Waxaanu Helnay Tuulo Aan La Aqoon Calaaculay

  Рет қаралды 18,328

Ahmed Rashid Vlogs

Ahmed Rashid Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 100
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 5 ай бұрын
instagram.com/ahmed.rashid.s/
@Hmmmm501
@Hmmmm501 4 ай бұрын
Somaliya waa dal uu ilaahay nimco kasta ku maneestay masha allah🇸🇴❤️🥰
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 4 ай бұрын
Somalia? halkani waa tuuladii calaaculey, dadkeedu xitaa soomaliya meel ay ku taalo ma yaqaano.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
lkn dad
@whatsnew3267
@whatsnew3267 4 ай бұрын
Us orom yohow hoyada wase​@@mohamoudabdullah
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth 5 ай бұрын
Calacule waaa halkay snm daganayd alle haw naxariisto adeerkay xuseen gaash
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 4 ай бұрын
Masha Allah Wallo qurx wa melahan jecelahay inan dago ama an tago inkasto anan arag war badan insha Allah samarka ayan imanaya wanan jelan laga in an idin Arkö adiga iyo inakan kula socda iyo Abyan Ali Masha Allah wan idila socda markasto att d so shigtan video ❤❤
@amalianasrani894
@amalianasrani894 4 ай бұрын
Waa meel qurux baadan Somaaliya ilaahow barakee❤
@zahraahmed2519
@zahraahmed2519 4 ай бұрын
Ma shaa Allah bal Ilaahay nimcada u siiyo reer somaliland. Maxa xiga laga samayn waayey barkimooyin ee aynu u ii bsanayna barkimo laga sameeyey buush wadankale laga keenay
@farahroble9961
@farahroble9961 5 ай бұрын
Mashallah tabarkallah dhul qurux badan
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 ай бұрын
Calaacule. Waa caan. Waa Ceelkii Shamaxle Iyo buuraleydii Marso, Shiikh bey hoos timaada, mncha Allah Fadhiweyn Iyo Taweradii Telesom ayaa korka Sarena Ku yaala
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 5 ай бұрын
Dhul qurxoon 😍 Allaha inoo barakeeyo🇸🇴🤍Aamiin🤲
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 5 ай бұрын
Zhp wxd kamid tahay best youter in somali sosiatey ❤😊 Ahmed radhiid
@mariomario1227
@mariomario1227 4 ай бұрын
Calaculy waa halky snm dagnyd marky jabinayen saldhigi mandhera
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 4 ай бұрын
Ha wallo xasuus Alx guusha waa halki laga abaabulay❤
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
Thanks for the upload. Barmaamij fiican. wa dheeryahay dadku attention badan ma hayan cid danaynaysa mooye sida aniga kele.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 5 ай бұрын
MASHA ALLAH, WAA NICMO ILLAHAY INAGU ARZAAQAY.
@zaki799
@zaki799 5 ай бұрын
Calaaculle dheh 2012 meelahaas ayaa iigu danbaysay meel cajiib ah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Bal Aduunkan Iskuqoofalan Eega❤
@SUHAIOPPIGMA252
@SUHAIOPPIGMA252 5 ай бұрын
Axmed rashiidow waxad kalayda magalada bali gubdle ee gubalka hawd ❤🎉
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Indhihiinu Waxsan Ha’arkeene Waxyaablad Natusteen❤️
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Alla Dhulkeena Maxaanimco Kuqarsoo❤️❤️❤️
@Cadnaan-Cadceed
@Cadnaan-Cadceed 5 ай бұрын
Tuuladani waa mid cajiiba waana Markii ugu Horaysay een magaceeda maqlo
@engxaraar109
@engxaraar109 5 ай бұрын
Markaad waddanka timaad anaa ku kaxaynaya sxb beer baanu ku leney.
@Cadnaan-Cadceed
@Cadnaan-Cadceed 5 ай бұрын
@@engxaraar109 waa yahay
@mansourahmed6361
@mansourahmed6361 4 ай бұрын
Xunboo waxaan uu naqaana kariir from jigjiga
@flimbychuckz6947
@flimbychuckz6947 4 ай бұрын
Masha Allah geedka waxaa la yidha hadaan
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
waa geed aad qurux badan laakiin ma aqaan magiciisa
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 4 ай бұрын
Haadaan ayaa ladhahaa sxb
@asmasmoments9083
@asmasmoments9083 4 ай бұрын
Qaadka Hano beerina plz imikan dhibatadiisi ka yaabane
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 ай бұрын
Mashalah tabarakalah Mashalah ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤😂
@Feysal-vp8zp
@Feysal-vp8zp 5 ай бұрын
Midakale asagana la dhaha tiitiin wayalaha cabarta iyo xoolaha sida geel cunaa maraqaan wangasan inshallaah
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
waa magaalada ugu nicmada badan dhulkaad marayiisayi oo dhan
@TimmiSG256
@TimmiSG256 5 ай бұрын
❤Mashlh wa qurux
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
aad bayi u qurux badan tahayi ❤
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 4 ай бұрын
Tiinkanbaa ah kii layaqaanay kacas baa wadanka beridambe siidhkiisa lakeena oo think Carbondale
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 5 ай бұрын
They trying their best
@puertodesuerte415
@puertodesuerte415 4 ай бұрын
Waa tiin Soomaali waryaadha
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
sheydaan baa nagu ebtileeyay maahan ilaahey
@Feysal-vp8zp
@Feysal-vp8zp 5 ай бұрын
Waxa LA dhaha magicise kofor soomaliya dharkeen qalajiyo dhan idhaho iyo gilabaha LA mariyaa dhacakiisa meelkisto OO bookaha LA.mariyaa siidaasa yaaya sxb
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 5 ай бұрын
Geedahaas waa wayn Mudug waxaa looyaqaan Dharkayn waa geed Dobar go'o kudhow. Waxuu leeyahay caano aad u halisbadan. Soomaalidii hore Alwaax bay us isticmaalijireen baan maqlay lkn Lamana jaro lamana isticmaalo waa geed hawdaka meelo dhifa kuharay.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
ilaahey wuxuu na makaniyay dhulka ugu wanaagsan lkn anagaa ku dhaadweyney ka doorbidney dhul shasheeye
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 5 ай бұрын
لذيذ وطعمه حلو
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 4 ай бұрын
Culaancule waxaan ku xasuustay waraysi uu bixiyay adeer mujaahid Dolaal illahay cimriga haw dheereyo xiligi snm halganka ayaay isaga iyo haragwaafi allah yarxama tageen ama deganayeen tuuladan
@KhadarAhmed-cr5jv
@KhadarAhmed-cr5jv 5 ай бұрын
Waa deegan musacabdale
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
in English sameeyay waan garatay waayo hadaan intaa samayiin ahayiin horumar ayaan gadhi lahayiin beri hore
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 5 ай бұрын
Calacule waa jeelka ninja iswala ee h/yonis
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
caleemihiisa waa lacuna
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
allaw natusso dalkeynna
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Ooh geedka waxan u aqana anu caruurnimadii Haadan… lakiin deganba si aya looga yaqana… galbeedka Somaliland waa Haadaan
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 4 ай бұрын
Xagaykutàalaa
@hibaqibro
@hibaqibro 5 ай бұрын
Magaca maxad ubadashy ❤
@HousseinHassan-k9t
@HousseinHassan-k9t 4 ай бұрын
That's broken
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
ingiriiska hadduu vediyadgan arko bile uu yiraaa dhulkeygii wan doonayaa
@shoodhecabdi6618
@shoodhecabdi6618 4 ай бұрын
Tuuladan halke ku taal nwbtda waa noo mihim
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 ай бұрын
Qaar waa la yaqaane wax kale ku hadal
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
cambi baybaay waa maxy baybaay la gartaye cambana lagartaye
@FarassMedia
@FarassMedia 5 ай бұрын
Beautiful Keep going Brother
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 5 ай бұрын
Thanks ✌️
@mustafayusuf8203
@mustafayusuf8203 5 ай бұрын
Geedka wayni waa haadaan
@Shuhuura
@Shuhuura 5 ай бұрын
Walaalayalow iska daaya Jaadka Xayaysiintisa. Wayoo Daadkan ku daawanaya ayaad fikrad siinaysa oo Beeran dona . Dambigooda ha qaadan 😢
@ceeblaawe1
@ceeblaawe1 5 ай бұрын
1kg ee tiin carbeedka ah waxaa lagu iibiyaa 11 dollar, tiin carbeedku markaau yaryarayn xaafadaha aanu daganahay ee hargeysa ayuu ka bixi jiray oo aad ayaanu u jeclayn.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Bal Waxkasta Wanuhaysanaaye Maxaa Aanu U Iimansanla Nahay ? Yaa Allah🥺
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Xumboo Weeye
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 ай бұрын
❤❤❤
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 5 ай бұрын
😊😊😊😊
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 5 ай бұрын
موجود في جزيره عربيه انا اشتري بسوبر ماركت
@kaynaandacar9547
@kaynaandacar9547 4 ай бұрын
Daalona Mar kalaynu ku laabanaynaa, ee soo laabo
@ahmednur334
@ahmednur334 5 ай бұрын
Tintiin
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
maxaa dhacayi tuulada ma jinn Bailey simaan looqaoon
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 5 ай бұрын
اسم برشومي كيلو واحد دولار واثنين دولار❤❤
@BeksiArtsDj
@BeksiArtsDj 4 ай бұрын
Libaax muqaalka iska hagaaji oo 80% adigu ha isku aadinin kamerada ee ku aad waxa aadsoogudbinayso
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
haddiiba qaad leedihiinna ka kaaftooma ithpia
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 4 ай бұрын
Meelkugudhaw oo Layidhaah Casadinle ayaa kutaal oo geedkasi Kabuixo waxa kalalo jirta Toon kabaxda buurta gacanlibax oo aanay Cidiberi oo dadkiihore kagatageen Xiligii cusmaniyiinti
@ibrahimmuse2285
@ibrahimmuse2285 5 ай бұрын
Muuse cabdale lo.dhaqanaya waa ii kaw cajaaib
@Zuz2022
@Zuz2022 Ай бұрын
Waayo wlhi aniga labada ayeeyo ay ah wax kale ba ma dhaqadan beer iyo Lo mooye😂😂
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 5 ай бұрын
Xanboo ayaan uaqaanaa
@Cadnaan-Cadceed
@Cadnaan-Cadceed 5 ай бұрын
Kanaal kani kii Axmed Rashi maanu ahayn. Goorma ayaa magaca laga badalay
@abiibc78
@abiibc78 5 ай бұрын
masas kama baqdaan
@aminaabukar949
@aminaabukar949 5 ай бұрын
Waxaa ladhaha qaboyaryar
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
war dadkaa ma dhintaan miyaa meeye qabuurahoogiii😂
@MAHMUUD-q5j
@MAHMUUD-q5j 5 ай бұрын
Xunboo ama mooh labadaa waa la yidhaahdaa
@hanadibraahim8261
@hanadibraahim8261 4 ай бұрын
Geedka dharkayn ayu u eghy
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Cabe Tiinkaasi Aadbu Qaali Nooguyahay America
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
timku aad ayuu umacaanyahay
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 5 ай бұрын
xagee bay ku, taala meeshani
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 5 ай бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@ahmednur334
@ahmednur334 5 ай бұрын
Coktus
@alphakatun7878
@alphakatun7878 4 ай бұрын
Shaqo fiican baad qabatay oo dawlladuhu qaban waligood
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 5 ай бұрын
DEE ADEER WAXAAD KU QALDANTAY, KABAHA AAD SOO QAADATAY. KABIHII HOOSTA ILKAHA KULAHAA INASD SOO QAADADTO AYAA FIICANA.
@Ismaaciil-b7p
@Ismaaciil-b7p 5 ай бұрын
Oo.midhaha.tiinka.myaa.la.cnaa
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 5 ай бұрын
Adoo miyi intaa kusoo leekaaday baad iska dhigaysaa dhaqan celis adeer ma dhigridii aad caruurta dhalata usoo gurijirtay ayaad cadar kutilmaantay cajaaib wlhi
@Laacibkaxafadda
@Laacibkaxafadda 5 ай бұрын
😂 waad lunteen nagadaa sxb
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
Qaadka hala joojiyo waa drugs
@kaltuummohamed5548
@kaltuummohamed5548 4 ай бұрын
Sucuudigan ku arkay tiintiinka Iyadoo lugu ibinayo
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
caleemihiisa waa lacuna
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Ma geedka dhigriga ayad shegaysa ilmuhu marku dhasho aya loo kariya wana dawo…
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
@@abdullahimohamed8746 may ka qodxah leh ee ad cunayiseen
Magaalo Loo Socdo 135 Kilometers
35:22
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 41 М.
DAAWO RIWAAYADII CAASI PART 2
21:17
QASAAL TV
Рет қаралды 47 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
1$ CASHADA UGU RAKHIISAN MUQDISHO 2025
36:00
X HARGEISA
Рет қаралды 7 М.
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Mustafe Dayo
Рет қаралды 16 М.
Buurta Yemen Laga Arko Buurtan Baabuur Ma koro
27:21
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 21 М.
XAMAR WAYNE WAA SIDEE
37:52
X HARGEISA
Рет қаралды 7 М.
Farxiyo Hooyadeed oo Dayax qalbiga u dajisay markii ku sigtay…see more
8:55
AROOSKI QARNIGA EE SHUTTER
33:27
FAM TV
Рет қаралды 126 М.
My Trip To Boorama Sidan Maan filayn | Awdal
25:42
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 29 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН