Qofkii Hoo da Bartaa... Part 2

  Рет қаралды 723,792

BUuTI Television

BUuTI Television

3 жыл бұрын

Qofkii Hoo da Bartaa... Short Film waa film gaaban oo ka hadlaya nin shaqo la siiyay oo hadana aan shaqaysanayn, oo doonaya in wax kasta la siiyo.
Waxa matalaya film ka jilayaasha wayn ee #Sooraan​ iyo #Jawaan​.
Produced by #BuutiTelevision​
Association Production by Sooraan & Jawaan Production
BUuTI TV
PRODUCTION
2021
#BuutiTVproduction​​ #buutitv​​ #localvideoproduction​​ #webtv​​ #localmedia​​ #africancreativity​​ #africancreatives​​ #africanfilmmaker​​ #africanfilmmaking​​ #africanmedia​​ #africanentertainment​​ #djibouti​​ #hornofafrica​​ #eastafrica​​ #africa​​
N'hesitez pas à #Commenter​​ et #Partager​​ cher(e)s ami(e)s!

Пікірлер: 508
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa marku sooran dhintay like Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😢😰😭😔
@adancabaas8584
@adancabaas8584 6 ай бұрын
اللهم اغفرله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين.
@HassanBare-iy2yy
@HassanBare-iy2yy 4 ай бұрын
​@@adancabaas8584b
@somalitwins9681
@somalitwins9681 3 жыл бұрын
Imisa qof aya daawanysa isagoo aan noolayn soran😢😭
@sundusabdul9729
@sundusabdul9729 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@khadarxigmaawi7207
@khadarxigmaawi7207 2 жыл бұрын
Aniga🥺
@Suhaibtv.
@Suhaibtv. Жыл бұрын
Aniga ayaa dawanaya sooran ha u naxariste amiin😓😓
@Hobby1788
@Hobby1788 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto 😢
@suldaankasaladinta9374
@suldaankasaladinta9374 5 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Allahuma amiin
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Inta soran Tagerta uuna ka qosliyo like isara 🥰👏
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Reer Burco ismuujiya iyo inta jclba♥️💯
@mohmedbg
@mohmedbg 3 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto SOORAAN ISMACIL SUGULE 😢😭ifka waa lagugu jecla allah haka dhigo marti lajecelyahay sooran🤴😭
@jimaleahmed8836
@jimaleahmed8836 3 жыл бұрын
Jawaan: Wax barashadii ma tagtay Sooraan: saddexda waqti wanka cunaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Hhhhhh aaar soraaan intuuna hadalbaaban iskasii qoslaaa From borama
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
Marku Kalidii taliye aan waxba qaban ku Haysto waa sidanoo kale Jabuti dhaqalaha soo Gala iyo Siday tahay isma Laha💪
@yusufabdinasir8952
@yusufabdinasir8952 3 жыл бұрын
@@zakiyare5781 siilka hooyada bila damira ambacil
@liinamaxamed3374
@liinamaxamed3374 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto abwan soraan Ismaciil sugulle 😭😭
@aze3176
@aze3176 3 жыл бұрын
Uducee markad sogasho soran ale haw naxariisto amiin ya rabi
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
DJABUITI salan sare from BURCO 👐🏿👐🏿👐🏿👐 SOAMLILAND
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Allaah Subxaanahu Watacallaa Qabriga Ha U Nuuriyo Legendary Sooraan😭😭😭😭
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 3 жыл бұрын
JawaaN:Waraa xafiiska igu kalay SooraN :: xafiiskee 😂😂😂 2 SoraaN: walaalky aniga saas buu lacagta igu so dhigi jiray saas saas😂😂 JawaaN: anu ma walalka ban ahau?😂😂 Sooraan:: maye maa mulihii halkaNa thy😂😂 3 Jawaan:hudhelki wan ka jojiyey ! SooraaN:::isii lacagta waxan le yahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ANAG:: lacag miyu soraan jawan kulahaa ise inaga ayay wax naga qaldan yihiin😂😂
@NinWeyn-ij4fb55
@NinWeyn-ij4fb55 3 ай бұрын
😂😂😂
@Abdiraheamoscar
@Abdiraheamoscar 3 жыл бұрын
Laba qaybood inta mar isku xigta wada daawatay like
@user-mz9qu5vu2x
@user-mz9qu5vu2x 5 ай бұрын
ilhay Janada haka wa raabiyo😂😂
@dalmar199
@dalmar199 3 жыл бұрын
Soraan iyo jawan waxa heleeen professional Director wacan iyo professional camera men
@Xirsi695
@Xirsi695 3 жыл бұрын
Soraan illahy ha u naxariisto inabadan buu inaga qosliyee maanta ducuu inooga baahyahy 🥲🥲🥲🥲🥲
@mustafembc
@mustafembc 3 жыл бұрын
Amazingly wlhi sooran my favorite actor😅❤❤
@hamzamohameddjama6570
@hamzamohameddjama6570 3 жыл бұрын
Allah yarhamou soraan ,wlhi ça m'a vraiment touché adunnyow😭😭😭😭😭😭
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
Chaque personne gouteras la mort huno
@syptv9665
@syptv9665 3 жыл бұрын
Maanta ayuu geeryooday sooraan ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@farduuscabdi5210
@farduuscabdi5210 3 жыл бұрын
Amiin ya rabbi
@SSTV2
@SSTV2 3 жыл бұрын
*Rabbi Jannooyinkiisa kugu Casuun Abwaan Sooraan*
@faaiscabdicumarfaaiscabdic7320
@faaiscabdicumarfaaiscabdic7320 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@NinWeyn-ij4fb55
@NinWeyn-ij4fb55 3 ай бұрын
😢
@zakari3abdirizakofficial704
@zakari3abdirizakofficial704 3 жыл бұрын
BUuTI Television Hore u socdo 🙏🙏🙏
@madaxwaynahaofficial903
@madaxwaynahaofficial903 3 жыл бұрын
Jawan : waxay sigarku Zoran : qaadna waan sidaa Walah inan kaa laasan
@zureer5014
@zureer5014 3 жыл бұрын
Zoraaan xaraabe socda walhi🤣😂😂😂😂😂😂
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 3 жыл бұрын
Sooraan: been kuu sheegi maayo oo waa anigan qaadkeyga haysta 😂😂
@mustafmaan5114
@mustafmaan5114 3 жыл бұрын
Dhawaanahan sidaan uma qaslin saan maanta u qoslay buuti tv horay usocda
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 3 жыл бұрын
Illaahay sooraan haw naxariisto insha allaah
@foreverfamily2260
@foreverfamily2260 3 жыл бұрын
Halka karton ino dhig waa lays yar kululeyaye😂😂
@zureer5014
@zureer5014 3 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂😂😂😂
@abdiqadirawad5549
@abdiqadirawad5549 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🥵🥵🥵
@mahad.9426
@mahad.9426 2 жыл бұрын
T
@thomasmuller5434
@thomasmuller5434 2 жыл бұрын
Inta ugu murugada badan ee riwaayadda ku jirtaa waa Daqiiqadda 22:45 sec. Wan ka naxay runtii markan arkay To be continued in 2030 , ee uu jilaaga mesha ugu fiican dhintay 2021 wax yar kadib riwaadan , 😢😥 Alle Ha U naxristo Soraan.
@apdirahmanmahamuttzulayman3835
@apdirahmanmahamuttzulayman3835 3 жыл бұрын
From buuHooDle keep going
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
HAWSHII IYO DADAAL KII, WAXAA SIIWADI JAWAAN, IINSHA ALLAH
@ethiopia9011
@ethiopia9011 2 жыл бұрын
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un (Sooraan) إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
@user-dv2cy3ob9s
@user-dv2cy3ob9s 5 күн бұрын
Aloow kuu naxariiso mr sooraan noolba waa dhinteeee
@studiodollar2763
@studiodollar2763 3 жыл бұрын
Isii Lacagtii 4 Bilood waxan cunay iga jaroo😅😅
@mohmetfoordhige4465
@mohmetfoordhige4465 3 жыл бұрын
Halkana miyaad joogtaa
@studiodollar2763
@studiodollar2763 3 жыл бұрын
@@mohmetfoordhige4465 ma meelba Laga maqnaada😆
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
Legends sooraan Jawaan ✌
@diiriyejanan3971
@diiriyejanan3971 3 жыл бұрын
Mcha Allah tageero gooniya idiin ahy from qatar 🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦
@calicolow1047
@calicolow1047 3 жыл бұрын
Soomaliga maxaa kubaray markaa?:-!
@mohammedhussein314
@mohammedhussein314 3 жыл бұрын
Inu joga laga yabaa de
@calicolow1047
@calicolow1047 3 жыл бұрын
@@mohammedhussein314 muu isbadaly marka zxp sidee waana soomali misa ciqaamad yar oo qatar ah markii lasiiyay buu dalkisi ilaway
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 3 жыл бұрын
@@calicolow1047 Maa Xajii DIIRIYE ayad kuu ledahay Somaliga maxa ku baray! Gow!
@mohammedhussein314
@mohammedhussein314 3 жыл бұрын
@@hersimadobe1439 Hhhmmm
@hasanbile1756
@hasanbile1756 3 жыл бұрын
soraan madax adaga kulahaa walakey woow isin jiray ku lahaa
@user-vl4wo5lg4l
@user-vl4wo5lg4l 4 ай бұрын
ilaahay hawnaxariisto aamiiN
@AshaJamac
@AshaJamac 29 күн бұрын
Allah haw naxariisto abwaankeenii way naa amiiin
@sadekfarah4692
@sadekfarah4692 3 жыл бұрын
Inta ila aragteyh inuu riwaayada Ismail omer geele fun gareeyay like ta
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын
ALLAH YAARXAMA RAXIMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN YARABI
@Hassan-qk8kl
@Hassan-qk8kl 3 жыл бұрын
Inta hadda Firsnysaa like igu qabo
@murtiiyomadadaall6727
@murtiiyomadadaall6727 3 жыл бұрын
Saroon full respect Qosolki oo Qofa
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
😂😂Isii lacagtaydii afar bilood ayay ahayde Bil qaado
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
Allow unaxariso sooran inshallah
@hoodoshabeelofficiall7599
@hoodoshabeelofficiall7599 3 жыл бұрын
Buuti tv yakh wani wada
@abdirisakabdifarah5107
@abdirisakabdifarah5107 3 жыл бұрын
Wlhy inaan kaa laasan😃
@GEESKA_AFRICA
@GEESKA_AFRICA 3 жыл бұрын
Laba qaado laba i sii ku lahaaa sooraan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatushladhan2913
@fatushladhan2913 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh iminkaan soraan magac Cusub ayuu labexee CUNAAYE😘😘
@GEESKA_AFRICA
@GEESKA_AFRICA 3 жыл бұрын
Sooraaan 😂😂😂😂😂 koorsa suuqaan galey ku lahaa walle qosol baan u dhintey kkkkkkkkkkk
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
waxaan kaa idhi lacagtayda bartaa ii dhig😂😂😂
@mascamo3772
@mascamo3772 3 жыл бұрын
Midkaas iska soo galaya bada ee leh Cagga cadaan aqaan sababta loogusoo daray ayaa ah Bad aadan ka bixikarin haysku galin .
@wariyemicaad5438
@wariyemicaad5438 3 жыл бұрын
wll ku saliya nabiga salalahu calayhi wasalam scw
@yaasiinsiciid4588
@yaasiinsiciid4588 3 жыл бұрын
Ilaahay hakuu unaxariisto sooraan ismaaciil sugule Marti lajecelyahay alle hakaa dhigo
@Abdisamad1
@Abdisamad1 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariito wll u ducee😪😭😭😭😭😰
@hassansantos7924
@hassansantos7924 3 жыл бұрын
Keep going Buuti tv, from burco gobalkii ragga
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
KKK G RAGU MACNA GOBOLKI QOOMA-LUUDKA KA WADA MIYA
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Ka deydee magaca dee 😂
@Koobanmedia
@Koobanmedia 3 жыл бұрын
Hhh inta ila aragta jawaan inuu bartay afkii reer jabuuti like haila dhaafina
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 жыл бұрын
Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subacribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭
@mahrezrohitkp1692
@mahrezrohitkp1692 3 жыл бұрын
AnigaH saxaaFad baad iga taQaanaH Koorsadan iyo waxan naga daaYooH😂🤣🤣🤣😂 zooran IlaahaY cimriga hakuu dheereeyo awoowoH QliH ❤️❤️❤️🙏
@cabdizalaan373
@cabdizalaan373 11 ай бұрын
Nabi ga kusalliya wll
@qadarbashirbile4033
@qadarbashirbile4033 3 жыл бұрын
Hhhhhh funny waye wlhi sooraan
@HAL-DOOR386
@HAL-DOOR386 3 жыл бұрын
Maxaad iga soo lugoy raashinkaygii waan iska cunaaye kkk
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 3 жыл бұрын
Sooran et Jawan sont deux hommes qui se spécialisent dans les émissions dramatiques depuis que je suis enfant.
@MaxamedAxmed-df5gk
@MaxamedAxmed-df5gk Жыл бұрын
𝐌𝐚𝐲𝐞 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮𝐪𝐨𝐚𝐫😅
@googaaofficial8756
@googaaofficial8756 3 жыл бұрын
wllhi inaan kaa Laasan😂 sooRaan Like saara
@abuukaryare1215
@abuukaryare1215 3 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto
@farahahmed3116
@farahahmed3116 3 жыл бұрын
illaahay haw naxariisto sooraan
@goorkaofficial6803
@goorkaofficial6803 3 жыл бұрын
Sooraan walhi nin Aan jilaanimada kaga daydo
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 3 жыл бұрын
Koorso suuqa ah baan galay 😄😄😄😄💔💔🤣🤣🤣🤣
@mohamedsharif7544
@mohamedsharif7544 3 жыл бұрын
Sooraan allah u naxriisto
@hanisharaf5322
@hanisharaf5322 3 жыл бұрын
Allah Allah naxariisto abwaanka 😭😭😭😭😭😭
@chekanami9562
@chekanami9562 3 жыл бұрын
We need Part3 PLEASE😂😂To be continued 2030 for what😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@luuljiib977
@luuljiib977 3 жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 3 жыл бұрын
SOORAAN Legend 🔥🔥
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sooraan allena su'aasha ha ufududeeyo
@xasancalimaxamed4216
@xasancalimaxamed4216 3 жыл бұрын
Xafiiska igu kalay xafiiske kulaha soran allaha u naxariisto shalay ayu ku geri yoday isbitalka burco geridu wa xaq abwanka allaha u naxaristo janada allaha ka warabiyo abwan somaliyed bu aha sabar iyo iiban allaha kasiiyo inta u ka tagay iyo somaliya o idil
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773 3 жыл бұрын
I can't wait part three....😫
@mukhtarsaleban4680
@mukhtarsaleban4680 3 жыл бұрын
Alah ha unaxaristo abwaan soran sugule aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@CumarJigre
@CumarJigre Жыл бұрын
Alle ha unaxariistee part2 alle kuma simin sooraan marka maxa ku qorshaysan inad ka yeshan qaybta 2
