From Burco to Oodweyne | Daadmadheedh |

  Рет қаралды 41,285

Dalkeena Hooyo

Dalkeena Hooyo

Күн бұрын

From Burco to Oodweyne | Daadmadheedh | #Somaliland | Plus Roads | Heeso Macaan | Daawasho Wacan |
Waxaanu dhawaan safar dhinaca dhulka ah ku tagney magaalo madaxda Gobolka Daadmadheed ee #Oodweyne, #Somaliland. Marka laga tago abbaar ba'an oo saameysey dalka oo dhan, Oodweyne waa magaalo iyo deegaan aad u qurux badan xilliyada barwaaaqada. Hadii aanad hore u arkin, waxaanu kugu dhiiri gelinaynaa inaad soo booqato dhawaan, insha'Allah.
Markaad daawato, fadlan wixii su'aalo ama soo jeedin ah noogu dhaaf comments section. Sidoo kale noo subscribe garee channel kayagan KZbin. Waad mahadsantahay.
Welcome to the Official Channel for Dalkeena Hooyo.
Dalkeena Hooyo Channel was created to showcase our beautiful country, Somaliland, from its natural wonders that leave everyone in awe, such as the Laas Geel cave paintings, which are thought to be some of the "most vivid rock art" in Africa, to its great and hospitable nomads that often have little material wealth to show for, but are gifted with generous hearts the size of several continents combined.
Dalkeena Hooyo channel will bring Somaliland's case for independence, its natural resources and pristine landscapes, human capital and strengths, to a wider range of audiences all over the globe.
This channel will soon provide you with content that covers every aspect of Somalilanders, doing their everyday thing, and anyone looking for such content will certainly find it here.
Please subscribe to our channel for weekly videos geared to help you see the beauty of our country and its people. You'll love them both, GUARANTEED!

Пікірлер: 96
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
DHULKII KU DHALANAY AWOOW AWOOW OOD WAYNE CEEG LAAN MULAAXO XAAJI SALAAX XAAXI MASHAALAAH
@abdulahidholayare3099
@abdulahidholayare3099 2 жыл бұрын
Please muqalka sifican aan u daawo fmliga iyo dhamaanba ee ka daaya ( music ) nashiido waxa kale saara
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Abdulahi Dholayare, waad ku hadsantahay soo jeedintaada fiican. Anaga laftayadu ma jeclin dhagaysiga muusiga, mana dhiiri gelinayno. Waxaanu jecelnahay inaanu wax bulshada u dan ah ku bedelno. Waraysigan aanu hada ku darnay waxay naga tahay sidii aanu u heli lahayn wixii bedeli lahaa muusiga. Mar labaad waad mahadsantahay, waanuna ka shaqaynaynaa sidii aanu u hirgelin lahayn soo jeedintaadan ee please noogu dulqaado.
@fs292
@fs292 2 жыл бұрын
Adaa ba music maqlay?
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
Wadada Burco-Oodweyne -Hargeysa goormaa la dhisayaa tolow? Waxaabay noqotay faanoole fari kama qodna lol
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 жыл бұрын
maansha alaah waar nin shidanbaad tahay Wohnwagen ayaad wadataa wadankaba 200 oo Sano ayaad kahoraysaa
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Kaalay arag waxa la wato nio. Miskiinkaygan yar dadka haku dirin.
@maxamuudcawil2062
@maxamuudcawil2062 2 жыл бұрын
Baahida ugu wayn waxaa weeyaan jidkaa u dhaxeeya Burco to Oodwayne,Oodwayne to Hargaysa
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 2 жыл бұрын
Masha allah gobolka abaar uunba haysee wuu shidanyey mahadsanid sxb dhiiri gelinban subscirbe kuugu saaray keep going
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mohamed Kiiko, walaal mahadsanid 1,000 times. Sidaad noo dhiirigelinayso Alle hakuu dhowro walaal.
@awalederia9601
@awalederia9601 2 жыл бұрын
Waar ilay oodweeyne waa casiimad mansha allah waa magalo qurux baddan
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
mahadsanid sxb dhul aan rabey inaan ogaado.
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Hajji Warsamah, mahadsanid walaal. Meelo kale oo badan waanu soo wadnaa ayaamahan insha'Allah.
@mowarsame
@mowarsame 2 жыл бұрын
Dalkeena hooyo walahi waxaa haysaan shaqo fiican thank you .fadlan. Share in Facebook to help them .
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mo Warsame, mahadsanid walaal qaali.
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Somaliland ha jirto cadawgeed ha jabo Maasha’allaah Ilaahayba ilaalinaaya noolaada 🙏🤲💚🤍❤️💐🥀🌹💖💕
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@RepublicofSomalilandAfrica
@RepublicofSomalilandAfrica 2 жыл бұрын
Can we get another singer besides a Faqash one?
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Thank you for your patriotic suggestion. We're going to redesign our vlogs as more informative going forward. We agree with you 💯 though.
@RepublicofSomalilandAfrica
@RepublicofSomalilandAfrica 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 Truth hurts
@RepublicofSomalilandAfrica
@RepublicofSomalilandAfrica 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 Faqash lover naga teg
@barniiyobaar3812
@barniiyobaar3812 2 жыл бұрын
Wow mashllah magaladi oo dhisanatay waxa igu danbaysa2009dhulkan kuso ababay😍😘😘😘😘😘
@mohamedawilkaahin2392
@mohamedawilkaahin2392 2 жыл бұрын
Waad naga haysa subscribe 1
@drmohamadomar1289
@drmohamadomar1289 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayran, Excellent content.! Daadmadheedh did not exist in the 90s when I left the country. Oodwayne is beautiful and well planned town. I love the interview about the region of daadmadheedh. Now we have good idea about the region and it’s needs. May Allah reward you! Ps…please visit Sheekh Mooldhe if your heading the west!
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Dr. Mohamad Omar, mahadsanid adeer mar labaad. Waanu soo mari Sheekh Mooldhe marka dambe, insha'Allah.
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
@@DalkeenaHooyo inaadeer dhulkaaso dhan waa saxraa ee sanaag tag meeshaas baa nimco taalaye. Daalo, midhisho, dayaxa, jiidali, gudmo biyo cas, xamaas, cal madow, maydh,xiis. Dhulka saxraa hanoo faanine
@mubarakabdihajihaybadcabaa4968
@mubarakabdihajihaybadcabaa4968 2 жыл бұрын
@@fadkabari8554 walalo Channelka la magac baxay Dalkeena Hooyo cidna si gaar ah uma faaniyo sidoo kale cidna si gaar ah uma maago! Waxa kaliya ee ay isku xilqaameen sidii ay xaqiiqda ka jirta magaalo kasta ama tuulo kasta oo ka tirsan gobollada kala duwan ee Somaliland ay xaqiiqada ka jirta ugu soo tabin lahaayeen daawadayaashooda sharafta iyo qiimaha mudan. Sidoo kale, barnaamijkani wuxuu ku saabsanaa Togdheer ilaa Borama iyo wixii u dhexeeya marka la maro waddada isku xidha Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ama Hargaysa ee marta OODWAYNE. Dalkeena Hooyo hore ayuu usoo tabiyay barnaamij ku saabsan Dawga Tabca, Waddada Ceerigaabo iyo gobolka Sanaag guud ahaan. Fadlan, dib u eeg video-yadii hore ee uu channelkani inoo soo tabiyay… Daawade, hadii aad rabtid in aanu hal il bidhiqsi ku dhaafin oo ku saabsan Dalkeena Hooyo, fadlan SUBSCRIBE taabo, kadibna jaliska ama gambaleelka taabo!
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 2 жыл бұрын
maansha allaah dadkeena iyo dalkeena Somaliland. from hargeisa
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@sakariye4279
@sakariye4279 2 жыл бұрын
Daadmadheedh dadkeedii baa gabay 😰😰
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 жыл бұрын
Alelehe. Waa. Run
@Ina_yathin
@Ina_yathin 2 жыл бұрын
Wad naga hysaaa nunper 4👍
@khadarshanqof2887
@khadarshanqof2887 2 жыл бұрын
Gopolkaygi ilahay roob ha idinkeeno amiin
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Aamiin walaal.
@mohamedaljunaibi2281
@mohamedaljunaibi2281 2 жыл бұрын
نحن نحب آرض الصومال رجأ الترجمة عشان زادة المتابعين
@kaafiosman
@kaafiosman 2 жыл бұрын
Barnaamij wanaagsan ayaad soo duubtay Wad mahad san tahay aad iyo aad Talo so jeein : Hadii ay macquul tahay intaa safarka ku jirto waxaad awooda sartaa inaaad nosoo gudbiso waxyaabaha taariikhiga ah ee meel walba leedahay iyo waxa u gaarka ah, waa hadi macquul tahay
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Waa talo wanaagsan walaal, Ridwaan. Markaanu wadooyinka magaalooyinka dhamayno ayaanu is leenahay bilaaba ka waranka taariikhahooda. Hadaba waanu duubnaa ee waanaan soo deynin qaybtaas. It’s coming soon insha’Allah. Thanks again.
@yonisabdillahihersi-zn4dc
@yonisabdillahihersi-zn4dc Жыл бұрын
Mo.djama oo ku dhashay ina mumina 28.12.1970 waa siidan taarikh ahantayda agenda ina fatuma reer xeyd iyo reer geeleh somali ana iskaleh wakhti crise d america aduunka noolosha ay adagtahay 70tii
@abdikarinarab3858
@abdikarinarab3858 2 жыл бұрын
Waad naga haysa subscribe 2
@suldanabdi688
@suldanabdi688 2 жыл бұрын
Maansha Allah vidio quruxbadan ayaad ka diyaarisay Oodwayne mahadsanid sxb wakhti hore ayaa iigu danbaysay magaladi aad ayay u waynaatay guulbaan kuu rajaynayaa magaca aad sidato iyo sidad muuqalka u duubtay way isleeyiin halkaa kasii soco
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay walaal dhiirigelinta.
@Abdulaziiz
@Abdulaziiz 2 жыл бұрын
Sida hawl karnimada leh ee aad ugu hawl gasheen wadankeena Hooyo ❤️ Anaguna Garabkiina ayaanu nahay @Dalkeena Hooyo ❤️
@inasaed2028
@inasaed2028 2 жыл бұрын
Noosoo badi walaal gaar ahaa degmooyinka hoos yimaada Daadmadheedh.
@Ibn_Ishaaq
@Ibn_Ishaaq Жыл бұрын
Oodeweyne Dhul👑 Ugaadh Cumar💪!
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 2 жыл бұрын
Waar niyow wax Somaliland layirahaa majitee ma umul baa tihiin miyaad iloowdeen abaartii daba dbeer in wabiyada Somalia la idin keenay waar dadkiina iyo dalkiina dhinac ka raaca . Imisaad wax idinkoo bartay gaajo iyo shaqo la'aan ka cabanaysaan dee qadadiini nin imaarati ah iyo itoopiyan baa cunay, saad tihiin
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Masha allah
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
hadanu nahay besha reer cali arab ood wayne dhulka waa naga xigtaa masha alaaah
@mubarakabdihajihaybadcabaa4968
@mubarakabdihajihaybadcabaa4968 2 жыл бұрын
@Keyse Sharmarke, waa si fiican ee hadlakaas wacan ficil ku dar oo maanta u hiili OODWAYNE sida uu Badhasaabkeeduba inaga codsaday. Mahadsanid inaadeer!
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 2 жыл бұрын
@@mubarakabdihajihaybadcabaa4968 badhaaabkii hore ee burco ma oodwayne ayaa loo wareejiyay
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 2 жыл бұрын
video waa Top lkn siyaasiyiinta inaga daa waraysigooga ileen tv yada localka oo dhan bay 24 \7 been ka afuufayaan.
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Waa soo jeedin fiican walaal. Marmarka aanu is nidhaahno xog fiican oo dadku wax ka faa’iidayaan ayaad ka helaysaan waanu tixgelinaynaa.
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 2 жыл бұрын
@@DalkeenaHooyo absolutely
@abdiwelielmi6900
@abdiwelielmi6900 2 жыл бұрын
Masha allah roob baa helay shalay OOdweyne waa ku farxay
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Sidoo kale walaal. Alle haku shubo mid kheyr qaba dalkoo dhan.
@abdullahosman5389
@abdullahosman5389 2 жыл бұрын
Maa shaa Allaah Somaliland guul
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 2 жыл бұрын
Sc wan salaamayaa Reer Daad-Madheedh.Xaruntii Mujaahiddiinta Snm.
@alinasto5083
@alinasto5083 2 жыл бұрын
Wow oodweyne waa magaladii Qarniga kaliya waa bilaa wadooyin.
@kowtherladan1262
@kowtherladan1262 2 жыл бұрын
Mzha allah
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 жыл бұрын
Ceegweyne burco miyaa ka qaadeen
@AhmedMohamed-ec7pc
@AhmedMohamed-ec7pc 2 жыл бұрын
that little town at 10mins so cute, whats it called
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 2 жыл бұрын
I just subscribed now Keep up a good work wll
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@ahmedabdalla4124
@ahmedabdalla4124 2 жыл бұрын
Mashaallaah waa qurux walaal
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Ahmed Abdalla, mahadsanid walaal.
@fadxi
@fadxi 2 жыл бұрын
Keep going inshallah.
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 2 жыл бұрын
Asc guul Iyo gobanimo Somaliland
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Halkan ku dhashay kuna soo barbaaray waxna kusoo bartay kana soo wareegay 2002
@abdifatahhassan
@abdifatahhassan 2 жыл бұрын
Oodwayne waxa ugu wayn ee Uu ubaahanyahay Waa in la dhamaystiro wadada Burco illaa oodwayne-Hargeisa
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 5 ай бұрын
Burco xasusgaarahayey iiledahay💚🤍❤️👑👍🤲✅️
@andrewramos1542
@andrewramos1542 2 жыл бұрын
🤩 promosm
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 2 жыл бұрын
Dhulkaygii🦁💉😫
@faarhass9967
@faarhass9967 2 жыл бұрын
Xunkunka oo laga ilaashay kaliya dhibaatada lagu HY maaha Sidoo kale hormarka iyo nolosha baa moodaa in deegaan iyo dadkooda in laga dagaalay Taasna anaa dareemaya oo anba ahayn ba duriyada isaaq
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 жыл бұрын
Waar isaaq waa wada dhasheen hadii aanad ahaynba maxaad rabtaana
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Masha allllah reer somaliland noooolaaada❤
@bulshopharmacy5910
@bulshopharmacy5910 2 жыл бұрын
7
@fs292
@fs292 2 жыл бұрын
to to to af Soomaaligii meeye?
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Bal adiguna F iyo S magac Soomaali ah ka dhig. Markaad toosan tahay ayaa dadka la tilmaamaa!
@fs292
@fs292 2 жыл бұрын
Ka dhignee Faahiye Suubane ka waran? Afkiina ku hadla baa la yiriye maxaan toosnayn? Nasiib daro waxaynu ku wareega laysanaa wuu yiriye u jawaab. Wixii muhiimka ahaa na la ilow.
@minursa02
@minursa02 2 жыл бұрын
@@DalkeenaHooyo Tamaam
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
@@fs292 ayaan idhi dheh. Waxaad adigu qortid yeelo oo sheego. Waxan aad ku hadlayso iyo "la yiriye" meel lagaga hadlo anagu ma naqaano. Af-Soomaali noo soo qor aanu Af-Soomaali kugula hadalnee, F**cking Stupid.
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go Жыл бұрын
War meeshu qab darana maxa Kala jarjarey
@ikraanibrahim891
@ikraanibrahim891 2 жыл бұрын
manshaalha
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 жыл бұрын
Aniga reer ceeg idheh
@aliaarka2290
@aliaarka2290 2 жыл бұрын
Waaxid majnuun
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 2 жыл бұрын
Wadada Laami maa saara?
@jamiilajees1681
@jamiilajees1681 2 жыл бұрын
6
@hassanhirsi9681
@hassanhirsi9681 2 жыл бұрын
Waan inasalacee
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 жыл бұрын
Waanu kaa qaadney waanaad mahadsantahay walaal.
@nasiirfaarah5920
@nasiirfaarah5920 2 жыл бұрын
Waad naga hyasa supsucerp3
Burco | Togdheer | #Somaliland | Heeso Macaan | Daawasho Wacan |
26:30
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 94 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Quraacdii Banka Tuuyo | Daadmadheedh | Somaliland | Daawasho Wacan |
11:52
LO’  BADDA LAGA WARABINAYO ‘ #2024
20:27
Caalin Abyan
Рет қаралды 33 М.
Barnaaminka dakxiis|  Dhaqashada Geela Casriga ah & Seeraha Aroori.
30:22
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН