Khadar & Khadra EP 10

  Рет қаралды 665,475

BUuTI Television

BUuTI Television

Күн бұрын

Isniin wacaaaaaaaaaan Reer Buuti !!!
Ku so dhawaada Khadar Iyo Khadra EP 10 !
Khadar iyo Khadra Waa Taxane Cusub oo aad bisha barakaysan ee ramadan kala socon doontaan maalmaha kala ah: #Sabtida, #Isniinta iyo #Khamiista in shaa Allah waa uu sii socon doonaa kadib bisha Ramadanta.
#KhadarIyoKhadra
#Khadra_Iyo_Khadra
From #Buuti with #love
Enjoy...🎉🎉
#BuutiTVproduction #buutitv #localvideoproduction #webtv #localmedia #africancreativity #africancreatives #africanfilmmaker #africanmedia #africanentertainment #djibouti #hornofafrica #eastafrica #africa
Shop 1
Mirrete Kids
Al Hamoudi Mall
Shop 2
Empire - Tissus du Monde
Zone Insutrielle Sud

Пікірлер: 745
@caashomuxudiin8471
@caashomuxudiin8471 3 жыл бұрын
Inta Jecel khadaR io khadra is muujiya☝️♥️🥰
@tidhihudhahadha6078
@tidhihudhahadha6078 3 жыл бұрын
Anigu waxa aan jecelhay_Khadara ❤💯 I love you khadara
@hamsealiraxayzte4260
@hamsealiraxayzte4260 3 жыл бұрын
abti khadra dee khadar na waa lagu qurxinayay dee🤭🤭🙏🏻🙏🏻
@ruunsheclraxman7899
@ruunsheclraxman7899 3 жыл бұрын
Ha ana jecel khadra iyo kahadar
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
WLL MCN HAL SUBSCRIBER IGU CAAWI
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 3 жыл бұрын
1700eŕ
@nasiibshuurie6174
@nasiibshuurie6174 3 жыл бұрын
Labadan sidaan udaawanayay baan u ekaan rabaa wlhi😘❤❤❤🥰🥰 We love reer🇩🇯🇩🇯🇩🇯from🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sabahsaidmoussa6659
@sabahsaidmoussa6659 3 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯❤❤
@dr.nadiadayib3898
@dr.nadiadayib3898 3 жыл бұрын
Malin uunban iman jabuuti insha allh🙏 🇩🇯😩 from Somaliland💓
@Dheeman09079
@Dheeman09079 3 жыл бұрын
Ani xita waa jeclahay ina tago djobuti 😰😰
@asmalovable4480
@asmalovable4480 3 жыл бұрын
Incha allah wan niku soo dawaynayna form Djibouti ✌✌✌✌❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Dheeman09079
@Dheeman09079 3 жыл бұрын
@@asmalovable4480 thanks xppti 🥰♥️❤️
@aliwaiss4545
@aliwaiss4545 3 жыл бұрын
Welcom to Djibouti
@awoasli9507
@awoasli9507 3 жыл бұрын
Welcome walashy 🇩🇯🇩🇯
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 жыл бұрын
Inta jiifka ku dawanaysa liketa ha ila dhafina ✌️
@ashaabdullahi1773
@ashaabdullahi1773 3 жыл бұрын
Khayo khayo
@ubaxcabdi5755
@ubaxcabdi5755 3 жыл бұрын
🥔🥔🥔🥔🥔🥔🥔🥔🌶🥦🥒🥒🥦
@ubaxcabdi5755
@ubaxcabdi5755 3 жыл бұрын
🍑🍎🍒🍒🍎🥥🥔🥒🥔🍑🥔🥥🥔🥑🍒🍒🥥🥔🥒🧄🌰🧄🥒🧄🥔🎂🍮🍫🍮🍫🎂🍩🍵🍮🍩🎂😍
@ubaxcabdi5755
@ubaxcabdi5755 3 жыл бұрын
🥔🥔🍏🥔🍏🥔🍏🥔🍏🍒🍎🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍓🍓🍓🍓🍓🍍🍍🍍🍍🍍🍒🍆🍅🍆🥥🍆🧄🌶🧄🥜🥥🥔🥥🍆🍅🍆🍅🍆🍅🍆🍅🥔🍅🥔🍆🍅🥔🍅🥔🥥🥔🍅🥔🍅🍅🥔🥔🍅🍅🥔🍎🥔🥥🍆🍆🥒🧄🥒🥖🥒🍅🥖🍅🧄🍎🍎🥔🍒🍈🍌🍇🍍🍍🍎🥔🍏@@ashaabdullahi1773
@OmarMohamed-cu1mi
@OmarMohamed-cu1mi 3 жыл бұрын
Aniga aya kamid ah
@haniyaxye1874
@haniyaxye1874 3 жыл бұрын
Allow Muslimta palastine badbaadi🤲😭
@oubahmohamed4644
@oubahmohamed4644 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaa rbie
@oumaljuwariyamahamed6783
@oumaljuwariyamahamed6783 3 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@alimohamed6270
@alimohamed6270 3 жыл бұрын
Amin walalo
@nasteexoxirsi9060
@nasteexoxirsi9060 3 жыл бұрын
Aamiin
@maxamudsalim275
@maxamudsalim275 3 жыл бұрын
Aamiin.aamiin yaa rabi
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 жыл бұрын
Khadra iyo khadar funskooga S/Land joogaa fatra Taaga bal ☝️ manta 🤍💚♥️
@abdiadam1306
@abdiadam1306 3 жыл бұрын
Inta aminsan marka uu jcl yimado inu dagalna yimaado is muujiya 🤕🤦‍♂️💔
@ismailfebrayo9466
@ismailfebrayo9466 3 жыл бұрын
Waykan
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
khadray huuno pls pls is astur timaha inta kaa banaan qarso khayr allah haku siiye wa iga nasteexo walalkaaa oo ku jecel from germany ex gabiley
@abdialimohamed4579
@abdialimohamed4579 3 жыл бұрын
Waa talo wanagsan Sayid, ex Jigjiga in Germany
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 жыл бұрын
😅😅
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Wll mcn hal subscriber igu caawi please
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
@@farhiafagadhe1273 waannkuu saaray hno
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
@@abdialimohamed4579 von welche Stadt?
@queenesra5409
@queenesra5409 3 жыл бұрын
Ruwayadaan aad ayaan uu jeclahay sii wada plz soonka haku ekayninaaa😘🤩🇸🇴🙏
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 жыл бұрын
Khadar iyo khadro hal riwayad leeyihin ima dhaafin teeda kle khadar jaadka inta ka sheekeysaneysaa tolow ma cuna wan ini tagera frome garowe🇸🇴🇸🇱💜
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 3 жыл бұрын
Wallaheyn falastiin aan u duceyno in uu yaduuda alle ka qabto
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Caawa yaa ila arkay ina waqtiga naloo kordhiyay mahadsanidin rer buuti tv😍
@sumayamohamed4791
@sumayamohamed4791 3 жыл бұрын
Waaa xayeeysiinta waxa loo dheereyay
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Reer jabuuti aya loo xayaysiinaya alabahan cusub si ay ugataan 💞👍
@mirlechanel7139
@mirlechanel7139 3 жыл бұрын
Wa idin wataa From Mogadishu 🇸🇴
@sakariyecabdixafidxafid1234
@sakariyecabdixafidxafid1234 3 жыл бұрын
Illahow nin maskiina oo Aan muran aqoon baaanu kaa baryeyna🤲
@aamiindholoyare7052
@aamiindholoyare7052 3 жыл бұрын
hhhhh haka yaabin ninka miskiinka ah idinka xumeeya ooku ciyaara
@sakariyecabdixafidxafid1234
@sakariyecabdixafidxafid1234 3 жыл бұрын
@@aamiindholoyare7052 anigu adiga wxba kuma weydisan illahy miyan ka baryi la'ahy 😂😂
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
@@aamiindholoyare7052 gabadhu illheybey bariday daa 😀
@HothoHeego
@HothoHeego 3 жыл бұрын
Alllla Djibouti 🇩🇯 ♥ Qurux bxnah m.a🥰
@Źăknour-Junior
@Źăknour-Junior Жыл бұрын
I love this two True couples💑
@safiajeilani9853
@safiajeilani9853 3 жыл бұрын
Mashallah waaa la kordhiyay keep Going Guyz waa igu socotaye from xamar cadeey one Love
@FM-ex1ei
@FM-ex1ei 3 жыл бұрын
Xalqadaan waxay 17 minutes latahay waa xayaseskaan dartisa wayan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mariyamohamed3177
@mariyamohamed3177 3 жыл бұрын
Zn baa no fiican bananka adaa nso bara❤️ Djibouti 🇩🇯
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 2 жыл бұрын
Qalanjo Qurux bdn sln sare
@maazimcazka6650
@maazimcazka6650 2 жыл бұрын
KHaDra nd KHaDar so Funny wlHy😂🇸🇮
@فاطمهبنتعبدالله-ك7ه
@فاطمهبنتعبدالله-ك7ه 3 жыл бұрын
WAN IDIN JECLAHAY LOVE YOU KHADRA &KHADAR🇸🇴FROM MOGADISHU 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 3 жыл бұрын
Khadar Shaydansanaa Kulahaa Daynki Aan kugu Soo Donaybaa laygu leyhy Wlhi Wan Qoslay😂😂😂😂love Rer jabuti ❤❤🥰
@ilhanbintusamatar2247
@ilhanbintusamatar2247 3 жыл бұрын
Mes chère collègue je vous salut buuti tv les jeune Djiboutienne bon courage mes frère et sœur félicitations je vous aime de tt mon cœur ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😄😍
@mohamedmohamud8459
@mohamedmohamud8459 3 жыл бұрын
Waxad ku qososhayba waanu ku qosolnay😂😂😂😂
@hajiraibrahim3264
@hajiraibrahim3264 3 жыл бұрын
Pourquoi tu es rigolo 😁 waryaaa maxad ku qosoli qosolba may qorine claas unbay u hanblysay conooow soo baro francais 🤪🙄😀😂😂😂😂😂
@mohamedmohamud8459
@mohamedmohamud8459 3 жыл бұрын
@@hajiraibrahim3264 loveka qosol ayaa ku xiga wll wax ma aragtid miyaa wll luqada franciska nin cabtoy ah ayaa qoray yaa fasuq fasuq kara nabee inan karine bal adi ii fasir igaar waxay shegtay
@housnaldoaden4365
@housnaldoaden4365 3 жыл бұрын
Ç est quoi ça
@bushraismacil7730
@bushraismacil7730 3 жыл бұрын
Ala nio ninkan wa iga haysa Nimcan ❣😂🖐 halay doono
@ismailfebrayo9466
@ismailfebrayo9466 3 жыл бұрын
Wuu kugu zoo bixi lhaa zaw mha nin misan leh weeyi
@bushraismacil7730
@bushraismacil7730 3 жыл бұрын
@@ismailfebrayo9466 exactly wlhi
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 жыл бұрын
Wlhi runtii wuxu ku waashay wlhi way qurux badan tahay
@miikaaiilahmed5052
@miikaaiilahmed5052 3 жыл бұрын
Mashallah jabuuti waa meel quxur badan
@mohamedabdieidan4900
@mohamedabdieidan4900 3 жыл бұрын
Vaar Dharka ilmaha yar loo iibiyay waawaynaa😂
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 3 жыл бұрын
Var weynida 😂
@mohamedabdieidan4900
@mohamedabdieidan4900 3 жыл бұрын
Hh de aqli baa loo bahan yee midha way galeen
@ikraanhassan3725
@ikraanhassan3725 3 жыл бұрын
Wlhi khadar io khadra wan idin tagera nolada❤️😘
@riyaan8038
@riyaan8038 3 жыл бұрын
Horta khadra ma run bey uur u leedahay👌🤚🤚🤚
@hanadibraahim2551
@hanadibraahim2551 3 жыл бұрын
mya waaa digsi
@bilangeelle8838
@bilangeelle8838 2 жыл бұрын
Ramadantan kale soo dhig
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
Mazhaal allh ree Djibouti waan idintaageera fromburco
@hamsealiraxayzte4260
@hamsealiraxayzte4260 3 жыл бұрын
abti wllhi love baan idinku ahay niow zida bunka ayaad ii haysaan wllhi mashallah ❤🤍💚
@kawsarmubarakxuseen9036
@kawsarmubarakxuseen9036 3 жыл бұрын
Ala mayee eedooyinkay😁😁😁😁😁😁
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Daynkii aankugusoo doonay ayaa la igu leeyahay😅😅 From hargeisa✌😘💚💟❤
@mustafeazonto
@mustafeazonto 3 жыл бұрын
Nicmaan cabdi iyo rahma xasan waa idin sita 😂
@safiyotahliilchannel6885
@safiyotahliilchannel6885 3 жыл бұрын
Inta neceb nimanka jadka.cuna.sideydoo kale ismujiya🤪🙉
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
kkkkkk wa xald kale
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Ilmo danbe ma dhalayo 😅😂😂 kulaha line kayga ma maraysid ciyal jabuti Iyo ciyal borama fahmaye is muujiya
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 3 жыл бұрын
Naga daba ge linka😂
@sacdiyaabdirahman647
@sacdiyaabdirahman647 2 жыл бұрын
Geep goin khadra khadar💙💌
@haji509
@haji509 3 жыл бұрын
😂😂😂🤣 khadar &khadra arooskodu Muran ku dhis maY Talaw ka ka u dhalan doona Noocu noqon
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 3 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃😃😃
@nimconadar3469
@nimconadar3469 3 жыл бұрын
Wuxuu noqon qaylo quute deee🤣🤣🤣
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 3 жыл бұрын
@@nimconadar3469 aniga magacas aya ubixina baby ka yar....K muran Wayo xarafka K waa khadar iyo khadra labada K ho muran ku dhalay marka magacas aya ubixina...... ...... K muran.... Aya iku racsan nooh reer xamar cml
@ahmedsaidmohamed8232
@ahmedsaidmohamed8232 3 жыл бұрын
Wllo Khadra tinta iska xijaab Allah ku sharfeee
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 3 жыл бұрын
Khadar iyo Khadra hadaa taagerto like sar😂
@muhiimmohamoud1207
@muhiimmohamoud1207 3 жыл бұрын
Wo0
@muhiimmohamoud1207
@muhiimmohamoud1207 3 жыл бұрын
We're working in this 💪 and are keen 😎 on
@halimabangaldesh7549
@halimabangaldesh7549 3 жыл бұрын
Masha allah wan idin jecelahay ❤️❤️😍😍 Waxan rajenaya ina is aragno insha allah
@abdialimohamed4579
@abdialimohamed4579 3 жыл бұрын
Waan idin salamayaa khadar iyo khadra Ninyahow lakin Khadra dhib badanaa, salaam from Jigjiga
@mohairtaqiga101
@mohairtaqiga101 3 жыл бұрын
Khadar xayraan weeye wlhi sxp kugu haystaa
@kordahap4016
@kordahap4016 3 жыл бұрын
Khadra iyo khadaroow Iminka filimkii Ma Saasu kusiigababa yhya Bisinkeeeee 😭😢😢😭😥🤣🤣🤣 From Laascaanod 🐎
@sankahaaji9698
@sankahaaji9698 3 жыл бұрын
Horeyo usocda ,runti wa. Kahelaa , riwayadahinaa, msh alh horey. Uacoda🙏🙋🏽‍♂️,
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
Khadar maanta Nin fiican buu noqday,
@dheemankacade7805
@dheemankacade7805 3 жыл бұрын
Jabuuti wllhi qurux
@idilrobleh4626
@idilrobleh4626 3 жыл бұрын
thank u
@hanadikader9145
@hanadikader9145 3 жыл бұрын
Walahi wan jecelhy filimkan Ilove you khadra iyo khadar❤🥺
@azmiintahinacajab837
@azmiintahinacajab837 3 жыл бұрын
Mar yahaN Aad How JiiD jiiDina iLen hadhow tukanka lagu celine😂
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 3 жыл бұрын
Wooow codsigaygii waa hirgalay aniyo asxaabta ku xiran khadar iyo khadra sidii noogusoo badiya daqiiqadaha awal wanagu suququrin jirteene
@naadiraaadan3685
@naadiraaadan3685 3 жыл бұрын
Khadra shaxshaxdedaan ka helyyba🤣❤
@abdiahmedxasan9179
@abdiahmedxasan9179 3 жыл бұрын
Halka kawada ha jojinina
@zamirasaleeban5772
@zamirasaleeban5772 3 жыл бұрын
Wllo madaxa dabolo saa saad ku qurux badan tahee❤️
@mustafefaysal7679
@mustafefaysal7679 3 жыл бұрын
Kulhaa habaryarahay kulaaha hhhh anbaa wanku lajeclahay
@mohairtaqiga101
@mohairtaqiga101 3 жыл бұрын
Khadra ayaan Ku hestaaa wlhi cajab weeye qoftaaan
@abdiroble1774
@abdiroble1774 3 жыл бұрын
Wa idin salami Khadar io kadra Waxa thn dad cajiib ah From DDS
@sihammohamud493
@sihammohamud493 3 жыл бұрын
🤣🤣labadan cidii isku gurisey khair alle hasiyo🤣🤣
@ismailfebrayo9466
@ismailfebrayo9466 3 жыл бұрын
Wllhi kal iyo laab u qoslay way is qabaan
@hoodoziciid4695
@hoodoziciid4695 3 жыл бұрын
inanka khadar wan jclhay wllhy
@haadiik3228
@haadiik3228 3 жыл бұрын
Reer jabuti caadi maha from Berlin
@mohameddjirde6283
@mohameddjirde6283 3 жыл бұрын
Waa ka Djibouti 💕🧕🤴
@shukriahmed1271
@shukriahmed1271 3 жыл бұрын
M.a Mar walbo wn idinku xiranahay My sis and bro Keep going
@saynabcarab6931
@saynabcarab6931 3 жыл бұрын
Khadraay waxan wll ku shegya heedhe rasuulku wuu diidey labada madax magrnysa markaa guudka iska daaaa guudku waaa xalka timaha laga xidho ☹
@hindqmaxamed2805
@hindqmaxamed2805 3 жыл бұрын
Wlhi nin iyo naag maxa kala heysaa saan waaye guri kasta nimanka lacagta deen ayaan ku soqaday ayaa ladhahay hhhh
@dheemannuura7604
@dheemannuura7604 3 жыл бұрын
😅😅 wixii la sheegaba ma Barjaha ku wanagsanYihn kulaha ruumiga fadhiga barjuhu ku fcnYahy Khadar io khadra Halkiina ku salaamantihin Hno From boorama
@abdimohamedahmed9892
@abdimohamedahmed9892 3 жыл бұрын
Khadra habeen farxad ah ayaa lagu dhalay wllhy markasta happy ayaa tahay
@mankahaji3548
@mankahaji3548 3 жыл бұрын
Wlhi khadra aadbad iiga quslisay😀😀 Inta rabta in noloosuwada ismujiya
@c.naasirfaarax4653
@c.naasirfaarax4653 3 жыл бұрын
Waa nin walan
@Truthmoi
@Truthmoi 3 жыл бұрын
bas haye goo inta maqashay like
@hoodoali1080
@hoodoali1080 3 жыл бұрын
Ilaahow ninkaa khadaroo Kle kaa magan galey🤣🤣 muran jogto ah weyi
@aslimohamed464
@aslimohamed464 3 жыл бұрын
Jabuuti waan uxiisay
@sankahaaji9698
@sankahaaji9698 3 жыл бұрын
🙋🏽‍♂️💯🙏🔥✔️slamaaat bahda buuti ,dhamaana ,waidin slamayaa, dadkeeyow
@nuurnuur6580
@nuurnuur6580 3 жыл бұрын
Naaaag dhib badaaaaa hee dhee
@samiraawad2572
@samiraawad2572 3 жыл бұрын
Masha Allah des très bon comédiens 🎭
@maryanosman2028
@maryanosman2028 2 жыл бұрын
Sgaozhgsyfusvacaiavqbaajasusisg7s7aa8wu8w2hwuy2uwuququwu2usgeu3ywuwwy7w7yasfis😅😅😅🤣🤣😂🙊
@SamodSamir
@SamodSamir 6 ай бұрын
​@@maryanosman2028😢
@maaidoyunis8014
@maaidoyunis8014 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️👏👏hormar wacan
@omarshooqi828
@omarshooqi828 3 жыл бұрын
Hadaba sheekadan iyadoo dhaba anay islaatayda iga haysataa
@anisosaid8225
@anisosaid8225 3 жыл бұрын
Casuumadaan aad sheegaysi ma caleentan jaadkaaha walee khadar iyo khadra waan wataa👌😆
@najmomaxamed4182
@najmomaxamed4182 3 жыл бұрын
Qadra io qadar hal ima dhafto riwayadi na from somalia🇸🇴✌💖
@yuusuftaajir2885
@yuusuftaajir2885 2 жыл бұрын
Alla qosol waynaa
@c58pro50
@c58pro50 3 жыл бұрын
M.a aad baan uga helay great work
@babacade6614
@babacade6614 3 жыл бұрын
Inta ila aragtay🧐 in xayeysis ay wadaan like👇
@mustaphelegendary548
@mustaphelegendary548 3 жыл бұрын
Masha Allah minutea ayaad soo badiseen
@dekaali4818
@dekaali4818 3 жыл бұрын
Khadra manta bananka ubaxdey sa guriga ufadhidey ana lugihi banadalay
@husseingaid3296
@husseingaid3296 3 жыл бұрын
From jigjiga khadar khadra taageero 😍😍😍😍😍😍😘
@cusmancateye4786
@cusmancateye4786 3 жыл бұрын
malin Ruwayad matalayen suuq nagu soomaren khadar io khadra Balas Ranbo fanz khadra xita Tukan szpye ayaye ka adeegten Q5 ayan niga soo salamaya Buuti tv gar ahan ninkii B mahad
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 3 жыл бұрын
Le coup de publicité pr Empire 👍👍👍. Bon khadar refait moi la maison au complet pr Kadra avant l'arrivée imminente de bb 🤣🤣🤣🤣
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 3 жыл бұрын
Var bacda 3;45 uu nimcan sito qolkay ku soo ilaawen markay camerada dhamanaysay hadana wuu soo qaatay var Xalaala😂
@najuujanoofficial4379
@najuujanoofficial4379 3 жыл бұрын
21 minutes another level ba maqli jiry
@Ammna2112
@Ammna2112 3 жыл бұрын
Ma 50 ka faran baad imanka waxaasoo dukaana ku tagteen khadar iyo khadroow😅🙄😅
@imzimraan239
@imzimraan239 3 жыл бұрын
50 kun waaye maaha 50 faran
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 3 жыл бұрын
Kkkkk khadar iyo kadra et kadar je ss par terre
@kawsarabdi513
@kawsarabdi513 3 жыл бұрын
Khadar and khadra waxan naga codsi ah inad no sii wadiin plz 🤝
@AyniHussein
@AyniHussein 3 жыл бұрын
Ala khadarow inanta kadeedka kadaa yaaney ilmaha barta kugu dhaline 😂😂😂😂😂 from Somalia 🇸🇴
@fardozawwarsame8391
@fardozawwarsame8391 3 жыл бұрын
Waan jeclahay lkn Waxaan Rabaa inaan Ku dhaho walaashey khadra Timahaaga qarso, oo khamaarka soo Yara dhaweyso.
@najuumbilcan9301
@najuumbilcan9301 3 жыл бұрын
Masha allah maanta wuu badanyahay
@aliyareofficial6475
@aliyareofficial6475 3 жыл бұрын
Kalaay khadr miyuu qayilaa
@kalsoon6817
@kalsoon6817 3 жыл бұрын
Ma dagaal baa galayaaa khadar iyo khadra 😂❤
@nasriincabdi6043
@nasriincabdi6043 3 жыл бұрын
maxaa iskukeenay weelka iyo habaryarhaa 🤣🤣😂😂🤣🤣
@sharmarkeofficial2571
@sharmarkeofficial2571 3 жыл бұрын
Khadra Waynaa ilmaha aad dhalaysaa Macnaha dharka aad qaadatay Waxa xidha 1 ilaa 2 sanno
@dareencaashaqlove6137
@dareencaashaqlove6137 3 жыл бұрын
I love you both of you ❤️👏🏽👑👸
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 3 жыл бұрын
50 000 djiboutian waxay u dhigan taa $301
Khadar & Khadra EP 11 / Season finale
7:18
BUuTI Television
Рет қаралды 454 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 12 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,8 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
KAARTO NIIN WEYN | SHORT FILM | FEAT ABDALA JAMAAL | QOSOL
8:10
OMREEYN
Рет қаралды 1,2 МЛН
HOOYO uur baan Leeyahay Episode 1 (Mum I’m pregnant)
15:40
BUuTI Television
Рет қаралды 803 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 29.09.2024
20:56
WS Somali
Рет қаралды 3,8 М.
BE HAPPY_EP 03 -  BABY CALM DOWN - série ramadan with Mouss Bileh
5:24
Gashan Production
Рет қаралды 202 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 33
20:39
FAM TV
Рет қаралды 564 М.
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Djib Medias
Рет қаралды 1 МЛН
Jaarkayga - Episode 2 - Uu Dhintay
9:19
BUuTI Television
Рет қаралды 1,2 МЛН