@horseedofficial7042
@horseedofficial7042 3 жыл бұрын
Sooraan Always make my day wlhi😄😄😄
@abokoroko993
@abokoroko993 3 жыл бұрын
My god le sketch est bon !!!! Wallahi yen a qui sont pas moins fou que celui là
@abdirizekjama2018
@abdirizekjama2018 6 ай бұрын
Heestan yaa qaada ehelu qaraami ❤
@abshircarab18
@abshircarab18 5 ай бұрын
Cumar dhuule waaye sidaa filaayo
@faaido1217
@faaido1217 3 жыл бұрын
Cunaaye 6 bilood oo radhina 😄😄
@khaliifbarre1412
@khaliifbarre1412 3 жыл бұрын
Hotel ka waan tagaa 😅😅😅😅
@guledomar1187
@guledomar1187 Жыл бұрын
Please who ever watch this 😭 😩 pray for him 🙏 Allah ha u naxariisto RIP best actor off somali people
@uweysduuble8703
@uweysduuble8703 3 жыл бұрын
Alha unaxariisto sooran
@kingganganaadan4836
@kingganganaadan4836 3 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto apwaankii umada somaliyeed buu ahaaye isaga iyo wixii muslin ahba
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan majaajiladoofa waan ka helaa walaahi qaybtii sadexaad meeday
@calixaange5332
@calixaange5332 3 жыл бұрын
Naxariis waartaan rabi uga baryy ader sooraan
@user-qf1gv3og5y
@user-qf1gv3og5y 5 ай бұрын
Allah ❤. Hawo,naxriisto
@hanadrached4917
@hanadrached4917 3 жыл бұрын
I can't wait wlh let us enjoy😋
@jalmuud
@jalmuud 3 жыл бұрын
regrettably he died
@dugsiiyedugsiiya909
@dugsiiyedugsiiya909 3 жыл бұрын
Alle naxariistii jana hakaa waraabiYo Marxun sooRan🤲🤲🤲🤲
@SaleebanJama
@SaleebanJama 2 ай бұрын
Alahaw unaxariso Aamin Aamin
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 3 жыл бұрын
kkkkkkk balaayo waa tan oo kale
@Walaalopodcast
@Walaalopodcast 3 жыл бұрын
Garacii garacyada Hahahahaha Askartu waa sidii waawayneed
@dagandheman6514
@dagandheman6514 3 жыл бұрын
Horay u socoda from muqdisho
@zackzimpa6212
@zackzimpa6212 3 жыл бұрын
soraan Allah Haku Naxarizto😭😭😭😭😭🤲
@zupermax3710
@zupermax3710 3 жыл бұрын
Sooraan legend
@mohamedyasiin7616
@mohamedyasiin7616 3 жыл бұрын
Allahaw naxariisto abwaan zooraan😪
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 3 жыл бұрын
Aamiin
@hibaqabdi6639
@hibaqabdi6639 Жыл бұрын
Sooraan alle ha unaxariisto qabriga ha u wasiciyo
@mubaarignoorbiyossafiya7514
@mubaarignoorbiyossafiya7514 3 жыл бұрын
19:19😂😂😂isii waye lacagtaydi
Qofkii Hoo da Bartaa... Part 1
16:11
BUuTI Television
Рет қаралды 213 М.
FACEBOOKA NINKII SAMEEYAY SOMALIDA IN UU CADAABTA KU GURO AYUU UGU TALO GALAY
16:11
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1,4 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 65 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Khadar & Khadra EP 1
6:28
BUuTI Television
Рет қаралды 816 М.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
Kobciye Media@
Рет қаралды 2,5 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYAD CUSUB KHIYAAMO GUUR 2020 HD
17:16
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 735 М.
VALENTINE'S DAY IYO BAROOR | Short film | with OMREEYN | qosol
5:36
Soran iyo jawan suldan lagatagay soran o lagatag
14:38
warsame2022
Рет қаралды 98 М.
SOORAAN SHIRKIISII JARAA'ID ┇RIYO UU KU RIYOODAY┇ ©2016 2017
22:17
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 296 М.
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
0:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН