Bulsho Abeeso cunayso oo xalkeedii raadinaya.

  Рет қаралды 21,398

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@omadada100
@omadada100 7 ай бұрын
Ducooyinki rasulku (scw) ina baray ha akhristan dadku qurankana ha akhriyan wax badan inshallaah.
@xafsacumar8723
@xafsacumar8723 7 ай бұрын
أعوذ بكلمات الله التآمات من شر ما خلق
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 7 ай бұрын
Waa wacyi gelintii ugu horreysay ee abeesada ku saabsan. Waa in dawladdu ka hawl gashaa
@abdiisse4172
@abdiisse4172 7 ай бұрын
Asc wax aad u sahlan oo qofku awoodigaro ayaa jira. Toonta ayaa ka awood badan sunta abeesada qofka haddii uu cunno waa ka boksanayaa inshallaah. Aseesadu waxa aay ku badan tahay dhulka dadka is xasda ee calooshiin isu fura oo dad is jecel noqda ....quraan badan ku akhri ya deegaanka.....baryada illaahna badiya....ilaaah ha idinka qaado dhibaatad......aamiin
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 7 ай бұрын
Abeesaba abeesaday kaweytahay,wayka muuqaal yartahay,abeesada yari wayjidhweyntahay,illaahay ha ina illaaliyo
@FardoJaan12
@FardoJaan12 7 ай бұрын
Salamadhlaha, galaydhka, soongurta, xoorka iyo bisado hadii la geeyo wey soo afjarayaan abeesada
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 7 ай бұрын
Bisado badan meeshaa ku beera iyagaa Soo afjarayee Bisaduhu biyo uma kabanayaan
@massmass8300
@massmass8300 7 ай бұрын
misadu wxy ubaahanthy daryeell wll si ay korrto 😮😮😮😮😮😮
@Somaliland-First
@Somaliland-First 7 ай бұрын
Waa fikir wanaagsan wll. Dadkeenu ma dhaqdaan xayawaanka dadka ilaaliya sida bisadaha iyo eyda.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Waa fikir wannagasan ❤
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 7 ай бұрын
Bahashan ciideey isku duugtaa habeenkii ey soobaxda bisad intey isku arkayan
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 7 ай бұрын
​@@mohamadmakaraan237 Bisadu ba habeen kii Bay wax aragta oo aad u shaqaysata,
@aidennasir546
@aidennasir546 7 ай бұрын
Waa markii iigu horeysey ee aan arko in wax layska weydiiyo dibka ay reer miyi geenu qabaan oo ah dhib aaad u wayn.
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 7 ай бұрын
Meeshaa BISADO IYO EEYO HALAGU DAADSHO
@MagaaloNet
@MagaaloNet 7 ай бұрын
The Holy Prophet (pbuh)said If a person drinks poison or is bitten by a poisonous snake, then recite Surah Buruj &Surah Al Fatiha on water and make him drink it.(sahih al bukhari 5736) Insha Allah, the poison will not have any effect. Share to everyone (eid mubarak)
@ahmedjama8879
@ahmedjama8879 7 ай бұрын
Qofkaani wuxuu qoray waa " rasuulku (NNKH) wuxuu yiri Haddii qof cabo sun ama masaska sunta leh aq qaniinaan suuradda buruuj iyo faatixada haku akhriyo biyo oo ha cabbo (Saxiix bukhaari 5736) Suntu wax saamayn ah ma yeelanayso Lawadaag cid kasta ( ciid mubaarik)
@siradm
@siradm 7 ай бұрын
Dadka reer miyiga ah iyagaa dhaqaatiir ah
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 7 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Marka laga reebo reer Galbeedka waxaan ku talin lahaa in xidhiidh lala sameeyo wadamada aqoon hufan laleh Sunta Masaska Sida india 🇮🇳 Taiwan 🇹🇼 china 🇨🇳 Pakistan,Masar iyo Marocko 🇲🇦 Waa Khayran katiiran
@burjilibax
@burjilibax 7 ай бұрын
Asc Wxn Kula talin lahaa Xoor ama daba cade ha lagu beero meesha isaga gaadhe jarayee
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 7 ай бұрын
Aniga sanadkii hore odeybey naga cuntay
@basbaas12
@basbaas12 7 ай бұрын
Subhanallah. Waar Bisado iyo Shimbirka Saalamadhlaha iyo Galaydhka xaafadaha ku dhaqda.
@hashimsabul2880
@hashimsabul2880 7 ай бұрын
Xoorka dabacade aya cuuna maska
@SahraBoqore
@SahraBoqore 7 ай бұрын
Arintani waxy ahyd in bari hore laga fikiro away ahyd waa khatar Wayne way jirtaa Dawn ee caalamka halaga doono inshaallaah dad keenu caafimaadka way dhayl sadaan
@alialbare3353
@alialbare3353 7 ай бұрын
Maadama abeesadu dhib badan inagu hayso suuq lagu iibsadayo ayaan hayaa ma la soo ururin karaa
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
😂😂😂😂😇
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 7 ай бұрын
Ma dalka dooneysa inaa kadhameeyso. Wada ka iyo ciida baa cadow kutahay
@hassanibrahimali1963
@hassanibrahimali1963 7 ай бұрын
Asc abesidaas suntrdi waxan udowa ah digaga islimarki ay qaninto markiba waxan lagowraca digaga habatkaka Aya Laga kala jexa urkujirka meshi qaniyada lugu qabata kulelki digaga
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 7 ай бұрын
Waar sacadow horta aad baad u mahad santahay ameesadu waa xayawaan aad u halis badan xeebta waxa kasii daran uun bahal layiraah laba afle oo ciida gala Hal mar haduu kugu dhufto way kuu dhamaty ashaahad ma leha laba ameesada ayaa ka dhow Horta daawo way leeyihiin laa kiin ka hortag ma laha dawadoodu waa ANTIVENOM ama ANTIVENINqofka waa in lagu mudaa 4 sacadood gudohood Berbera ma taalo waana daawooyin qaaliya oo aan dadkeenu goyn Karin waxa jira antibiotic s lagula tacaalo taasi se waa marka qaniiyadu nabaro samayso, ilaahay dadkeen ilaahay ha u gargaaro
@apdizalanhassen5923
@apdizalanhassen5923 6 ай бұрын
Daawo
@Global.Nature1
@Global.Nature1 7 ай бұрын
Waa shaqo wacan
@Last_King2023
@Last_King2023 7 ай бұрын
The puff adder is a highly venomous viper species found in East Africa all the way to West Africa
@SihamQalanjo
@SihamQalanjo 7 ай бұрын
Subxaanalaah Chinese ka ugu waca
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا الصومال استعملو الحلتيت xidiidka aad baad u gu carataa urkedda abeesadu wey nacebtahay xidiidka. عربيه الحلتيت soo gatoo guryaha ku shida insha alaah asc
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
Subxaana laahi walalo waxaa lagu la dagalamaa ahbin 3,,jeer ah oo ilaah lagu dacweeyaa mida kalo xildiika baa lagu daadshaa meesha eey joogto aad ey u nacebtahay ee الحلتيت soo iibsada oo ku shida insha alaah wey carari asc
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 7 ай бұрын
Walaalo waxaan idiin kula talinayaa in aad caano qub iyo dabacadeeyo fara badan ku beer taan gobolkiina iyagaa ayaa aad ula dagaalama oo cuna abeesada iyo masaska kale
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Dee Makacaawinaysa Arintan?
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 7 ай бұрын
Waa in dawada "anti-vimom" la geeyaa xarumaha caafimaadka ee degaanadaa!
@saedsomalilandchannel5205
@saedsomalilandchannel5205 7 ай бұрын
Waa in Abeesada Xeebaha ku nool sample laga qaado si loo ogaada xadiga sunta ee ku jira Qanjidhada abeesada ....
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 7 ай бұрын
2017 wakhtigii doorashada ayaan ogaa inamo commissioner ahaa oo ay cuntey deegaamada Bulaxaar u dhow ninkaa maalinta dhow ku dhintey waa Adeerkey hal maalin ayuuna sii noolaa waa dhibaato weyn oo ka jirta xeebta
@apdizalanhassen5923
@apdizalanhassen5923 6 ай бұрын
Waasax adduunku Horumar,ayuugaadhay waana,loohelikaraa,marka,waa inaydawladu talaabaqaadaa
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
War badhida idaha udawa ah e inta dhakhtar kafog lalaradinayo dawadedu gacantinaykujirtaye sidaydan uogayn marka qofka laqaniino si degdega neef ida lobireya o iyadon haragaba lagasarin weli badhidalashiila olawarabiya markay yaraqabowdo maxad dhakhtar kaladoniba dawladu guriginay talaye hooyaday ba masqaniinay o sidalagusameyey iyado yar lakin ilahada dhiigeda suntu waykujirta 50 years later check up ka dhiigeda weli qaaniinyo sumaysan busheega lakin de umadhimanayan de qadar Alla moye
@maxamedcaalin317
@maxamedcaalin317 7 ай бұрын
عن أبي هريرة  قال: جاء رجل إلى النبي ﷺ- فقال: يا رسول الله ما لقيت من عقرب لدغتني البارحة، قال: أما لو قلت حين أمسيت: أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق، لم تضرك، رواه مسلم bulshada ducadan hala baro waa daawada ka hortagaaa ee nebigenu ina baray dhamaanba waxay xijaabkaaga noqonaysa waxkasta o ku dhibaya ama Abeeso hanoqoto ama waxkalee
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 7 ай бұрын
Awoowgay waxay ku qaniintay madh iyo daalo dhexdeeda Axll wuu ka ladnaaday laakiin gacantii way qalashay 😢subxaanallah dawladu wasaarada arimaha gudaha iyo ta caafimaadka ayaa xilkaa iska leh, laakiin ma fahamsana shacabkii masaakiinta ahaa baa xal raadinaya
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 ай бұрын
Meeshaas Bisado rabeysta dhe, Somalida broblem bisadii iyo Eyðiiba weylayaan waana xayawaanka Wax ilaaliya bulshadana Lanool
@AbdikaniNuur
@AbdikaniNuur 7 ай бұрын
Ac, runtii waxaan oran karaa ninkani arinta uu ka hadlayo waa dhib wayn oo ka jira miyiga una baahan xal, talo ahaana waxaan ku kordhin lahaa 2 arrimood. 1-sida uu sheegay ninkani in la baaro sunta halaqan ka dibna daawo loo raadsho. 2-in aynu wax ka beddelno habka dhismaha guryaha miyiga, sida caadiga ah guryaheenu waxay salka ku hayaan dhulka ama ciida dadkuna waxay ku seexdaan darmooyin iwm halaquna dhulka ayuu ku xamaartaa sidaa darteed waxaa fudud inuu wax qaniino iskana duso, sidaa darteed haddii guryaha asaaskooda kor loo qaado joogooda oo laga sara mariyo dhulka waxaa adkaanaysa inuu halaqu tafo dhiska tiirkiisa,marka waxaa xal noqon karta in aynu beddelno qaab-dhismeedka guryaha, sida ay u dhistaan guryaha dadka ku nool bariga asia gaar ahaan dalalka leh kaymaha iyo webiyada is dhex yaal ee ay haddana ku badan yihiin halaqyadu. Mahadsanidin
@dajiscom463
@dajiscom463 7 ай бұрын
9:25
@jamaabdirahman8511
@jamaabdirahman8511 7 ай бұрын
Degaankaasi.waa xagee
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 ай бұрын
berber ayaan u malayna yaa intaanan dhegaysan baan ka jawaabay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 ай бұрын
waa gubanka habeen buu gaadhi nagaga xumaaday hadeginaa nalugu yidhi abeesaa ka buuxdee biyo guure marka la dhaafo
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 7 ай бұрын
Abeeso iyo mas miyeysan kala garaneyn😂😂😂
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 7 ай бұрын
Beri baan is idhi abeeso way dil madaxay iga qarsatay caloosha ayaan dhagax uga dhuftay wax aad daqiiq moodo bay sida roi ka igaga dhigtay
@mursalawil9714
@mursalawil9714 7 ай бұрын
Sunderland calamari Halloween dhiibbo marks nooca sunta last ogaado daawadana was lahelayaa
@abdiqaniadem9488
@abdiqaniadem9488 7 ай бұрын
Daawo ee leedahay
@HardTalk1
@HardTalk1 7 ай бұрын
Waa sheeko yaableh
@burjilibax
@burjilibax 7 ай бұрын
Honey badger
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 7 ай бұрын
May honey badger maaha wll Dabacadeeyaha wuu kanyara duwan yahay waxaana ku arkay hargeisa iyadoo ay caruur ku dileen wadada
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 7 ай бұрын
But honey badgers are more dangerous and aggressive than snakes, maybe mongoose is the best choice
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 7 ай бұрын
Yes, that is right. Mongoose can be one of the best options added to CaanoQub and Dabacdeeye
@blackpink2487
@blackpink2487 7 ай бұрын
Subxanallaa.waar.meesha.laxidhaa.hadii.laqabtana.i ti.afka.laga.xiidho.ayaa.laqa insiya.qofka.sii.wabeyadii.ula.noqoto..bisinka.tiinu.waa.mid.yaryar.ilahay.ha.idinkaqabtoo
@dugsigacaasimonlne
@dugsigacaasimonlne 7 ай бұрын
Dawadeeda oo foorto ah waxaa laga helaa sacuudiga
@hashimsabul2880
@hashimsabul2880 7 ай бұрын
Saw scale viper annually kill 5,000+ every year
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 ай бұрын
Kambaniyo iibsankaraa jira e bishii indeed diyaarinkartaan?
@dajiscom463
@dajiscom463 7 ай бұрын
#9
@darajoallah1158
@darajoallah1158 7 ай бұрын
Waxay cuuntay ayeeyaday aabo waayna dhamataye💔
@sulekhaadam7443
@sulekhaadam7443 7 ай бұрын
Xayawaanka cuna maska iyo abeesada halagu beero wadanka isagoo badan. Wadanka halagu beero xayawaanka magaciisa af ingriiska loo yaqaan (Mongoose) iyo xoor oo kale loo yaqaan (Honey Badger) iyo shimbiraha waaweyn qaar ka mida ee cuna masaska haadka ama galaydhka.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Yes .. Absolutely like.. Eagle . It East’s .
@Somaliland-First
@Somaliland-First 7 ай бұрын
Honey badger isagaaba kasii halis badan abeesada.
@hassanibrahimali1963
@hassanibrahimali1963 7 ай бұрын
Diinbadan xalu akhriyo mariyal tiribadan
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 7 ай бұрын
ASC ANI WAXAN AHY SHAYBADH. WAXAAN LA I KEENAY AMA DHIIG LAGA SOO QAADAY QOF ABEESO QANIINTAY . MARKA DAWLADA WAXAAN KULA TALIN LAHA MCH YADA WAA IN LA GEEYO LABORTORY LEH QABOOJIYAAL. SOBOBTOO AH QANIINYADA ABEESADA LABA NOOC AYAY KALA NOQOTAA 1. QOFKA AY QANIINTO DHIGA DHAN BIYO BIYO AYAY KA DHIGTA OO XINJIRTA AYAY DISHAA .QOFKASI DHIIGBAX AYUBA U DHINTAAA 2. DHIIGA WADA XINJIR AYAY KA DHIGTAA OO QOFKU HORE AYU U DHIMANAYA HADAAN HORE LOO OGAAN WAANA MIDA UGU DARAN. DHIIGA LA BAADHO WAA DHIIGA LA DHAHO PT/PTT QOFKI MARKA LA OGAADO MARKABA WALA CAAWIN KARA
@hallad598
@hallad598 7 ай бұрын
Way fududdahay xalkeedu ee toloow xalkaas ma lagu dhaqaaqayaa? Haddaba xalku waa kan: abeesada siday u muuqato waa hal nooc sidaa aawadeed waa in la sameeyaa waxa la yidhaahdo goosashada miirta sunta (venom harvesting). Hawshan waa in lala kaashadaa aqoonyahannada hawshan aqoonta u leh. Markaa kadib suntaa waxa laga curinayaa dawo lagu dabiibo qaniinyada abeesadan.
@abdiqaniadem9488
@abdiqaniadem9488 7 ай бұрын
Dàawo rasmi ah ee leedahay
@Banuhashim237
@Banuhashim237 7 ай бұрын
GALAYDH = CBB
@QafKaf7
@QafKaf7 7 ай бұрын
Abeesadaasi illaahay ayaa xalkeeda haya laakiin gobolka sanaag xeebtiisa ayay dadbadan kulaysay wayihii hore markii banbe dhagax ayaan uhelay lasaro marka ay cunto kii ayaa illaahay dadkii Ku boksiiyay dhaxaas ayaa illahay Ku boksiiyay
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 7 ай бұрын
Ninkani Wuxuu keenay waa arin in laga hadlo mudan oo wan halkaa lagu ilaawin
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 7 ай бұрын
Inta dawada loo helayo dadka deegaankaasi halayaan maalin iyo habeenba dabargooya waa cadawe😢 dad io xoolaba way dhamaysee
@dajiscom463
@dajiscom463 7 ай бұрын
9
@HasanAmhaar
@HasanAmhaar 7 ай бұрын
Waxaa lagu xalin karaa in dadka deegaankaas kunool eey sijoogtaa u istic maalaan qeedka ladhoho xildiidka guryaha banana koodana lagu shido ma joogi kareeyso ABEESO ama wax walbo oo waabaayleh ama mariid ama sun sidaas gaarsiiya dadka deegaankaas kunool
@Somaliland-First
@Somaliland-First 7 ай бұрын
Markaa xildiidka miyaa la shidayaa wll? Suuqa ma lagu iibiyaa?
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Abeeso Kudaaqday banmaqlijirey🥹
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 7 ай бұрын
Waxa jira talaal la yidhaah anti venom oo ah sunta masaska iyo abeesooyinka
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 7 ай бұрын
What animals are used for anti snake venom? They are made by immunizing donor animals such as horses or sheep with snake venoms. These animals have robust immune systems, and produce powerful antibodies that can bind to snake venom components, enabling our own immune defences to eliminate these toxins Idaha hiishooda / digadooda / shiirkooda - wax walbo laxariira waa ku halis xayawaanada looyaqaan halaqa -masaska - abeesooyinka 🙋🏽‍♂️
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 7 ай бұрын
Waxaa jirta dawo layira antivenom
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Hala Ugaadhsado Hana La.cuno , Ha.la dubto iyadaa Dhuuman markaase.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 7 ай бұрын
Weligeedba xeebta way joogtey waana joogeysaa wax sidaa lagu dabarjarana way ka wayntahay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 ай бұрын
Waxani Abeeso maaha, waa Carpet nooc ka mid ah
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 7 ай бұрын
Waa dhib weeyn o tala xeeba o khatara
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 7 ай бұрын
Waxaa kaloo muhiim ah in aad xildiidka ku shidaan guryahaan Waxaad kaloo dhulka ku rushaysaan nafto iyo bansiin
@sulekhaadam7443
@sulekhaadam7443 7 ай бұрын
Dawo way leedahay anti venom ayaa la is ku yidhaahdaa daawooyinka masaska. Mid kastaana dawo u gaar ah ayuu leeyahay masaska noocan ah. Abeesada Noocan ah waxaan u maleeyey (Saw-Scaled Viper) Abeesada buuran waxa loo yaqaanaa (Puff Adder) waa ka neefsada ee is buufiya.
@Somaliland-First
@Somaliland-First 7 ай бұрын
Are you a herpetologist?
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 7 ай бұрын
Waxa laga yaaba in awoowayaashin ay galeen dambi ama ay cuqubi tahay bal ka daba taka wixi hore u dhacay
@AbdulazizAli-d7k
@AbdulazizAli-d7k 7 ай бұрын
abeesada daawo way leedahay waxaana lagu daweeyaa isla iyada sunteeda. waa in dad yaqaanaa ka shubaan dabeedna hagaajiyaan kuna kaydiyaan qaboojiye culus ilaa muddo marka qof bahal qaniinana waxaa daawada siinaaaya ruux u tababaran oo cusbataal jooga. masaska mid walba isla isaga ayuun ayaa suntiisa laga sameeyaaa dawadiisa laakiin nasiib darro waa cilmi Afrikaanka ku yar soomaalina iskaba daa.
@advyser
@advyser 7 ай бұрын
Bisado badan ha dhaqdaan, bisada iyadaa maska ka adag
@odayjama1829
@odayjama1829 7 ай бұрын
Bisadu kuma noolaankaroh waa dhul kulul oo oomane ah
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 7 ай бұрын
Qof. Abeesada. Qaniinto. Waxaa. La. Siinayaa. Kaadi. Naag. Fareesh. Ah. Kaadi daasi. Naagta. Marka. La. Siyo. Wuu. Mantagayaa. Wuu. Ka. Boodayaa. Teeda. Kale. Qofka. Tubaakada. Cuno. Hadey. Aaniinto. Abeesada. Ayaa. Dhimaneysaa. Anigoo. Ah. Hussein Afgooye. Canada 🇨🇦
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 7 ай бұрын
😂😂😂 kaadidu ma fresh bay leedahay
@Musa_issa
@Musa_issa 7 ай бұрын
Kkkk xuseenoow ciyaarta abeesada kadaa kaadi faressh ma noqotee. !!
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 7 ай бұрын
Dab ku wareejiya guriga markad habeenki seexanaysan si anay aqalka uso galin
@QafKaf7
@QafKaf7 7 ай бұрын
Hada tan aad sidaa waa abees waakiiisa lab weyaanki waa Hali iskajira Kan caagada kujira waa abees waana Ka markuu wax qaniino loodhinto
@mohamednur1696
@mohamednur1696 7 ай бұрын
GOBOLKA SANAAG GAAR AHAAN QAYBYA BARIGA WAXAA LAGA HELAA DHAGAX LOO YAQAAN DHAGAX ABEES MEESHA BAHADHU KA QANIINTEY QOFKA AYAA INTOO LA SARO LA SAARAA SUNTA AYUU SOO NIUGAA BIYO AYAA LAGU DHEX RIDAA DHAGAX HADDANA WAA LA SAARAA ILLAA SUNTU KASOO DHAMMAATO, QOF AY TIISII GASHAY MOOYAANE DAD KU WEY KA BOGSOODAAN SUNTA ,DHAGAXAASI WAA CAAN ,CILMI BAADHIS IN LAGU SAMEEYO AYUUNA U BAAHAN YAHAY RUNTII WAA WAX AAD LOOGAGA RAYSTAY BAHASHAA ABEESADA AH WAANA HUBAAL WALLAAHI WAXA AAN SHEEGAYSA QOF KII KASOO KEEDA GOBOLLADA WOQOOYI EE DHULKAA SANAAG QAYBAHA BARI KA SHAQEEYEYNA WUU OG YAHAY, WAANA LA HUBSAN KARAA ISKAASHI AYEYNA U BAAHAN TAHAY❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Abeesadu waxay ku badantahay dhulka Buuraha yeryer iyo dhagxaanta leh ee gubanka ah Waxayna soo faafta markuu gabalku dumo.
@massmass8300
@massmass8300 7 ай бұрын
war ninku waa halyy wxaa uudonayaa inwxn aafadaa xaloo helo meelwalba waka jirtaa haba kula badnaado deegaamdee ta hawd sooljoogta xadaa inta bdan lagama kaco doogta waa iskimid xadaa subxaan ilaahw naga beri yeell
@yusufgxash
@yusufgxash 7 ай бұрын
Bisad ama mukullaal baa reer walba ha xanannaystaan macal reer guuraaga..
@binaryoperation5560
@binaryoperation5560 7 ай бұрын
Ey soo uriya u tabobara bisaas cunana meesha ku beera
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 ай бұрын
Xalku dee waxa jira kambaniyo ubaahan oo iibsan.kara e haloofasaxo
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 7 ай бұрын
Dhaqanki hore maxa lagu daween jiray dib u raadi
@Hassanlive2050
@Hassanlive2050 7 ай бұрын
Antivenoms ayaa loo bahan yahay
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 7 ай бұрын
Wax la sheesheega lawaaye iga dhe
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 7 ай бұрын
Maska miyaad abeeso utaqaanin war waa mas kaa àd caaga kurideen
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 7 ай бұрын
Abeesadu waa Mas gaar ah, oo xeebaha ku nool, masasku waa noocyo badan yhiin walaal
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 7 ай бұрын
Talaal baa loo samayn karaa
@xasansiciid9816
@xasansiciid9816 7 ай бұрын
Tallaal miyaanay lahayn toloow illeen waatanla yidhi qaniinyada maska tallaal ayaa loo sameeyaye
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 7 ай бұрын
Deegaankaan guri walba hal ama labo IDO madax madoowe halagu xiro shiirkiisa ayay neceb tahay ama toonta loo yaqaan Xildiid waa toon la qalajiyay halgu shido labadaas tii idin fudud mas danbe ma arkeysaan
@Kaif-b3j
@Kaif-b3j 7 ай бұрын
Xoolaha macuto miyaa
@massmass8300
@massmass8300 7 ай бұрын
wayn midhkaa caalmka loo gudbiyaa si loo baadho o daawo loo helo
@AhmedIbrahim-z3o
@AhmedIbrahim-z3o 7 ай бұрын
Abeesada ama maska sida aad iyo aad loogu yaraynkaro ayaan idin sheegayaa midbaad dilaysaa qori fiiqan xaleef ah ayaad dhulka ugu qotomi dhabarka yaan kalagoin maskale ayaa uimanaya
@HasanAmhaar
@HasanAmhaar 7 ай бұрын
Abeesada ama xayida waa kala diimo duwanyihiin marka koow hala hubiyo qoomka Abeesada meeshaas kumool ma Muslim baa mise waa yahuud somaalida waxaa badan qoomiyada Abeesada katirsan oo haystaan diinta yahuuda
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 7 ай бұрын
yaa naa muxu yidhi ma abesa yuhud iyo muslim kala leh..
@oceanseleven623
@oceanseleven623 7 ай бұрын
Waar miyaad waalatay kkkk xayawaanka maxaa yuhuud ka dhigay kkkkkk inaalilaah
@HasanAmhaar
@HasanAmhaar 7 ай бұрын
@@sabiriinmaxamud2684 haa walaal RASUULKA S. C. W AYAA YIRI HADII ABEESO AAD ARAGTAAN EHBIYA OO KU DHAHA HADAAD MUSLIM TAHAY NA. AMAAN GALI 3 JEER HADEEY MUSLIM TAHAY WEEY KAA TAGEE HADII KALE WAA CAASI EE DILA,,
@Galadmohamud2020
@Galadmohamud2020 7 ай бұрын
Max​@@sabiriinmaxamud2684mad maqashay waliga
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 7 ай бұрын
Waar meesha Ma jinbaa Ka hadlaya
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 7 ай бұрын
Ninkaa weyn wuxu rabaa inu yiraah abeesada an cuno amase suuq geyno wax walba wa beec xayawaanadka masaakinta xita e ilaahey inogu naxariisto a deriska nala ah o dalka udhashe ayuu rabaa inu suuq geeyo xayawaanka amanka siiya badiiba gadateene hadana masaakinta dhaafa.
@Burcawi24
@Burcawi24 7 ай бұрын
Waa bil Ramadan Akhirkeedi ee iska daa hadalka gefka ah Yaanu Alle abeeso kugu sababine
@dajiscom463
@dajiscom463 7 ай бұрын
Isku xishoo waa quf damir leh dadikisa udamqanaya
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 ай бұрын
waar maxaa kaagalay meec meec lahaanee ma shaqo kuu taalbaa
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 7 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p haaa waa itaala
@anissahassan9932
@anissahassan9932 7 ай бұрын
Hi is this abeso live in berbera beach it’s really scaring ? 🤍❤️💚👍
@AbdikaniNuur
@AbdikaniNuur 7 ай бұрын
Ac, runtii waxaan oran karaa ninkani arinta uu ka hadlayo waa dhib wayn oo ka jira miyiga una baahan xal, talo ahaana waxaan ku kordhin lahaa 2 arrimood. 1-sida uu sheegay ninkani in la baaro sunta halaqan ka dibna daawo loo raadsho. 2-in aynu wax ka beddelno habka dhismaha guryaha miyiga, sida caadiga ah guryaheenu waxay salka ku hayaan dhulka ama ciida dadkuna waxay ku seexdaan darmooyin iwm halaquna dhulka ayuu ku xamaartaa sidaa darteed waxaa fudud inuu wax qaniino iskana duso, sidaa darteed haddii guryaha asaaskooda kor loo qaado joogooda oo laga sara mariyo dhulka waxaa adkaanaysa inuu halaqu tafo dhiska tiirkiisa,marka waxaa xal noqon karta in aynu beddelno qaab-dhismeedka guryaha, sida ay u dhistaan guryaha dadka ku nool bariga asia gaar ahaan dalalka leh kaymaha iyo webiyada is dhex yaal ee ay haddana ku badan yihiin halaqyadu. Mahadsanidin
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 26 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 51 М.
Barnaamij Xiisa leh Abeeso Qaad Soo Saare Axmed Maxamed Nadiif 23 05 2015
19:12
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Waxbarshada iyo jiilka maanta "martida , mohamed farah kibaar .
51:13
Coach Suhayb Winner
Рет қаралды 387
Wararkii ugu dambeeyey ee doorashooyinka Somaliland.
4:49
Galaydh Media
Рет қаралды 21 М.
Surah Mulk - سورة الملك Recitation For Inner Peace & Restfulness | NOOR
3:53:10
wareysi aan siiyey miisaan tv |khadar farxaan siciid
24:52
Khadar Farxaan siciid
Рет қаралды 13
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 26 МЛН