Buug-dhegaysi ah 03 || Laba Eray || Hiil Podcast (Press)

  Рет қаралды 11,106

Hiil Press

Hiil Press

Күн бұрын

Taxanaha sheeko gaaban, oo tarjumaaddiisa iyo daabacaaddiisuba bilaameen 2020, ayay shirkadda daabacaadda Hiil Press jeclaysatay inay macaamiisha ama akhristayaasha ku xidhan waxsoosaarka Hiil Press, dhegaysi ahaan ama audiobook uga dhigto 10 taxane oo sheeko gaaban ah.
Tobankan sheeko waxay noqon doonaan hormadii koobaad ee buugta dhegaysiga ah, waxayna noqon doonaan mashruuc horumarineed oo dhegsi ah qaybna ka noqda mashaariicda umadeed ee ay Hiil Press waddo.
Na soo booqo, waxaan ka soo horjeednaa bangiga dhexe ee JSL, kuna xignaa masjidka Rusheeye ama Sh. Dirir, Hargeysa Soomaalilaan.

Пікірлер: 13
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 Жыл бұрын
Taxankani Alle weyne baa igu oge waa wanaagsan yahay. Taas waxaaba ii cadeynaysa naftayda waayo maantadan waxa ay iga codsatay in aan dhageysto 5 sheeko oo kamida 10 kaas sheeko waana dhageystay.
@nafisacali3840
@nafisacali3840 Жыл бұрын
Way xiiso badan thy dhagaysiga buugagta wana wax Raaxo lagu Daremayo❤
@mdnfarhan
@mdnfarhan 11 ай бұрын
Hal abuur aad u wanaagsan ayd la timaadeen guulaysta team hiil Hiil aqoon ayd tihiin
@ayanmohamedhassan466
@ayanmohamedhassan466 Жыл бұрын
qeybta kle aaweyne mse intaan lee ku egtahy sheekada
@cabdilladiifgeelle3513
@cabdilladiifgeelle3513 2 жыл бұрын
Mahadsanid Saki Xaashi.
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Mahadsanid aad iyo aad.
@sakariyesaeed955
@sakariyesaeed955 Жыл бұрын
Masha Allah hore u socdaa
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Waa Adeeg wanagsan
@youssufali321
@youssufali321 2 жыл бұрын
Buugga Alkimistaha Audiobook kasoo samee walal mahadsanid
@yasiinyare237
@yasiinyare237 Жыл бұрын
Habaqluhu waxa weeye tusale ahaan dad aan wada socon ee ay inbaba mar imanayso oo soo kala hoteeya aya la dhaha habaqle socod
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Жыл бұрын
maansha allah waad ku mahadsantahay buug dhagayso ah oo soomaaliya waan rabay
@anasmacalin1235
@anasmacalin1235 Жыл бұрын
M.a dhiri galin an u aha no wax ya baha wax tarka leh
Waa iska Xaal Adduun!
27:32
Miyir Podcast
Рет қаралды 5 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,1 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Sheeko-faneed
31:26
Cabdisalaan - Ceeryaamo
Рет қаралды 1,2 М.
Jooji Dayicida Mustaqbalkaada | Nomophobia | Fandhaal Podcast 58 |
22:56
BUUGA| soo koobida buuga wadada mufakirka| buug muhiim ah.
10:26
Golaha Tariikhda
Рет қаралды 6 М.
Gorfaynta Buugga || The Richest Man In Babylon || U.Hamse Habiib
53:56
Razeen Training Center
Рет қаралды 40 М.
Turjumaadda iyo Afka Hooyo(Hiil Press & Seeska Hiddaha iyo Dhaqanku)
1:05:12
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 1,8 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,1 МЛН