No video

MAAHIR AYAN DHAR USOO IIBIYAY KALIGEEY MARKI IIGU HOREYSAY DOOKHEYGA ILA ARKA ( SINGLE FATHER)

  Рет қаралды 7,066

BUSKUT & MAHIR FAMILY

BUSKUT & MAHIR FAMILY

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Ай бұрын
Dookheyga siduu yahay bilaaw an ahay ha ila yaabina like saar & subscribe thanks
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Ай бұрын
Mohamed Miki hablaha logu talagaley iska celi
@SaaynabIsmail
@SaaynabIsmail Ай бұрын
Walahay wiilkan waa fariid afkiisana wuu ka adkaday wiilkiisana wuu xanaanay sanayaa mashaa allaah keep going
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Ай бұрын
mansha allah tabarakallah eedo soobarbar
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Beautiful Mahir guulaysta father and son keep going ❤
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B Ай бұрын
Illaahay hakuu xafido aabe qurux badan❤❤
@user-hl7mh2pu2j
@user-hl7mh2pu2j Ай бұрын
Maashaa alaah
@sulthanatips89
@sulthanatips89 Ай бұрын
Waryaa buskud wiilka muxoo la indho dheeryahy hooyo u gay hakula hayse waad dadalaysaa lkin nin baa tahy wax ma wada saxe karto❤❤❤❤❤
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Ай бұрын
Allah nii xafido, qofkasto wee arki karta aabe wanagsan anaa tahay, lakiin hoyo wa lama huraan, waxaa baroweesa anaa arrangement la sameesid hoyadiisa. Adoo wiilkada u daneeheesid.
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Kuwii hore ay kasoo tagtay awaye
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Alla ha idin xafido Allaahu ma aamiin aamiin yaa Rabbi aamiiin 🤲🤲🤲☝️☝️☝️🤲🤲☝️☝️🤲☝️☝️☝️🤲❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️🌺
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Machaallah sida aya la raba buskudow cadowguu uu badan yahay somaliyey nin iyo naagti wey is jeceeladan calafna wa kala geeya marka munira illahay waxey niyada kuu hayso ha siiyo sido kaleeh buskud na khair uu rajeeyneya qoys walba oo somaliyed ama islam ah illahay hano barakeyo from Djibouti
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Ай бұрын
Allah nii xafido, qofkasto wee arki karta aabe wanagsan anaa tahay, lakiin hoyo wa lama huraan, waxaa baroweesa anaa arrangement la sameesid hoyadiisa. Adoo wiilkada u daneeyhayo.
@HafsamohammedHafsa-oo8xm
@HafsamohammedHafsa-oo8xm Ай бұрын
Aabo fican masha allah cunaga bashashan. Afka kabixi ha hadle ilma hadalka kaso dhahe ledihiin galo kudaytan qumanka xanunya wa wasaq kasar please
@Waano23
@Waano23 Ай бұрын
Walalow waxaan kuugula talin lahaay Maahir in aad korsatid waayo hadii uu France kaa aado waligaa dib dambe uma arkaysid, Mararka qaarkood hooyo Aabo kafiican baa jira xagga tarbiyada awlaada umana arko waqti xaadirkaan in aad hooyadiis siisid waayo hooyadii intii aan kabaranay baryihii lasoo dhaafay iiguma muuqato in awlaad ay hayn karto kuwa calosha kujirana Allaha kuu badbaadiyo , Adigaa korso wiilkaada oo diintana bar inshaAllah... Marki Rasuulkeena uu dhahay Calayhisalatu wasalaam dooro mida diinta leh maantay sidaan kuguma dhacdeen walahi kuwii hore wax kaso daba qeyliye majirin .
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
MashAllah buskud 🎉🎉🎉🎉
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Ай бұрын
Maashaa Dooq Fiican. Go Head. 👍
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 Ай бұрын
Mash Allah dookhag qurux
@haniyusuf3779
@haniyusuf3779 Ай бұрын
Maashalh ❤❤❤❤
@SafiaAli-r2f
@SafiaAli-r2f Ай бұрын
Waa ok ee cunuga ha iska qeylqelsho afka waxa ugu jiro hadalku kaso tahiyaa kasar gaalo iyagu buuq ma jeclo dhib naceb ayey caruurta afka ugu qabtan adiga muslin aya thy no istares alxamdulillah ee kasar
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Ай бұрын
Buskut gacan anku taagay baashal a iska wadata si kasta laguu jafo
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq Ай бұрын
Dokhgu wa ficnyh
@salahsahal9259
@salahsahal9259 Ай бұрын
illahye haa ku barkeeyo ubadkaagag
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 Ай бұрын
dharla . an mahayse hooyadi ayaa ka maqan iyado haysa ayaa kasi fiican
@luuladan9882
@luuladan9882 Ай бұрын
Waxbaa ka qaldan, waayo xaaskiisa gaajo ayey naaska uga jartay
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Who can prove that?
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x Ай бұрын
Muniiraa ilbax kadhigtay hhhj
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
@@mandeeqahmed9225The double standards of Somali women amazes me. If he didn’t give her food why did she leave her other kids ? What was the reason for that? And if he doesn’t provide food why did she trust him with her son Mahir? So she left because of no food but left her son in a house with no food ?😂yaab
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
@@luuladan9882Hadu Ayada gaajo Uga tagtay ninka maxay wilkeeda uga nin gaajo ah? Taas Hooyo ma la dhihi kara?
@UmuAmiir-y6g
@UmuAmiir-y6g Ай бұрын
Wiilkan waxo afka kuhaayo katuur walkey
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
Miniira murug baad kudishee nio soceli maahir wxbo hanoo bunbunineee
@aminadaoud9908
@aminadaoud9908 Ай бұрын
Views for Everything 😢Soubhannallah.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
His baby so what get a life
@nasromohamed1555
@nasromohamed1555 Ай бұрын
Mashaa Allah
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Ilmahay ka walahi inta kama maqnan karo ax 😢hoyadi qalbi adka
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Kuwii hore shan carur ah halke jiran?
@maryammohamed4692
@maryammohamed4692 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ow1sj5nk9x
@user-ow1sj5nk9x Ай бұрын
Hej maxamed mashallah waa qurux badan
@user-gh8ce1js6y
@user-gh8ce1js6y Ай бұрын
😢😢😢😢
@shamsaabdi3824
@shamsaabdi3824 Ай бұрын
Asc Waan ku salaamay Tänkt på barnet vad tror du att han skulle göra om han fick bestämma själv jag säger inte att du gör fel tänkt om du var barn.
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Ask the other five children that she already left what they would do.
@wwsyas
@wwsyas Ай бұрын
DooQakaj. 👍👍👍👍👌👌
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Ай бұрын
👍👍👍
@user-ht6le6xv8j
@user-ht6le6xv8j Ай бұрын
❤❤
@shukricadey5640
@shukricadey5640 Ай бұрын
M.a wll abo ficn
@lunamud3143
@lunamud3143 Ай бұрын
Dookhaagu aad ayuu u fiican yahay Xaaskaaga soo cesho tus kuwii qaylinaayey iyadoo garabkaaga fadhido Maahir bahasha afka ugu jirto ka bixi ilmaha waxay ka halaysaa labada fool oo hore iyo hadalka ka dhaaf dhaqso ayuu u hadal baranayaa hadii aad la sheekaysato
@AmranAbiib-qx7fd
@AmranAbiib-qx7fd Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawahassan9531
@hawahassan9531 Ай бұрын
Imika kayar ba katouksata
@Hada23234
@Hada23234 Ай бұрын
Manshll
@user-bo5bd3ve2s
@user-bo5bd3ve2s Ай бұрын
dadka waan yasnaa baa kuu baxaysa😂
@user-gf9hm1fh6w
@user-gf9hm1fh6w Ай бұрын
Aad ayay uqurxooyihiin
@Kowsarbashiirgurhan
@Kowsarbashiirgurhan Ай бұрын
Cunugagn cunug wax lasiiye umaeko wlh😂😂😂
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Haa u yaratey hooyo qalbi adag
@Xamdacumar-xz2lz
@Xamdacumar-xz2lz Ай бұрын
Ilmaha hooyadii ugeee balo ku daktee😢
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Qoftas mrky isdejiso oo tiktok ga ka baxdo oo nasato aya ka horeysa
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Naya she is the one who left her children. Also, that is his child
SUMAYA DAGAN OOHIN AFKA FURATAY SIHAAM TAHLIIL ANIGOO UUR LEH AYEEY IDISHAY
44:43
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 2,3 М.
طبخت اليوم طبخة ذكريتنى بأمي 🥹
27:04
يوميات عائلة ام سعود
Рет қаралды 1,9 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
SAALAX JJ XANUUNKA UU QARSANAYAY MASAHLANO!
20:35
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 36 М.
ALAABTII BABY GA WEEY IITIMID QEEYB KAMID AH
12:23
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 17 М.
ALABTAN AAN SUGAYE O II IMATAY KALAY ISLA ARAGNE 💃🏽
20:01
Riyaq Abdi
Рет қаралды 85 М.
AMIIRA OO BUSKUT DAGAAL KUSOO QAADAY & AABO DAHIR & KHADIIJO LIVE ISKU DAGAALAY
11:47
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН