Burco walaahi hadii wadooyinka loo hagaajiyo ka fiican Hargsysa 100%
@abdiawel6432 жыл бұрын
Waan ka xumahay in burco wadooyinkeedi sidaa yihiin weliba meelihi magaalada ugu quruxda badnaa 😔
@khadraabdullahi11122 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah illaahay ha ku xafido, I you showed me my lovely city ❤ wallahi i missing you burco
@mod29672 жыл бұрын
Mashallah burco yoo ..waan soo socdhaaa inshallah
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Burco my Home ❤
@fowsiyofarax6316 Жыл бұрын
Burco in wadooyinka loo hagaajiyo iyo garoonkii diyaaradahaba Burco maayir daacad ah ayey u baahan tahey insha Allah
@hamdajama38094 ай бұрын
Reer buro alle haydiin siiyo mayar fican o dadka iyo burcaba u mahad naqdo wadoyinki ayey ka baabaday buro anago reer hargaysaba wax sasi idinma dhane madaxda alle hayno hagajiyo🤲
@abdirahenmohamed12552 жыл бұрын
Masha Allah Absolutely good clear camera sifican loo duubey oo lagu soo wareejiyey wadada wareega. Excellent view…
@AkramXasan2 жыл бұрын
Mansha alh waa gobalkii togdheer ee burco barwaqada jamuriyada somaliland 💚💚💚☆❤❤❤ Dib udhac yimi isbadal dhaba see loo gadhi karaa mahad sanid Burco
@yuusufaxmed91848 ай бұрын
Manshlah gurigayigii Xero gasta ku gaalay halka iga muuqday Xasuus dheer ayd igalisay walee mahadsanid.🙏❤
@kowtherladan12622 жыл бұрын
Mzha allah horey usoco
@easylife96410 ай бұрын
You should drive through bari.walahy xaafadaha city plaza is by far the best residential area.but anyways good video and once a rer burco always a rer burco.
@miicadsiciidcabdulahi41432 жыл бұрын
My city burco I missed
@ashqaraar89442 жыл бұрын
Masha allah wa vidio aad u quruxbadan dhul aan marijirey 15 sano ka hor ayaad i geysey lkin magalada dayac iyo dib udhac aas u weyn ayaa ka muuqda wadooyinkeeda
@AhmedSomaliTVАй бұрын
Jowhar, Shabeelada Dhexe ee Hirshabele anoo joogo ayaan gobolkaygii xiiso dartii u dawaanayaa muuqalkan. 12:00am. 13 Oct 2024. Thank you for making this video.
@cilaansaarchannel41212 жыл бұрын
Masha Allah burco, wadadaas dheer ma wadadii John saylada Markaad u socoteen?
@zimbayare55542 жыл бұрын
Inad purco ku dhalata wa haypaD ilahay pixiYo🩸
@ahmedabdi93682 жыл бұрын
Bajaajkanu magaalada iyagaa saxmad ka dhigaaya baabuurtii bay wadooyinka ku qidhiidhiyeen waar waxa magaalada ka mamnuuca
@villasomalia17562 жыл бұрын
My city Burco togdheer my city big love from boorama Somalia 🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴
@ahmedyasin67962 жыл бұрын
Faqash ma tihid somalilander Waayo calankii dadka reer somaliland lagu hoos xasuuqey baad sidataa
@karimhasan89672 жыл бұрын
Faqashey dawarsiga fosha xuni wa waxad waliga qayrka uga daba baroran jirtay hooyada kuma riyon burco somalia ah wabase ado wecel faqash ka carartay ah
@villasomalia17562 жыл бұрын
@@karimhasan8967 faqash ku waas 🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Masha allllllah❤
@abydby2 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedabdi93682 жыл бұрын
Instead of bajaaj why not Taxi compagnies
@dhabahaye2 жыл бұрын
Aktoober iyo Hodan maxaad uga soo noqoteen 🤔
@pirate54892 жыл бұрын
nothing change after 10 years
@mk4042 жыл бұрын
Same
@abdillahiabdisamad61612 жыл бұрын
nin adag baad tahay sxb. xasuus baad ka reebtay magaalada.
@DalkeenaHooyo2 жыл бұрын
Waa muhiim walaal in xasuus laga reebo Dhulkeen Hooyo. Marka aad wax wada aragto ayaad wax ka qaban kartaa oo maskaxda la tuujiyaa. Wuu dhismaayaa dhulkeenu insha’Allah ee aynu dhinaca qabano inaguna. Waad mahadsantahay walaal.
@abdifataxlabamadax7134 Жыл бұрын
Soobare
@umuahmedamiin68232 жыл бұрын
Mashallaa Burco magaaladaydii
@adamfact58482 жыл бұрын
Legenow zhp gaadhigaagu dheera waa noocma
@barkad2943 Жыл бұрын
Burco mayiraradada ku gabay😢
@2daysago_ Жыл бұрын
Tuulo caadi waye magaalo lama dhihi karo meeshan. Silac badan iyo hormar la'aan ayaa ka muuqato hadii la is indha tireeyn
@umuahmedamiin68232 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏❤🌷🌹🌷🌹👍💕
@khadramohame9362 жыл бұрын
Waduyinka hagaajista please aa ma hanosodubin wado jajaban please
@halimadirie53012 жыл бұрын
Burco wadada in loo dhiso ayay u baahan tahay weliba si deg deg ah maxay uga aamuseen maye madaxdeedii
@abdikarimdigaale88112 жыл бұрын
Axay ax 25 sano ka hore SaaS bay ahayd Wan ugu garad saday burco saa u bur bursan ilaa Manta Wan ka xumay Ayaan kaga ayaa SaaS noqday in aad saa ahaa to 2022 GA
@mustafeabdi4858 ай бұрын
Waxaa igu danbeysey burco 2012 Lakin Barigaas ayey Magaladu ka Wadooyin😂Qurux Badneyd sorry
@miicadsiciidcabdulahi41432 жыл бұрын
Maxaan marmaray jidadkaas allaw igu nabad celi duruusta IGA Soo saartee Maan jeclayn inaan gelin ka maqnaadee Burcooy sorry
@kingofthekop-g8m2 жыл бұрын
love burco but im sorry the goverment of somaliland totally failed the city. it looks the same as it did 10 years ago