Ali Harare "Xildhibaan Abiib muxuu xabsiga kala kulmay" Faah faahin

  Рет қаралды 150,157

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 185
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey cali xaraare ❤❤❤
@MohamedDuale-l3u
@MohamedDuale-l3u Ай бұрын
Kan abtiyashi miyay faro xumeeyen.. Wa dhici kadhaaaaa!!!!!
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 Ай бұрын
cida dhageysata layaabey kaan😂😂
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Xabsigu waa Jaamacad, wax badan ayuu ka soo bartay.
@aminamohamed-i3u
@aminamohamed-i3u Ай бұрын
❤❤❤q
@Terza56
@Terza56 Ай бұрын
Ali harare thanks lkin falanqeyntaada ku soo dar idaacad wararka dunida✅✅✅
@maryanali6192
@maryanali6192 Ай бұрын
Waar ninkan wuu bukaa cudur hargeisa la yidhaa ayaa ku dhacay wiil hawiyow ikaga AG tag cudurka yaanu ku qabadsiin hawiye dadka iskuma diree ka carar dadka khayrka leh ka AG dhawow nin dhalinyar aad tahay
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Dadka runta diida ayaa buka sidaada hawiyana maaha kuwa aad ku adeegan kartaan faanlaan beenland istustuslaan doorasho beena xisbiyo qabiileed inaad tihiin waa leeydin og yahay
@cabdixakiinmaxamed3503
@cabdixakiinmaxamed3503 Ай бұрын
War ninkani hargeysa wax kama sheegine xisbiyada ayuu ka hadlaya
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
War Cali Xaraare ka-ab ka-ab waa Reer Hargeeysa ee dadka kala baro.
@MohamedAhmed-z7d6t
@MohamedAhmed-z7d6t Ай бұрын
Aaaaad iyo aaaad
@najmaahmed3627
@najmaahmed3627 Ай бұрын
Wax khaladan muu sheegin
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
ISMAACIIL BAADKUHINAASTAY MAXASUUSATAA FARMAAGO SIDUU U Afgambiyay
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
QABYAALAYSTE CALI XADHAADHE
@LeyloAbshir-n2w
@LeyloAbshir-n2w Ай бұрын
Waa
@khadiirbaxnaan5491
@khadiirbaxnaan5491 Ай бұрын
Hooyadaa afka uraya ka was caloow adigoo qaxootiya hargeisa dawarsanayay
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Hargeysa ma hooydiin baa leh hadey cidi dawarsato wa idinka af uryhy oromada ah
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 Ай бұрын
Allan.adiga.iyonoicaagaaba.kufsibaad.uqalantaan....warka.hagaaji.gob.baanu.unhy.somalu.yibirkana.wuunaxsanyhy.marka.hore.waanu.kanixinaauun.neefow.
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
Lagamareeyo
@zarahshewall7591
@zarahshewall7591 Ай бұрын
Ali xaraare Nagadaa Bisle ma noqon wuu ahaa xerta Ali Nagadaa 😂😂😂😂
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
MAXAMED ABIIB WUXUU XAQ U LEEYAHAY INTUU XIDHNNAA XAQSIIN SHARCIGA ADUUNKA U YAALA .I FROM UNIVERSITY.
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 Ай бұрын
Al-Xaqiiqa
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
BIRITISHKA SOOMAALIDA
@CmaxamedMaxamed
@CmaxamedMaxamed Ай бұрын
Adduunka kale kama waramo soomalilan ayuu ku dhexwaashay
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Ай бұрын
Cali Xaraare Adiga Laftirkaaga Ceebaha iyo Cambaarta Aad ka Faafineyso QaraNka jmhuriyada somalilnd, Noomaad Soo BaNdhigiN, Fiidhyow, Amase Cod, Xaqiijinaya Aduubka iyo Dhibaateynta Aad sheegeyso in XildhibaaN Maxamed Abbiib Loo Geystey, Mrks Wxd ku Xad,Gudbeysaa, Xeerka Saxaafada Caallamiga Ah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
FEYSAL WAREEBE, XISBIGU AWALBA ISAGA UN LAHA, MAANTA KULMIYE AYU LACAG XOOGAN UGA IIBSADAY.
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said Ай бұрын
Qolyahan Idoorku ifka runtay ugu necebyihiin inay maqlaan.
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
Waxba ma ogide intaa aad sheegeysid, XAMAR MA KA HESHAA ??? HADII KAN AAD KU TILMAAMTEY, XAMAR MIYAAN XILWHIBAAN DADKII UU XILDHIBAAN U AHAA EE SIWA WAXASHNIMADA INTA LA AFDUUBEY, LA GARAACEY, TORSHAR LOO GEYSTEY, XILDHIBAANKII U DOODAYEY MIYAAN LAFTIGIISII INTA LA AFDUUBEY MIYAAN LA DILIN ??? BEENAALE HUWAN CIYAAL U SHEEKEYNAYA..
@Mustafejaamac-z7z
@Mustafejaamac-z7z Ай бұрын
Cali xaraare waa cusuri
@CkariimMaxamed-v6m
@CkariimMaxamed-v6m Ай бұрын
Cali xaraare waa run sheeg
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
HAMOODIN BEESHAA HAWIYAHA SOMAALIJACAYKU KANATAY TAANA ADKAGA FAA IIDAYSATAAN
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
HAA WAY U EGTAHAY HARGAYSA INUU KADAWARSADAY JABUUTINA LAGU XIDHAY ISAGOO TAHRIIBA KKKK
@aminaali6892
@aminaali6892 Ай бұрын
Adiga mafoga marka madheero lagu dhigayo wiliba lagugu ilabaya oadayow asasaqay ee madobaysadu dashatey Somaliland baa lagu daba dhigaay mar wad sogeli gacanta Somaliland qudhunyaho🤑🤑🤑🤑🤑
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid Ай бұрын
Ali harare weli snm baa dowlad u taqaan
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Ай бұрын
Ali wuxuu isu haystaa inuu Iidoor yahay. Warkiisa oo dhan sheeko Iidoor ayey noqotay.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
XILDH. ABIIB, MAG DHOW IYO RALLIGAREYN UMMADDA U MUUSE UGA HOR DHAWAAQO AYU XAQ U LEEYAHAY.
@ahmedhassan-yb6gy
@ahmedhassan-yb6gy Ай бұрын
KAN WAA BEENLOW ALI HARAARE WAA?????????????
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
Wllo maryaneey
@LugooyoOmar
@LugooyoOmar Ай бұрын
Bilaa aqli anigu reer mii waayo marekan ugu hal qabsaney saa
@basheali2338
@basheali2338 Ай бұрын
Baadhaciye 70 jir ba tahaye iska ciibadeso da du wayka muuqata ama tiimaha so moodobe ama isa so buufi odey batahy ali xaaarow
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df Ай бұрын
Xadhaadho ha u jawaabina, isagaa is dabrayee. Kan yaree uu bahdilay ee la daba socda "HA HA HA HA HA......" waar iskaga ah kac, nacaskani kula degye.
@Cajabo
@Cajabo Ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk Ali xaraare thank you
@Mowliidcabdi-t2c
@Mowliidcabdi-t2c Ай бұрын
❤❤
@mohamedjibril4657
@mohamedjibril4657 Ай бұрын
Huwaneey oohinta yaree muuse waa soo noqonayaa iska adkaysta. Way muuqataa in huwan oo dhami cirro rabto. Lkn anaguna waan fahaamsanahay
@Deeq-oh8ww
@Deeq-oh8ww Ай бұрын
Uskag. Dawlada somalilad waa dawlad jirts
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k Ай бұрын
Waa in la siiyo magdhow buu leeyahay 😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢
@RoblehArreh-c8u
@RoblehArreh-c8u Ай бұрын
Kkkkkk war sxb issaqu amaantu kehela
@IbrahimJaamac
@IbrahimJaamac Ай бұрын
Xaka lagu afduub miiyan laba biilood lasuugayniin
@ahmedfarid2714
@ahmedfarid2714 Ай бұрын
Maroc 🇲🇦 ama Tunisie 🇹🇳 ayu xakumayay benu Cali aa hhhh maclumad ba ka khaldan Benu Cali wa run Tunisie 🇹🇳 xakumayay lkn chair 🪑 laguma wadi jirin ee Algérie 🇩🇿 ayu kaasi xakumujiray
@abdulsamater7151
@abdulsamater7151 Ай бұрын
Faqash fooq faqash fooq faqash
@masuulkakaambo-u5e
@masuulkakaambo-u5e Ай бұрын
waa degmada cabdicasiis on ku suganahay
@abdiosman335
@abdiosman335 Ай бұрын
Waa damiirxumada somaaliya burburisey taas kufsi dhac boob xaas gubud iyo wm.
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
War ileen wuu qalalan yahay .mije baasto weeye .ileen waa halkuu ka keenay naxliga .
@mustafbariise9049
@mustafbariise9049 Ай бұрын
🎉
@mustafejirde4620
@mustafejirde4620 Ай бұрын
Xali harere anuu waxan kuu aqanaa munafaq xarare inatad basha Isaaq iyo ka hadlaso xibiyadooda wadani iyo kulmiye miyad ka hadshid garadada intay dad nabada waleen hadana isku hajabaya
@AbdalahKalil
@AbdalahKalil Ай бұрын
Dhuxule dulmane ali xarare maalinba mid nacamle ah maba waayo 😂😂😂😂😂😂😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
Somaliland waxba haku mashquulina ciilaney ina abiib dawladiisa xidhay soona daysay that,s it
@ahmedipeufra7880
@ahmedipeufra7880 Ай бұрын
Dawladu maxay ku xidhay xaqmiya in niin dhan oo xasanad leh oo xildhiban ah layska xido bila dambi mee sharcigi iyo dawladu misee reer awdal xildhibanadodu xaq iyo xaquuq maleh??
@XaashiXuseenOrodbadane
@XaashiXuseenOrodbadane Ай бұрын
Watanabe. Munafaq. C. Xarar
@kaysejamal738
@kaysejamal738 Ай бұрын
Wlhi odaygu heegu wuu ladagay😂😂
@salebanbissad1852
@salebanbissad1852 Ай бұрын
Hadii uu falkii gacanta kula jiro xasaanad majiro xaaji
@Murtiileqaraamj5798
@Murtiileqaraamj5798 Ай бұрын
Nacdashii hebel xaraane
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya Ай бұрын
Xaraaroow.timaha.dawada.kadaa.uma.fiicna
@abdulqadiribrahim2440
@abdulqadiribrahim2440 Ай бұрын
War Kan meeg miyu qadanaya mise war ayu Tabinaya war Muuse biixi Libaax waaye isagaba Soo noqonaya I.a ee Dadka ceeyda iyo af lagaadada la daa Boqor nuur magowan Nabad ayu wada ee Dagaal Ma wase war Nin yahow adiga Illahay Ka cabso duliyahow
@user-xj3sb5qx2d
@user-xj3sb5qx2d Ай бұрын
Maxaa kaagalay doorasha soomaaliland adigu faqash baa taye
@user-xj3sb5qx2d
@user-xj3sb5qx2d Ай бұрын
Afku Yuu kuqalaline jooji Beenta iyo nacaaybka soomaliland
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Waar hadii Cunto la siiyey oo ay Hurdo seexdeen waa Cunto khayr leh oo caafimaad leh.
@A.rashiidOmer
@A.rashiidOmer Ай бұрын
Maxaad uga sheekeyn weydey dhibaatada taala koonfurta somalia intaad cunsirimo uga sheekeyneysid ta Somaliland Xaasidnimo maxay jilbaha ku dhigatey Inankan dalkiisa ayaa xidhey soona daayey
@nimoyusuf3627
@nimoyusuf3627 Ай бұрын
Cali munaafaq adigu ka dhex bax reer Somaliland
@AbdiSiyaad-n7h
@AbdiSiyaad-n7h Ай бұрын
Doofaar
@CabdiRaxmaan-ol2lb
@CabdiRaxmaan-ol2lb Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khalifmahamed6992
@khalifmahamed6992 Ай бұрын
Warsangali maaha kani wuxuu leeyahay dawlad qawlaysatada qabiilaysan Dawlad maaha ina abiibna waa lahayste liita 😂
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
Raga wax kufsada waa dad iimaan la aan ah oo waalan.war hadaad wax kufsanaysaan naagaha waawayn kufsada kuwaas ayaa wax ka soo haree.
@cabdixakiinmaxamed3503
@cabdixakiinmaxamed3503 Ай бұрын
Waa la afduubay
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Ай бұрын
Anaa kuu sheegayee xaraaraw muuse dalkuu daacad u yahay ee wadani ha sheego waxuu nagu kasbah kahaa.
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Ай бұрын
Ali harare yassin❤❤❤❤❤❤
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b Ай бұрын
😂😂😂😂maya calow waxaad ilawday in ay mar sameeyeen codad been abuura oo heego ka samaysay xildhibanka. lkn dulmigi waxa diday gudomiyaha maxkamada sare.
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 Ай бұрын
jiibiyahaasi ma lagenki yaasin qoslaaya dhalay
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Ehlunaar Muuse biixi Somaaliland Dictatorship ayuu ku haystaa ayana waa ku dhici la’yahiin in qori ku fiiqaan waayo waxay ogyahiin inuu cararyo mana rabaan in la yidhaahdo madaxweeynehii Somaaliland ayaa cararay😮😮😮😮 oo magac xumida ayay diidan yahiin .
@SomalilandSomaliland-t2o
@SomalilandSomaliland-t2o Ай бұрын
Ada ehlu badhyo culus ehlu Qadad weyn ehlu naar you're fucking jealous
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
SIDAA BAAn barware uleenahay ogaw
@zarahshewall7591
@zarahshewall7591 Ай бұрын
Ali timaha gadaal kafur 😅😅
@ahmedshaikmusa5555
@ahmedshaikmusa5555 Ай бұрын
Benaale faqash ah
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
ali xarare ninkan meesha kuma haboono naga baadal.
@dayroday8133
@dayroday8133 Ай бұрын
Caqligii inan gumeedka ayuu ku hadlaya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Munaafaq
@xarshinyoutube2751
@xarshinyoutube2751 Ай бұрын
𝑨𝒚 𝒂𝒚 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒚 𝒐𝒐 𝒂𝒇 𝒒𝒂𝒅𝒉𝒎𝒖𝒖𝒏 𝒂𝒚𝒂𝒂𝒅𝒕𝒆𝒉𝒆𝒆 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒂𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝒂𝒇𝒌𝒂 𝒏𝒐𝒐𝒈𝒂 𝒅𝒉𝒊𝒈
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
KANI WUXUU U EEGYAHAY MID CUQDADEYSAN SIDII MARKUU YARAA LA FAROXUMEEYEY....
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 Ай бұрын
Liinbaa lacab siiyey
@ladanluckyladanlucky7444
@ladanluckyladanlucky7444 Ай бұрын
Waxkasta un sheegtaba codkayagu waa kulmiye
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
Ninkuurabo waalacaleemoraasaa kuurabana waalagaqaadaa
@Cabdi.casiis.Maxamed
@Cabdi.casiis.Maxamed Ай бұрын
Beenbadanaa cali xaraan
@suldaanaxmed39
@suldaanaxmed39 Ай бұрын
WAA BEENTA XAASIID
@abdulhashi7317
@abdulhashi7317 Ай бұрын
Cali xaraare waa nin wax badan og ee idoorow dhaqashta nagala taga dee
@dahir1802
@dahir1802 Ай бұрын
Runta laga gubanyaa xaax!
@nasiim9635
@nasiim9635 Ай бұрын
Munafaq dabshide ah maxa ka galay adiga
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 Ай бұрын
Ali geesi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Wersan jeedal ku dhex waalo somaliland
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex Ай бұрын
Muuse isagaa Ganka ka liita.
@yonis1172
@yonis1172 Ай бұрын
Kkkkk adigu Ali xaraaro ma kolbaa mid kucamiraa uunbaad soo kaxaysataa . Qof dooda oo fikirkiisaa kugu biirshaa ma rabtid mitaa .ku kuujiibiya hadalkaa bass kaliyaa uunbaa doneysaa.
@MuxyadinGaryaqaan
@MuxyadinGaryaqaan Ай бұрын
Warye saaqiday
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm Ай бұрын
Cali.Madiga sharci yaqana
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
ina xaraare caadi matihid😂
@XuseenAwcabdi
@XuseenAwcabdi Ай бұрын
Kin waasir kaan
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 Ай бұрын
Cali maad iska aamustid munaafaqadii warsangeliga hanaafaqadii warsa geliga haiaimanin waa sheekadii maartin kuusoo dhiibay ka waa sheekadii dhuxuleystada
@ABDIRISAQIBRAHIM-x7p
@ABDIRISAQIBRAHIM-x7p Ай бұрын
Macac macac macac maxaa idinkagaly idinka
@abdisamadadenismail4423
@abdisamadadenismail4423 Ай бұрын
Saaxiib warlaan ayaa ku haysa caliyooy ma ogid in loo bayay madaxwaynah oo ay Ka codsadeen dhamaan duqayda awdaloo dhami
@MalyumMahamoud
@MalyumMahamoud 13 күн бұрын
HArgaysa Hanoolaato
@khadarbulshaawi1859
@khadarbulshaawi1859 Ай бұрын
wr kn yaa u warama wx wlba wuu ogyey ba KU lahaa (HEEGO)🤣🤣.ALA siyaasisanna ninku , Filim ka HEEGO ninkan wuu fahmee isagoo America jooge dadkn hargeisa mxa ka khaldan .
@BrigadSpecial
@BrigadSpecial Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk War samaron aya ladonayey ee uu fikiray
Oduu Galgala Sa'aatii 1:00 OBN Sadaasa 19,2017
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 131
Oday waayo arag ah oo ka hadlay khilaafka Dowlada iyo Jubaland
30:23
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 99 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Sh Abdirahman Bashir "Waayihii Dhalinyaradiisa, Fanka iyo Siyaasadda"
1:19:32
DALXIISKII SANADKA - KOKO BULLE & PUNTLAND
19:20
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 95 М.
Waa Kuma Sh Abdirahman Bashir, Jacaylkiisa, Noloshiisa, iyo Siyaasadda
1:32:31
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 99 МЛН