Buurta Yemen Laga Arko Buurtan Baabuur Ma koro

  Рет қаралды 19,439

Somali Camel Boy

Somali Camel Boy

Күн бұрын

somali vlogs
Hargeisa
Somaliland
Somalia
putland
muqadisho
laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs
hargeisa vlogs
Somalia vlogs
muqadisho vlogs
kismaayo
jigjiga ethiopia
baladwayn
burco
buuhoodle
baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu
sidee horumarku samayn karta kaliga
sidee lacag ku samayn karta
#gorgor

Пікірлер: 68
@bongasasa3895
@bongasasa3895 25 күн бұрын
Walaalayaal bal eega wadankaan Ale nagu barakeeyay! Hadii Somali damiir leh aad tahay let’s stop the madness and enjoy our land dhulkaan naga badan weyradka kujira ne naga wada badan! Bisinka qabsada and let’s heal. Breaks my heart living away from home!
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 26 күн бұрын
Tapped in from southern greater Somalia ☝🏻
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
In la koro hawl baa ka horeysaa 😂 iyo daal, mansha Allah muuqaal wacan.
@IbrahimAndirahman
@IbrahimAndirahman Ай бұрын
Keep going bro from 🇩🇯
@fooso1327
@fooso1327 22 күн бұрын
Maasha Allah beautiful and untouched environment mahadsanid
@Aliyare25
@Aliyare25 21 күн бұрын
Maasha allah brother 🇸🇴❤️
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 29 күн бұрын
Well done love thise wonderful experience. Thanks
@Abdulkga
@Abdulkga 29 күн бұрын
Cimilada sidan ah ee roobka badan hesha sanadkii, dhul bureedkana ah ee xeebta aad uga sareysa, waxay ku badan yihiin dhulka Yemanta, waxaanay ka beeraan bunka loo yaqaano arabica, oo qiimihiiso aad u sareeyo aduunyadana aad looga jecel yahay.
@Eng_moy
@Eng_moy 26 күн бұрын
Mansha allaah ❤ waa safar qurux badan
@deeqsiman
@deeqsiman Ай бұрын
Muqal qiimo leh weeye 🔥
@marftoons5249
@marftoons5249 29 күн бұрын
Thanks anyway we are going with you !!! Keep going on !!!
@MaankaCusman
@MaankaCusman 24 күн бұрын
M.allh keep going sxp
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 Ай бұрын
Muuqaal qurxoon weeye
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
Thanks 😊
@ShaashkaShaashka
@ShaashkaShaashka 19 күн бұрын
Zhp Malin waa inan Ku geeya xidhinta har cadaad diini goobale dacarta iyo allaybaday iyo beerahayagii
@sy_lander
@sy_lander Ай бұрын
mashaallah bro great adventure
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
Mahadsanid wll
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 14 күн бұрын
waaaaaw quruxdaa dey dedna qaxooti laga doorbidey
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 23 күн бұрын
Qaynti labaad Soo ma Soo socoto .dhulka Somaliland Rabi ku manaystay wa cajiib.allow noo.barakee
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 14 күн бұрын
reer waqooyigu iney aqoon yhy yihiin bal eeg marka shaha loo dhiibey mahadcelin buu bixiyay👌🏻🙏🏻✍🏻
@shayga100
@shayga100 21 күн бұрын
Magacayada buurt dusheeda ku qoran waa anaga tawawirka
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 18 күн бұрын
masha Allh
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 25 күн бұрын
Waad ku Mahadsan tahay soo gudbinta aad noo soo gudbinayso quruxda dhulka hooyo. laakiin badi oo bal buurahan bari u raac ilaa iyo xaafuun si aan barano dhulkeena.
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 29 күн бұрын
Bro qoraalka iska sax Yaman inaad ku kor qorto maaha dhul Soomaaliyeed. Si kale u dhig.
@ahmednur334
@ahmednur334 29 күн бұрын
Internetka xagee ka hesheen
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 25 күн бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن منظر جميل
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 29 күн бұрын
Mashallah WA muqaal Cajiiba ❤️
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 25 күн бұрын
Beautiful
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 25 күн бұрын
Thank you
@user-bs6fw4hn7z
@user-bs6fw4hn7z 23 күн бұрын
Asc wanku dawada lk sxb waxad so gudbiso cadi mah dhulka somali ayad ikala bartey hadan nolnahay mar wanku kulmena
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 25 күн бұрын
Caanaha Lo'da waa la kariyaa baan maqli jiray waayo Lo'du waxay cuntaa masaska.
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 25 күн бұрын
😁😁😁😁 wallaa waa halisbee hadaa waar aan iska daayo hada Mahadsanid wll
@khairehdaher
@khairehdaher 28 күн бұрын
masha allah Västerås magalo ladhaho idinkala socda Sweden.
@YA-lv2xg
@YA-lv2xg 29 күн бұрын
Masha Allaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Waa muuqaal.fiu an axmed rashiidow yoonisna igu salaan
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Yemen ayaa la arkaa kkkk sheeko mirqaan
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 Ай бұрын
Mxd ula yaabty ilyn qofku marku sidada o kle yhy wa madhan aya la yidha baba
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 29 күн бұрын
Maxad ku qososhay wa run markibta muqanysa Yemen was arkysa
@Starisgoodatthings
@Starisgoodatthings 27 күн бұрын
Yes yemen baa la arkii kara on clear day good job
@LuulAxmed-r8e
@LuulAxmed-r8e Ай бұрын
Maashaa allaah
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Mashalah waa meel aad u qurux badan
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
Thanks
@ahmednur334
@ahmednur334 29 күн бұрын
Bismilah dheh
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Ай бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
Mahadsanid wll
@shukridahir2851
@shukridahir2851 27 күн бұрын
Masha allh ❤❤
@KahinRoble-xo8lb
@KahinRoble-xo8lb Ай бұрын
Buurhay marka la koorayo toos loomay socodo wada daalasay isla markiba waxad samanasah L
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 25 күн бұрын
Wa runta sida eey dameeeuhu ukoran aya lo kora broh nepal ban tagy cjib iyaga aya nabaray
@MohamedMulla24
@MohamedMulla24 Ай бұрын
Legend
@nimcoisaq3674
@nimcoisaq3674 Ай бұрын
Masha alah
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
Mahadsanid
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 29 күн бұрын
Nin hababaya mid gacanta laga hayo kala ildheer waxa noqotay waxa kumoday waxa loo noqon donin dhelmasho cawo lomanoqdo waxa kumoday dhuwaa waxa noqotay kurtun sheko sheko
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 29 күн бұрын
😁 😂
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 27 күн бұрын
Fadhiwayn
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 27 күн бұрын
Wagar waxaa ka dheer fadhiwayn
@ahmednur334
@ahmednur334 29 күн бұрын
Naresh Weye
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Mac isii hadaad cunto New York waa arkeysaa
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Ай бұрын
Maydaan gaadhin taawarka
@zaynabali2712
@zaynabali2712 25 күн бұрын
Waxaan mooday inaad Yemen joota
@OHH2004
@OHH2004 24 күн бұрын
Waar Axmqdow Yoonis baa kaa dheereyay mida kale Wager ba namaad geyn
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 Ай бұрын
Reerkiina ayaa caydh ahaa ee waad cabi lahayd
@raxiisabdullah1550
@raxiisabdullah1550 29 күн бұрын
Waa beenaalayaal buurta surad ku xigtaa waa BAXAYO
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 29 күн бұрын
Beenta jooji meshas yeman lagama arki karee
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py Ай бұрын
Nolosha yamen so dub
@ahmednur334
@ahmednur334 29 күн бұрын
Somaliland miya muse Jabuti weeye
@aminajama160
@aminajama160 22 күн бұрын
ahmednur334 Waa Somaliland sheekh bay u dhawdahay
@CabdifataaxAli-oz1xx
@CabdifataaxAli-oz1xx Ай бұрын
Hp muuqladadi vip weyaane soo gaagabaiaya minetska 10mimet mlahaa so dhig 27 cid dawan Kari maysoh zhp so gaagabi adiga iyo zhpkaa yoonis pa.nio
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
War yaan ladinku cunin
Waxaanu Helnay Tuulo Aan La Aqoon Calaaculay
52:46
Somali Camel Boy
Рет қаралды 14 М.
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН
BUURTA MUCJISADA AH EE DAALO ~ CEERIGAABO, SANAAG
40:29
Yonis Travels
Рет қаралды 9 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 175 М.
MAGAALADA QAADKA  24 SAAC ⏰ LAGAMA SEEXDO ( The City of khat )
10:03
My Trip To Boorama Sidan Maan filayn | Awdal
25:42
Somali Camel Boy
Рет қаралды 27 М.
Waxaa iga Yaabisay  Moscow Daaroole Berbera
20:03
Somali Camel Boy
Рет қаралды 18 М.
Street Food in Dire Dawa Ethiopia
37:00
Somali Camel Boy
Рет қаралды 26 М.