Daawo;-Xagjirkii Qurbaha Uga Yimid Daadinta Dhiiga Shacabka Somaliyeed Oo Wareysi Layaab leh Bixiyey

  Рет қаралды 223,247

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 229
@spyfunhouse7988
@spyfunhouse7988 11 ай бұрын
Subhanallah ilahey hanaga qabto qofkan inuu cafimad qabin wey ka muqata wixi dhib wado allah naga qabto qofkan waa laga aqlibadiyay 😢😢
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 ай бұрын
Alshbb la shaqee waa dhiig islaam oo gabbasho lahayn
@difaacqaran8181
@difaacqaran8181 Жыл бұрын
shirkadah talefanada baa ka mas uul ah sababta eysan u ogeeyn qawaa riijtaan talefan baan iskul hadli jirnay kuye somali waxa ka wado dhibka waa shirkadahaas loogu talo galay in
@omarhaji7346
@omarhaji7346 Жыл бұрын
Shirkadaha wxbo maogan Karan wayo dadkasi markay wada hadlaayan ereyada qatart way iska ilalinatan.. midakle shacabka Hadi ID card leyihin o Lenka ID laan lafuran Karin qoladan 1bil laguso afjari laha wlhi
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 ай бұрын
Haa way wada shaqeeyaan
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 ай бұрын
Somalida dad badan baa ugu dhex gabanaya lama fahmi karo ilaahay shacabka ha badbaadiyo
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 Жыл бұрын
Xaarood iyo xumaan way wada dhasheen fadaro
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Жыл бұрын
Daarood maxaa meesha keenay alshabaab qabiil miyuu leeyahay mida kale kuwa muqdisho dadka dhameeyay oo qarxiya ma daarood baa mise waa hawiye qabyaalada iska daa !
@abdikarinxasan4007
@abdikarinxasan4007 Жыл бұрын
Oo waa qoladee
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Жыл бұрын
Waa maxey xarod musqulaha miyaad u qodaan
@sundusdorre5348
@sundusdorre5348 Жыл бұрын
Qashino dhan wa idinka iyo kuwa duufsateen meshina ma olalshen markasata meshenene nabad ma ahan laheen idinka alshab iyo balyo dhan nilaga keney uff😮😅
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 6 ай бұрын
Ilaahaan ku dhaartaye farmajo inuu ahaa labo shaarle shabaabka ma reerka dhan ayaa mid qarxa mid dadka laaya hada maxey hayaan Qawaarijta maaha dad cafimaad qaba waayo qabyaalad cuqdad ayaa filimkaan ku qarsoon
@somswed.5014
@somswed.5014 Жыл бұрын
Nin wayn oo 8 caruur ah leh caruurtaas Allaha u sahlo kuwaan ilaahay umada haka qabto subxaan Allah
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Жыл бұрын
Ninkaan hada reer nacayb buu Somali u baabiyey Subxaana Allah
@AminaFarah-b3j
@AminaFarah-b3j 9 ай бұрын
Waa nin xuun
@AminaFarah-b3j
@AminaFarah-b3j 9 ай бұрын
Wax xuun Allah hakubadao waxaas ayuu kujadlayo balfiriyaa belo hakuheshay
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Wajiga gubay asago intaan waa la ii sheekeye ku leeyahay subhanalaah
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Alshabaab ilaahey ha inaga qabto dadkeena waa gumaadeen.
@abdirahmansuldanhussein8371
@abdirahmansuldanhussein8371 10 ай бұрын
Wlh calai waa mel dhiib badan aniga ku jabay shaidankan mesha roon ayu ka shegaay
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Habaarkii Yurub kaa soo celiyey baa halkaan ku keenay. Subxaanalaah.Ruuxii Ilaahay aan liibaan la doonin, cid wax u qaban karta ma lahan.
@IsmailAbdimumin-r1h
@IsmailAbdimumin-r1h 6 ай бұрын
💯/90 datkaan waxa kukalifay daadinta dhiiga umada waa iney u arkeen iney dhaqaalo kasameyaan ma ahan dat madhab ama caqiido udagaalany dhabtii allow kuwa dulmiga wado naga qabo
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
2021 --- DOWLADII KHAWAARIIJTA AHEED AYAA WADANKA JOOGTEY... ILAAH AYAA KUWAAS NA DHAAFIYEY,.... YAAHUUUU
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 Жыл бұрын
Waa jiran tahay ee Alla haku daweeyo dowlad dhan baa khawaariij ku sheegaysaa yaahuu.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
ALLOW CAQLIGA HANAGA QAADIN. QOF WAYN OO REER LEH, HADANA LEH WAA LAY TASHKIILIYAY. War ninku DOQONSANAA.😢
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
doqonimo maha wlo ee diintisa ayusan cilmi badan ulahyn somalidana waxy u badan yihn dad islaminda dhaqan ahan uleh lkn aan cilmi saaida ulahyn diintu wa barasho ee udhalasho maha adu diinta aqon laha o madahibta kala aqoon laha lagama dhadhicin karen waxasa sax ah
@farhia2984
@farhia2984 Жыл бұрын
​@surayamoha3945 ma u maleynaayo qof soomaalia ku dhashey kuna korey ikaa 15jir ku gaarey oo asn ogeyn in dhiiga kadaadsho uu danbi yhy ha joogo miyi ama magaalo haduusan diin baran hataa wuu garan karaa qiimaha dhiiga aadanaha intuu la eg yhy
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 Жыл бұрын
Oo waliba leh islaan baa i tashkiilisay😂😊
@hassanhashi4091
@hassanhashi4091 Жыл бұрын
Weeydhacdaa in dadka maskaxda laga badalo da’a makuxirno ee waxeey ku xirantahay daruufta iyo danta oo looga faa’iideesto qofka..
@Immm-r8z
@Immm-r8z Жыл бұрын
Oo nin caqli fiican mey duufsan karaan. Iyagaba wey yaqaanaan nooca ay ubaahan yihiin. Dadka kuwa ugu caqliga xun ey aruursadaan.
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 23 күн бұрын
Waa doqon aan filayn in la Dilidoono
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Жыл бұрын
Guul
@Calicabdulaahibare
@Calicabdulaahibare 25 күн бұрын
Subxaanallah iskama ciwaaysto
@hudaosman5762
@hudaosman5762 11 ай бұрын
25 daqiiqo baa dawaday lkn waxa hadalkiisa ka fahmay inuu cid dilin oo kaliya uu ahaa mid wax ugada alshabaab kan danbigiisi waa fudud yahay
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 9 ай бұрын
Hadusan wax dilin micnahedu ma ahan inusan danbi lahayn bal wuka danbi badan yahay ka wax dilay
@youngdiamond8703
@youngdiamond8703 Жыл бұрын
Waxa dhibka wado waa shirkadaha wayo talefanka qofka margu guhatlayo wey ogaankaraan iyo meshu jogo marka hada cagta cagta loo saro shirkadaha saan wax wey dhamilahayeen wlhi
@fahm3d88
@fahm3d88 Жыл бұрын
Shirkadaha telefoonada arintaan wax way kawaran karaan balse wadankaan Lama kalajecla
@youngdiamond8703
@youngdiamond8703 Жыл бұрын
@@fahm3d88 xaqiiqda saas ah lakin halka wax kaliya aa sameenkarno waa in aa uduceena hal iyo jeer🤌🏽😎
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Waaba iska faraxsan yahay, waar yaa ila arkay ?
@baismail7521
@baismail7521 9 ай бұрын
Kama qasna kkkkkk
@Islamicgirl-d4o
@Islamicgirl-d4o Жыл бұрын
Illahay xaqa ha idiin tuso
@FarhiyaMahammed-bp8hk
@FarhiyaMahammed-bp8hk Жыл бұрын
Nacybka Putlan dad badan ayaa u dhima naayo
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 5 ай бұрын
Oo ma ninkaan majeerteen cid aan ahayn oo ku neceb baa jirta?
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Afsomalina waad ku hadleysa kuna fahmi wayey Allah kuwaa aad ka sheekeyneyso aduunka haka qabto swt
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Жыл бұрын
Somalida qurba joogta waa argagixisada
@AyaanCabdirixmaan-t6k
@AyaanCabdirixmaan-t6k Ай бұрын
Waa Dad sida xoolaha la iska wato maba fakaraan kuwaan subaxaanallah
@HodanMusa1
@HodanMusa1 Жыл бұрын
Habargidir buu u ef yahay lkn waa laylakase
@TechSiyaad
@TechSiyaad Жыл бұрын
ninkaan sida ka muuqata waa denbiile balse aniga ilama aha in lagu xakumo dil.. balse waxaan is leeyahay xarig dheer ayuu mudan yahay.. Alshabaab maadaama ay awood leeyihiin siyaabo badan ayey dadka ku duufsadaan isla markaasna qofka gala waa adagtahay inuu ka baxo waayo way dilayaan..
@farhia2984
@farhia2984 Жыл бұрын
Ilmaha yar hala tashkiiliyee qof weyn see loo tashkiliyaa ma maskax baan jirin uu ku kala garto qalad iyo sax mise wax kalaa qaldan ilaahow umadaan nooga qabo dalka iyo dadkaba
@ahmedyusuf865
@ahmedyusuf865 Жыл бұрын
Argagixisadu waa cadowga umada hala toogto yaan loo naxariisan waligood fikirkaa xaraanta ah kama tanaasulaan
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 6 ай бұрын
Fikirka muxu yahay
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 6 ай бұрын
Waa nin lacag jecel
@realityreality8301
@realityreality8301 5 ай бұрын
Nin dhan oo wayn oo leh waa la i isticmaali jiray! Ilaahayoow hanna fitnayn!!!
@samatarmoh16
@samatarmoh16 6 ай бұрын
Bal firi inu leeg yahay subhanallah
@Islamicgirl-d4o
@Islamicgirl-d4o Жыл бұрын
Allah majerteen illahay aya jecel
@nurabdi6399
@nurabdi6399 9 ай бұрын
Waa runta
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Allah haka been abuuran 😂
@aminaosman1520
@aminaosman1520 5 ай бұрын
Marexaan 100 /90 waashabaab
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Жыл бұрын
Afrikaan kulahaa oo asaga maxow isuheysatt Qawaarku
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Doqon leelkase uma xumid
@alijama3287
@alijama3287 6 ай бұрын
Waryaa illahy ka baaq waa bil ramadaan qaabiil dhan baad caan subxaanallah
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Uur xaasi Afka ha noomacayn.
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 Жыл бұрын
Macnaahaa tashkiilis maxaa waaye shabaab waalbo waxuu leeyahay waalay tashkiliyay
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 9 ай бұрын
Tashkiilis=[Ka dhadhicin ]/ama ku qancin
@Aishah-
@Aishah- Жыл бұрын
Balaayo ku tashkiilisay😮
@sahranur9396
@sahranur9396 2 ай бұрын
Waa nin waalan Doqonimana way haysa waa lay tashkiiliyey kula ha
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 6 ай бұрын
10kii qof oo somalia 7 ayan maskixiyan wax ka khaldanyihin marka labarbar dhigo qowmiyadaha kale ,waxan filayaa inuu ka mid yahay 7daa qof
@naciimaaxmed6103
@naciimaaxmed6103 Жыл бұрын
Xaaaran foqol xaaaran wxs waa in nolosha laga silciyaa wlhi
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Ma run baa sheekadani Cajiib
@Munadalac
@Munadalac 8 ай бұрын
Subxaanalah intu la egyahay iyo waxa uu kashaqeynaye laailaaha iLalaah😡
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 Жыл бұрын
hadda bal ninkaas 9 caruur ah ayaan dhalay ayuu dhaha mashallah caruurtaas marka ma xalaal ayuu ku koriyay maxaase laga sugi karaa iyaga
@abdihakimelmi4427
@abdihakimelmi4427 Ай бұрын
Haduu qof dilin ama usoo sheegin yaa la dilin xabsi dheer halagu xukumo diinta waxee shegeysaa qofkii qof dilo hala dilo asaga qofna muu dilin marka yaa la dilin
@aminaosman1520
@aminaosman1520 5 ай бұрын
Waamarexaan
@bazeera5520
@bazeera5520 Жыл бұрын
Waa qosla cajiib qospl gariir
@dahircadecali8259
@dahircadecali8259 11 ай бұрын
Dahair ali mahomed is Mohamed Cabdi farax maxamed 0:35
@AxmedMuse-w6w
@AxmedMuse-w6w Жыл бұрын
Aqli malahan xaqii ayaa kadashiinaayo weey idiin dhamaaday mardhaw waa lasoo afjaraa qawaariijka
@abdulahiali2104
@abdulahiali2104 Жыл бұрын
Niman dad soo laayay, hadana qoslaaya, kii wareysiga ka qaadayana la qoslaayo!!!!! Maskax fayow uga jeedo labada dhinacba. Aan is leyno anagoo kaftameyna la yiraa.
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Жыл бұрын
Acudu bilaahi mina sheydaan arajiim. Ninyow ALAAH ha ku so hadeeyo. ALSHABAAB waa shayaadiin, sheydaana way u shaqeeyaan, sababto ah qof dad dilaya waa ehelu naar, naar baana sugi ee Alaah ha qabto ALSHABAAB iyo kuwa maalgelin AMIIN YA RABI.
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 Жыл бұрын
Puntland nacaybkeeda ugalay kulahaa
@Cabdifandhkhatumo
@Cabdifandhkhatumo 6 ай бұрын
Waa nin dacad ah ninkan walahay
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Жыл бұрын
Naceybka punt u dhimo laangaab ciil qabe caloosha ku xanuuntey puntland waxey havanna bir ah ku qabatey argagaxiso iyo waxey soo. Kireysteen cadow ha hala cidhib tiro
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 11 ай бұрын
Kan reer loma caayo wall waa uwada cadow dhaman
@yasmiinomar724
@yasmiinomar724 Жыл бұрын
Ala wiilka yar malaha maskaxiyan ayuu u xusuusan yahy dib ayuu ka ogaaday in uu dhiman gaary😭😭 oo qarax lagu xiray
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Жыл бұрын
Aad baad u qaldantahay isxisaabi ninyohow. Dhalinyada la habaabiyey Alaah u noqda. ALSHABAAB aad bey u qaldan yihiin nag Alaah ha ka siiyo.
@fardosohadafow352
@fardosohadafow352 10 ай бұрын
😊😊
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Жыл бұрын
Wariyahan waraysigisa waxba kadhimn Wixii loogu yery muna waydinin iyo wixii lasoo bary
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Ninka waa miskiin
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Ай бұрын
Umada alle ayaakaqabtay dhagar qabahan
@sirdoonsarre1089
@sirdoonsarre1089 Жыл бұрын
Illahay hakaa jarro dulmiga aad kaska iyo badheedhka u gadhay ee aad ugu badheedhay dhiig Islam aan waxba galabsan!!!
@fanaxabdi2822
@fanaxabdi2822 Жыл бұрын
Magalada dhankani wax baa kama dhacan kulaha dhanka kale maogii
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
War waa nin cuqdadaysan puntlnad Baan ugalay kuyeh
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 23 күн бұрын
Kan miyaan la dilin
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Wadanka waa in laga qabta cadowga waana shacabka iyo diwlada wada jud y shaqeeyan qolada telefoonada waa inay ilaahey ka cansadaan shacabka la dhameenayo way ogyihiin waa inay dowlada la shaqeeyan cadowga sheegan
@Cabdiwahaab-Rabaax
@Cabdiwahaab-Rabaax Жыл бұрын
Wallahi ninkan waa lajan 😂😂😂😂
@Victory20246
@Victory20246 Жыл бұрын
Ma inuu Daria diluu lageng Ku tahay doqonka
@fanaxabdi2822
@fanaxabdi2822 Жыл бұрын
Xawayan weyan cuunfii kabuxa argoosi awgeed ayu ugaalay reer putland ayey layaan si caad ayu usheegay mida kale wareeysigaan laba ninba way isku racsinyihin midka wareeysani haya iyo midka lawareeysani hayaba
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 6 ай бұрын
Dowlada hadey dadka tashkiilin waysay oo wacyi galin waysay oo jaad cunoow qabees lan nadaafad daro kujiro dadkii oo sufiyda masaajid yada isku goobeen dadka tashkiiliney aakhiro in lawaydiiyo laga yaabaa dadku waa jaahiliin badanaa galada alshabab manaxayaasha ayey kacanta dadku galeen alshabab alle idin baabi ih iyo wixiiracaba
@hassanmohamedhassan7547
@hassanmohamedhassan7547 5 ай бұрын
NINKAAN PROBLEM KIISU WAA HUNGURI WEYNI
@yahyaomar8736
@yahyaomar8736 5 ай бұрын
Agree
@jamacjamac-1122
@jamacjamac-1122 10 ай бұрын
Somalia nikan carurtisa kubili jiray xalandan say ku badbadabadayin so walidkoda dilimayaan
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Ilahow adaa no maqan
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 11 ай бұрын
Waa nin waalan hadda ma noolyahay sacaaan na hor fadhiya 😂😂😂
@bazeera5520
@bazeera5520 Жыл бұрын
Dameen illahay ba dadka kaa qabtay inaad qososho mahan
@CabdiwahaabMaxamed-j9x
@CabdiwahaabMaxamed-j9x 9 ай бұрын
Dawlada waxaan uga baaqaya in loo fudadeyo ciqaabta ninkan waa aabo soomaliyeed sidaan kafahmay warkisa nin dad dila uma eka
@eagleaad5183
@eagleaad5183 11 ай бұрын
Waa nin kaftan badan ninkaani😅
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Qurbaha laga soo musaafariye anaka waxaa u joogno waa dilka malin walba walba dalka ka sixdo wadankeena u baahanahay wadabka ha nalooha qabto cadowga
@nazdalaan
@nazdalaan 6 ай бұрын
Kelmeda ah Puntland waa na dhibaateeyaan ha dhayalsan cadaalada waa NABAD, dadka walaalaha ah xil halayska saato dhintooda.
@Mursal1445
@Mursal1445 9 ай бұрын
Kan Waa bahaluul aqligaa ka yar
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
hadi usan gacantisa qof ku dilin mala dilaya
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Ай бұрын
Kan yaa la Tooga ee ha la Googoyo Qurbaha waxba kuma heeysan 😡😡😡 Naagtiisana Markey Dhaleyso Gaalada ku Tiraahdo Ninba Habeen la Tuntay waxey Gaalada Dhahaan waa maxay Naag Dhaheeysa Habeen Ayaa la Tuntay 😡😡😡ILMAHIISA Waa WADIL XARAAN 😡😡😡 Kan Haley Keeno Aniga ayaa GOOGOON 🔥🔥🔥🔥
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Жыл бұрын
Wacal markii laga yaabay ayaa la masaafuriyay
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm Жыл бұрын
Hadalkiisa iyo qolofkiisa isma lahan wuuba iska qoslaaa malaha kan waa doqon bal muxuu kuqoslaa?
@mrnice2665
@mrnice2665 10 ай бұрын
Leelkase 2011 markii uu majeerten soo weeraray baan kadifaacnay hadaan Sacad nahay inay xasuuqan bay rabaan majeerten leelkase 8 nin baa nooga dhimatay difaacii aan difaacnay leelkase ilaa hadda shukran xitaa kamahayno😅😅
@Sumaya-ii7xl
@Sumaya-ii7xl 20 күн бұрын
Oo maxa dhaxgalshay daarood cadawgisa kowaad in hawiya u haystan maogidin qabiilada Hoose hadii losiii dhaadhacana HG iskadabaa Sacad na xaga siidhig waaba Malakamotkoda kabaqaan weeye sidaa oga diifaysaan markaa 8dhimatay allaha unaxariisto hoyodod Iy❤o Aabahod uun bay kadhinteeN😢
@Umahafso
@Umahafso 10 ай бұрын
Kkkk naagbaa igu tashkiilisay kulahaa
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Жыл бұрын
Kan Dow-Jones buu u egyahey
@biarochannel
@biarochannel Жыл бұрын
Bisinka waa shayaadii bal eegaga sideeey dadka umari habaabiyaan
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h Ай бұрын
Qasari
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Maantay puntlnad nacayb ha kaa saarto waa kaase
@saidmohamed745
@saidmohamed745 8 ай бұрын
Wey ka saareysaa sow maha😂😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Itii la ixushay kulahaa inaa doqon tahay ku arkeen leelkase doqonkoodii oo hadlaaya
@samatarmoh16
@samatarmoh16 4 ай бұрын
Alshabab nin aan waxba baran bey radsadan kuli wax aqon bartay male ama quran xafida ma arag
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 6 ай бұрын
War dowladeey mesha kakaca qamiisyo xirta dadka wacyigaliya intaaysan galada Alshabaab gacanta ugalin
@sacido1721
@sacido1721 Жыл бұрын
Sheydaan weeye ninka intaas leg wayeelka eh caqli xumaa diin la,aan caqli xumo ayaa iskuugu darsamey waxaan ha laga qabto wadanka
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 23 күн бұрын
Majeerteen xitaa waxaa loosoo adeegsaday dhalunyaro iyo waayeel waliba u badan mj. Iyo Soomaalida kale dir iyo hawiye raxanwayn iyo cidjasta
@cheikahmed7345
@cheikahmed7345 Жыл бұрын
Allow baadbadi umadaa samaliye dalimintana kaqaboo
@Nuurkhalif78
@Nuurkhalif78 Жыл бұрын
Wareysigan aadbuu uficanyahay hala wareysto damantodha
@abdiabshir9806
@abdiabshir9806 Жыл бұрын
Haa SNm Ayaa dhaqalaha bixisay putland Necebkeda mar Haduuba sheegay
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
Hooyda siilkadi waase darood waa waada argagaxiso illa dhiiloyinka maajeerta ee siiloda shaababka kaa gaata
@Kw58437
@Kw58437 Жыл бұрын
Darood o dhan ayaa lashababah
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris Жыл бұрын
Khaniisnimadi iyo adoonimada argagixiso ba idin dheer dhiladi ku dhashay wase
@maxamedcisman6382
@maxamedcisman6382 Жыл бұрын
Inka yiri.qabil ayan.ugalay.shawab.
@DamlaCajis-mp9ug
@DamlaCajis-mp9ug Жыл бұрын
Waa runtiis layla Calawi lawada raacyee kkkkkkkkkk Dhax ma ku dagtay mise waa is qarxisay 😂😂 unuka iska dhiman
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 452 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR SNTV 05.10.2021
41:01
Somali National Television
Рет қаралды 34 М.
DILAAGI SPORTSKA AHAA FAYSAL GUJIS QAYBTI KOOWAAD EE AFMEER
30:24
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН