Khadar & Khadra EP 9

  Рет қаралды 1,019,385

BUuTI Television

BUuTI Television

Күн бұрын

Khamiisa nuuraaaaaaaa Reer Buuti !!!
Ku so dhawaada Khadar Iyo Khadra EP 9 !
Khadar iyo Khadra Waa Taxane Cusub oo aad bisha barakaysan ee ramadan kala socon doontaan maalmaha kala ah: #Sabtida​​, #Isniinta​​ iyo #Khamiista​​ in shaa Allah waa uu sii socon doonaa kadib bisha Ramadanta.
#KhadarIyoKhadra​​
#Khadra_Iyo_Khadra​

From #Buuti​​ with #love​

Enjoy...🎉🎉
#BuutiTVproduction​​ #buutitv​​ #localvideoproduction​​ #webtv​​ #localmedia​​ #africancreativity​​ #africancreatives​​ #africanfilmmaker​​ #africanmedia​​ #africanentertainment​​ #djibouti​​ #hornofafrica​​ #eastafrica​​ #africa​

Пікірлер: 652
@asmushmoha4964
@asmushmoha4964 3 жыл бұрын
Waani sugooya 😂😂 Sidyda intii so orady mrky arken liketa 😂😂😂👍
@abdiawalofficial5279
@abdiawalofficial5279 3 жыл бұрын
Nabiga ku saliya scw like sara
@nstahayosalo8740
@nstahayosalo8740 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw 💕💞
@sadrisimaan3277
@sadrisimaan3277 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@samarhassanhadjiismael2993
@samarhassanhadjiismael2993 3 жыл бұрын
Scw scw like wa sarey walal😉👍👍😉😉
@nimcoamar8308
@nimcoamar8308 3 жыл бұрын
Scw
@mariaapdirizak6721
@mariaapdirizak6721 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@burhanibrahimovic1495
@burhanibrahimovic1495 3 жыл бұрын
Khadra inta Qosolkeeda Ila jecel liketa ha ila dhaafina ilahay amarkiis Heer waxan marayaa An habeenkii Ku riyoodo waxan jaceyl lama oran karo Magac kle U bixiya asxaapay Khadra Qalbiga Ku taal Uur yeelo ama Ha yeelan wan ku jeclahay khadra queen❤
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Hayeey dooliga
@zuuzanm.m589
@zuuzanm.m589 3 жыл бұрын
هههه
@burhanibrahimovic1495
@burhanibrahimovic1495 3 жыл бұрын
@@zuuzanm.m589 kuma fahmin maxa soo qortay Far Jini miyaa😀
@burhanibrahimovic1495
@burhanibrahimovic1495 3 жыл бұрын
@@farxaddaqoyskafamily5449 mayee Hayeey Bisada✌
@engkaliilgr546
@engkaliilgr546 3 жыл бұрын
Kkkk
@haji509
@haji509 3 жыл бұрын
😂😅🤣🤩😍 aragtidiin iga qoslisa qoYs funnya khadar iYo khadra dad an xiseYo Ya ila mida😍
@castoo1428
@castoo1428 3 жыл бұрын
Khadar iyo khadra waxn ka codsanaynnaa inay dhereyaan inta i racsan like saar👍👍
@dananboymusicchannel1286
@dananboymusicchannel1286 3 жыл бұрын
Inta ila sugaysa inay khadra dhasho like isara😂😂😂😂
@kaysejaamac7261
@kaysejaamac7261 3 жыл бұрын
Bvvm
@haji509
@haji509 3 жыл бұрын
Yaa ilamida Eposode 09-1aad la sodaY😍
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Aniga
@haiaushcaydii9993
@haiaushcaydii9993 3 жыл бұрын
Was hooyo
@haji509
@haji509 3 жыл бұрын
@@haiaushcaydii9993 ka dibna😁
@munamaxamud9444
@munamaxamud9444 3 жыл бұрын
Khadar adigaa eryey inanta walahay waad igaga qoslisen caawa From Burco,Somaliland💚💭❤
@njiibchannel4783
@njiibchannel4783 3 жыл бұрын
Scw naxariis iyo nabad galyo kur kiisa ha ahaatee
@liibaangeeedow7399
@liibaangeeedow7399 3 жыл бұрын
Best musalsal we are waiting serias like flim hindi this is best musalsal
@abdisalanhagar2487
@abdisalanhagar2487 3 жыл бұрын
Waa reer jabuutiyow waxan is lahaa kuwan af somaaliba ma taqaanin e markan melaha ku ar arko war fany baaba tihiin e ku socda wlhy waan idin wataa😍
@amalmaxamedcali6299
@amalmaxamedcali6299 3 жыл бұрын
wlhi ad ban ifin jeclahay qadar & qadra muqdisho ayn idinka so salamayaa ❤🙏
@hafsamuhammed2572
@hafsamuhammed2572 3 жыл бұрын
Yaa soo afuray oo dawanaya 🤣🤣🤣
@calibadal
@calibadal 2 жыл бұрын
Hadaa daawanooyaa waa neh adurooyaa I aamin 🤣🤣
@hafsahousseindjama3241
@hafsahousseindjama3241 3 жыл бұрын
Deeqa qali saxibadaydi yaranti an islasodhiganaynay farxad kunolow wll macan waxan kaso salamaya 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 3 жыл бұрын
dadkeyka reer djibouti waan idin jeclahay .keep going. je vs aime
@Dre-jr3ft
@Dre-jr3ft 3 жыл бұрын
Finally a professional team that know how to make quality productions with amazing young and talented actors.. I just love it...
@rahmaabdirashiid5270
@rahmaabdirashiid5270 3 жыл бұрын
t
@BUNNY-ez3lb
@BUNNY-ez3lb 3 жыл бұрын
NmkawksjmkOadgmokzhiznosbkx udhvcb mmnbvcxzdgjklpoiiuteqmlnhcssanm
@maryanjaamac1623
@maryanjaamac1623 2 жыл бұрын
💦💯🗯👌💯💯💯
@zamriyeofficial9599
@zamriyeofficial9599 3 жыл бұрын
Waad naga xaragoonaysa intaad na uuraysaY alla tanaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@saacidnuur4304
@saacidnuur4304 3 жыл бұрын
Hh 😂😂
@amalmohamed7853
@amalmohamed7853 3 жыл бұрын
Ilma adeerayal so badiya plz from muqdisho 😍waa idin wataa rer jabuti nabd warta allaha idin siyo
@issaoubah5336
@issaoubah5336 3 жыл бұрын
Amine huno
@issaoubah5336
@issaoubah5336 3 жыл бұрын
Inagana Allaha cadawga iniga xifdiyo
@umalkhayrmaxamed1236
@umalkhayrmaxamed1236 3 жыл бұрын
I can't wait 🤣🤣1 minit
@xamdisaid53
@xamdisaid53 3 жыл бұрын
Wiiil reer jabuuti alllow iisahal🤲🤲🤲🤲😪😪😪😪
@njiibchannel4783
@njiibchannel4783 3 жыл бұрын
My pro Najiib
@quruxjecel3176
@quruxjecel3176 3 жыл бұрын
Markey umada somaliyeed kulaheshiiso waa iska sidaan khadra iyo khadar hadii ay reejabuuti kutashan lahaayeen caan mey noqdeen lkn markey soomaaliweyn kutashadeen bey heer gaareed veiw kiina wuu ubatay iyo subscribe ka masha alah lahjadooda baan xiseynaa hadaanahay soomaali waliba gaar ahaan reer muqdisho love isaara ciyaal xamarow
@ismailxaaji9559
@ismailxaaji9559 3 жыл бұрын
muslimintu wa kwi dar ale isku cawiyo😌farxad o dhami wey iga gurtey dhaqle xumi awged🥺 lagyabe cawinta ad I cawso farxda an ka hlo ajar ina ku hesho alle haka abaal mariyo. Ma I ihi ma shaqeyste balse waqtiga an hada ku jiro waa mid aniga ad igu xun durufaheyga awgood . Igama ahan dheel dheel iyo kaftan ee walal adna ha igu dheeldhelin .
@nimoabdullahi2060
@nimoabdullahi2060 3 жыл бұрын
Xagee lagala so Xiirira wallo
@ismailxaaji9559
@ismailxaaji9559 3 жыл бұрын
@@nimoabdullahi2060 🥺🥺🥺😥😔😔
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Alle weyne bari wll isagaa wax bixiyee farxaduna wa iimaankee alle ucaabud sidhaba isagaa kaa farxinayee
@niciimacabdilahi1426
@niciimacabdilahi1426 3 жыл бұрын
Khadra iyo khadar funny waye wlhi 😂😂
@cayuushabdisiad8847
@cayuushabdisiad8847 3 жыл бұрын
Naa odaygeyga hasoo hormarin 🤣🤣🤣🤣🤣
@fartuunjaamac9607
@fartuunjaamac9607 3 жыл бұрын
Hayee😅
@ikranabdiaziz4179
@ikranabdiaziz4179 3 жыл бұрын
Kkkk asiga ka hore miya la karaya neh
@hillwamuktar3018
@hillwamuktar3018 3 жыл бұрын
Qofkii oogu horeyey ayaan ahay caawa🤣🤣
@Kafrang
@Kafrang 3 жыл бұрын
ana kuguu higaa kkkk
@Anabsulieman4
@Anabsulieman4 3 жыл бұрын
@@Kafrang anah kugu si xiga
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Hhh *Khadar* io *Khadra* idin jecliyaa🥰🇩🇯
@FariidFariid-xd5ww
@FariidFariid-xd5ww 3 жыл бұрын
Way nagu socotaa wllhi from muqdusha
@fatouzamohmoud5939
@fatouzamohmoud5939 3 жыл бұрын
Please 😭ha joojinina funny weyan wlhi 😂
@abdimohamedahmed9892
@abdimohamedahmed9892 3 жыл бұрын
Waaw Khadraay rag damaaci Ka ma dhamaado Markii aan arkay gabadha ayanba sii gartay khadar inoo sii jeclaani
@nadahajji3184
@nadahajji3184 3 жыл бұрын
Hhhhh wllhy wa idin jcelhy hore u socda rer jabuti 😙
@zaraabdikadir6593
@zaraabdikadir6593 3 жыл бұрын
Ilahay amarki wa iska jeclahay khadar iyo khadra🥰
@caytomogge1770
@caytomogge1770 3 жыл бұрын
50 minutes 12k another level Izbadal wayN hanpalayo 😎🧘‍♂️
@wll__________kumar_____4682
@wll__________kumar_____4682 3 жыл бұрын
Wxazad ku Qanaczan Tahy Neef Yahaw😂🖕 1 minute 50k😂😂😂😂
@fahimamohamed1794
@fahimamohamed1794 3 жыл бұрын
Khadr io khadra taGeer⁰ Puxa wllhi...🥰✊🏻😂frm B⁰SaS⁰..🇸🇱
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 жыл бұрын
Language oka jeclahay wa Jabuuti wallahi
@sihamadam7104
@sihamadam7104 3 жыл бұрын
The fact i love about these episodes REALITY of couple marriage ✌✌👏
@khadarmh
@khadarmh 3 жыл бұрын
Sure
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 жыл бұрын
Khadar iyo khadra reer Djibouti aad ayaan idin taageeraa waana idin jeclahay dartiina af fariis hoogaa ku bartey Ma bien-aimée, un jour à Djibouti, je vous rendrai visite à Djibouti, si Dieu le veut.🇸🇴❤🇩🇯🙏
@moustaphaalimoud536
@moustaphaalimoud536 3 жыл бұрын
Masha allah tu écris bien déjà continue comme ça tu vas bientôt y arriver a apprendre.
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 жыл бұрын
@@moustaphaalimoud536🙏🙏❤ Merci beaucoup, mon frère. Où habites-tu maintenant, mon frère?
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 3 жыл бұрын
Khadar io khadra idin tagera hadane wxd kuso darteen gabar magaceyga wadato wlhi ish cala 👊💋🌟
@ahneduk51
@ahneduk51 3 жыл бұрын
Dad an jeclahy reer jabouti❤😁
@nasranur7037
@nasranur7037 3 жыл бұрын
Naa odagayka hasoo hormarin 😂😂😂🤣
@khayriyaahmed6047
@khayriyaahmed6047 3 жыл бұрын
Inta kabo La aan kusoo carattay ismuujiya😇
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 3 жыл бұрын
Ugu dambayn team somali ah oo 21st century La jaan qaadaya keep up the good work alle ha ididnka abal mariyee
@zuhuuraxmed8508
@zuhuuraxmed8508 3 жыл бұрын
Inta khadra ku haysta waan idin salaamau
@idiristarey
@idiristarey 3 жыл бұрын
Khadra waa inaan kharaar qaataa inwataa reer buuti afsomaliga inkuwataa
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 3 жыл бұрын
😹😹😹khadar shaqalahIi Wuu iskU qoonsadeY😹😹
@munahilwa9490
@munahilwa9490 3 жыл бұрын
Asaga Si Xun U eeg eeg Soma.ahan
@prettyprincess1573
@prettyprincess1573 3 жыл бұрын
nio rago waa bila caqli yaa gabadh ku yidh gabadh kalaa fiican 😄😄😂😂
@saadbedri6425
@saadbedri6425 3 жыл бұрын
10 minute 3k An other Level😲
@fidiyafatou2459
@fidiyafatou2459 3 жыл бұрын
Mes Djiboutinne je suis fier de vous 🇩🇯🇩🇯from 🤝❤❤
@abiesaad3993
@abiesaad3993 2 жыл бұрын
636
@abiesaad3993
@abiesaad3993 2 жыл бұрын
9
@aishahussein5253
@aishahussein5253 3 жыл бұрын
Wlhi waa Qosol miiran 😂😂🤣😂😂😂
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
I'm the first person WALAHI BILAHI
@nstahayosalo8740
@nstahayosalo8740 3 жыл бұрын
Masha ALLAH khadra. Iyo. Khadar. Dad. Antagero Horey. Usocda
@ayoupilyaas1398
@ayoupilyaas1398 3 жыл бұрын
Waad naga xaragoonaysaa waliba intaad adigu na uuraysaa🙊😂😂😂
@bile-25
@bile-25 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@jokarlegman2698
@jokarlegman2698 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@qadraethan5543
@qadraethan5543 3 жыл бұрын
Wer
@AMOs-sy8vl
@AMOs-sy8vl 3 жыл бұрын
naa ninkayga hasoo hormarin kulahaa😂😂😂😂
@haniyaxye1874
@haniyaxye1874 3 жыл бұрын
Reer muqdisho hda nahay wn ku heysana filimkan 🥰
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 3 жыл бұрын
Ficnideeda maxa ku tusay khadarow😂🤦🏽‍♀️ Keep going guys 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 3 жыл бұрын
Daqiiqadaha filinka noso badiya khadar iyo khadraaaay
@asmarshow2400
@asmarshow2400 3 жыл бұрын
Ilmaha yar azmar haloo bixio igu sharfa Tageero in bada idin aha in badan From hargeisa
@aishasulaiman4881
@aishasulaiman4881 3 жыл бұрын
Cajiib jillinka rer jabuuti❣❣❣
@Kadar_osman99
@Kadar_osman99 3 жыл бұрын
I can’t wait for the part 10
@maryamolad3094
@maryamolad3094 3 жыл бұрын
Mashaa'allaah waan iskakiin jeclahay rabbi idin xafido qosalka iga dhamaado wallaahi . Abaayo qaali tinta waa meesha ugu cowrada badan marka ku dadaal anaga dhan rabbi hana xafidee, rabbi hanugu gargaaro wanaagee. Kana raalinoqo public so dhigay meel kale kala so xiriiro garan maayee inta un baan kugu aqaanaa hee
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 3 жыл бұрын
Tagero buxdan idin ahay from galkacyo somalia nolada walalaha an jeclahy khadra iyo qadar
@sahrasadleh4571
@sahrasadleh4571 3 жыл бұрын
Asc huno aadbaan idin salami huno please so kordhiya aadbaan uga helana sheekadiina Thank you so much for your time 💜💜🇸🇴 from lascaanood Sool somaliya
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 3 жыл бұрын
Hadal baad dooneysa lkn cidban kuu jwaabyn
@lyceedarta1826
@lyceedarta1826 3 жыл бұрын
...
@fardowsougbad4250
@fardowsougbad4250 3 жыл бұрын
Waa iga qaylisay qumayayahay😅😅😅😅 from bosaso bari somalia🇸🇴🇸🇴
@samiramoud6685
@samiramoud6685 3 жыл бұрын
Machaallah vous étiez nickel reer Djibouti 😍💯
@siradeahmeddoualeh643
@siradeahmeddoualeh643 2 жыл бұрын
Bonjour 👋 moi va mieux
@gorgor_zoom6058
@gorgor_zoom6058 3 жыл бұрын
Neiman bon travail bro inchallah meilleur acteur producteur mettre en scène 👏👏👏💯
@arthurhaslan8866
@arthurhaslan8866 3 жыл бұрын
BRrrrrravooo KADAR l'intelligence d'un homme pour éviter le KALAGO KKKKKK
@husenapiip7443
@husenapiip7443 3 жыл бұрын
Adeer khadaraw kulaylka ku saaran ban og yhy 😂😂😂🙋🏻‍♂️ wx kle khadra
@naymanayruus7726
@naymanayruus7726 3 жыл бұрын
Inta saxuurta fiirsaneesa ani cml 🤚👋
@hamdiakbar2714
@hamdiakbar2714 3 жыл бұрын
Masha Allah labadiina waadba isku nuureysaanee xalwada nasiiya dhaqsi
@samirahusain5176
@samirahusain5176 3 жыл бұрын
Intimate ku hyasata is mujiya❤💋
@jamaalcabdilaahi4886
@jamaalcabdilaahi4886 3 жыл бұрын
Waan ku xidhanahey from hargaysa keep going buuti tv
@mohmetamin3472
@mohmetamin3472 3 жыл бұрын
Waxaan ahay comments 112 kolay waad iga dambaysaa liketa ii saar
@dananboymusicchannel1286
@dananboymusicchannel1286 3 жыл бұрын
Khadar iyo khadra inta ila tager san like isara❤❤
@naadiyaquruxsan8841
@naadiyaquruxsan8841 3 жыл бұрын
Khadra Miya dhalaysa cawa hhh from nairobi
@somalimedia2725
@somalimedia2725 3 жыл бұрын
wll ilahay dartiss ii soo booqo ilahay waxaan kaga baryaa in ilaahay kusiiyo ubad salixiin ah amiin
@kowsar39
@kowsar39 3 жыл бұрын
qosol iga badan kkkkkkk 🤪🇸🇴🇩🇯
@hassanozmanabdi4270
@hassanozmanabdi4270 3 жыл бұрын
Wllhi saan usugaayo riwayadahaan sabtida isniinta iyo khamiista ila fogaadaan inta ila mid ah u baahanhy❤️
@Kokokayf
@Kokokayf 3 жыл бұрын
Ilaahey amari WaanBa jiclahy dhigta ku jira khadara
@xaawomaxamed9123
@xaawomaxamed9123 2 жыл бұрын
Necebyahay rer jabuuti funny 🤣🤣 waaidin wataa
@sowjadiicabdleaadan6689
@sowjadiicabdleaadan6689 3 жыл бұрын
Mansha Allh hore usocda walahay ❤💋💕👈
@asiakarood2790
@asiakarood2790 3 жыл бұрын
Tageero buuxa baan idin heynaa from garowe
@ducaysanmukhtar2033
@ducaysanmukhtar2033 3 жыл бұрын
Inta Jecel farxadooda 👍
@ismailsamadone6534
@ismailsamadone6534 3 жыл бұрын
Waaaaw qofki 14aaad baaa noqday khadra iyo khadar aaad ban idin taageeraa walaalayaaaal akaha idin xafido
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 3 жыл бұрын
Waad inaga xaragooneysaa inta waliba na uureysay kulahaa khadra waa shaqatag bilaahi😀😀
@abuudi2025
@abuudi2025 3 жыл бұрын
ℍ𝕒𝕙𝕒𝕙𝕒😂😂😂
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
Dhee waruunti isaguu sowmu ureyn 😅😅😅😅😅
@cujhaarts8093
@cujhaarts8093 3 жыл бұрын
Lagends ilaahay haydin barakeeyo dad badan ayaad gaadhsiiseen massgka runtii
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
Ree jabuuti taxanaha siiwada ilaa ramdn kabacdi insha alla from jigjiga
@nafisowarsame274
@nafisowarsame274 3 жыл бұрын
Masha allh reer jabuuti noso badiya riwaayadaha waan idinku heystaa
@xamdadhamac1233
@xamdadhamac1233 3 жыл бұрын
Masha Allah khadar iyo khadra Alle haydin daayo
@munaaden6323
@munaaden6323 3 жыл бұрын
Khadar and khadra hore usocda keep going
@gocondhochannel3251
@gocondhochannel3251 3 жыл бұрын
Rer jabuti riwayd xaraba matalaya wa marki igu horeysey hore usocda inshla
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 3 жыл бұрын
Waa marki ugu horeysay aa? Geel jire hada wx dawashada bilabay miya tahy miyad ogayn jabuuti inay tahy meshu igu horaysay e gayiga somaliyed ruwaydo qosola matasha inay tahay o sida musalsalka lo dawan jiray miyad garanayn alaha u naxariiste jilaagi wayna e gaafane bal dib u baadh riwaydaha reer jabuuti
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
RAMADAN KARIM All MUSLIM DAY 25
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Iga idhiye afkaa waan ku hystaaba from hargaysa👍
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Reer jabuuti wan idin zalaamay🤩🤩😍😍
@fadumoaxmad1665
@fadumoaxmad1665 3 жыл бұрын
Khaati bn Kaa taagan yahay kulahaa inta ku qososhay is muujiya😁
@ablaamohanned7686
@ablaamohanned7686 3 жыл бұрын
Hhh intasan aad ugu qosla
@shamsediinmuxumed1797
@shamsediinmuxumed1797 3 жыл бұрын
Waani salamay team buuti tv form boorama
@adenmohamedaden6970
@adenmohamedaden6970 3 жыл бұрын
Keep going pro khadar and khadra
@zuweidaahmed5038
@zuweidaahmed5038 3 жыл бұрын
Haa waa wax laga hinaaso 🤣🤣🤣🤣🤣🤣khadarow howsha iska qabso hadii kale hinaasaa bilabanayee
@susenzozi6111
@susenzozi6111 3 жыл бұрын
Hhhhhhh😂😂😂😂😂😜😜macha aallh dadakan niyoo jilin macaan ayay leeyihiin
@shankaroon4847
@shankaroon4847 3 жыл бұрын
Waa labo faniya ma run bay isku qabaan khadra iyo khadra
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Naa bal i hor mar 😅😅😅
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Yaa salaam
Khadar & Khadra EP 10
17:08
BUuTI Television
Рет қаралды 667 М.
Khadar & Khadra EP 3
7:55
BUuTI Television
Рет қаралды 769 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 332 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Abaydin Abaydin Dhalay
32:51
AK Magazine
Рет қаралды 4,9 МЛН
BE HAPPY_ EP 05 - QOYS IS DACWAYNAYA  - série ramadan with Mouss Bileh
7:13
Des Psy et Des Djiboutien (Part 1 - 5) | BUuTI Television
11:33
BUuTI Television
Рет қаралды 178 М.
NIN iyo NAAG | EPISODE 9 | UUR BAY LEEDAHAY
7:32
OMREEYN
Рет қаралды 490 М.
Short | Film | AXMED SAXIIB KII | 2023
24:55
Muna Faysal
Рет қаралды 361 М.
KU CELIS XALQADDA 5AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:14
Universal TV
Рет қаралды 2,9 МЛН
Khadar & Khadra EP 8
5:23
BUuTI Television
Рет қаралды 668 М.
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Djib Medias
Рет қаралды 1 МЛН
HOOYO uur baan Leeyahay Episode 1 (Mum I’m pregnant)
15:40
BUuTI Television
Рет қаралды 811 М.
Riwaayad__Faqir _jacayle_galaay_😭💔--HD somali--2024
34:51
HD SOMALI
Рет қаралды 377 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 332 М.