Рет қаралды 485
waa buur ka mid ah buuraha soo jiidashada iyo indho daraandarka leh , waxay ku taalaa buuralayda sheekh ee gobolka berbera , waxay ka mid tahay meel kulmisay ugaadh , shinbiro iyo dhir dherer iyo dhumuc soo jiidasho leh. waxay ka mid tahay meelaha uu daganaa gumaysitihii ingiriisku markii uu joogay dhulka somaliland waa warbixin soo jiidasho iyo yaab leh.
#dalxiis #somaliland #soomaaliya #somaliartist #somalicommunity #somalidiaspora #somaliculture #somalientertainment #somalihistory @QaysQeyser @HornCableTV1 @mmsomalitv @hererimedia @univsomalitv @SLNTVs @GeediSahan @ILEYS1