Alxamdulillah dalka canada ayaan ku noolahay lkn madaxda somaliyed mid ayaan ka codsaneenaa dal walbo ay imanayaan dadka jooga hala hadlaan hana dhageestaan ileen go aan kaan lays ka qadanaayo wadankii ku dhibaateesan marka dadka soo rafaade soo tahriibay walidkii ay guryihii wadankii noo iibiyeen si aan nolal u helno. Marka ugu danbeeso Madaxda somaliyed Allah ayaa idin ka wayn idin jeedo ogaada wax walbo aad sameeneesaan ha noqdaan wax aan anaga wax. Ka faaideeno hadaanu nahay dadkii somaliyed
@nuuurcabdii4 сағат бұрын
😌😌😌😌😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@leylaali55602 сағат бұрын
ASC Adihafid Waxaan Imid 1991 bishii fabraayo Larkin ninkaan waxyaabo badan ayaaa been ka ah SOMAALIYEY iDisks is toosiya SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@CabdullaahiCilmi-k8v6 сағат бұрын
Maashaa allaah warkaas waacadyahay oo sifiican ayuu udhigay wiilku ee maskax kudhuuxa,danta guud iyo mida gaarkaa ee dalka somaaliyeed waa in madaxdu garataa oo heshiisyada kusaleeysaa.dadka somaaliyeeedna waa ineey waaqici noqdaan oo sumcadooda ilaashadaan.
@MursalmaxamedBiixi2 сағат бұрын
Xasan sheekh ayaa cunto ka raadinaya
@nimomumin25523 сағат бұрын
MAHADSANID MAHAMED ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@ahmedhussein7804Сағат бұрын
##MEESHAN WAXAAN KU CAD IN AY SAN JIRIN WAXA LADHAHO WASARADA ARIMAHA DIBADA #$$$$
@adanhusseinabdi33665 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Suaalo: Madaxweynaha Garmalka ma lagu dhaweeyay , yacni Red carpet ma loo dhigay?
@aliomarwehliye6 сағат бұрын
Waa beelaane nikaani arimaha Laga hadlay iyo wuuu kahalauo isma laba I’m
Kaalay hee xoog nagu keen kalab anan laga kalab sanayn
@abdiali6816 сағат бұрын
Hadad Isa soo dabari weysay oo ad so bixi waysay ayad anaga rabta inad Nala degto😅😅😅😅😅
@Nuurcabdii4 сағат бұрын
😌 😌 😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@aliomarwehliye6 сағат бұрын
Kani xaguu joogaa
@MosaAhmed-o3u3 сағат бұрын
fursadaas ayaan kafaideeysanaayaay jawaabta bas baa idhimneeyt waan shaqeystaa balaayo kuqaday xasan shiiq bil 500 shanboqol baan dirijiray bilwalbaa
@khadar9174 сағат бұрын
Xasankan Imaan laawahan ee danyartii dhulkoodi xaaqay kuna dul iibsaday intii dhimatay xabaalaha ku dul iibsaday hadana sandareerada ku raadinaya dadka silica la ogyahay liibiya ku soo maray macnihii😢😢
War aamus dhe lacagahaasba waa kuwa dawlada jarmalku ka dacwoonayso markasto e
@PilotibraYare36 минут бұрын
Kuwa darbi jiifka iyo kuwa dambiyada lagalay laso celinaa mahan kuwa shaqeesta dadka wa inee jaahil nimada ka baxaan wariyaal badan Dano gaar leh dadka qaldaayo
@ugasoelmi21385 сағат бұрын
Jarmaloow mari maayo waa meel lagu jabay xasana israaqad karaadiyay
@user-mo2mg5io8q4 сағат бұрын
hassan shiikh mohamuud wuxuuu u cararey muqdishu wuxuuna ka baqey afgambi shiikh shariif in uu afgambiyo
Xasan Sheikh maxamud waxa ma jahilnimo ayee ka tahay mise nolasha somalida ayoo ku ciyaara, dalka amini laisku haleyn karo maka jirto runta aan isku sheegno
@GcVc-tf9vf7 сағат бұрын
Kuwa dalka joogay ayaa meel ay kunastaan la, kuwii naftooda labaxsaday maxa loso celinaya🤔🤔🤔
@Hannah_fatima6 сағат бұрын
Back home altogether I am happy with it❤
@SalimcumarNaasir5 сағат бұрын
Mw go aankaan uu qaatey asagon cid kala tashan waa ayaan daro somaalya cida sarey uqaadey waa qurba joogta shirkadah xawaaladaha mararka qaar meel aad kagasho ayaad heleen dadkii shaqadaa qabtey maxaa loo dhibaateen kaa iyo kan mala dhihi karaa mw waa maya
@shaaficimaxamuud41096 сағат бұрын
Caqli la aantii somalida oo banaanka u soo baxday kkk germany & ethiopia .......................... ....... ........ ......... ........ kkkkkkkkkkkk
@MacalinKinyaati4 сағат бұрын
Wuu saxan yahay madaxweynaha hala soo celiyo
@Hajidulmidiid5 сағат бұрын
Somalidiid ayuu u egyahay qofkaani warbadan oo badan oo been ah oo uu buubuuninayo ayaa jira.
@user-mo2mg5io8q4 сағат бұрын
hassan shiikh mohamuud wuxuuu u cararey muqdishu wuxuuna ka baqey afgambi shiikh shariif in uu afgambiyo