoin
The psychological weight loss strategy
bitcoin news
Dr Mula Ali
Dr Mula Ali Kurdistani
see some weird treats
Abdihafid Mahamud Jama
weight loss tips
St George's Chapel Windsor
Canadians say goodbye to the Queen
HOW DO YOU PRONOUNCE SOME OF THE MOST DIFFICULT ENGLISH WORDS?
diet plan
diet plan to lose weight fast
diet plan to lose weight fast in tamil
diet plan to lose weight fast in tamil for girl
heeso cusub 2022
diet plan to lose weight fast for women
BRITISH ACCENT
Argentina world cup 2022
Cristiano Ronaldo
Sweden and Turkey
Sweden Koran
harry
turkey earthquake
Harry's memoir Spare
Koran burning
turkey earthquake live streamImpossible to prepare for disasters this big, Turkey's president says

Пікірлер: 108
@abdirisakalimj4351
@abdirisakalimj4351 Жыл бұрын
Masah,allah Prof abdullahi haider xaqiiqdii wuxuu iidhigey foundationkii jaamacadeydii waxbadan waan kabartey
@ninaahmed8838
@ninaahmed8838 Жыл бұрын
ASCWRWB bahda Brit som TV guulaysta daaiman bi idin allaah jazaakumulaah khayran jazaa ustaad abdihafid iyo barafasoorka allaha ha idiin xafido dhamaantiina 🤲🤲🤲
@abdirashiidosman3638
@abdirashiidosman3638 Жыл бұрын
Soomaali qabyaalad aa ku duugan ee macdan maleh 😂😂😂
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Жыл бұрын
Wallahi wa qoslay .. shidaal wa jira ee caqligi lagu so saran laha mahayno.
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Real talk! Ayaad sheegtay
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Жыл бұрын
😂😂😂
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Duugnaasho iska daayo dusha sare ateey fadh fadhidaa oo kaba sii darane dhiiga iyo xididada ayeey u fadhidaa qabyaaladdu
@maryammb7064
@maryammb7064 6 ай бұрын
😂😂😂❤
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 Жыл бұрын
Mashaaallah ilahow Somali nabad dhex dhig si ey uga fasidaan qeyraadkaas
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc Жыл бұрын
ALLAHUMA AMIIN
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
waxaan u baahanahay marka hore hogaamiye wanaagsan oo wadani ah oo sharaf leh oo dalkiisa jecel, sida aabbe Siyaad Barre,
@mrshubaz5090
@mrshubaz5090 Жыл бұрын
Masha allah reer awdal badhaadha udanbeeya 🙌
@TimaWeynne
@TimaWeynne Жыл бұрын
gudabiirsina cuqdad baas baahaysa shidaalka meyna Ciise iyo isaaq kula lahayn meeshu waa somaliland waxba daaroodka qurunkaa hayska dhaadhicin
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
Imaaraadka haloosheego in aanan yaman ahayn malyan ciidan hadii aad keento waa iska kaa dhicin doonaa insha allaah
@genmejor8451
@genmejor8451 Жыл бұрын
Taasaa been ahayn ani imaarta iyo dowlado kale somalia ugama cabsanaayo waayo dad duleeysan maaha
@TimaWeynne
@TimaWeynne Жыл бұрын
maxaad dhicisaa adaaba gumeysi kenyan iyo eithopian kujiree
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
asc wll yaal hada shidaalka walafa gurayaa biyaa loo badali rabaa ee ciyoow hala bobsiiya
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Жыл бұрын
Shidaal waxaa mar walba la socda dagaal iyo masiibo
@saof5676
@saof5676 Жыл бұрын
Somali Ceel biyo ku heshii weyday oo magaalo ku heshii weyday oo dalkii dhamaaay ku heshii weyday miyaa ceel shidaal ku heshiina aqligaas iyo dadnimadaaas eey woxooda inta heshiiyaan kusoo saartaan ku raaxeestaan maba lahan eey allaha soo hanuuniyo oo ayaga ha is jecleeysiiyo intaan shidaal lagaarin
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 Жыл бұрын
Shidaalka waxaa ka horeeya hagaajinta systemka dowladnimad iyo dalka dal aan dowladiisa fadhiid tahay wasiirka xafiiskisa WhatsApp iyo game iskaga ciyaraya shaqadiisaba aqoonin iyo wuxuu qabanaya patrol haduu soo saara maxaa laga faida reer hebel ayaan u xirnay lolz 😂
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
waxaan u baahanahay marka hore hogaamiye wanaagsan oo wadani ah oo sharaf leh oo dalkiisa jecel, sida aabbe Siyaad Barre,
@deeqaalimahmud4089
@deeqaalimahmud4089 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 Жыл бұрын
Shidaalka hala soosaro furka faqriga ha tuurneeee hadaan nahay dhalinyro wlhi shiid baan nahay
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 Жыл бұрын
Waxasi riyo cad baa ladhahaa shidaal soomali meel gaarsiin maayo 😂hadii shidal wax dhigi lahaa South Sudan gaajada kaga bixi lahayd 😅
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
taasi dhib ma ahan laakiin!! waxaan u baahanahay marka hore hogaamiye wanaagsan oo wadani ah oo sharaf leh oo dalkiisa jecel, sida aabbe Siyaad Barre,
@Ibnak99
@Ibnak99 Жыл бұрын
@@mjanaalechannel977 Intaadan iska hadlin horta soo fiiri income ka ee sameeyan oil ka?🤡
@mjanaalechannel977
@mjanaalechannel977 Жыл бұрын
@@Ibnak99 Warshadaha saliida mar dambe ma sii jiri karaan dhaqaale wakhti kasta waa uu dhici karaa, kaliya waxay kuxirantahay baahida suuqa, dalal badan ayaa leh warshado soo saara saliida miyey leeyihiin dakhli fiican u muuqda haddii ay jaad iyo South Sudan, Venezuela 🇻🇪 Uganda wax horumar maka aragtay ama dhaqaale koraan Dakhliga dalalkaas? ??
@muqtaar-s1l
@muqtaar-s1l 4 ай бұрын
Asc.saxib wan.kusalamay
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Жыл бұрын
Masha alaah waan ku salaamay wariyaha somaliyeedow salaan ka dib waxaan heynaa xog k saabsan shidaal ka oo kanbani mareykana oow ka baaray somali 1942 intanan xon nimo qaadan kanbaniga barayay waxaa layiraa kanooko waa sidaad ceel oo shidaala oo ku teedsan barawe ilaa xudooda kenya sanaadiiqdii saknalkan oo sabtaleydka la shaqeyneysay weyku jiraan dukumoontiyana waan ka sameynay faah faahin intaa ka badan qofkii daneynaaya hanala so xariiso
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
Ali Hayder waad salaamtahay buddy
@AwilAwil-gr4yy
@AwilAwil-gr4yy Ай бұрын
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
gobolada dhexe ilaa Qoryoolay jubaland ilaa luuq mandheera waaba wadankii oo dhan bal anagoo waxaas oo khayraada haysana baanu isku meeray sanaynaa intaanu khayraad keena ka wada faa iidaysan lahayn Alloow Soomaali caqliga kusoo Deji
@universeboy6304
@universeboy6304 Жыл бұрын
Bada berbera waxaa dhawaan laga helay 30 billion foosto oo oil ah somaliland guul
@Ahmedisse77
@Ahmedisse77 Жыл бұрын
Waxaan leeyahay masha allah lkn waxan jeclan laha professor in u inu wax baro dhalinyarada ama daayarta si ay wax bartan xirfadan dhalinyarada Inaad barto isku daay fadlan
@maymunfarah9486
@maymunfarah9486 Жыл бұрын
Mashaallaah waa fikir aad u fic da yarta ay wax baran dadka somaliyed ee porfessorka iyo dadka la midka ah ee wax bartey fowfiiqda allaaha na waafajiyo ❤❤❤❤
@amiinabdirahman8761
@amiinabdirahman8761 Жыл бұрын
Anigoo prof iyahay hadhane supervisor keyga waaye buugeyga thesis
@abdirisakalimj4351
@abdirisakalimj4351 Жыл бұрын
Aniga ayow wax iidhigey 2019kii waliba waxbadan oo cilmiga geologiga
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
C/xaafid reer xamar ayaan kaa yeelayn in xasan shidaal taabto
@Dagan721
@Dagan721 Жыл бұрын
Abdixafid allaha no sahlo walal
@Meme-fj2ex
@Meme-fj2ex Жыл бұрын
Somalido xaasidka hady isga dhafan wi libanyan
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
XAASBA HADI AAD AREGTO WAA CILMI DARO MID DIINI IYO MID MAADI. SOMALI NIMCO AU ALLE SWT SIIYEY LKN WAA MAAMUL XUMO IYO DAD SI GAAR AH U CUNAYA. WALLE AKHIRO WAR JIRA.
@Faz-O
@Faz-O Жыл бұрын
Maa dadki kheyradka bada kujira kafaidsan wayey maa shidaal kafaidesan ee malin walba madhahdodu lasutagan gajo ayan kudimaney, calamka ayaba nalayaban anigo badas dheer leh hadana dawarsi latagan galada,
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
SOMA OIL & COAST LINE WAXAY LA MID YIHIIN RANGE RESOURCES PUNTLAND. AWOOD DHAQAALE & MID FARSAMO MA LAHA 2 SHIRKADOOD BALSE WAA BOOS QABSI & KU HABSI. MAXAA DIIDAY IN BIG COMPANIES LALA XIRRIIRO SIDA : PATRONAS MALAYSIYA, CHINESE OIL COMPANIES & SOUTH KOREA, SOUTH AFRICA, USA COMPANIES, EU CAMPANIES...etc. RW KHAIRA SOMA OIL SHARES KISA WAAN GADAY BUU YIDHI MASE FILAYO
@ahmedadan3788
@ahmedadan3788 6 ай бұрын
Daroor iyo nugal basin maxaa isku hal basin ka dhigay. Waa 2 basin oo aad u kal durugsan
@daadireya-hl7ug
@daadireya-hl7ug Жыл бұрын
Qofkii shuruucda shidaalka u baahan hayla soo xiriiro
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 Жыл бұрын
Maanshaalaah Alxmdulilaah
@hassanabdi2742
@hassanabdi2742 Жыл бұрын
Hhh ceel biyood baa lagu heshiin laayahy waaba ceelal shidaale
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
waxaan u baahanahay marka hore hogaamiye wanaagsan oo wadani ah oo sharaf leh oo dalkiisa jecel, sida aabbe Siyaad Barre,
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Beenta daa waayo badroolka aduunka ugu baadnaa wuxuku dheexyaala somaliya ee shirkada dbwol iyo shirkado kale aya ku sugan somaliya ee horomarka somaliya guul iyo gobanimo cafiimadka dadka dalka shacabka somaliya guul iyo gobanimo Lkn somaliya hala dameeyso waayo dacadnimada aya ku yar somaliya qarkooda ee nin masuulka ka ah inu allaah ka cabsado ee guul somaliya wan so dhoweeynaa insha allllah 👑👑🥰🥰💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🤍💙🔵⚪️🔵💯💯🤲🤲
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
SOMALIA SHIDAAL LA HUBO 80% WAXUU KU YAAL SOMALILAND IYADA OO LA QODIN BUU DILAACAY SOOL SANAAG TOGHEER IYO AWDAL SAXIL
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 Жыл бұрын
Sool sanag waa dhul ssc wana dhul darood wana dhula hoos taga dowlada dhexe ee somalia
@abdirahman4809
@abdirahman4809 Жыл бұрын
​@@mrabdiwahid5268 dhulka wa la wada deganyahay sxp ma jirto gobol cid gaar u leedahay sida awgeed wa inan si caqliya ugu wada noolana
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
hadii Soomaali israacdo waan wada qaybsaneynaa patrol ka.
@seynabali-cu7fo
@seynabali-cu7fo Жыл бұрын
Sool waa caynabo sanaag waa ila xiis halka awdal tahay saylac iyo luqhaya,saxiil waa berbera ila ceelsheekh.togdheer waa burcoo ila oodweyne.waqoyi galbeed waa salahley ila hawd.haa salida iyo gasta somaliland waxay nogotey sida in baad shidal ku yalan dulka somaliland. Somali waa hobyo, jowhar,jamamme,marka,iyo wabika juba waa dul shidalku ku badan yahay waa in xassan sheekh iyo musse wax badan iska qasadan oo somaliland ka cawiso somaliya halka amniga wayo dadka dirta iyo hawiye ee dulka somaliya dagan Manta waa ogol yahin wax kasta oo somaliland uu qabato sii qabyalad ku jirto issaq ha uu cawiyan.markasna lascanood xudud ha laka sameyo sii aney dadka darood uu so dafiin lascaanod
@The-informed
@The-informed Жыл бұрын
Quud aan jirin qorya uguro ban maqli jiray, aduunkuba dhamaaye shidaalka somalia ya wax kufalaya? Ader somalidu iyagoo macluul iyo gaajo udhintay diqsiguna daba yaacayo ayaa buunka lagu yeerin donaa
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
kkkkkk😆😆😆
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
barfasorka su aashaada in uu fahmay iyo in kale ma hubo adna ma aqaan su aashaadu in ay ahayd arinta shidaalka soomaaliya ee Balan qaadyada iyo xaqal qalin in wax lagu kala qaato intaan la soo saarin ilaa waanu wada og nahayoo shidaal aan la soo saarin lama qaadan karo ee
@cabdiraxmaanxasan257
@cabdiraxmaanxasan257 Жыл бұрын
Masiibadi jaad ku dhacday iyo tan haysataa suudaan labada qeybood iyo tan Ex za'iir hadana ah kongo dhibaatada armey na qabataa
@SM-lh8be
@SM-lh8be Жыл бұрын
12 july 2023
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
Wcs
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
Dharoor nugaal iyo Guban intaas waa isku xiran yihiin ilaa bada
@UmallkhayrUmallkhayr
@UmallkhayrUmallkhayr Жыл бұрын
Gubanka ugu badan lkn
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
Adiga iyo injineerka heshiiska imaaraadka maxiinan uga hadai ma ka baqaysaan ilayn laali kama tihidin
@maxedmohed
@maxedmohed Жыл бұрын
Cali celmi shido
@zainababdi781
@zainababdi781 Жыл бұрын
Oo soomaaliya waaba wada khayraat maxaa la isu dilin dawlada soomaaliya hasoo Soo saarto shidaalka maxay qaban
@osmancaqil127
@osmancaqil127 Жыл бұрын
Asc aqyarta
@zainababdi781
@zainababdi781 Жыл бұрын
Shidaalka waa in ay Soo saarto dawlad soomaaliyeed oo loo dhan yahay not qabiil
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
C/xaafid waa dhurwaa hilbo kuraro xasan sheekh shidaal hasoosaaro
@surfingline6735
@surfingline6735 Жыл бұрын
Yaa sharciyada saxiixay dalka soomaaliya maba midaysna 'e .
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr Жыл бұрын
Waxaa saxeexay waxa ku ahaqaysta Somalia. Meesha ka maqani waa Somaliland oo iyana heshiis lagu gaadhay inaan maalgelinta khayraadka iyo horumarka inaan layska carqaladayn inta wuxuun lagu heshiinayo, midaw iyo jaarnimoba. Tiraba laba ceel baa hadda Somaliland qodaalkeedu socdaa cidna loo joojin maayo.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
OODWAYNE BLOCK 36 30 BLILION PERMILS 2024
@maxmaxamed2199
@maxmaxamed2199 Жыл бұрын
Dream on
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Dream on, dude, there ain't no oil in Somalia! Waa sheeko raqiis😅
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Жыл бұрын
Aqoon yahan Dalkisi wax kusoo bartay u bahan in Aqoontisa lagu dhiri galiyo in Kheiratka iyo maclumadki hore iyo kan maanta loo adegsan karo technologiyadda Casriga ah lais bar bar dhigo,Shirkadaha heshisyada laga galasyo waa in mid tartan daah furan kuwa lasiyana lagu gabo Aqoonyahano Somaliya oo Gorjogteya kasocdan DFS iyo kuwa Mamulka kheirat laga barayo bulshadana deganadasi Horumar xasiloni iyo beraha biyaha wadoyinka Cafimadka wacbarashada intuba laga hormariyo.
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
C/xaafid hal shay oo aan ku taageero xasan ii sheeg oo aan ahayn qabiil
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Madaxweeyne Hassan Shiiq umma baahna taageeraddaada, because you are qabyaaladiiste! We are with President Hassan Shiiq and prime Minister Hamza.
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Dulli
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
@@saidabdi73 indeed, dulli!
@abdiwahabmohamed7911
@abdiwahabmohamed7911 7 ай бұрын
Hadeertan oo an wax natrol ah laso saarin ayeynaan Is arkikan e haddii laso saaro maxaa dhacaya dowladda dhexe oo ad sheegeyso waa kuwas an aragno
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
With all due respect, odaygaan duqqa ah oo waxbarasha duqoowday oo aanba relevant aheeyn maantay 2023 watta, oonna musuq maasuq wax kusoo bartay waxba ma ogga, waxeeyna u baddan tahay jn uu beenlow aan ethics laheeyn yahay. More importantly, Somalia in eey shidaal ka hadasho waaba premature ee haka hadasho horta in dowladnimadda la xoojiya, oo dad aqoon leh dowladda ku jirraan, dadka Somaliyeedna horta nabad ku noolaadaan 20 sanno dagaal la'aan. Kabacdi aan iskaga imaano shidaal iyi wax kalle.
@mahamad.alattas
@mahamad.alattas Жыл бұрын
beenta naga daayaa somaali batrool malahan
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Жыл бұрын
Cabdixafidow shidaal in laqodo in faqriga laga baxayo laakiin siyaasiyiinta soomaalida yaa dad la leeyehay oo cidkale ku shaqeysato inta xassan iyo damijadiid hogaanka inoo hayso faqri in aankabaxno iskadaaye annigu waxaan cabsi kaqabaa jiritaankeena dad gimaad ku socdo oo iyagii bahalo layskaga dhigay oo qabyaaladiyo musuqmaasuq iyo dabadhilifnimo lagu imtixaamey oo madaxdoodiina ay kumabeen sidii dadkoodii iyo dalkoodii ay u khiyaami lahaayeen ooy dano dadkale u shaqeeyaan yaa lagu aaminayaa hadiii gaal iyo islaam ku sheeg isusookaya bahayteen sidii habar dugaag anana aanu sidii hawtul hamagii iska daba socono khaaimiintaas xoogaaga nasiisatay yaa wadankaan baylahda ah wax u qaban
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
Hadii aaad wadani tahay waxaad kahadashaa heshiiska imaaraadka IMAARAADKA IMAARAADKA IMAARAADKA IMAARAADKA?
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Жыл бұрын
Saaxiib waqtiga ayaad iga qaaday Abdixafid shekadaan maad keentay hedana professor hurda iyo been waw
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Жыл бұрын
Ha ku dagdagin ilaahay baa oge
@abdirisakalimj4351
@abdirisakalimj4351 Жыл бұрын
Ninkaan waa xaqiiq anigowba wax iidhigey 2019 ee qof aadan aqoon wll waxba hakasheegin
@mahamedomer8692
@mahamedomer8692 7 ай бұрын
Waxaad kuugu baaqayaa in aad iska dhaaftaa eray aad tiri oo ah khayiraadka batroolka ito sida lookala leeyahay waa eray gaf ah waayoo umada Somaliya ayaad kala qayibinaysaa hskaka saarin oo dheh oo kaliya khayiraadka Somaliya Somali oo midah ayaa waad leh sidaas ayeey ku wuruxbadantay
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 Жыл бұрын
Hogaanka dalka ee hada jira ma rajogalinayo shacabka baahan
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
waxaan u baahanahay marka hore hogaamiye wanaagsan oo wadani ah oo sharaf leh oo dalkiisa jecel, sida aabbe Siyaad Barre,
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Жыл бұрын
Xagee joogtaa dawlada dhexe ma maafiyada emaaraadku xukumo ooba wadankiiba emaaraadka gacanta u faliyay
@muhumednathirhanshi3112
@muhumednathirhanshi3112 Жыл бұрын
Waa rayigaada qofba si buu wax u arkaah anaku madaxdi ugu wanagsanayd ee somalia somarta u aragna
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Жыл бұрын
Abdi Hafid waa barnamij wanagsan oo Tarikhda Dalka oo leh Kheirat badsn oo Allah weyn kumaneystay bslse dabadhilifnimo hogan aan Cadaladd laheyn eey kadoor bidan in Baryotan Buiscut dhacay oo Immaradka oo dana kale oo badan khiyano ah kaleh heshis lala galo.
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Жыл бұрын
Maxa hagagaya muqdisha ayaba inti farmajo 5 ti sano ayay iftinki s Muqday damjadid ayaa dib u noqotay god dheer oo qabilaysan ayay ku rideen xukumadu shacabka somaliyed ayay xaasid ku tahay sobbta inta gursiga ku fadhido ayay shacabka somaliyed cashurtoda iyo waxkasto lagu so cawiyo Masogaran gobolka mamulada kajira Mamul kasti cida udono wa siyay cidikele katirsanayd samigi walaqadiya cadalad shurud maleh Somaliya waxa kamid ah Awad iyo sool somaliland Samigoda hargaysa burco barbara hargaysa Ayaa keliya Gobolka awdal weyan guban
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
HORTA GOBOLEYSI WAA SIDA UU TAHAY WAX ISKA BADALIKARO MA JIRTO QABIILKANA WAABA SIDA LOO KALA DAGAN YAHAY LKN WAX DHIB AH MAJIRO WALI WAAN IS GACAN QABAN KARA GEESKA GEES NAGABADAN NIMCADA ALLE NASIIYEY INAGO ISKU FARAXSAN. QASAB MAHA IN AN KUGU NOCO QABOL AMA KUGU JECLADO QABIL. WALALKA KULA DHASHEY AYA BANANKA KALA MAREYSAN OO ADUUNKA ISKU WÀAYEYSAN.
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Farmaajo xasan sheikh oo bilooyin kaliye jooga xafiiska ayaana ka Wax qabad badan , farmaajo markuu joigay amniga caasimada xitaa halis buu kujiray in ay khawaarijta la wareegto , khawaarijta intuu farmaajo joogey ayay xoogeysteyn magaalada waxa ey gaareyn heer ay maxkamada kafurtaan duledka muqdisho dakada io Airport kana canshuur ka qaadaan xitaa villada uujiifto farmaajey canshuur ka qaadayen , asagana villada ayuu iska jiifay fadhiid Wax qabad yar ayuu ahaa , ciidan lasoo tababaro oo xiryaha uun isaga jiro , wixii loosoo tababarayna aa qabaneyn , lkn maanta muqdisho amaakeeda dhan waliba waa kasuganthy , dhankaa shabelaha dhexe ilaa hiiraan , dhankaa sh.hoose khawaarijtii waana shabiyey xasan shaikh baa ilaah usoo diray lkn weli fari kamaqodno
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Waa sidda wwy kulla tahay. Annagana version kalle oo ah, in uu Farmaajo daanyeer kaligiis taliye ciyaala suuq ah oo argagixissada alshabaab heshiis la'ah ahaa ayaan aaminsanahay. Besides, we won fair and square!
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Жыл бұрын
@@casanova2450 aniga ima jwbi kartid hadad indho ladahay dawlad shacabka somaliyed xa uqabata oo cadalad ku dhisan qabil kabaxsan donaba ha ku fadhiyo kursiga Wali lama hayo adigan ila hadlaya xata ok dan guud baka hadlaya shaqsi wax ushegayo maleh tuugo unban arkaya musqmasuq bahsan iyo dil tirabeel ah stop brother
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
@@malyunabdile9960 wallaale, biggest tribalists were Farmaajo and Siad Barre, ok. So, addiga is fiiri inta aadan dadka kalle fiirin. Thank you
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 11 МЛН
MA DHAB BAA IN SINWAR LA DILAY? ISRAEL OO 5-ASKARI LAGA DILAY
20:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
26:28
HBN Online TV
Рет қаралды 66 М.
Shidaalka Soomaaliya Iyo Damaca Dowladda Norway Iyo Kenya, Iyo Heshiisyo Hore
10:20
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН