Waaw masha allah ciid wanagsan xabibti shukran❤❤❤😍😍
@nasramoha1854 жыл бұрын
Masha Allah abayo mcnto gacanta Allah hakuu barakeeyo aad ayuu ogahely masha Allah.💯💯💯💯💯 Ciid Mubarak 😍😍😍❤️❤️❤️🙏🙏🙏❤️❤️❤️😍😍😍😍❤️❤️
@nasraali37124 жыл бұрын
Masha allah walaashey aad baan kuu jeclhy
@boqoradareerka16304 жыл бұрын
Masha allah gacanta allah ku barakeyo abayo qali
@hawomohamed65964 жыл бұрын
Adna xbbty aadbaa umahadsantahay saa u neeftuureyso waanka naxay adoo culus ayaa noo dadaalaysaa si aad noogu faaiideeyso allaha ku xifdiyo caafimaad taam ahna hakusiiyo
@najaxcadey63394 жыл бұрын
Masha Allah xabiibtii Alle haku barakeyo adiga iyo familkaga cafimad Ku cuna mahad sand boqolkii boqo sidaa waxa walibo kaga faidne Alle hakuu fududeyo