'DALKA DOWLADI KAMA JIRTO'. PUNTLAND BAAN KU WAAFAQ SANAHAY

  Рет қаралды 21,371

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
JIMCE WANAAGSAN AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Ra'yi mxa kala wadagna odayga ina aderka qabyaladiste nokeentaye dalka dowlad kama jirto marku hawiye xilka haayo blse marku darood haayo dowlad ba jirta hahaha
@GuledWarsame-y7l
@GuledWarsame-y7l Ай бұрын
Professor waxey kahadley xaaqiqad somalia kajirtah somalia dowlad kamjirtoh it's true thank u so much Abdixafiid
@abdurahmanhersi8357
@abdurahmanhersi8357 Ай бұрын
ASC Prof Keynaan waan ku Amaanaya sida xalaasha ah ee ku dhisan Aqoontiisa iyo waaya aragnimadiisa sare ee uga hadlay Arimahaas cakiran ee qof u ur bixiya waysay.
@heesosomalicusubchannel9263
@heesosomalicusubchannel9263 Ай бұрын
Mashalla proff waku mahadsantahay sida cilmiga iyo caqliga kudheehan aad usharaxday qodobada thanks professor
@omaryuusuf1656
@omaryuusuf1656 Ай бұрын
Dadka xaqiqada diidan xaran kunaax baan u arkaaa. No more isbara ku naaax
@aminbarud6306
@aminbarud6306 Ай бұрын
Kuwa comentiga xun bixinaaya waa intii xaaraanta ku kortay waxayna tussale utahay halka soomaali kala joogto qofka kolka hore lama eegayo fikirkiisa waxaa la eegi reerkiisa adeer hawiye fantishiruu
@Mukhtaar909
@Mukhtaar909 Ай бұрын
Professor miyaa isku qabiil tihiin adiga
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Haaaa waaa hawiye waxa comments ka ooyaya reerkasta gurigooda ha aadan o passport ha la isagu so galo ma ogola 😂😂😂
@libanali-pm1rb
@libanali-pm1rb Ай бұрын
Door kulahaaa ma waxaad haldoor soomaliaya war waxaan doqonkaa naga horeeji in kala qabaysananaan in wadajirka umada ka soo horjeeda waa duli ko makuu qabiileed iyo calan qabiileed
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 Ай бұрын
Wdhajirka lasheygayo Wa illusion
@CIGE179
@CIGE179 Ай бұрын
@@mohamedissack9050adiga xabishi waaba tahay yaa ka tahay
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Zanzibaarkan wuxuu wareeystaa oo wareeysi ka qaadaa keliya kuwa ka soo horjeeda Hassan sheekh iyo Xamza. Sabscribka halagala laabto
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 Ай бұрын
Oday kasta oo qalbiga ka baqtiyey ayaad noo soo dhigeysaa pullshit.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Adaa qalbiga iyo wajigaba ka baqtiday runtaa ku dhibaysa
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Waa xaqiiqda dalka taal runta ha dhibsan
@Mukhtaar909
@Mukhtaar909 Ай бұрын
Qabyaalad aya dishay kkkkkkk
@aweysa.1422
@aweysa.1422 Ай бұрын
Asc, Cabdi xaafid odaygaan waxbarashada been buu kasheegay .Dastuurkana in labadalo dani baa kamid ahaa inuu waxkabadalo dhamaystiro . Butland waxaytiri doowlada dhexe ma,aqoonsani sidee lagu caawinaa , odaygaan dhinac buu kararan yahay. thanks bro
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu Ай бұрын
Qabyaaladiistayaal dalka dowlad kama jirto yaa idin waraysanaayo Pnland 1971 Somali dagaal bay kulajirtancid ubaahana malahan
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Adigaa xaaji ahaa oo meel fadhiyay bahala galeenka silica ku nool 30 sano iyo bulaacad cid iibaaho ku tiri majirto
@Ruun-finder
@Ruun-finder Ай бұрын
Federalku waa midka ugu wanaagsan waana la arkay waxa diida dad Adan gaar ah leh oo dan gaar ah wata.
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
Federal macnihiisa ma taqaanaa? ileen waa eray English!!!
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
​@@geeljire1658 federal waxaa ba kasii wanaagsan confederal oo loo socdo no more xamar😂
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
@@dilara-jj5yj bal Afsoomaali noogu macnee federal iyo confederal? Waxaa jira dad badan oo bukaan socod ah laakiin waxba la waydiin maayo ee sida lo' gisida ayaa madaxa laga garaaci insha allaah
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@geeljire1658 dameertiii hawiyaay federal waaa dad kla dan kla dhaqaale kala ciidan kla maamul ah isaguna yimaada luuqad ama diin bas intaas weeye no more xamar
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@geeljire1658 ado aan ku adoonsadey miyaaa aniga madaxa iga garacaya hhhhhhh aduunyooy abaha was 3 asbuuc ka hor 500 bn liido ku diley ku aawey heee 3 bari ka hor moqdisho dhexdeeda 200 bn hiv aids ku durey irbad ah ku aawey hawiye🤣🤣🤣🤣
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Ай бұрын
Federalku waa dawo🎉hadii sax loo isticmaalo🎉cidina marabto madaxweyne keligii talisa waa soo aragnay🎉🎉🎉dhaxalkiisii🎉waa in aan wax ka barano wixii horay u dhacay🎉🎉🎉🎉
@MXuurahe
@MXuurahe Ай бұрын
war kan aragisaba na qancin hadalkisa iyo asagu wa isu agyihin punlanda waxay rabto iyo waxay didantahaba qofsomaliya o fahama hala helo dad qabayaaladu dhishe waxanqabayalad an aheyn oyileyihin majirto
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
Ader qab yalad xamar ayey tala
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Ай бұрын
😂😂😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Puntland waxay rabto waaa cadaaan waa waxa kgs rabto waaa waxa somaliland rabto o hala kla dhamaado ah 😂
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Hadiiba kan aqoonyahan yahay xaalayaansiiyay .
@alifarah5262
@alifarah5262 Ай бұрын
FEDERAL INUU YAHAY KANSAR WAA WAA DHAB MAHADSANID CABDIXAAFID
@ShaxdaiyoShaax
@ShaxdaiyoShaax Ай бұрын
Xasan xaaran waa dabadhilif shisheeye
@AbdullahiMaow-k4z
@AbdullahiMaow-k4z Ай бұрын
Nin waalan iga dheh... professor KU lahaa..
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Puntland dhulkeeda ha badbaadsato wax somaliya la yiraahdo ma jirto waaa duntey taasi
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 Ай бұрын
cabdi xafit dadkan yaakuso xula xitaa dhinac haka rarnado laakii barfasar waxan kaamaqla anbasatar hadana dadxanun san noomuqata
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
@@qoordheerenaashka6058 titels waa bilaaash
@adanahmed1244
@adanahmed1244 Ай бұрын
Nin wax fahamsan weeye
@amalabdi2011
@amalabdi2011 Ай бұрын
Masha allh
@aminbarud6306
@aminbarud6306 Ай бұрын
Mansha allah
@karlesk6498
@karlesk6498 Ай бұрын
Faderaalka waa fadero iyo kala qaybinta dadka iyo dalka somaliyeed si aysan isagu gurman , jasuus kasta hadii in meel la soo fadhiisiyi profesoor lagu sheegayo waa aduun iyo xalkii, somalida magaca ,faderaal ayay si qalad ah u fahmeen su,Asha is waydiinta mudan ayaa ah miyaa madaxda mamulada faderaalka Ethiopia sida amharada uu heshiis la gali karaa dowlad kale ayada oo aysan ogayn dowlada dhaxe ee Ethiopia ,dhamaan madaxda mamulada somalida waa wada jasusiin ka shaqeeya kala qaybinta dadka iyo dalka somaliyeed ayaga ayaana ah cadawga 1waad ee uu leyahay dalka iyo dadka, dibjir habsaan ah ayaa umadii hadaan ka ridaaya oo isaga dhigaaya nin balo ka dhacday oo aqoon ku dugantahay
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Federal qof diidan waa hawiye doonaya moqdisho iny dadka ku cunaan hhhhhh lgaaa guur xamareey awrkaagu haku deeqo next waa confederal
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 Ай бұрын
Xog ogaal wadini ah baad tahay xaqiiqdii
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Ай бұрын
Saaxiib soo badi ciyaartooyda... cbb...iyo Deni
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
Federal, waxaa ku dhumaya oo lagu baabi'inaaya wadaniyaddii oo maanta dalka waxaay dhammaantood waxay taageeren Ethiopia.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Dadka dhiigooda rabtaaa inaad cuntid miyaaa nacalaa wadani ku yaal😂
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 Ай бұрын
Dadka noocan hal door u yahay waa dad dhintay ruuxa waa in uu aqon dowladnima leeyahay lakiin hadii uu waxwalba qabyalad ka jormariya waa arin adag
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
Maamul Goboleedka marka 1aad waa in la baabi,'iyaa, sababtoo ah, waxaa jira dhibaatooyinka hooyadood Waa maamulka Goboleedyada, haddii la fiirsado waa in la baabi'iyaa nidaamka maanta dalka ka jirta.
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
Wad riyoneysa zxb bal horta hur dada katoos
@miskemohamud534
@miskemohamud534 Ай бұрын
Walal mamul goboleedku dhib ma leh ee wixi lagu hishiyey in dowladu ka baxda khalda
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 Ай бұрын
Maya dibka Wa 4.5
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
@@nucmannucman-wc6ji adigaa hurdee, weliba waxbana ma ogide, dhibka waa kan.aad eeganeysid
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
@@miskemohamud534 dhibka ugu badan dalka waa kaas, musta1balkana waa arki doontaa, Dalka dadbaa sheegta weyna Iman doonaan.
@maametiger5169
@maametiger5169 Ай бұрын
Cabdixaafid Muqaalada Ay Hda Somalidu Ubadaty Ee Meesha Ugu Dambaysa Lasoo Hormarinayo Waxbaad Fahantay Ban Umalaynayaa Dadku Lkin Weli Wax Ma Fahmin Waa Dabadaa Lasoo Taabtay Oo Cad Somalina Meelkasta Horumar Bay Karaadisay Subxaana Allah
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
MARKA WAXAAD RABTAA SHAHAADO ISBARBARYAACAYA ILEEN REER PUTLAND KALAMA ROONO
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Hawiye xamar lagaga tag 😂
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
HORUMARKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALIDA WAXAA HOR TAAGAN PUTLAND BEEN TEEDII HOOYADA FEDERAALKANA WA SOO DHAMAATEY
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur Ай бұрын
Anidigu hadii aad hawiye tahay dawalad waxa kam taqaanid qabariyad ma fagateen hadaad dawalad iyo tastuurkii laydinku doortay madhaaftee shisheeynaha dalka kama iibseen
@casiloGedi
@casiloGedi Ай бұрын
Ninkaan waa mucaarad sababtoo ah dawladu malaa ig maahan laakin yaa bilaabay kala goaan hadaan la aqoonsanay dawladu maxay samaysaa madax waynihii hore itoobiya ayaan ku xiranay puntland ma ubananaantahay
@iifahantv7013
@iifahantv7013 Ай бұрын
Odayga I waydii mareekanka wa federal dowlada dhexe wax barashada xukunta muxu ku diidaya pundland xilibanada iyo wasiira leeyihin mana ka hadlan adi ma u hadlayaa
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Federal usa soo baro horta states kamida china la shirey madaxwaynahooda 😂
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 Ай бұрын
Puntland ma aaminsana Dowlada Somaliya waxeey kali'ah dooneysa ineey dowlada lashaqeeyso markeey madaxweeyn noqdaan ama PM hadeey weeyso lama shaqeeynayan waxeey ku yihiin Dowladnimada XUJO ama CANCER waxeey kalo ladagaashan yihiin waxkasta oo wanaaga ah Somaliya eey gaarato iyada wa u dhibaato DEEYN cafinta CUNAQATEENTA hubka LADAGAALANKA Shabaab iyo macwisleey DIFAACA dalka iyo MASAR dhameeytirka DASTUURKA intaas oo wanaag ah iyadoo aflabadiis dhawaaqeysa ayaa HORUMARKAAS lagaaray aniga waxaan aaminsanahay in qofkastoo aqli leh oo aam lasheekeysto wuxuu aaminsan yahay ineey somalinimada dagaal kula jiraan for long time necebna midnimada Somaliya marka optionka ugu fiican (IGNORE) cayar looma qaadin heesta MABADOONAYAANEY ineeynu Dowlad ahaano heestaas sifiican u dhegeeyso
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
@@ahmedsalah3462 waa runtaa Xasan Shiiq wuu fahmay Somali dhana weey fahantay Putland weey is mahdisay lakiin nabsi baa qabsan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
​@@Cadar49 oooy heee puntland kuu joojin mayso
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
@@dilara-jj5yj waa lagaaga horeeyay hadalkaas hhhh idiinkaan la idiin joojin doonin daba laad laad baa naliiyiraah sxb
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@Cadar49 maanta aduuu ku hysta o xamar kuso ururey qarax iyo qashin la noolow futadana ugandys hakaa wasaan dhilooy
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@Cadar49 maantuu ku hystaa adiga kwrrn kgs gcntydey gshy damwer yhy hawiye ooy ama adoontaydii keenosiid baad ahaanysaa ama qarax baad ku jireysaa
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Ай бұрын
Somali federal is designed by west and it's local proxy Ethiopia، which intends to swallow.
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw Ай бұрын
Ninkan professor miyaa hada kkkk
@MaxamedQaasim-gm3io
@MaxamedQaasim-gm3io Ай бұрын
Wabaaa
@Halima-v8c
@Halima-v8c Ай бұрын
Mar hadii aan dalka daarood maamulayn dawladi kama jirto warkaas aad iyo aad baa soomaaliyi u fahantay adiguna nin yahaw qabyaaladdu meel xun bay ku gaarsiisay
@haliimoahmedmohamud7476
@haliimoahmedmohamud7476 Ай бұрын
Asc cabdi xafid dadka nocaan ah oo qabiilka diloday naga daa odaygaan dalaan baryahaan c/ xafid waxaad nagu soo dhaweysaa dadqabilkada ah oo somalida kale Ann wanag u heyn
@MA-xx3vh
@MA-xx3vh Ай бұрын
@@haliimoahmedmohamud7476wax barta la idinka kariwa aad dadka garten in la idin mamula maxaa diidaya hadaydan aqon teda iyo kartideba lahayn no qabiil no qabyalad idinka aya ugu daran oo qabyaladi dishay wadanka waa wada leenahay Somali na baynu nahay ixtraam sameya oo qofka fakarkisau dhaafa oo caburina. Qabilkisana wlhi bay iga tahay ma aqani ok. Hala so bodina hada qabil bad ku tageri 😂
@miskemohamud534
@miskemohamud534 Ай бұрын
Dowladu qabil ma ahan in ay yeelato ee danta dalka in ay ka shqeyso waaye qabiil wuu taraya
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Maalin walaba ma dawlada ka khaldan?horta Dani ma sheega waxa laysku hayo? Ti hour tanba wuu ka lusha
@roblehassan3069
@roblehassan3069 Ай бұрын
Dowlad kamjirto hada maqasho iska fahan waye 😂😂😂😂😂 cabdifitax cadi iska dhig 😂😂😂😂
@yaroowabdi171
@yaroowabdi171 Ай бұрын
Cabdixaafid aad baad u mahadsantahay su'aasha aad weydiisay. Su'aasha aan isweydiinayaa waxay tahay maxay Puntland madaxweeynìhii yimaadba isu qabtaan?
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa Ай бұрын
Dastuurka waa waxaa keenay itoobiyo oo wadanka iney kula qeybisey
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Ай бұрын
cabdixafiid asagaa qabyaaladlow ah asagookale ayowna sooraadsadaa woxow kuleeyahay Somaliya dowlad kamajirto hada hadiilayiraa doorashaajirtana hoteelada xamar ayey soobuuxaayaan aysoodoonaayaan hadaan dowladjirin
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
@@MaxamedCali-m2e hhhh ma aragtay Xamar aa loo soo qulqulaa cajaaib walee mar danbe la isma dago
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
PRO XAALQAADO
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Abdihafidow dinaca ka rarantahay side dowlada qof aysan imtixan ka qaadin shahado usineysa ina weydiso aheyd odayga cabtoyga mamulada fasalka 8 aad iyaga umadax banan in imtixankoda qaadan blse secondry wa qasab in dowlada qaado adunka dhan wa saas oo mareykan federal ah wa saas
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Markaaa hawiye mj exam ka qaadaya 😂😂😂😂 aan kaa yeelo taas adoontii keenodiidwy
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Ай бұрын
Dawlad wa haysana Laakiin wa hurudaa iyo hanti urursi fara badan
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
PUTLAND WAXAY DOWLADA DHEXE KU HEYSATO WAA ANAA KAAWEYNE WARKEYGA QAADO HADII KALE WAXBA SOCON MAYAAN
@darmaanhireey9989
@darmaanhireey9989 Ай бұрын
Professor Xaal qaado waxaan xagee ka soo aruurisaa.
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Dhibka Soomaaliya waa maamul qabiileedka midwalba calan surayay.
@Xiireeyqaarey-no9fq
@Xiireeyqaarey-no9fq Ай бұрын
Iga raali ahaada ma magaciisaa la yiraah barfasoor
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Hawiye puntland by khilaafeeen 😂 lkn maanta kgs baaa gacanta pl gshy 😂😂😂😂 baydhabo maanta waaa pl labaad dalkaaan confederal ha aaado o halagu kla tago waxbarasho aad sheegysid deee dameer hawiye iyo boqor puntland ka dhshy isku exm gali mayaaan iskuna meel fariisan mayaan adoontu haka hooseyso boqortooyada 😂😂😂
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m Ай бұрын
WAXAAS DHAN WA CABDIXAAFID YAC WAR MADAXAAN NAHAY JAREERTA NOGEETAY MAXA WAYE
@isniinostitti
@isniinostitti Ай бұрын
ASC
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Ай бұрын
Odagaan ma xil baa loo diidey,dalka dawlad Caalamku aqoonsan yahay ayaa ka jirta midkii sida uu wax u raba waaya Dawlada ayuu caayaa.
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
War waxaan aan wax la sheega aqoon halkuu kasoo helaa cabdixaafid waad fashilantay war nooma haaysid ambasidoor prof hadba magac noogu bixi dad aan istaahilin mise aan eheen jooji sxb dadka qaar ee dhinaca ka raran waqti uma haayno
@aesse7702
@aesse7702 Ай бұрын
Inta aadan cid kale dhaliilin, baro sida wax loo qoro. Aqoontaada iyo caqligaaga waxaa laga dheehan karaa sida aad qoraalkaaga magudbenimadu ka muuqato ugu falaadday.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Puntland danteeda ha raacato dooni mayno xamar iyo waxa jooga dalku confederal ha aado ama hala kla googooyo o halgu kla tago dooni mayno dadka xaaran ku naaxa e xamar dagan 🎉🎉🎉
@Mukhtaar909
@Mukhtaar909 Ай бұрын
qabyaaladda iska daa professor ee dowladda federal ka qaladkeeda sheeg puntland na sheeg qaladkeeda puntland ma matalaayi ayaad ledahay waxana hadalkaaga ku bilowday amaan iyo dhan walbo wanaagsan ku sifaysay xataa qalad yar xataa kama sheegin wax walbana waa la arkaa qabyaalad aya meesha la timid
@mohamedabukarmohamed3088
@mohamedabukarmohamed3088 Ай бұрын
Dalka dowlad ayaa ka jirta, balse hadeey kula tahay in dalka dowlad ka jirin bal orodoo ficil qaldan sameey kadib ayaad arkeysaa ineey dowlad jirto.
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko (unukaa leh ) kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan 🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Amus ethiopia kudhalay was federal ma taqana horta federal wa tan mareykan kajira tan somali federal ma,aha wa hayaacdo waxa arkeysa gadomiye gobol arimo dibadeed faraha kula jira ma taas ba leydahay somali haku wada jogto midganyahow midganku dhalay gaalo raca ah sinsibar batahay aderka cabdullahi ba xabashi aha
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
​@@Ahmedmahadcaruus ooy heeee confederal baaba loo socda hawiye visa puntland kusoo galaysan kwrrn 😂😂😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Qof federal diidan hdaa aragto waa dhiigyacab xaaran ku naax ah o dad dhiigooda u socda dalku confederal buu adayaa xuduudo kla leh o iyo passport kla duwan 😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
​@@Ahmedmahadcaruus midgaan waa ina gargaarte o waa hawiye anigu se gafuurka ku jabinayaaa
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
​@@Ahmedmahadcaruus wll, imisa qof baad ugefty hda? Walakala feker duwanan karaa, ayado dabaha guud ee dalka lawada shaqynayo. Waxii hore uqaribmay way dhaceen, hada siden isu dabaqabanaa bay taagantahy aruntu. Waxaa nahy dhalinyero, aqoon diini iyo maadiba yaqano. Ma aasaasan karnaa urur dhalinyero kusaleysnen qabyaalad. Caqligeena iyo aqoonteena isukeeno, umidowno inan dalka kaqabano odayaasha 50 jir kawen qabyaalada qalbiga degty? Wadankani innaga iskaleh an u istaagno waa talo qalbigyga ka soogo'day. Mahadsanidin.
@cawilcabdi6543
@cawilcabdi6543 Ай бұрын
Somalidu wali xaqiiqada mafahmin
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
Federal ma aha laakiin waa fadaro waana cancer
@Kharyeuk
@Kharyeuk Ай бұрын
Marka madaxwayne Darood ah xilka hayo Somalia qaran waye lakin madaxwayne Hawiye ah marka u qabto dalka dowlad kama jirto wayo Puntland xanaqday 😂 😂😂😂😂 Hawiye hada nahay sheekada wa fahanay
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
@@Kharyeuk hhh haa Xasan Shiiq Maxamuud President waligiis shidaalkana hadaa naloo qodaa insha Alah guul iyo barwaaqo Somaliya reer miyi loo joojin maayo xasidka iyo maseerlooshinka Putland madaxdeeda
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
Barfasoorow xaal qaado shahaado waa la qaadan karaa laskiin hadaysan qofka qaatay uusan aqli lahayn shahaadadaasi waa siiro sida doqonkaan qabyaalada riman ee uur mariidkaa nadhaafi
@ahmedjimale7588
@ahmedjimale7588 Ай бұрын
Ninkaan waa jawaasiista cadow somaliyo
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud Ай бұрын
Odayashan cml o sheegta akhon yah waba kuwa somalia kla fogeya o dowladi an helnba lugaha ku dhaga Kuna shakheysta khabyalda iyo khurunkA marka wariyow waxano kle hano so fariisin
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Ай бұрын
Kuwii tigreega kaba qaadyada u ahaa ilaa iyo hada waa adoonta Itoobiya
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h Ай бұрын
Kan bisadayda ka aqli badan waa jaajuus isagoo wadankisa dagaal ku jiro buu san u hadlaya prosor xaal qaado
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 Ай бұрын
Nin ogaden ah oo jacel putland wa ninki ogu horeeyay kan reer cabdilihi layaqanay ma ahan wlh wa rer beydhabood
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Ogadeeen jcyl iyo nacayb midna puntland waxba uma qaban karo 😂😂😂😂
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
INGIRIISKA MARKAAD KU QOREYSO MA INGIRIISBAAD WAX U SHEEGEYSEY IYO AJAANIBTA IYO CAWGA DALKA ASALKAAGAA PUTLAND KA SOO JEEDA ASALNA WAXAAD U LEEDIHIIN QAB AAN LA IDIN LAQABIN
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Qabkoodu waa kay ku meeel mareen dameer yhy hawiye
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg Ай бұрын
Dalka dowlad waa ka jirtaa laakiin wax kale aa kale maqan
@salahomar1084
@salahomar1084 Ай бұрын
Hadii madaxwayna walba oo wadwnka soomaro mucaarad lagu yahay, goorte wadan disaneeyna?
@CIGE179
@CIGE179 Ай бұрын
Nidaamka federalku annaga malihin …Ajnabi ayaa noo keenay hadafkooduna wuxuu ahaa qeybi oo u tali Weeyna gaareen hadafkoodi Waa Inagoo qeybsan Eenaan garaneyn Waxa nakala geynaya
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Federal hadad diidanthy dhiig yacab baad thy
@CIGE179
@CIGE179 Ай бұрын
@@dilara-jj5yjWaxaa doonta dheh federalka meliz znawi Ayaa iska leh somali malahan shacabkooda Lama weydiin Sabab ay u qaataana maba jirto maadaama 1 qowm oo muslimiina yihiin…Noocaagana Waan aqaan Waxaa kamid tahay Xabashada dalkeena ku soo yaceeysa Kuwaan mustaqbalka Eryi doono oo Aan dhiigooda cabi doono …ileen dhiigya Waa geesi
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@CIGE179 oooy heee dalka itoobiya leh ama ooy ama niiki who cares you
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
@@CIGE179 dad dhiigooda liqi maysid oooy heee lagaga guur xamar ka ooy
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Ай бұрын
Km
@isniinostitti
@isniinostitti Ай бұрын
❤❤❤❤😂
@MaxamedQaasim-gm3io
@MaxamedQaasim-gm3io Ай бұрын
Odogan waa rer bari careysan waxasa iiga daran doqonka wareysaaya
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 Ай бұрын
Puntland sad bursi ayay wada .intaan maamul gaboleedyada kale xoogaysan puntland ayaa loo sad burin jiray hadase ciyaartii waa la isla fahmay puntland caadi ha Iska dhigto
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf Ай бұрын
Sadki puntland hawiye ayaa cunanay 12 sano ee soo dhaafay.
@MaxamedQaasim-gm3io
@MaxamedQaasim-gm3io Ай бұрын
Ninkaa rusheye halo geyo qaraabo
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
Dowladda Soomaaliya soo maray kuli waxaa caqab ku ah Puntland sawabta waa in eey cadeeyaan eey rabaan Mucaarad nimo iska socoto Somali oo dhan ayaa la yaaban.
@mohamedwarsame8680
@mohamedwarsame8680 Ай бұрын
Faqasheey balwaran, mawada profosor baa?
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Ай бұрын
😜🤪😛😝👀👀😂👀🤪😂👀
@casiloGedi
@casiloGedi Ай бұрын
Dawlada soomaaliya hadii hawiye xukunka qabto oday iyo habar iyo dhalinyaro waxay isku raaceen intooda badan waa guurahayaan itoobiya bay raacayaan
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Ай бұрын
Annagaa talina oo cid nooma taliso=majeerteeniya=xarunta qabyaaladda iyo nacaybka 😄
@mohamedehab8140
@mohamedehab8140 Ай бұрын
Hadii mj maanta soomaliya ka guraan, waxaad arki ayadoo soomaali Ka daba guurayso.
@mohamedehab8140
@mohamedehab8140 Ай бұрын
mushkilada jirtaa ma ahan mj ee waa soomalida oo jaahilnimo hayso. Hayeeshee soomaali isma oga jaahilnimadooda.
@qadiiryare11
@qadiiryare11 Ай бұрын
horta cabdi xaafidkaan wa nin cuqdad heeso majareerbaa horta iga dabo geeya
@ahmedjimale7588
@ahmedjimale7588 Ай бұрын
Cabdi xafiid waxaad iskadhigtaa ninfacan hadana qashinka oo dhan ayaad so aruursataa labawajiile mafiicno
@farahali7545
@farahali7545 Ай бұрын
Dawalad kasto oo Somalia Ka hanaqado waxa lugaha qabsato mamulkan putland la dhaha farmaajo Aya lugaha Ku dhagna mantane xassan ayaga lugaha hesto ilahay umada haka qabto putland
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
@@farahali7545 Amin Yaarabi
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Marba hadii darood dalka mamulen dowlad kama jirto warkaas aad bey umada somaliyeed ufahmen abdifahafidow adna qabyalad ba qarsan weyse so wada baxa
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 Ай бұрын
Kuwii shalay geela kuqalanayay maxaa ahaa yeen raali ahaw nin walba goifkiis hajoogo mandateku . Hadhamaado wixii lagu heshiiyay ninbaa shaar utoshay Pye pye
@mahamedmuse5718
@mahamedmuse5718 Ай бұрын
War ccabdixafiid ma kan ayaad leedahay waa profuser waa doqon xun waxbana ma baran waliba iimaan la aan ayaa udheer
@Iimaanaxmed-p6l
@Iimaanaxmed-p6l Ай бұрын
dameer daarood waaye odagaan bidaarta weyn baastarka dhuusa daarood waaye
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
Aqoonta hadeeyba sidaan tahay waxaa dhaanto adiga oo xoolahada iska raacdo 😂😂😂
@abukarmahamud
@abukarmahamud Ай бұрын
Putuland iyo Somaliland waa caqabada dowladnimada somalia 🇸🇴
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 Ай бұрын
waxasa waxba kama jiraan koonfuur galbeed manad arag jubbaland iyo galmudug
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 Ай бұрын
Somaliland wabay tagtey oo shaqo ba kumalaha somalia hada
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Dalka inta 30sano bahala galeenka unukaa leh iyo mooryaan ku ilma dhasha hanti dadow baa joogta markay rabaana isqarxiya not dad nabad haysta wax la jaanqaadana waayay.
DEG DEG: NETANYAHU OO CAYRSHAY WASIIRKII GAASHAAN DHIGA | KHAL KHAL
15:53
QORSHAHA HALISTA AH EE KACBADA LAGULA WAREEGAYO MA LA SOCOTAA?
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 31 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 47 МЛН
Which team will win? Team Joy or Team Gumball?! 🤔
00:29
BigSchool
Рет қаралды 11 МЛН
''ISIR SIFAYNTA GAZA'' AWGEED MIDNA U CODAYN MAAYO | KALA BAX
14:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
PROF KEYNAN: DFS | ITOOBIYA | MUSUQA | DASTUURKA | XOG CULUS
39:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
HUBKA HALISTA AH EE N.KOREA | NUCLEAR IRAN | US ELECTIONS 2024
16:30
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
QALALAASAHA SIYAASADEED | 'FASHILKA RW XAMSA' | KALA GUUR
20:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 31 МЛН