BAASHAALKA | KAFTAN MACAAN | QOSOL | SUUGAAN | WAAYO WAAYO

  Рет қаралды 23,156

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Ukraine orders families to leave key city of Pokrovsk amid Russian advances
Order to evacuate comes as Russia advances in Ukraine’s eastern Donetsk region, saying it captured the town of Zalizne.
Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Пікірлер: 108
@munira005
@munira005 5 күн бұрын
😭😭😭😭WAAYO WAAYO HEES QARAAMI AH XASUUS DHULKEYGII HOOYO (( NABADAA NAAS LA NUUGO LEH )) big thanks so much indeed Abdixaafid❤❤❤❤❤ & WALAASHEEY
@jibriiljessow6783
@jibriiljessow6783 5 күн бұрын
Waa hooyo. (Farxadeed) Caruurta ay dhasho waa Awlaad jecel)
@abdirahmanabdinurabdulahi9722
@abdirahmanabdinurabdulahi9722 5 күн бұрын
Waaw barnaamijkaan caawa siyaasadiiba waan ku ilawnay jawi jacayl baan galnay
@ummaisha876
@ummaisha876 5 күн бұрын
Abaayo Faaduma ilaahay haku xafido, 35 sano ayay gadaal noo celisay.
@CosobCabdille
@CosobCabdille 5 күн бұрын
Ilaahey amarkiis gabadhaan markasto oon firsado wareysigeeda dib ayey dalkii iigu celisaa markaasaan xasuus iyo jeceylkii waaya hore iyo saxansaxadii macaaneed dib umulicsadaa waa taariiq guureysa dhanka fanka waakusalaamay sharafey adiga iyo weriye C/Xaadif
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 күн бұрын
Allaha ku xafido Fadumo Buulebarde. Xasuustii waqtigii wacnaa iyo dhallinyaranimadii iyo jaceylkii macanaa ❤❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 күн бұрын
Wonderful lady, xasuus baan galnay. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood
@mapaacha4552
@mapaacha4552 5 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH, abaayo Faadumo Buulo Burte, waxaatahay qof masakax iyo xasuus fiican leh, and Very intelligent lady, Mahadsanidiin, B.S.TV & Faadumo, B.Burte, iyo Waayo waayo🇸🇴
@user-qq7qn1jf2f
@user-qq7qn1jf2f 5 күн бұрын
She is an amazing romantic person so l can say she is legend and remind me my love story of my young age
@anabali5298
@anabali5298 5 күн бұрын
❤waxan soo xasustay waan yaraa walahi hesaha markan dhagesanay jiray wayo waayo ma ilaawo walaahi gabadha waan ka helay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanahmedsudi3291
@osmanahmedsudi3291 5 күн бұрын
Walaahi waa qof daacad ah dad yar ayaa ka harey ilaahey ha xafido
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 5 күн бұрын
Ilaahey ha ina hanuuniyo aduunka qof la aaminaayo ma jiro waxaan soo xasuustay wasiir ilayaas reer K.galbeed
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 5 күн бұрын
Abdihafid iyo faadumo beri- samaadkii dadkii hore baashaalkoodii baa badnayd, maanta ayay ka roon yihiin waa kuwaa asturan oo qaarkoodna Ka qoomamaynayo, Heeso wax fiican ma ahane Danbi dhaaf ilaahay waydiista, Ilaahayna ha ina hanuuniyo dhammanteen
@baxsan698
@baxsan698 4 күн бұрын
Islaanta waa kululate qabowga u shid
@halimahassan657
@halimahassan657 5 күн бұрын
Asc maansha Allaah waa gabar wadaniyad ah oo dhulkii hooyo na soo xasuusisay maansha allaah dhinax kasta naga tustay dalkii hooyo, illaahey nabad ha inooga dhigo❤️❤️❤️❤️❤️she is love lady.🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shukriabdi8342
@shukriabdi8342 5 күн бұрын
Illaah Quraanka hakuugu badalo maskaxdaada waa fiican tahay xifdiska bilow
@amalianasrani894
@amalianasrani894 5 күн бұрын
Heesuhu waa farxad Farxada dadka ha udiidin❤
@fadumasalad3794
@fadumasalad3794 5 күн бұрын
Mahad sanid Alah ha ii fududeeyo❤
@fadumasalad3794
@fadumasalad3794 5 күн бұрын
@@amalianasrani894❤❤❤ thanks waa farxad Waa runta
@JawaherMohamed-l7k
@JawaherMohamed-l7k 5 күн бұрын
Ilahiyow noscili waywayo❤❤❤😂🎉😢
@ilwaadgmohamed7212
@ilwaadgmohamed7212 5 күн бұрын
Amiin yari
@saidmirehersi174
@saidmirehersi174 5 күн бұрын
Kkk soonoqon mayso lkn ilaahoow mid la mid ah ama ka fiican nasii. Aamiin
@HaybisMahamed-y8j
@HaybisMahamed-y8j 5 күн бұрын
Rafaad Noqotay Buurtadda Rakadeed Fuushay ❤❤❤
@user-zs6tx1mb1v
@user-zs6tx1mb1v 5 күн бұрын
Thank you, my sister thank you my sister. True story a long time ago from Somalia.👍👍👍👍⭐️🌹❤️
@hanimao8831
@hanimao8831 5 күн бұрын
Maasha allh tabaaraka laah abaayo xusuus baad na gelisay ilaahay haku xafido oo reerka xakuu xafido oo xusuusta hakuu xafido aad baan idiin salaamay adiga iyo abdixaafid mahadsanid aboowe qoftaan noo soo badi mar walbo noo keen si aan update u noqono well done boowe
@munira005
@munira005 5 күн бұрын
WALAASHEY FAADUMO BUULOBURTE WAAN KU JECLAHEY MANA KAA XIISO DHACAYO ALLOW KU XIFDI WAAD IGA OOHISEY XASUUS IYO BARISAMAADKII BAAD IGEYSEY😭😭😭😭
@fadumasalad3794
@fadumasalad3794 5 күн бұрын
Thank you macaanto sharaf❤
@leylaali5560
@leylaali5560 5 күн бұрын
Maansha Allah 🇸🇴Guuul
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 күн бұрын
Walahi Faadumo lagama dhergaayo ❤❤❤❤❤
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 5 күн бұрын
Asww waayiihii macaanaa ee nasoo mary ❤❤❤❤
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 5 күн бұрын
Afkaga canalaguqabay
@mapaacha4552
@mapaacha4552 5 күн бұрын
Indeed Waxaase intaas oodhan burburiyey, alsheydaamadii umadda qarxiya ee habaaran.
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 5 күн бұрын
Asc walalah qaaliga ilaahay mahadis inan soo marnay waqti qurux badan alhamdulila kuwa hada nlolsha social media ka bilaabay inaan ahayn gabdahan iyo heesi hore be marka dhagaysto xasuus wadanka ayaan galaa dadka qaar ma is fahmaysan ilaahay swt umada iyo wadan nadiif alaah noogu deeqo
@sahraJibril-es6ze
@sahraJibril-es6ze 5 күн бұрын
Masha allaah wayo waayo ilahayow noso celi wakhtigii wanagsanaa jacaylku hanolaado ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@nuurismail3003
@nuurismail3003 5 күн бұрын
Mamadan waa legend jawiga waan soo arkay dalka Allah nabad nooga dhiga
@bilan9135
@bilan9135 5 күн бұрын
Waa gabadha aan jecelahay in aan daawado ee aan ka xiiso dhicin markii iigu horaysay Aamina muuse weheliye ka daawaday iyadoo waayo iyo xusuus hore gashay barnaamij xiise leh buu ahaa si kan oo kale waa hablihii ku soo koray waayihii dal iyo dadba jireen cimriga caadil ha kuu daayo🤲👏👏👏👍❤
@JawaherMohamed-l7k
@JawaherMohamed-l7k 5 күн бұрын
Al hixasusinin manshalah ❤❤❤❤❤🎉😢
@anabali5298
@anabali5298 5 күн бұрын
waan ka helay gabadha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedjama3938
@ahmedjama3938 5 күн бұрын
Asc Please continue this program inshallahu
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 күн бұрын
Abdixafid, thanks for this program . Mamadan waa xiligeenii iyo Mogadisho nabad ah. Allahayoow soo celi nabadii iyo kalsoonidii. P 🤲 🤲 🤲
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 23 сағат бұрын
maansha Allaah walaasheen cod keeda Allaha u xifdiyo Quraanka haday wakaashee ku Akhrido codkaan waan Ilmeyn Lahaa rubtii caawo Siyaasad ito waxbaa is diley baa dalkayagii iyo afkii Sonaliga noqday. Suugaanta I lagu celceliyo waan u baahanahay. Maansha Allaah wariye Ca dixafiid iyo Martidiisa Marwada Somaliyeed
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 5 күн бұрын
FAADUMO WALEE WAYHAYSAA TAARIIKHDII JACAYL EE SOO MARTAY DHALINTII FAADUMO DA'DEEDA AHAYD AFKU KUMAGO'O WAKHTI MACAANAA AYAAD DIB NOOGU CELISAY ALLAHA KU XAFIDO INSHA ALLAAHU.
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 5 күн бұрын
Walee sheydaan tartiib tartiib ayuu shaqadiisa u qabanooyaa
@Osob_5
@Osob_5 5 күн бұрын
As. Abdixaafid wallaahay Xusuus baad Nagaysiisey Faadumo Waraysigaad ka qaaday Waayo waayo B/Burde ilma an ku dhalay waa runtaa waa Meel Aad u wanaagsan100/100.
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 5 күн бұрын
Maashalah markaa bay qalbi wanaagsanaayeen
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 күн бұрын
Waayo waayo iyo xasuus bay na gelisay maamada ❤
@halimaahmed2552
@halimaahmed2552 5 күн бұрын
Aan waayo waayo xasuus baa geel lagu waraabiyaa love ❤❤❤❤❤love you
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 5 күн бұрын
C/Kadar xasan xuseen alaha u naxariisto
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 күн бұрын
Sister, we love you and respect you ❤❤❤🎉🎉🎉
@rahmaCiroole
@rahmaCiroole 5 күн бұрын
Gabadhan sheekadeeda waan ka helaa
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 19 сағат бұрын
Ereyadii abwaan barre maxamad fiidoow leeddo
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 5 күн бұрын
Golden aged somali fan and literature,,,,,,, xasuus kooxihii ku tartami jirey ruwaayadaha
@ahmedjama3938
@ahmedjama3938 5 күн бұрын
Markaa joogto ka dhig barnaamijkaan brother and thank you.
@Cabdiwaliaqaye
@Cabdiwaliaqaye 5 күн бұрын
masha allaah maamo allaha kuxifdiyo
@monafarah4324
@monafarah4324 4 күн бұрын
WAAH WAAH WAABAD IGA DARNAYD SHOW CAADI MAAHA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@tusmoibrahim1540
@tusmoibrahim1540 5 күн бұрын
Masha alah waay waay ❤❤❤❤
@aminatubeh6866
@aminatubeh6866 5 күн бұрын
I love my sister Fadumo noolow, Cabdixaafidow invite our sister often please. She's a positive person and very hambal ❤
@ayanmohamed8285
@ayanmohamed8285 5 күн бұрын
abdixafiid yaaqay noo keen gabadhaan marwalbo siyaasad aan ka nasano😆😆😄😄🥰
@fadumasalad3794
@fadumasalad3794 5 күн бұрын
❤thanks dadka I jecal waan idin jaclahay waxaan ka hadal dadkeeni iyo dalkeeni iyo waayahii noloshii wadan we macaanay
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 5 күн бұрын
Asc qaali alaah ku dhawro xasuus wayn ayaad na gaysay walahi wadan ka maqanahay 35 sani laakin waxan ahay dadki nolosha qurxon soo maray alhamdulila Faadumo fiicaney wales waa ka fakanay dadka hada social media aqoon ka raadinaa hada hadan dhaho School ka Azili wa kinderharten oo kale waa ka baxay lama yaqaan ilaahy umada qalbigoda iyo qulubtoda isku fur
@fowziaahmed522
@fowziaahmed522 5 күн бұрын
Faadumooy ma soo noqotay?😂❤
@rahmasuleman1517
@rahmasuleman1517 4 күн бұрын
Wlhi waa fani mamo.dan yaa ❤
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 5 күн бұрын
Islaantan waa legend
@amalianasrani894
@amalianasrani894 5 күн бұрын
Gabadhan waa iga qoslisay qof jacayl hayo ayey fiqiburaale ka cuudinayaan😂 Noloow xasuus iyo fatxad ayaad nagalisay ❤
@faafintakhayrka5457
@faafintakhayrka5457 3 күн бұрын
Legend lafoole❤
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 5 күн бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲😭😭😭😭very true ❤❤❤❤
@abdiqadirbane
@abdiqadirbane 4 күн бұрын
Gudoomiye A/xafid lagama dhargayo soo cellceli mamada Aduunka wayo wayo eey nasoo xasusiya weey ku mahadsantah ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@farhanwabar5654
@farhanwabar5654 5 күн бұрын
Caadi Mahan barnaamijkan noo soo badi masuul
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 5 күн бұрын
Faadumo Buulabarde waa qof cajab
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 5 күн бұрын
Mashaalah
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 5 күн бұрын
Maanshalah
@nadifoissak1316
@nadifoissak1316 5 күн бұрын
A/Xaafid iyo Fadumo aad idin salamaya xasuusay igilisay walashay ❤
@sunari8818
@sunari8818 5 күн бұрын
Fadumo iyo Cabdixafid waad mahad santahiin waxaad na soo xasuusiseen waayo wayo .
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 күн бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-zp6iq1vl9t
@user-zp6iq1vl9t 5 күн бұрын
Mashallah
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 5 күн бұрын
Masha Allah mamada cajiib waaye noso celi markale
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 5 күн бұрын
Asc ❤masha alah fatuma buulu burde boorke naga qatay shugran abdihafid❤
@AhmedDaud-d1q
@AhmedDaud-d1q 5 күн бұрын
Abaayo iskuda aanahay waraaqaha mxaanqoray yaaqshiid
@FadumoHassan-b8u
@FadumoHassan-b8u 5 күн бұрын
Isha alahakaaxijibo
@edilhassan7542
@edilhassan7542 20 сағат бұрын
Xasuus ❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 5 күн бұрын
Good program 💯
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 5 күн бұрын
Waa cajiib gabadhan!!
@degamagan4448
@degamagan4448 5 күн бұрын
Jacaayl baat nakuredeen❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@Idriss-said1978
@Idriss-said1978 5 күн бұрын
Very funny runtii
@user-xx9pq4iy2v
@user-xx9pq4iy2v 5 күн бұрын
Maanta waayo waayo ayaad noo celiseen Guulaysta idinkuna
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 5 күн бұрын
Heesta Webiyo isku ooman, waxay isoo xusuusisay Marxuumadi Xaliima Khaliif Magool A.U.N
@edilhassan7542
@edilhassan7542 20 сағат бұрын
Barnaamij cajiba. Abdixafiid 2024 maxaa waaye 1900 camal kulayl iyo codka oo aan fasiix ahayn . Teeda kale qofka marka uu kululaado cut sameeya qofka hagaajoya kuna noqda . Shaqo wacan .
@MedGiraffe
@MedGiraffe 5 күн бұрын
Mashallah très belle voix mais chante aussi les chansons Djiboutiien merci
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@halimaali489
@halimaali489 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 5 күн бұрын
Aad baan uga helay gabadhan laakiin faqiir inla guursado maaha marku wax heluu kibraa
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 5 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@HRU20
@HRU20 5 күн бұрын
MAXAAN KUU SHEEGAA II SHEEG? BAL DHAN U QAAD?
@qoslaaye2024
@qoslaaye2024 5 күн бұрын
Hal hees waaye dad saas ah oo aan aniga xataa kamid ahay 😂😂😂
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 күн бұрын
😂
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 4 күн бұрын
Hadal wuxuu amaanyahay inta aadan odhanine afka haduuka soobaxo arkaa qaadna weeyoo oodiisu kaarogan
@ayanmohamed8285
@ayanmohamed8285 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 5 күн бұрын
اليوم زمان كانت ايام USA
@munira005
@munira005 5 күн бұрын
🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🥲🥲🥲🥲
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 5 күн бұрын
Cadi xafiid waxaa luguugu yaqaan Somali jeceel wadaniyad dhab ah Waxaa luguugu yaqaan Aqlaaq wanaagsan iyo diin Marka TV ga inooga ilaahi Dadka inta xun uun arka ee aan qeerka arag umada somali dad nool baa ka badan inta bukta Inaga jir inta qalbada ja jiran Intaanu Ethiopian ka meel eeynu iska saari kuwa niyada kajibinaya Ha inoo soo qaban Sida caalin oo kale. ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🇸🇴👍👍👍👍🇸🇴👍👍👍👍👍
@hassanismael4706
@hassanismael4706 5 күн бұрын
Afkaaga caano lagu qabay jawigii 1980 ayaad na dhexgaysay
@ahmedjama3938
@ahmedjama3938 5 күн бұрын
We tired politics and etc
@Halimo-et9zs
@Halimo-et9zs 5 күн бұрын
Maxaadkahadlaysaadadkadhanayaayaqaanee
@sahraabdillahi9612
@sahraabdillahi9612 5 күн бұрын
Xasuus ayaad dib noogu cellisten, iyo Waage beri samaadkii
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
EMIKOLO GYA SUUNA BEN GYENGEDDE OMUKULU AKAKASIZZA
50:43
Gossip Live
Рет қаралды 2,7 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 24 МЛН
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 63 М.
Ninka ugu Qosolka Badan Tiktok. | Somali Comedian 😀
3:12
Somali Reactions
Рет қаралды 10 М.
Cabdikarim Jago Oo Waraysi Xasaasiya Djibouti Ku Bixiyay + Heeso
39:33
ISLAMIC LAWS OF INHERITANCE
2:54:04
LifewithQUR’AN
Рет қаралды 4 М.
Как подписать? 😂 #shorts
0:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,1 МЛН
СТЕКЛОДУВ 80-ГО УРОВНЯ...💯
0:18
Хранилище Легенд
Рет қаралды 1,5 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
0:26
Preston
Рет қаралды 65 МЛН
СТЕКЛОДУВ 80-ГО УРОВНЯ...💯
0:18
Хранилище Легенд
Рет қаралды 1,5 МЛН