No video

Burburka Mareykanka | Imaanshaha Trump Guuxa NATO & dhoolacadeynta Russia & Shiinaha |

  Рет қаралды 45,378

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 114
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Insha Allaah maraykanku ha helo cuqubada muslimiinta faraha badan ee uu baaba''a Iyo barakaca uu baday Tafaraaraq Iyo talo xumaan Alle haku rido maraykanka Muslinka guul Iyo gobanimo falastiin
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA MAREYKAN IYO XULUFADiiSA DOQOMADA AH AAMIIN YAA RABBI
@nimanhpabdi7094
@nimanhpabdi7094 Ай бұрын
Inta aad dhahesid allaha burburiyo ma dhahdid Allaha soo hanuniyo, America anaga ayaa ku nool oo aman iyo nolool ku hesano xafad kasta waxa noqa furan masajido iyo ganacsi,miid kalena aan ku sheege American people Waa Dadka adunka ugu fircan
@user-il2to2sj2w
@user-il2to2sj2w Ай бұрын
Hambalyo mxamed ciise waxaan kuugu hambalyaynayaa 6000000 hore usoco insha allaah
@maxamedxalliye8839
@maxamedxalliye8839 Ай бұрын
😂😂😂 6M Maaha Bro Waa 600000
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Allah ha burburiyo markaynka
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs Ай бұрын
Allow jabi gaalka wayn ee maraykanka ah muqawamada xamasna guul reer galbeedka cadowga ahi ka naxan sii 🎉❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Ай бұрын
Aamiin Allah ha isku jabiyo
@JaamacMoha-y4q
@JaamacMoha-y4q Ай бұрын
Like isaara mada Ann idinka horeyo😂
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Allah ha burburiyo ingiriska maraykanka yahuuda iyo itopia allow itus kahor inta aana dhiman
@maxamedsiciid-ww2rs
@maxamedsiciid-ww2rs Ай бұрын
Amin yarbi
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi yaa kariim 🤲🤲🏻🤲🏿
@user-dj7qj6su7y
@user-dj7qj6su7y Ай бұрын
@@abdurrahmanHarbi-cy8hy 𝑎𝑎𝑚𝑖𝑖𝑛 𝑎𝑎𝑎𝑚𝑖𝑖𝑛
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
ILAAHAY HAJEBIYO YUHUUDDA&MARAYKANKA &KUWA SOMALI ISKUDIRAYA AAMIIN
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v Ай бұрын
Alaha burburiyo maraykanka iyo reer yurun amin
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Ай бұрын
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdulahxuseen2890
@cabdulahxuseen2890 Ай бұрын
Waxaan ahay caawa 18 ee muuqalkan dawanaya maracade show
@Jackcadnaan-r2h
@Jackcadnaan-r2h Ай бұрын
Hambalyo hambalyo Hambalyo waan lasoo dahay 600k
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 Ай бұрын
Adunka qofkastoo fasahadiyo adunka wu burburaa marka wa marki USA iyo Hahuuda ay burburi lahayeen
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Ай бұрын
Allow mareykan o burburte itus kibirkisa iyo dulmigisa aya lagareysanayaa Allah jabiyo o burbur Allah kurido mareykan iyo Israel Ameen ya Allah
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Ай бұрын
Allaha bur buriyo gumestah ugu weyn waa Amerika 🇺🇸 wadama badan xurobayan
@guriceel7971
@guriceel7971 Ай бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah Ай бұрын
🎉hambalyo wllo 600k ka badana ku rajeyna ❤❤
@abbdll
@abbdll Ай бұрын
Mareykanka dadka xaj-jirka ah ayaa ku guuleysanaya yurubna sidaas oo kale
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 Ай бұрын
Maasha allha
@YacinSouleiman
@YacinSouleiman Ай бұрын
Ahlen maracade sxb adiguuna soo dhawow
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@fayslhase5923
@fayslhase5923 Ай бұрын
Walaalo lasoo dhakhzo barnaamijyada
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 Ай бұрын
Ree Gaza allaha ugargaaro
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Alle ha guuleysiiyo walalahena qasa
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Ilaah ha burburiyo maraykanka
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
Cwa maso daahdey ma ogi wanku sugaayey😊
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Ай бұрын
Thanks Maracade Show, ereyga aad isticmaashey ee ah ah BURBURKA MAREYKANKA, waa hadal culus oo aan aheyn mustawaha dowladnimada mareykan ku taagan tahay, iyo halbeega xaalada taaqan iyo mustaqbalka mareykan, 17:06 waayo mareykaku ma aha dal ku dhisan go'aanka madaxweynaha oo keliya.
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot Ай бұрын
Mareekan warbaa ka soo socda hadii tram uu ku guuleesto doorashada. Yahuuda marnaba ma gaari doonto 3-da hadaf ay dagsadeen falastiin insha-alaah 🇵🇸
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Ай бұрын
Allow galadan Ayaga dhaxdooda isku jabi Walaalheen Falastin'na Dhibta ka Dulqaad 😢🇵🇸🤲🏻
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Marekanka habuburo
@IsmaaiilYare993
@IsmaaiilYare993 Ай бұрын
Yes 19 socond
@Talaabo6262
@Talaabo6262 Ай бұрын
Soo daa wararka
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Maraykan alle ha burburiyo waayo waa cadawga islaamka iyo aadamaha waana laga nasan lahaa sharkiisa haduu burburo
@farisfaris7500
@farisfaris7500 Ай бұрын
Allaha burburiyo Mareykanka iyo xulufadiise walaaleheen reer Falastine dhibka Allaha ka qaado
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj Ай бұрын
Mareykanka kaligiisa Kuma.ado.ruushka taasi.wa.laogyahay.lkn.kuwa.uu.qalbigu.ku.dhisanayo.wa.gashaanbuUta.kle.ee.uu.dabAda.kuwato
@IbrahimJibriil-l3h
@IbrahimJibriil-l3h Ай бұрын
Allow falastiin u gar gaar ameerica iyo uk allow dhul gariir kurid allow coroone kurid ammeerica iyo shacabkiisa aammiin aammiin
@funnyvideos-tq1lp
@funnyvideos-tq1lp Ай бұрын
Hambalyo for 600k❤
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms Ай бұрын
Shaki kuma jiro inuu maalin uun bur burayo maraykanku ha dhowaato ama ha dheeratee. Alle ha jabiyo
@waabarijama8389
@waabarijama8389 Ай бұрын
Thank you very much ❤mm cadde
@ailadenilmi4700
@ailadenilmi4700 Ай бұрын
Marhaduu joojinya dadka isku jinsigah waan taageeryaa
@user-nc5up4ll8e
@user-nc5up4ll8e Ай бұрын
Garabka midig ee fog Waa kuwa sidee ah
@SamatarOmar-ep2to
@SamatarOmar-ep2to Ай бұрын
Amin
@faismaeltallan
@faismaeltallan Ай бұрын
Maxamed maanta war macna leh miyuna jirin
@omarosman7143
@omarosman7143 Ай бұрын
Allaah ha burburiyo rer galbed
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Ай бұрын
Illaaahow burburi Allaa man arko Maalin Dowladaha Muslimiinta oo sareeya oo amarkoda shaqeyneya Falastin ay xor tahay Somalia oo Dowlad leh
@cabdigahayr2563
@cabdigahayr2563 Ай бұрын
Ilaahay haguuleeyo mujaahidiinta reer falastiin intii shihiiday Ilaahay janooyinkiisa.haku.casuumo
@abdimuse1620
@abdimuse1620 Ай бұрын
Alaha burbuyo dhaxdooda khilaaf alaha ka abuuromrk
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
rabiyow burburi oo baabi rabiyow halaag sidi ay u halagen caruurti iyo hooyoyinki rer falastin rabiyow ciqab mid daran maraykanka rabiyow dhibkay u gayste rer gasa ka jar oo hog iyo halag ka rid dalka maraykanka aamin ya alah
@ridwanahm
@ridwanahm Ай бұрын
Alle ha u gargaaro walaalheen reer sudan oo dad badan ay khilaafka dagaal u dhinteen una qaxeen🤲🏾
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
SHUKRAN AKHII
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p Ай бұрын
Waa isku siyaasad maraykan yaala gaadi rabaa⁉️
@ishaqmahammed
@ishaqmahammed Ай бұрын
Maxamed waxaan reejenya marakaka inay burburo
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Ай бұрын
Maracade sxb warkani ma mid horaa Waa maxay madaxweyne Trump wuxuu taagan yahayda aad sheegeyso ? Wadanka hadda Joe Biden baa ka madaxweyne ah oo wixii NATO laga yeeli lahaa iyo Taiwan go’aan ka gaari kara.
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Ай бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay in Trump guulaysanaayo 99% hadii Biden latartamo,sababtoo ah waxaan dareemaa shacabka mareykanka oo aan lakala bixin muslin iyo masiixi. Dibada kasokoow dhaqaale daraa nagu dhacday,waxkasta waa double 4 sano ka hor maanta
@MohametFeizal-pw9hm
@MohametFeizal-pw9hm Ай бұрын
Dahabzhiil Ayaa Bad Galay
@ifraan7878
@ifraan7878 Ай бұрын
Alla haysku Kashifo insha allh
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Israa'iil hadafka ay sheegayaan inay gaadheen waa burburinta magaalada iyo inay xasuuqaan maatada, maahina hadafkoogii saxda ahaa may gaadhin mana gaadhi doonaan insha'allah. Ilaahay hajabiyo cadawga
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Ай бұрын
Allaahu akbar Allaah jebiyo cadoowga Ilaahay
@user-er4id9sw2v
@user-er4id9sw2v Ай бұрын
Waxay burburiyeen maxay usoo bandhigi waayeen , waariyo iyo maaweelo, lakiin shacabka ayay xasuuqaan, dhwaan waxaa laarki doona muqaawamada oo maalintii 20 taangi iyo kabadan gubaysa
@maxamedcismaan-pz8tx
@maxamedcismaan-pz8tx Ай бұрын
Reer falastiin alaha ugargaaro
@user-uj8sn4cc6o
@user-uj8sn4cc6o Ай бұрын
wlhi sxp sare shayaadiin isma dhaamaan
@user-ex7pl7wz1g
@user-ex7pl7wz1g Ай бұрын
Alaahu akbr
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Thanks 🙏👍
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc Ай бұрын
زلزال الغروب ونوا ابهم
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Ай бұрын
♥️🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻♥️
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Anaa qaba inuu yahay kii mareykan iyo is not real-ba burburin lahaa😅 ilaahow run ka dhig koley xili ay noqotaba wey burburayaan ama ha dheeraato ama ha dhawaato
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Xiligii waxaa soo dhow ruushka iyo ciidan muslimiin ah ay dagaal ku wada qaadi lahaayeen cadowgooda markey ka soo adkaadana uu askariga ruusha ah intuu calamada nasarada kor u qaado oran lahaa tan ayaa guuleysatey ee askariga muslimka ah uu dili lahaa ninkaas kadib ruusha iyo muslimiinta uu dagaal ka dhex qarxi lahaa ugu danbeyna ruusha la jabin lahaa waana xadiith nabiga scw ayaana sheegay
@user-sv8fw7ui1d
@user-sv8fw7ui1d Ай бұрын
Muuqalkaasay soo bandhigeen xoogaga ee soo dalanqee sxb
@YacinSouleiman
@YacinSouleiman Ай бұрын
2 now
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Ай бұрын
Allah haiskudiro gaalada oo dhan
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 Ай бұрын
guul xamas Alle hajabiyo Yahuuda
@KhadarmaxamedXusen
@KhadarmaxamedXusen Ай бұрын
Waankusalaamaya.maracade.waxankamidahay.dawadayaashada.xaan.ubahanyway.kadd.ka.tigtooga.ee.lacagta.xasoosameeya.dadkadibadahajooga.eesaaxibmasamaynkarta.khadarmaxamedxuseen.joga.harrays.mahasanid
@yusufibrahim1129
@yusufibrahim1129 Ай бұрын
اللهم فرق شملهم
@JARANSiid
@JARANSiid Ай бұрын
Waxaan salan qaas aan u diraa mara cade show
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Turam lagamasugayo inusogagabeyo dagalka qaza bedelki inutagero awodxaddhafa xasuq iyo inhubkhatara loadegsado mahine isakatageraya in israil kugulaysato lakin Ukraine walagayaba: Taiwan wukanoqondona cadadinteda madama ushinaha rabo inudhaqalihisa ladagalamo iyadohaduqabsado Taiwan dhaqalihisa kordhindonta
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz Ай бұрын
Waxaan la yaabay gudaha marekanka kuwa xilka ku tartamaayo Si walpo ay ukala arkti duwanyihiin srael iney difaacaan wey ka mideysanyihiin oo kama maqlo srael ma difaaceeno maxaa ugu wacan lakiin?
@mixedboy442
@mixedboy442 Ай бұрын
Mareykanka melaha dhaqalaha kaso galo dhan yahuud baa gacanta ku haysa iyadana daaha dabadisa Ka mamusha dalka marka marnaba macqul maha in nin aan sahyuuni ahayni uu xilka qabto
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz Ай бұрын
@@mixedboy442 haa wan fahmay wll Allah Haku xafido
@mixedboy442
@mixedboy442 Ай бұрын
@@MaxamedCali-ue4cz dhamantenba allah hayna xafido wll❤️
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Ай бұрын
😊
@MawliidSuperior
@MawliidSuperior Ай бұрын
shiinaha lugu maqanyahy maxaa kawadaa zxp marcadde
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@AadanCabdi-cq5wt
@AadanCabdi-cq5wt Ай бұрын
Jamhuuiyiin iyo dumquraadiyiin anigu makala jecli
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
TRAMP WAA HADUU KUSOOBOXO WAA NINKA DAGAALKA 3AAD ILBAABADA UFURI DOONO MAREYKANA BURBUR UHORSEEDI DOONO IYO DAGAAL SOKEYE CARABNA QABSANDOONO
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Trump waxaan ku taageer sanahy inu warshadaha hubka cunaqabateeyo iyo dadka isku jinsiga inu weeraro wayo labadaas ba waa shar
@JaamacMoha-y4q
@JaamacMoha-y4q Ай бұрын
1 😂kow comnets
@FARHAN_805
@FARHAN_805 Ай бұрын
Fikradadha lawadag dadka !!
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 Ай бұрын
Burbura oo buul idinkama soo haro jecliyaa dhulka gaalada dhibka soo gaari
@JamaalXareed
@JamaalXareed Ай бұрын
Asc
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 Ай бұрын
Asc dhammaantiin maah maah somaliya waxay tidhaahdaa Dhaddo roob noqon wayday,ilaahay swc si dagga dagga ha u baabiyo .naclatulahi calal yahuud wana saaraa.😂
@HousseindararAwaleh-kr4nk
@HousseindararAwaleh-kr4nk Ай бұрын
Waxba kamajiraan warka yahuda xamaas iyo falastin Wayne gulesten
@engineeryuusuf2937
@engineeryuusuf2937 Ай бұрын
Waadha maad wakhtigi gaalada
@AxmadYasinOday
@AxmadYasinOday Ай бұрын
War yuhuda khasare uogaw
@mohamedalihared6735
@mohamedalihared6735 Ай бұрын
Walal maxamadow waxad ino cadaysa mesha dhabta ah u ka tagan yahay Donald Trump dagalka qasa
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Ай бұрын
Wanaagsan
@Zamotalis-Media
@Zamotalis-Media Ай бұрын
Ninkaa fooda dheer inuu Soo baxo dhawr dhinacba way ka faa'idayaan waxaanan qabaa dadka African ka ah gaar ahaan waliba dadkeena somaalida ah in uu Dan u yahay Trump inuu Soo baxo
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Ай бұрын
Way dhici kartaa inuu kaligii taliye oqdo. Wuxuu nacyb ka dhex abuuri doonaa dadka maraykanka wuxuuna cuqdad u qaadi doonaa gobolada aan u codayn isaga. Hidler isaguba doorashuu ku yimid 1933 kadibna wuxuu isu badalay kaligii taliye wuxuuna bilaabay WW2 dalkii jarmalkana wuxuu u hor seeday burbur. Caqliga yar ee thrum waxba kuma aha inuu bilaabo WW3
@shinaali6574
@shinaali6574 Ай бұрын
Trump ha gulesto.
@engilyas44
@engilyas44 Ай бұрын
Waxan layaba anigu markan maqllo irsail 3 haddaf ayay kalalahayiid Qaza ader Qurshihii uu dhigten yuhud iyo rer gaŀlbed Iyo Arabi Zionist in rer fallastiin garahan qaza Xassuqii tariikhda inlaga fulliyo ayu qurshu aha kaliya waqtiiga unba dheraday
@user-dj7qj6su7y
@user-dj7qj6su7y Ай бұрын
𝑊𝑎𝑥𝑎𝑎𝑛 𝑟𝑎𝑗𝑎𝑦𝑛𝑎𝑦𝑛𝑎𝑎 𝑖𝑛 𝑤𝑎𝑑𝑎𝑚𝑎𝑑𝑎 𝑟𝑒𝑒𝑟 𝑔𝑎𝑙𝑏𝑒𝑒𝑑𝑘𝑎 𝑎𝑤𝑜𝑜𝑑𝑜𝑜𝑑𝑎 𝑎𝑦 𝑑𝑖𝑐𝑖𝑖𝑓𝑖 𝑑𝑜𝑜𝑛𝑡𝑜❤❤❤ 𝑖𝑚𝑠ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙ℎ
@SamatarOmar-ep2to
@SamatarOmar-ep2to Ай бұрын
Amin
@JamaalXareed
@JamaalXareed Ай бұрын
Asc
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,1 МЛН
Wolfram Physics Project: A Discussion with Jim Gates
2:43:04
Wolfram
Рет қаралды 38 М.
Basaasadii Ugu Khatarta Badnayd Sirdoonka Kuuriyada Woqooyi |
14:17
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 52 М.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 309 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН