80% SOMALILAND waa dalinyaro haday rabaan mustaqbal wacan hasoo saaran Hilaac, waan inay dantooda shaqsiga Ah ka horaysiiyaan ta Beenta ah ee reerayaiga ku salaysan, haku cimri qaatan waxii na soo daafay. Guul Hilaac codkayga waad haysa from Burco
@AB333EastАй бұрын
Mustaqbal waxaa ka horeeyo in diyaarada miiga meesha saaran in laka dajiyo in diyaarada meesha saaran wax soconayo majiro ama geeya meel magaalda ka baxsan laakiin suuq bartamiisa waa jaahilnimo
@muztphemouled6015Ай бұрын
@@AB333East Sababta Jaahilnimo Ay U Tahay Sheeg. Qofku Taariikhdiisa Haduu Ilaawo Wuu Lumaa. Orod Oo Jigjiga Tag Oo Taalada Sayidka Ka Daji Meesha.
@AB333EastАй бұрын
@@muztphemouled6015 Hal suaal ayaa ku weydiini isaaq SNM ka hor taariikh miyuu lahay jawaab waa Haa ama maya isaaq iyo SNM kala saar
@AB333EastАй бұрын
@@muztphemouled6015 700 samaroon laku laayay boorame ma isaaq ayaa ka masuul ah mise SNM ka jawaab taas. 9 bilood laku xasuuq lascanood caruur iyo haweenka ma isaaq ayaa ka masuul ah mise SNM . Qooxigee Absame laku laayay isaaq ayaa masuul ah mise SNM ka jawaab
@muztphemouled6015Ай бұрын
@@AB333East Isaaq Taariikh Weyn Ayuu Lahaa SNM ka hor, Immkina Wuu Leeyahay, Lkn Wadankan Isaaq Kaligood Ma Leh Waa Lawda leelayahay. SNM waa isaaq diyaaradaana Meesha laga dajin maayo. Adigu is cadee?
@xogdoonkawarkaАй бұрын
Waan kuu codaynayaa from habar awal
@leezilla9168Ай бұрын
He is the most suitable candidate to be the Somaliland president. The rest of them are too embedded in tribalism and populist politics. I prefer an academic and someone who has lived abroad to lead this country. ❤
@ahmedelmi-se4syАй бұрын
Succes for somaliland and big thanks for Pr.Samatar
@MaxamuudMeecaad-b6jАй бұрын
Porisar Axmad Ismail samara soo dhaw ❤❤❤❤ waan ku tageranaa well come ❤❤❤
@AxmedcumarCabdiАй бұрын
Reer somaliland aynu soo saarno pro axmed ismail samatar
@Ahmed_Rainfall.10Ай бұрын
Prof Ahmed Ismail Samatar hadaan soo saariwayno, waxay lamid tahay inagoo Ronaldo haysana oo lkn kaydka dhigna🙏
Dalka waan ka maqanaye haddii aan joogi-lahaa maalinta doorashada waxaan u codayn-lahaa Hillaac ( A I Samater ) , Horseed ( A Darawal ) amma Rejo ( A Dahab ) anigo aan midna qabyaalad ugu codayn وبالله التوفيق
@@cabdifataaxcabdilaahi1637 Waa run. Waan ka gaabsaday anigu.
@nuurkhan5639Ай бұрын
Adiga ka ku matala soo xalane logama taliyo oo chapter 7 laguma xukumo markaa amison sidad uga xorobi lahyd ka hadal ninkan Somaliland bu matalayaye@@cabdifataaxcabdilaahi1637
@yahyejama2150Ай бұрын
Proffesorka ma iin kale ayaad u wayday?
@IsmaaciilMuuse-ro3cpАй бұрын
DHALINYAROY MAANTA WAA FURSAD AMERIKADA AFRIKA AANKU NOQONKATO
@mahatazizi3526Ай бұрын
codkeenu waa diyaar
@abdirahmaanomer3060Ай бұрын
rabigayoow sadexdan nin nawada dhaafi oo kan madaxweyne nooga dhig