Shidaalka Soomaaliya Iyo Damaca Dowladda Norway Iyo Kenya, Iyo Heshiisyo Hore

  Рет қаралды 123,382

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 253
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 5 жыл бұрын
XIgasho: Wargeyska Aftonbladet dagaalka ka dhaxeeya Norway iyo Sweden www.aftonbladet.se/nyheter/a/BJ6j2v/norsk-svenskt-krig-om-olja-i-somalia
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Wll anaga dhalin yaradii dalka ehee mxaa nala gudboon oo aan sameynaa
@mohamedelmi3558
@mohamedelmi3558 5 жыл бұрын
idaacadda buuloxuubeey waa kaga mahad celineyna
@abdifatahmuhhamed9931
@abdifatahmuhhamed9931 5 жыл бұрын
idaacadda buuloxuubeey
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
shidaalka waxa ka horeeya munaashaqo iyo tawfiiiq mida ullo ayaa lagu baadigobi kara 0
@hasaanmahmoud7273
@hasaanmahmoud7273 5 жыл бұрын
waxaan ahay arday dhigta kuliyada cilmiga dhulka (Geology) jecelna inaan qayraadka dhulkeena ku jira ay dadkeena baahidu ragaadisay aan si cadaalada ugu soo saaaro garabkaygana allaaah hagalo
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 5 жыл бұрын
Sxp jmcdee ka barataa
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 5 жыл бұрын
Sxp ila soo xiriir whatsappka numberkaan 252616767095 numberkaan 0
@hasaanmahmoud7273
@hasaanmahmoud7273 5 жыл бұрын
@@Amazingshortvideo2024 bro 618648279 whatsup
@abdurazaksiciid1440
@abdurazaksiciid1440 5 жыл бұрын
Pro ana waan kulasoo hadlayaaye
@quruxsancadeey7906
@quruxsancadeey7906 4 жыл бұрын
Allh kula garab galo
@CeynteShow
@CeynteShow 5 жыл бұрын
Mowduuc Xasaasi ah iyo Muqaal Tayo badan. Well done Mate.
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAARA SUBSCRABTA WA CODSI
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 5 жыл бұрын
Mahadsanid Mudane Cismaan Xaaji si wacan baad u soo gudisay warbixinta dhagaraha cadowga intaan ka ognahayba aynu dadkeena la wadaagno
@barreboss3699
@barreboss3699 5 жыл бұрын
Ma jeceshahay in mar uun aan la soo baxno Shiidaalkeena 👍Like saar 👇👇👇
@halane6523
@halane6523 5 жыл бұрын
Barre BoSS Maya sababta oo ah somaali da Weil qabiil ayeey isku dileesa
@ekotahlil
@ekotahlil 5 жыл бұрын
Maxan jeclana oo an also baxn shidalkena maxa yeelay ilaa dhalintenu like bay radinesa
@ahmeddaadevlogfation781
@ahmeddaadevlogfation781 5 жыл бұрын
Barre BoSS like abti maxaa laga hela ilahey dartiis iso jawaap
@dayaxjordan4383
@dayaxjordan4383 5 жыл бұрын
Xilligaan dadka qabiilkey qalbiga ka galay In shidaal la soo bixiyo ma rabo Illaa somali iska raacdo Allah israacsiiyee somali
@barreboss3699
@barreboss3699 5 жыл бұрын
@@ahmeddaadevlogfation781 walal waxba ma tarto commentigaaga uunbaa noqonaya kan ugu sareeya hadaad like badan heshid 😝😛🤗
@aman3269
@aman3269 5 жыл бұрын
staveneger Ana dagan ma ahan caasimada 3aad ee norway lkn wa magaalada shidaalka iyo xarunta keydka shidaalka xasan cismaan xaaji 😍💪 mowduuc muhiim ah aya ka hadashay
@ENGROOBLE
@ENGROOBLE 5 жыл бұрын
thank buula xuuubey zxp aadan kuugu mahad celinya daah qaadidaada xoha shacabka ka qarsoon
@Abdullahi-Ismail
@Abdullahi-Ismail 5 жыл бұрын
Walaal inbadan baan kaasugayay barnaamijkan xaqiiqdii aad ban oga helay mahadsanid walaalkayga HASSAN 🙏🙏🙏
@abdikalikdahirabdisalan9670
@abdikalikdahirabdisalan9670 5 жыл бұрын
Shukran walal muuqaalkaaga cusub inkastoo maalmihi dambe muuqalo aan kaa weynay
@Abbas_jijarito
@Abbas_jijarito 5 жыл бұрын
Idaacadda buuloxuubeey waan ku xiranahay runtii waa mahadsanyahay walalka codka Macaan Oo marwalba noo soo gudbiyo macluumaad badan. Like plz
@nuuradiincadami9794
@nuuradiincadami9794 5 жыл бұрын
Mahadsanid Xasan Barnaamij aad ufiican.
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 5 жыл бұрын
mowduuc muhiim ah thanks 🙏 inshaAllah jiilkena wadanka hormar gaarsii doono
@madadaaloshidan5115
@madadaaloshidan5115 4 жыл бұрын
Wallahi Aad Ayaan Umurugoode Waayo intaad Dowlad La Aan Nahno Ayaa Ka Baqqaa inaa Nolagala Faaideysto Hada Yaa War Ka Haayo in Norway Ayla BoXooso Allaha Naga Khabto Aaamin
@gufaacoiyoroobchannel9454
@gufaacoiyoroobchannel9454 5 жыл бұрын
Soo wad insha allah sxb waanu dhursugaynaa bsrnaamij ka kale insha allah
@saidduale7390
@saidduale7390 5 жыл бұрын
Great video. I wish you could have continued.
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 4 жыл бұрын
Dalkena nimca fadhida alxm ✨❤️ nimcadan dhowrta dhalinyaroy
@amierdasilva5791
@amierdasilva5791 5 жыл бұрын
Mnzhlh I was waiting wlhie this video hassan ilahy haka abaal mariyooo🙏
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 5 жыл бұрын
Walaal xasan aad baad u mahadsantahay
@fahadmohamed346
@fahadmohamed346 5 жыл бұрын
Asxaabta Anigaa baran rabo Handsada shidaalka 😍🙌
@mahamuudhareedguursade3386
@mahamuudhareedguursade3386 5 жыл бұрын
Xog la hubo mnsha allah khayraadkeena allaha ina tuso
@abdinasirjilao5783
@abdinasirjilao5783 5 жыл бұрын
Mahadsanid wall Zasaaka allahu kheer
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
Allah ha inoo sahlo Hadi aynu Somali nahy..reer galbeedku shiidalkena way xadayaan wax ay tarayan malaha
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 5 жыл бұрын
mahadsanid wll wax badan jaahil ka,eheen ayaa noo sheegte ceelna noo ma qodna cidna nooma maqna balse alla noo maqan ilaahow noo garagaar
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Wall alle woo ino maqanyhy lkn gacmaha is saaro laguma dhihin qof ino maqan malahan siyaasi walba lacagtiisa ayu firsanaya qeyradkena hoos aye ka gadanayaan mana awodiin Ina iska qabatan oo aad kaso horjesatiin
@kaafiomar381
@kaafiomar381 5 жыл бұрын
qabyaalada aan iska dhaafno iyo daba dhilifnimada markaas ayuu alle inoo hiilinayaa.
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 5 жыл бұрын
Kow Iska bilow anah igu dar
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Zxp wax la jirahdo qabyalad waxa wato ragan la samestay shacabka wey Mara hababiyaan dhalin yaradii dalka daafici leehedne mala yacni aye ku mashqul sanyihiin waxn ku baaqi lahaa dhalin yarada iney fadhiga ka kacaan
@daakirkadoon5338
@daakirkadoon5338 5 жыл бұрын
Masha allah waa mowduuc muhiim ah.
@adadyabdi9004
@adadyabdi9004 5 жыл бұрын
Mashallah.szp sare aad iyo aadbad u mahadsanthy pro.markale inshllah
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 жыл бұрын
Masha allah wll hassan osman Waa barnamij aan sugayay
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 5 жыл бұрын
I was waiting the above clip thanks
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAAR SUBSCRABTA WW CODSI
@ashoahmed9559
@ashoahmed9559 5 жыл бұрын
Alllow dalkena noo nabadee anaga na kuwo isjecel nagadhig amiin
@inamohamud3677
@inamohamud3677 5 жыл бұрын
Guuleyso mar walba sxb. 🤗
@Aisha-nk2tr
@Aisha-nk2tr 5 жыл бұрын
Masha Allah ciwan xasasi ah aan sugeyny
@almadaniproduction2804
@almadaniproduction2804 5 жыл бұрын
M.a wll shaqo weyn ayaad Somalia u heysaaa
@sadaqcade4590
@sadaqcade4590 5 жыл бұрын
Wa mahadsantahay bro
@awilahmed4532
@awilahmed4532 5 жыл бұрын
Maasha allaah zxp
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Way ooh way soomaalia waah loohtashaday
@kazaamilyrics8600
@kazaamilyrics8600 4 жыл бұрын
thanks radio buula xubeey keep going we need another programs
@safamohamed5976
@safamohamed5976 5 жыл бұрын
Mahasanid walaal
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 5 жыл бұрын
aaah ciil Iyo oohin waynaa Kenya maanta hay soo hungurayso wiy oh shit alla maxaa dhulkayga khayraad kabuuxa shidaal beero macdan wabiyo bad xeebao nadiifa macdanta nukliyeerka laga sameeeyo ee yuraaniyam allaw haydilin ilaa aan Somalia mideeyo insha allah
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
Masha allah Thanks Wllkey. JiZakuma allah. Kheyr 🙏🙏❤️❤️❤️💙💙💙💙💜💜💜💚💚💚💛💛🌹🌹😘😘😘
@abdiahmedbury3020
@abdiahmedbury3020 5 жыл бұрын
Asc
@somaliisone6842
@somaliisone6842 5 жыл бұрын
Sheekh khyr allaha kusiiye soodhamystir
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 жыл бұрын
Keep going bro 💯
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Cajiip oo aduunko dhanba somaliyay tartan ugu soo jiraane....... Sirma qabe alaw sahana......
@mahamedyuusuf5706
@mahamedyuusuf5706 5 жыл бұрын
Haa sxb dalkena waa uu buuxa lkn qabyaaalad iyo jahilnimo iyo wadaniyad la'aan aya kuligeen naga wada buuxda
@ahmeddaahir9749
@ahmeddaahir9749 5 жыл бұрын
Mawduuc aaynu wada sugaynay mhdsnd Xasan Osman haji
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 жыл бұрын
Wadanka aan dhalashadiisa haysto norway i love it💓
@zheekhahablaha6742
@zheekhahablaha6742 4 жыл бұрын
Thanks xasan osman haji
@sharmarkeharir6828
@sharmarkeharir6828 5 жыл бұрын
mhdsnd wll Hassan.
@ruqiyojacfar9445
@ruqiyojacfar9445 5 жыл бұрын
Jzklah kher wlk ilaah ha ku xafido
@mahamedhassan2473
@mahamedhassan2473 5 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay xassan haaji boolo xuubeey balse War bixin qabyo ah 10 minute ah dabcan arintaan illamaha
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISSAAR SUBSCRABTA
@abdiwahabtalxe91
@abdiwahabtalxe91 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@cabdallacali8897
@cabdallacali8897 5 жыл бұрын
*mahadsanid* wll in abadan
@Somalitiktoklive3
@Somalitiktoklive3 5 жыл бұрын
Guul badan ayan Ku rajaynaya walalkay xasan cissman.
@maxamedcade9630
@maxamedcade9630 5 жыл бұрын
masha allah zaxip wan sugaynay soo laabashadaada wana ku faraxsanahay😍😍😍
@abdullahiguusha65
@abdullahiguusha65 5 жыл бұрын
Masha allh Mahadsanid inbadan zxb
@hassansamaale9938
@hassansamaale9938 5 жыл бұрын
Inshlaah ilhy wxan ka baryaya in somaliy ka dul qaado dhibaatad weynu isku biiri inshlaah
@dekismail4438
@dekismail4438 5 жыл бұрын
Soo badi xogtan wa muhim sxb xasan.
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 5 жыл бұрын
Warbixintan waa muhiim qaybaha kale soo diyaari sxp
@SOMITON
@SOMITON 5 жыл бұрын
Mahadsanid m.a
@mmcmmc486
@mmcmmc486 5 жыл бұрын
Alx I’m 1st 🥰
@سدرةمنتها-ك5ض
@سدرةمنتها-ك5ض 5 жыл бұрын
Mashallh horo usoco wll
@abubakarmaxamuud8134
@abubakarmaxamuud8134 5 жыл бұрын
Thanks wllo
@abdallachannel8668
@abdallachannel8668 5 жыл бұрын
masha allh bro horey usoco
@abdisalanfarah9487
@abdisalanfarah9487 5 жыл бұрын
Asc radio buulaxuubay. Barnaamijyadii xiisaha badana. Maxa wacay. Sida qiisooyinkii anbiyada. Waanu idiin sugeyna
@farhandhako8933
@farhandhako8933 5 жыл бұрын
mahadsanid sxb
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
No so badi wll shekadan shidalka somalia 🇸🇴 an fahane bal mesha Kenya wax noga yelatay
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 5 жыл бұрын
Baba Abdillahi Ciise maxamuud miyaa indhaheygu qabteen mase aniga ayaa is iri?
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 5 жыл бұрын
Good job
@ilyaassaayli9027
@ilyaassaayli9027 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@نجيبعبدالله-ه4ز
@نجيبعبدالله-ه4ز 3 жыл бұрын
Iskadhaaf shidalkan na wareeriyay bartiisa hakujure kheyradkan lashegayo ee awoowgeygii 50aad uu kadhintay anigana sidan ka ahay waa suale yaa la rabaa iney ka faideystaan meshas waxaa kacad anaga inaan somali eheen umad kalo hada kadib dhalan doonta loogu talagalay yaab 🤗
@quruxdafamilkaofficial3778
@quruxdafamilkaofficial3778 5 жыл бұрын
Keep going wll
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 5 жыл бұрын
Dawlad tayo leh ayaa somaliya ku wacan oo meel Marisa hashiiska shiidaalka Si aan dhibta iyo dhaqaale darada uga baxno
@maxamedcabdi8887
@maxamedcabdi8887 5 жыл бұрын
Asc waxaan kaa codsanaa in aad ka sameyso barnaaj kale mahadsanit
@maxamedcabdiwali2088
@maxamedcabdiwali2088 4 жыл бұрын
Wllky xasan Allha kudaayo wax Aanan ogayn Ayd natusty
@karimkeyofficial7289
@karimkeyofficial7289 4 жыл бұрын
Somalia guul guul
@xasuuniyare5762
@xasuuniyare5762 4 жыл бұрын
Mx allh
@sabiroabdifatah941
@sabiroabdifatah941 4 жыл бұрын
Anaga oo muslim ah in aaan quraanka ka tagni ayaa dhibkaas noo keeni oo qadani dastuur gaalo kuna dhaqmi weyni lawdii bo 😱. Ciil norwey la joog AHAA wllhi illaheey baa qabnAA
@tooahiinegimer8196
@tooahiinegimer8196 5 жыл бұрын
Mahadsanid zhp lkn sowad fadlan
@qadarjr6588
@qadarjr6588 5 жыл бұрын
Mhad sanid bro
@faisalmohamed2802
@faisalmohamed2802 5 жыл бұрын
Waa wax jira
@feysaldiidi
@feysaldiidi 5 жыл бұрын
Stavanger waa caasimada 4aad ee Norway
@fahadmohamed346
@fahadmohamed346 5 жыл бұрын
Norway maaku nooshahay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 жыл бұрын
Ma iskumidbaa waxaad kahadleysa iyo SOMAOIL ee Mudane R/w Xassan Kheyre Madax kabahaa intuusan R/W noqon oo Norway joogi jirey ? Mahadsanid warbixinta arrimaha shiidaalka iyo BADDA Soomaaliya.
@anzalbella48
@anzalbella48 5 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamed_abdullahi5657
@mohamed_abdullahi5657 5 жыл бұрын
Mansha allh barbamuj an su genay
@sadiiqnuux6358
@sadiiqnuux6358 2 жыл бұрын
Wllhy waa runtii indeee ceelkii hol hol
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 5 жыл бұрын
Xoolaheena cidaan anaga aheyn ma qaadan karto si kasto qabiil inoo saameeyay hadana waan naqaan sidaan dalkeena u difaacan karno
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Masha allh mahadaa xolahada ilashataa hdi aad xolahada ilashato dadkada kumanan baahi uma dhiman leheen
@mohamed_abdullahi5657
@mohamed_abdullahi5657 5 жыл бұрын
Asc
@relaxingtv2901
@relaxingtv2901 5 жыл бұрын
Waa barnaamish xiiso leh ee sii wad adiga allah ku garab galo wll
@kuulkaxuseen4633
@kuulkaxuseen4633 5 жыл бұрын
wll aad baad umahad san thy wax klo ku dhahno malahan sida aad wax yaabo badan oo aan warlaga hayn aad nawada ogeesinesid oo barnamijo mugleh uga so diyarinesid hadaad awoodo inay dadko dhan kufahman oo isku dubman waxna qabsadan waad samen laheen lkn aale haka dhigo
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 5 жыл бұрын
Somalia wax ka xun ma jiraan wax walba Allah ayaa siiyey lkn nasiib uga FAA,ideystaan Ma leh .....
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Siiba dhalin yarada aya ugu xun
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 5 жыл бұрын
@@omarshabley7713 good
@الطريقاليالحنة-م1ط
@الطريقاليالحنة-م1ط 5 жыл бұрын
qoraalka 100% tabinta100% farsamada 100+%
@abdiraxiinabdalla7271
@abdiraxiinabdalla7271 5 жыл бұрын
Waa lagusosaraya hadii aadan soo saarankarin oo maaxad qabsankarta aqoon ay ku soo saartaan somalidu maleh xaalku waa hadii adan tashanwa lagu talina kaasi wa aragtidayda daciifka ah😥😥😥
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Zxp eeda dhalin yarada aya leh shacabka dhalin yaro hogamiso aye raban lkn anaga wan hurudnaa aygane wey hurdayan
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
*Kenya gabdhaheenna ayaaba kufilan*. Soomaalia guul Ciuaarta barina allow wiikasheenna soo guulee
@cumarlaki884
@cumarlaki884 5 жыл бұрын
Ahmed hillaac zxp intee saac ayey soo galeysa
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 5 жыл бұрын
Abti Kenya gafka Ka daaya
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 5 жыл бұрын
@Nadiifa hussein hadaa ma adigaa Somali ah
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
@@cumarlaki884 sxb wayba dhammaatay sorry😭😭
@nicmayusuf3802
@nicmayusuf3802 5 жыл бұрын
Dhanka bada Labadaa god xagee laga wll??
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 5 жыл бұрын
Qeybtii 2aad aawey
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 5 жыл бұрын
snm somaliland ❤ 🖤 💚 dad dhiig le wlhi viva
@hassanadanmohamed9850
@hassanadanmohamed9850 5 жыл бұрын
Somaliland mayna Somali ahayn Somalidu waa dad walalo ah
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 5 жыл бұрын
@@hassanadanmohamed9850 wll anigi somali kale waxba kaman sheegin manan odhan somali ma nihin lakin kaliya waxan sheegay waxaay yihin shaydanka iska nar wll
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 3 жыл бұрын
@Nusaibah Mohudin Mohamed tano kala somali konfur ka dhalatey Na dololkaga ilaasho kaas alle masul kaga dhiige😂😂
@abdirahmankeenadiid2885
@abdirahmankeenadiid2885 5 жыл бұрын
Allow dhulkeenna khayraadkiisa noosoo jeedi nagana dhig kii difaaciisa kasha qeeya
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Zxp mxaad difaacisa ka shaqeysaa rag ayba kuso shati gishtay in ey shisheye ka iibsadan adigne kama dhidhiyeesi war wax mataraayo ee hool aya wax tareyso
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 жыл бұрын
Mashallah
@xasanibraahim7805
@xasanibraahim7805 4 жыл бұрын
Waa hagag
@kamal171
@kamal171 5 жыл бұрын
Ugudanbeyin wey kuguleyisten markii aay khayre prime minister Noga dhigeen
@jookar1143
@jookar1143 5 жыл бұрын
Bashir Mohamed hhhh khayre laascaanood ha yimaado waayahee ama norwey ama sweden
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 5 жыл бұрын
@@jookar1143 ama hobyo iyo baraawe kkk faanoole fari jama qodna
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 5 жыл бұрын
yaa isgaaray faanoole fari kaqodna
@ikranabdi6736
@ikranabdi6736 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf abowe hadaba walaqotaa si sir eeh walibaa
@naagtiihashaninheshay1272
@naagtiihashaninheshay1272 5 жыл бұрын
Alla maxaan jeclaan lahaa anagoo midawno dunida iska celina
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Mxaa iska celisa dunida aqyar ayba lagu sodiray si uu lugta kaga qabto
@mubecaydaruus8736
@mubecaydaruus8736 5 жыл бұрын
Shidaalkaas bahidiisa inta badan marka laga maaarmo ayaa la soo saarayaan San isleehay !
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 228 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
XOGTA: Shidaalka SOMALIA & Turkiga | Qorshaha Xasan Sheikh |
10:31
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 36 М.
SHIDAALKA SOOMAALIYA IYO XOG XASAASI AH   (SPC)
32:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
26:28
HBN Online TV
Рет қаралды 66 М.
HESHIISYADA LALA DHUUNTAY EE SHIDAALKA SOOMAALIYA
1:14:16
HANOOLAATO
Рет қаралды 54 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26