Buuq iyo sawaxanka golaha wakiiladda ka taagan ee ay keeneen weydiimaha Xildhibaan Maxamed Abiib .

  Рет қаралды 12,186

Faysal Fifa

Faysal Fifa

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 3 ай бұрын
Nonkani bilaa xayo ooyaaye xaguu usocdaa !!! Miyaanu tagayn xamar ???
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 3 ай бұрын
Xil. Buuqaaye waanin isleh isasoo shaacsaar xil. Khasaare.
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
👍
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 3 ай бұрын
Did he just say "what hell you are" meeshani waa maqaaxi caadiya waxasa xildhibaano xasanad sita lagu odhanaya hadhowna 😂😂
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
He is piece of junk
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 ай бұрын
OOYAAYE WAA JAAHIL ISTUSNIMO IYO I ARKAAY IMAQLAAY KU JIRA ADEER #DIBIROOY GOBOLKA AQOONTA HANAGA SUMCAD XUMAYN
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Bax dameeer
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 ай бұрын
KA NI MOHAMED XABIIB WA CIYAL AN RESPECT LAHA WAR YA NAGA QABTA
@NouhFarah
@NouhFarah 3 ай бұрын
Lacagta laga jaro barayaash shl 60000 bil walba xagay ku dhacdaa?
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 ай бұрын
Shaqaalaha waxaa jiro qaar la sheegi karin Heego isla xisaabtan ma ogola 😂😂😂😂😂
@munaissa598
@munaissa598 3 ай бұрын
Catoosh wuxuuu wadaa qas waa huwan Catoosh
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Guuuuuuuul guuuuuuul somaliland somaliland
@ميثم-ر2ت
@ميثم-ر2ت 3 ай бұрын
ياروقي أحترم لنفسك والناس ولو بي مره
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 3 ай бұрын
Xildhibanka maxmaed ma ka aqoondaraa Gudoomiyaha shaqalaha Ayuu waydiinaya school iyo macalinkiisa hahahah
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 3 ай бұрын
Allow ummada ka qabo fidno wadayaasha sida Maxamed Anion🤲🤲🤲
@engbashirali9592
@engbashirali9592 3 ай бұрын
Gudoomiyihii baarlamanku ku leeyahay aamus, what the hell you are Cajiib. Wasarada w.barashadu muu weydiyo arinka macalimiintu ina adeerki oo reer awdal ah baa hayste
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 ай бұрын
Xildhibaankan mural badanaa xamar ha loo diro way iska celin lahaayeen reer xamarku
@suadhussein1773
@suadhussein1773 3 ай бұрын
Xildhubaan ciyaala suuq ahaanjiray waaye kanookale inlagaraaco kusoo socota cisho dhaw nacaska lacagbuu sooqatay dii baa dhaba
@AadanAbdi-ux2nj
@AadanAbdi-ux2nj 3 ай бұрын
Weligii ma khuraafaadbuu ku hadlayaa
@nimcoismail4398
@nimcoismail4398 3 ай бұрын
Waxani xildhibano maha waxay ubaahanyihiin in albaabka loosoo xidho lagaraaco waliba kayar ee qaylada badan
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 3 ай бұрын
Bila edebka odayga wen ku le aamus waskhan ma anigoo xildjiba ayuu ku lee yahay hada ma gudoomiyaha aya ayuu diranya
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Ooyaaye waa tuuuuuug xaarmajo
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx 3 ай бұрын
Curi sixun u naaxay oo yaaye ilaahay wadanka haka qabto
@chainedenadiaquali625
@chainedenadiaquali625 3 ай бұрын
Nin adag weye xildhiban abib
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 3 ай бұрын
niinkanii ha uu tago qolyahaa jabhda ah waabuu buuqbatay kan yarii e tag oo so dhiis awdal iyo faqsha taa aadka so jediid
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Dameer xaarmajo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 ай бұрын
kan yari waa wasakhhhh
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 3 ай бұрын
War kan qaraca wlhi
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Xildhibaan maxamad abiib Hanbalyo 🙏 🙏 🙏
@HayaanQaranTV7267
@HayaanQaranTV7267 3 ай бұрын
waxa saxan xildhibanka su alihisa lkin wan ka xumahy
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 ай бұрын
Akhlaq xuma 😢
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 3 ай бұрын
Ina abiiboow sidani waa ceebe isdaji oo sidii qof miyir qaba u hadal
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 3 ай бұрын
Libaxx rer awdal maxamed rer xirsicisman habaryunis jabada awdal wano tagersaney wano garab taganahey
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 ай бұрын
​@@mohamedalimohamed5828WAR ADUUN KA HORA LO SOCDA QABIL IYO JAHIL WA LAGA BAXAYA SOMALILAND WA QARAN WA MID KI MUNAFIQ AH WA LA QABAN QARAN BA NAGU FILAN
@amsa1135
@amsa1135 3 ай бұрын
Baastarkaa ooyaaye wax dhirbaaxa wuu heli😮😮😮😮
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Wa xisho warya wa xildhibaanee
@monaallin6022
@monaallin6022 3 ай бұрын
Jiigjigi hooyada wastay waa huuwan
@monaallin6022
@monaallin6022 3 ай бұрын
Waar waxan diibjirka ah ku ceeliiya ruuqii iyo meeshuu ka yimiid reermiyii bilaa dhaqaana
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Bisinka ceeb waaye,xildhibanada a ka xishoono,wax na quseeya mahee,anagu shaaxa iska cabno 😅
@Amiinmaslax
@Amiinmaslax 3 ай бұрын
Muuqaalka si fiican u Edit gareeya oo dhaq-dhaqaaqa waa layarey karaa ee yareeya ama tv-ga naga shaqaalaysiiya qaybta Editinka
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v 3 ай бұрын
Oooyaaaye baroooranaaaye wuxuuu xildhibaaanada dheeeeryahay akhlaaaaqxumada badaw xildhibaan lagadhigay😮
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
War ka xisho xildhibaanka,waxas nama quuseyaan ee
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v 3 ай бұрын
@@mehdiahmed3639 us isba muuuxishooodo anbasiilku hanbadiiisaaad cuntaaaaa
@ميثم-ر2ت
@ميثم-ر2ت 3 ай бұрын
كركر
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 3 ай бұрын
Halkaa waxa ka cad in hayada shaqaalaha musuq badani ka jiro oo u sheegi kari waayay xafiiskisu shaqaluhu maamulo runti waa ceeb
@amranaden3059
@amranaden3059 3 ай бұрын
Waar shaqo ka Qabta oo Yaa ye Waa Huwan Wadani Waa qaran dumis
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 3 ай бұрын
Waar isaaqu runtii Ma jecleee Ina abiiboow ha ku dawikhin 😂
@nusumkate123
@nusumkate123 3 ай бұрын
Meesha ma geed hostiis baa miso Waa barlamaan....aqli xumidaa...ma issaq baa laga doodaya miso issaq baa Sharaf Ku gaartaa...😂😂😂
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Isaaq iyo reer beni israiil wey isa sawabiyaan😅😅,ruunti dhafiraan,ki runta u sheegana wey iskugu tagaan.
@karmimran3524
@karmimran3524 3 ай бұрын
Dibjirkan golaha waa ku dheeraad
@engrabiilekaariye4612
@engrabiilekaariye4612 3 ай бұрын
School ka ruqi waxaa maamusha wasaaradda waxbarashadda inanku miyuu dawakhay mise reer ruqi ayuu soo hadalkaadka ruqi ku raaligelinayaa
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 2 ай бұрын
Dawladda siyad Barre isaaq iyo majeerteen ba sidaan uguqeyli jiree😂 ma beenba
@caesar2671
@caesar2671 3 ай бұрын
Abiib dibiro waa nin adag, hore u soco xildhibaan.
@AbdiwaasacMaxamed-sv9wc
@AbdiwaasacMaxamed-sv9wc 3 ай бұрын
Xildhiban hoyada kugumay khasarin horay usoco
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 3 ай бұрын
Inankan yar ee waashy ee golohu khdyan ka taagan yhy Afar inan oo garaca miyaa la waayey 2:44
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 3 ай бұрын
Garaaca ma caruurta gurigiina joogta ayaad u haysataa? Xayawaanka sidaadan u fikiraya ayaa meel walba jooga cidina isma garaacdo aduunkan xoolow
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Ka xisho war xildhibanka waxa na ma quseeyo ee shaaxa a iska caabno anaku😅
@amranaden3059
@amranaden3059 3 ай бұрын
Waar dibjirkan Ka Qabta Tuug qaran dumis a Qaswle. Habaar qabe
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Na ka xisho xildhibannada,waxas wax na quuseya mahee. Anagu shaaxa a iska caabno😅
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
Inana abiib af axmaari kalay baro ! Reerkan only oromo iyo xabashi ayaa fameesa’ Ha ku dhex walan From jijiga
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 3 ай бұрын
😂😂😂 inaad meeel kle kasoo hadasha fiicnaan lahayd lkn adoo oroma madaxweyne ku yhy lacagteeda isticmaala kana tirsan adaaba u bahan in lagu xoreeyo axmaaro ku organza Intay somali jirtaba hoos joogana cid kle waxba haka sheegin jileec yahow 😂😂😂
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 3 ай бұрын
Cag dheer reer kliya axmaarka u adeegta ku farxsan in la xiniyo saaro walipa 😂😂
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
@@dojimohammed7796 axaaro Nagu waligayo waan necbeen mana Nihin Ethiopian Somali baan nahay ! Lakin Adiga o somali ah oo axmaar 2024 sheegtay ka waran ? Xataa in la idila hadalo ayaa xaran aha ! Jijiga waa magalo somaliyed oo gumesi xabshi ku jirta lakin ma nihin xabashi 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🫏🫏🫏🫏🥩🥩🥩💩💩💩
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
@@dojimohammed7796 kalay I xoore ileen anaa walal ka ahee! Anaa ku jabee maxad ku jeclatay axmaaro? Anu ma odhan axmaar baan ahay! Somali baan ahay adeer
Ali Harare "Xildhibaan Abiib muxuu xabsiga kala kulmay" Faah faahin
30:11
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Galaydh Media
Рет қаралды 271 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 104 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 120 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 58 МЛН
Isbadalka cusub ee Somaliland ku imaan kara?
20:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 22 М.
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
9:53
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 34 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН